ABDULQADIR SANKA Heesti Caashaqa Huqdiidsiyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 127

  • @sabirinsaid5578
    @sabirinsaid5578 19 годин тому +1

    Caashaqa huqdiisiyo
    Hamigiisu ima dhibo
    Wadnahyga hibashadii
    Hiirtaanyo kama baxo
    Bishumuhu hdal hayntiyo
    Hadaaqiisa ma dhafaaan
    Best song
    Alle haunaxariisto😢 abdulqadir sanka
    2024✌🏻

  • @aawmoh1499
    @aawmoh1499 4 роки тому +79

    hadaan wax qaldey I saxa😊
    cashaqa huqdiisiyo
    hamigiisu ima dhibo
    wadnahaygu hibashadii
    hiirtaanyo kama baxooo
    🎵🎶🎵🎵🎶🎵🎶🎶
    bishimuhu hadal hayntiyo
    hadaaqiisa ma dhaafaan
    dadku hadal idhiba iyo
    heblaayada ma daayaan
    🎶🎶🎶🎵🎵🎵🎶🎶🎶
    naf hawaawi daashadey
    kolay alaaa halis ma weyde
    anuunbaa halgaad cudur
    la hafeefanayee
    malaa taan u hilib go'ay
    hedeyduba wax lama aha
    🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎵🎵🎵🎵
    caashaqa hankiisiyo
    hiigsigiisu ila durug
    hiyi kiciya lahashada
    halbowluhu ma joojiyo
    🎵🎵🎵🎵🎶🎶🎶🎶🎶
    indhuhu sii hilaadsiga
    kama hawl yareystaan
    hal abuurku ereyada
    I hinqaala kama tagoo
    🎶🎶🎶🎶🎵🎶🎵🎶🎵
    naf hilow ku daa'imay
    kolay hadimo wa u sade
    anuunba halgaad cudur
    la hafeefanayee malaa
    taan u hilib go'ay
    hedeyduba wax lama aha
    💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

    • @abdisalammaxamud8970
      @abdisalammaxamud8970 4 роки тому +2

      Wxad khalday halka ah naf hilowgu dashadey koley hadimo wow sade inta kale waa top

    • @aawmoh1499
      @aawmoh1499 3 роки тому +2

      @@abdisalammaxamud8970 u fiirso wll mrka hore waa naf hawaawi daashadey mrka danbana waa naf hilow ku daa’imay

    • @abdisalammaxamud8970
      @abdisalammaxamud8970 3 роки тому

      saw moh wayahy waad saxanthy dib ka ogadey

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 3 роки тому

      Quranka sidaa u xafid awoowgaa lagubyee

    • @aawmoh1499
      @aawmoh1499 2 роки тому +2

      @Abdikariim Ahmed hhhhh adigu mxd hesaha ka dhex qabaneysa mad quranka dhageysatid ayeyda la qaboojiye

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 Рік тому +3

    AHUN abdiqaadir sanka heestan kama caajiso runti,heestan waxaa sameyey macalinkaygi Abdirisaq Aakhiro oo imika ku nool magalada Mogadishu,markale illaahay ha u naxariisto Abdiqaadir sanka Wuxuu ahaa fanan qaran oo qiimo badan runti.

  • @updallageelle6696
    @updallageelle6696 2 роки тому +10

    Hear broken qofta darted dhib iyo silic u maray bn mrkan meshan rbay tagay aan is waynay kadib heestana wehel ii ahayd intaan qofkaygi hore kaga soo kaabanayay 😞💔

  • @sadiaahmed160
    @sadiaahmed160 3 роки тому +7

    Heestaan maaha hees layska heesay oo kaliya ee waa mid taabaneysa qofkasta oo si dhaba uu u soo maray jacaylka aun sanka wuxuu ahaa fanaaniinta dhif iyo naadirka ah

    • @abdirizak1ahmed539
      @abdirizak1ahmed539 3 роки тому

      wllo ma jacayl dhab ah ayad so martay

    • @Naruura4
      @Naruura4 Рік тому

      Heestaba macnahedu man fahmin anu

    • @mohamedyare5696
      @mohamedyare5696 Рік тому

      @@Naruura4 heestaan waxeey ka hadleeysaa qof wax jeclaaday oo aan helin qofkaas. Marka dareenkiiisa ayuu cabirayaa koleey waan sidaan u fahmay.

  • @abdiazizmohamud8309
    @abdiazizmohamud8309 3 роки тому +17

    Caashaqa huqdiisiyo😅
    Hamigiisu ima dhigo
    Wadnaheyga hibashidi
    Hiirtaanyo kama baxo
    Bishimuhu Halheyntiyo💋
    Hadaaqiisa ma dhaafaan🗣
    Dadku hadal i dhibiyo 😔
    Heblaayada ma daayaan🤔
    Naf hawaawi sahashaday😔
    Koley halis ma wayde 🤔
    Anuuba halkaan cudur alaa 🤧
    La hafeefanaayee
    Malaha taan u hilib go'ay
    Hadaydu waxba lama ahan 😥
    Caashaqa hankiisiyo ❤
    Hiigsigiisu ila durug🖖
    Hiyikiciyo lahashada😍
    Halbowluhu ma joojiyo 💔
    indhuhu sii hilaabsiga 👀
    Kama Hawl yareystaan😍
    Hal abuurku erayada 🗣
    i hinqaala kama tago🚫
    Naf hilowgu daaimay kolay alaa😔
    hadimo waa u sade hehee 🤔
    Anuuba halkaan cudur alaa 🤧
    La hafeefanaayee😪
    Malaha taan u hilib go'ay🔪💔
    Hadayduba waxba lama ahan aaa🤸‍♂️
    naf hawaawi daashaday
    kolay alaa halis ma waydee
    anunbaan halkaan cudur alaaa
    la hafeefanaayee
    malaha taan u hilib goay
    hadaydu waxba lama ahane

  • @IsadoraDecember
    @IsadoraDecember 2 місяці тому +1

    Xasuusuhu labaheena way lulaan waxay ina dhex geeyan dad wayo hore inaga lumay.😢
    I was memory 2007 my city Hargeisa ❤

  • @mustafeabdi485
    @mustafeabdi485 5 років тому +2

    Heestan xasuus iyo taariikh in Adis Ababa Ethiopia.
    Anoo yar oo qayilaya ayaan Nin dhagysanaya arkay walina waan dhagystaaa

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle 5 років тому +22

    Live band, touching lyrics and organic voice are everything you sometimes need for medicine.
    Fanka runta ah waa daawo!

  • @kinggaza3296
    @kinggaza3296 11 днів тому +1

    Heestan wlai wee itaabataa maxaa qof xun maan ahay allow calaf iigu dar qof diin yo iimaan leh

  • @mohaabdimohailkacase1376
    @mohaabdimohailkacase1376 3 роки тому +9

    2021 yaa soo booqday sanka allw kuu naxariiso 😇

  • @Ayni88
    @Ayni88 Рік тому +3

    Bishimuhu hadal hayntiyo 👄
    Hadaaqiisa ma dhaafan 🗣️
    Dadku hadal i dhiba iyo💔
    Heblaayada ma daayaan😭
    Naf hawaawi daashaday 🔥
    Kolay halis ma waydee 🥺
    Aniguunba halkaa cudur la hafeefanaye
    Malaha kaan u hilib go’ay🫀
    Heedaydu waxba lama ahaa💔
    25th Nov 2022
    Ilhey haw naxaristo al fanaan sanka❤️

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 4 роки тому +5

    Fanaan caqadir sanka iyo hees cajiiba oo samayn leh allah yarxamu raximiin
    29/6/2020

  • @hamzaabdi3609
    @hamzaabdi3609 3 роки тому +7

    Aaaah! Waa saq dhexe 3:44am dareen kale ayay i gelisay heestani, gabadh aan jeclaaday oo aanan weli jacaylkayga u sheegan ayaan is leeyahay bilee jacaylkeedu sidan kugu noqdaa.

  • @ayuubbashir2410
    @ayuubbashir2410 10 років тому +4

    Allow kuu naxariiso jannatul firdowsa allaha u kaso al ustaad cabdul qadir shekh ali sanka

  • @faataxyare3712
    @faataxyare3712 6 років тому +8

    Illahow codkaaga kugu naxariiso kguna danbi dhaaf😢😢😢

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 місяці тому +1

    Inta Lead Guitarka🎸 codkiisa jecel! Sanka Ilaahey ha u naxariisto.

  • @hudaomae1809
    @hudaomae1809 4 роки тому +5

    Oh allaya raxma marxunka lkin waa hees daren leh ❤💋👄💟💞💝💖

  • @najmaahmedhusein7973
    @najmaahmedhusein7973 Рік тому +1

    Intii dhagaystayyy heestan 2023

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому

    alle naxariisti jano haka waraabiyo fananka
    abdiqaadir sh cali sanka heestan wlhy si dhaba
    ayay itaabata hiikiciyo lahashada halbawluhu
    majoojo

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed3741 2 роки тому +2

    Allow ku naxaristo Abdiqadir sanka 2022 may ya so boqdey heesta

  • @aducaale328
    @aducaale328 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto alfanaan C.Qaadir Shiikh Cali (Sanka)

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 5 років тому +1

    Ax ax iska oyaa markan hestan dhagesto allhow ku naxariisto

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 2 роки тому +1

    Caashaqa huqdiisiyo hamigiisu ima dhibo Emotional song! ALLAH yarxam Abdulqdir

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 3 роки тому

    Allah ha unaxariisto fanan qaliya ayuu ahaa runtii heestani saamayn bay kuleedahy

  • @raadreebmedia6754
    @raadreebmedia6754 7 років тому +3

    Allah yarxama raxiimiin Abdul qadir sanka Ku ma ilawi dono

  • @abdullaslla562
    @abdullaslla562 3 роки тому

    Ax ala heesahan cml mrka maqlo meel ba i xununta sa garan waaya meel aa joogo qofkasne wuu ogyhy ina aduun ugu jeclhy 😭😭😭😭

  • @ayanrosa6475
    @ayanrosa6475 4 роки тому +5

    NAF HAWAAWI SAHASHADAY
    KOLAY HALIS MA WAYDEE
    MALAHA (KAAN TAAN) UHILIB GO AY......
    03.02.2020
    MONDAY NİGHT
    12;33 AM
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 4 роки тому +2

    Ilaahow kuu raxariiso ameen uatad sanka

  • @munociyaaye178
    @munociyaaye178 7 років тому +3

    ilahow unaxariisto wlhi waa hees iyo bar ax ax ax 😟😟😟

  • @Shubqey111
    @Shubqey111 2 місяці тому

    Sanka allow u naxariiso aamiin.
    15 Aug 2025 Habayn jimce ah

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar 4 роки тому +3

    Anunbaa halkan
    cudura la hafeefanaaye
    malaha taan u hilib go'ay
    dhibteydu wax lama aha
    😭😭😭😭💔

  • @blvr10
    @blvr10 5 років тому +5

    Anee caawa i haaysataa😢😢😢❤

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 5 років тому +8

    Malaha kaan u hilib go,ay hadeyduba wax lama aha😭😭😭

  • @cabdicaziizgeedi401
    @cabdicaziizgeedi401 4 роки тому +1

    Dadku hadal idhiba iyo heblaayada madaayaan 😥😰😢 2020

  • @maryanhasan4440
    @maryanhasan4440 7 місяців тому

    3/3/2024 xilli duhura malin axada😭 2:28 alle how naxaristo al fanan cabdiqadir sanka

  • @somali368
    @somali368 Рік тому +1

    Micnaha heestu aay ka hadlayao aadbuu uwayn yahay

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 5 років тому +6

    AHUN sanka 🙏

  • @abdifatahrashed1624
    @abdifatahrashed1624 2 роки тому +1

    Mxy heestaasi i taabata 🥹
    2022 hbn isniin soo galaysoo
    Hargeysa cadeyy🥹😭

  • @naimohassan3771
    @naimohassan3771 2 роки тому +1

    2013 ilaaa - 2022 waqtiga waa cajaa’ib shitt💔

    • @ilkacase2143
      @ilkacase2143 2 роки тому

      Waqtiga iyo calafku xumaa
      2020 sanad iima ahyn

    • @abdirasakahmed4405
      @abdirasakahmed4405 2 роки тому +2

      wllo waxkaste waxay u dhacen sidi ugu quruxda badnayd lkn mar danbe ayad ogan

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 років тому +2

    alle hakuu naxariisto

  • @faataxyare3712
    @faataxyare3712 6 років тому +2

    Wadnaheygu hbshadi hiirtanyo kama baxo😭😭😭😭

  • @Ayaan-kaafiya
    @Ayaan-kaafiya Місяць тому

    Caawa taarikhdu waa 24,9,2024 arbaca 12 habeenimo ninba waa ayaane ana waa ayaanty heblaayo heblaayo heblaayo igu badanaa

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 роки тому +1

    My only fanan the one and forever sanka rabow unaxariso

  • @fatoumamohamed4580
    @fatoumamohamed4580 7 років тому +2

    allaha kuunaxaristo sanka waxa ahayd fanan aad kali ah

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому +3

    Xita hdandhinto wxrabikbryaa in xuraceyn iskunoqono anuga io ninkeyga Abubakar jinadana guri qasli wen okudamashatno hanogadhiso aniga io ilmheyga

  • @burhanbile8004
    @burhanbile8004 3 роки тому +1

    Malaha taan uhilib go’ay hideyduba wax lama aha 😢💔

  • @bashayiriiman5596
    @bashayiriiman5596 9 років тому +1

    Allow unaxariiso isaga iyo inti dhimatayba

  • @bishaaroshekhcumar5467
    @bishaaroshekhcumar5467 10 місяців тому

    6/12/20/23 allh ku naxaristo alfanan 😢

  • @caytocali6988
    @caytocali6988 3 роки тому

    Axyaa samaan alleh haku naxariisto

  • @Abdisalan-d5s
    @Abdisalan-d5s День тому

    2024 ?😢

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 2 роки тому +1

    Dadku hadal idhipiyayo haplayada ma dayaaan😢 2021/12/19

  • @tuppemohamed2548
    @tuppemohamed2548 6 років тому +2

    Aun Sanka fanaan qiimo ku leh Soomalido idil

  • @Hamdaudug
    @Hamdaudug Рік тому +1

    Marmarka qaar waxad is dhahaysaa maxa is jeclaada lo yiri marka hore waa farxad lkn dhamaadkiisu waa xanuun Io murugo 9:00 💔🥺

  • @qadramohmed5821
    @qadramohmed5821 Рік тому

    hestan 12:04am dhagesanoya ma aqaan sbbta u dhagesanayo😢

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 Рік тому

    Allow kuu naxriiso 2022 11 16 bnsoo booday

  • @mohamed.mowlid5804
    @mohamed.mowlid5804 4 роки тому

    Allaha u naxariisto al fanaan sanka

  • @zandrellaroso89
    @zandrellaroso89 3 роки тому

    10:47 Tuesday night
    July 6 2021
    Allah yarxama raximiin Alfanaan Abdiqadir sanka

  • @ahmedkulmiye1758
    @ahmedkulmiye1758 4 роки тому

    Illaah hakuu naxariisto

  • @hanigurey6825
    @hanigurey6825 8 років тому +1

    allow kunaxariso fanan qali

  • @mahamuudabdirahmaan5913
    @mahamuudabdirahmaan5913 4 роки тому

    Naxriis jano sanka

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Alxsil hesaha rabihaka cfiyo jino alaha kugakiyo

  • @FarxaanQaalib
    @FarxaanQaalib 2 місяці тому

    9/8/2024 ❤❤1:30pm duhurnimo

  • @caytocali6988
    @caytocali6988 3 роки тому

    Axyaa soowt illaahey jannooyinkiisii haka waraabiyo

  • @ilkacase2143
    @ilkacase2143 3 роки тому +2

    Calafku xumaa 😭

  • @Shekeye-u2c
    @Shekeye-u2c 6 днів тому

    Waligy jaceyl u ilmayne mais laheyn mante igu dhacde malaha tan hilib go.ay nafteda wax lama aha 😰qoftan jaceylhay wan wye marwa kaligey ahay qosolkeda so xasusta mar kasa Iska farxa wlhi 😟M🫶🫵😥💔
    wn ku jaceyl don waligey😥💔🥀🫶🏻 21oct 2024

  • @Saidwalax
    @Saidwalax Місяць тому

    Heeskaan yaa sameeyay

  • @Ysoorre
    @Ysoorre 3 роки тому +3

    June 2021 Still Fucking listening

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Alxasal il adn gursanin amo adan waxdhalin mamaqlin waxdhashy dhimshadi neyroobibajogy

  • @haldhaadumar3511
    @haldhaadumar3511 7 років тому

    yaa salaam
    malaha taan uhilin go'ay hedayduba wax lama aha wwwwww

  • @mohaabdidek7999
    @mohaabdidek7999 3 роки тому +4

    Heestaan markaan maqlo meel baa idanaqata sanka fanaan kaama danbayn 🤦‍♂️

  • @tuppemohamed2548
    @tuppemohamed2548 6 років тому +1

    My fav song

  • @kafayali5189
    @kafayali5189 9 років тому +1

    Aameen Aameen

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому +1

    Abhey okale a ahet

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @ahmednuurhonest1515
    @ahmednuurhonest1515 2 місяці тому

    Malaha taan uhilib go,ay hadayduba wax lama aha😢

  • @shariifaadan559
    @shariifaadan559 5 років тому

    caashaqa huqdiisiyo hamigiisu ima dhibo

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому +11

    Hadn qaltdamo isaxa

    • @annekajka6895
      @annekajka6895 2 місяці тому +1

      “Hadaan qaldamo isaxa” wakaas, waan taan ku saxay 🤣

  • @saedabdishakuur9394
    @saedabdishakuur9394 Рік тому

    Friday 2023 27 January

  • @iraaq12cadeey86
    @iraaq12cadeey86 5 років тому

    Ax yaaa hes allow ku raxmo

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 8 місяців тому

    Naf Hawaawi daashaday
    koley Halis ma weydee
    Anuun baa Halgaad cudura
    La hafeefanaayee
    malaha taan
    U Hilib go'ay
    Heddeyduba wax lama aha

  • @daadir9435
    @daadir9435 7 років тому +1

    Dadku hadal i dhiba iyo Heblaayada ma Daayaan

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Marka xigana arooski soomaaliyaa tofiq

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Mankahelin mana iskuqorneyn calashan rabimaiskukenayn

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому +1

    Marki ufuhoreysay iskulka isku argny markas baa igaheshy wilibo jecel dhab atudhimty baa uqaty

  • @ahmeddaakirchannel4798
    @ahmeddaakirchannel4798 2 роки тому

    Hees qiso dhaba weyh

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 2 роки тому

    dadku hadal idhibi yiyo, heblayaba madayaaan

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Wanka xumhy sanka goran waxkagarin baa ogady

  • @abdiweliyasin8892
    @abdiweliyasin8892 2 роки тому

    Malaha taan uhilib Go'ey
    Hedeyduba wax lama Aha

  • @speedphone418
    @speedphone418 8 років тому

    Wewwwe

  • @lipankapaay4395
    @lipankapaay4395 3 роки тому

    😪😪😪

  • @raadreebmedia6754
    @raadreebmedia6754 7 років тому

    aax ax

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 роки тому

    ❣️❌❣️❌❣️❌❣️❌✋

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 роки тому

    Marnekumafekerenin in ijeclaneyso

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 2 роки тому

    Malaha taan u hilib go'ay
    Hedayduba waxba lama ahan