AFKAAGA ISKU DIL OO ILMO AH hhh GAME XARAARADIISA WATO YAA AFKIISA LAGU DILAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 525

  • @queensumaya95
    @queensumaya95 8 місяців тому +51

    Ku saliya nabigeena (NNKH) scw❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 8 місяців тому +17

    Wlhi gamekan wan uhisey m.a keep going brother the kids are not eassy 😂😂😂❤❤mi fav game❤❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 8 місяців тому +2

    Asad khalad wayn baad samaysay waad u qishtey .Ridwaan .Kama rayn lahayn.Walaal.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 місяців тому +1

    Asad hagio
    Hore u soco wll❤❤

  • @CabdikariimYuusuf-wg1ef
    @CabdikariimYuusuf-wg1ef 8 місяців тому +2

    Maxaa galay ila hada ku qoslooya😂😂😂😂😂

    • @wizzzaki5146
      @wizzzaki5146 8 місяців тому

      Kk war ciylku buuzitan waaba dhameeyen😂😂

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 8 місяців тому +1

    Masha allah

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 8 місяців тому +25

    Ishii commentigayga ku dhacda
    insha allaha meel kasta oo ay ku hamiso Allaha u furo🥺🤲🤲🤲

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 місяців тому +38

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 місяців тому +46

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 8 місяців тому +11

    Asad ilmaha hadhihin midkana wataa wey xanaqayaan kuwa kale dhexdhexad ka noqo mida kale si caadi ushekaysta dheh dhufays e isaga jiraan😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 місяців тому +51

    Allah is One propHett Mohamed scw❤😊

    • @Afsomalikole
      @Afsomalikole 8 місяців тому

      Iskudeys chanel soobooqo

  • @AbdulRaZaaqMualim-th1oc
    @AbdulRaZaaqMualim-th1oc 8 місяців тому +4

    War asadow sxb Ani Iphone 15 ii muuqdo sbbto ah ilaa 2019 Waa Kula Socday Xitta UA-cam kii Horo Kaa Hilaabay 200k Maraayay Waan Ku Xirnaa Marka Anaa U Xaq Leh Sxb😂😂

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 8 місяців тому +31

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega ❤Si aan Ugaaro 6K

  • @abdirazakfarah425
    @abdirazakfarah425 8 місяців тому +7

    Asadow waxan is weydin jirnay markay koko dhelayso maxay la naxda 😂😂 balse ada ka nixin jiran 😂 waba yabayba sidu kayar u naxay😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 8 місяців тому +57

    Ridwan is not easy 😂😂

    • @Afsomalikole
      @Afsomalikole 8 місяців тому

      Iskudeys chanel soobooqda

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 8 місяців тому +34

    Xaydar is genius manshalh 🎉❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 місяців тому +48

    Allah is one ☝️

    • @Afsomalikole
      @Afsomalikole 8 місяців тому

      Iskudeys chanel soobooqo

  • @sundusyaasiin5791
    @sundusyaasiin5791 8 місяців тому +33

    Barnaamijkaan Ciyaalka xaafada Uqabtaa Marka jaanis uhayyo wllhi Cameradii iyo youtubekii baa iga dhiman😂😂😂

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 8 місяців тому +1

      😂😂😂 tiktok soo dhig telka ka duub UA-cam markaasa furanee

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 8 місяців тому +3

      Telka isaga duub dadaal oo tiktok googooska soo gali hadduu xaraarad yeesho oo dad fahansan xaafadda kasoo aruuriso waxaan hubaa jnay kuu kala kici oo marka dambe camero waawayn gadan youtube na furan dadaal oo tijaabi

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 8 місяців тому +1

      Tik tok sogali ama UA-cam furo😂😢

    • @sundusyaasiin5791
      @sundusyaasiin5791 8 місяців тому

      @@wehelashaq3368 Mahadsanid sharafeeyy waan isku dayin kistoo aaanan tiktok isticmaalin Lkin dadaalkaygu waa inuu meelkasta oo faaido kahelayo igeeyaa🫡

    • @sundusyaasiin5791
      @sundusyaasiin5791 8 місяців тому

      @@akhyaar11 step by step waaye miyaa ula jeedaa😂😂

  • @SiicModel
    @SiicModel 8 місяців тому +33

    Nabi maxamed ku sali scw scw ❤

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 8 місяців тому +92

    The best person ever The most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet Muhamma(Sallalahu caleyhi wasallam)❤

    • @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd
      @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd 8 місяців тому +3

      Swc swc swc swc

    • @farhiyomahammed3500
      @farhiyomahammed3500 8 місяців тому

      ​@@Abdidollerwar iyada ma ahan waa qof kale iyada iskadikaayo

    • @Abdidoller
      @Abdidoller 8 місяців тому

      @@farhiyomahammed3500 wllshy sharaf iyo karaamo wllhi waan arkay imika ayuubaan eegay ssory mahadsanid

    • @AhmedKorea-y6w
      @AhmedKorea-y6w 8 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 8 місяців тому +2

    Ninkiii ridwAan ahaaa waaa weenaadey codka igaga daran

  • @cafiifocafiifo4441
    @cafiifocafiifo4441 8 місяців тому +6

    Asadaw ilmaha waa kanaxinosaa tartiib qalbigaa qac dhahayo markaa qayliso xararada yay ku qaadin 😂😂😂😂😂

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 8 місяців тому +18

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @bintuismail6148
    @bintuismail6148 8 місяців тому +24

    mashaAllah xaydar is so genius ❤

  • @YuusufAxmad-hg7eq
    @YuusufAxmad-hg7eq 8 місяців тому +7

    ilyaas koko miyaa dha,shay😂

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 8 місяців тому +1

      Maya adna dhashay asaga iyo ridwan wa walalo

  • @abdirashiidmaxamed
    @abdirashiidmaxamed 8 місяців тому +19

    Asad ilahey haku caafiyo oo Ku dhameystiro xubnahaga walhi waxad ka wanagsan tahy oo ka howlkar San tahy dad bdn oo xubnahooda qada Asad hajio keep going wllky

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 місяців тому +18

    Ridwan is not easy ❤😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 8 місяців тому +16

    Yes asad waxaa ku taageeraa daawadihiisa wuu maqlaaa dadkii codsaday baaan Ka mid ahaa thnkz you brother

  • @ugaasooo8770
    @ugaasooo8770 8 місяців тому +9

    Intee joogtaa hada maxaa kaa galay ilyaas 😭😭😭😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +14

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @cadnaanyare-yh4pd
    @cadnaanyare-yh4pd 8 місяців тому +138

    Hi asadow sethy 😂

  • @BalqiisMhmedAhmed
    @BalqiisMhmedAhmed 8 місяців тому +6

    Wlhy carruurta Guy's faniy waaye kan yariiskobo ii gudaran maxaa kaa galuu is kasoo jaray😅😂

  • @Mali_90
    @Mali_90 8 місяців тому +17

    Cwad Cid igama soo Horeyso Hamplyo 😂❤🎉

  • @Ivrsaa
    @Ivrsaa 8 місяців тому +4

    Ilmaha waaba xariifiin dadka wa weyn iyakaa kulul😂

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 8 місяців тому +6

    Maxa kagaley kulaha 😂😂😂😂

  • @AyaanKayd-ez3nj
    @AyaanKayd-ez3nj 8 місяців тому +38

    Ku sali nabi maxmed scw❤❤❤

    • @sacdiyoabdi4995
      @sacdiyoabdi4995 8 місяців тому +1

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤

    • @Nafiso20
      @Nafiso20 8 місяців тому

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 8 місяців тому +4

    asad lkn plz ciyaalka qaylada kadaa ilyaas uu naxay wlhi😢plz sida dadka waawayn hawla macaamilin

  • @osamaabdinasir3230
    @osamaabdinasir3230 8 місяців тому +19

    Where are you ??
    Why do you care 😂😂 love this series ❤

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba 8 місяців тому +2

    Maxaa kaa galay WAR KAN WAJI DHAN MALEH WLHI 😭😭😂😂😂😂

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 8 місяців тому +2

    Ilyaas mxaakaagalay qac qac😂😂

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 8 місяців тому +4

    Asad qeylida dadk wadnaha jareyso 😂😂😂İlyas wa k naxay wlhi maskiink yar

  • @abdullahicade716
    @abdullahicade716 8 місяців тому +11

    Asad legend wllka weyn oo aan kuqosla hadaladisa❤😅

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +5

    🥺. .🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay 🥺.🥺

  • @hamdaqurux847
    @hamdaqurux847 8 місяців тому +21

    Allah is one❤

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 8 місяців тому +11

    Asad game kii xalay hablo ka so dhig❤😂

    • @Tusmoladan1234
      @Tusmoladan1234 8 місяців тому

      Habluhu uma adkaysan karaan bahalkaas😂

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 місяців тому +4

    Masha allha 😂😂❤❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 8 місяців тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @NaciimoMaarin
    @NaciimoMaarin 8 місяців тому +2

    Alla.uma qabin iney like 👍 tu waxtarto lkiin hadda kadib waan saaraa like😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 місяців тому +16

    Big legend always asad hajio best challenges this is game's 😍💯❤⌛⚽️❤

    • @Afsomalikole
      @Afsomalikole 8 місяців тому

      Iskudeys chanel soobooqo

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 8 місяців тому +6

    Legend kaa ridwan ee aanu isku magaca nahay baan salaamayaa

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 8 місяців тому +5

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janatul firdowsul Acla ilahay haidinku bishareyo Alahuma amiiin 🤲🤲🤲🤲🫂❤️wll isoboqo plz 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +2

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 місяців тому +9

    Ridwan legend 😂❤

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 8 місяців тому +7

    Xaydar❤

  • @Zakizamarano
    @Zakizamarano 8 місяців тому +1

    3daxda wiilalba way kala daran yihiin waxba lagama qaban karo 🎉

  • @NimcoAmiro
    @NimcoAmiro 8 місяців тому +5

    ilyas funny waye makagle❤😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +6

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +2

    Woow Ridwaan iyo Ilyaas waa idin salaamay lkn Xaydar iyo wiilkii kale oo aan filaayo inay walaalo ahayeen Family kooda yaa waaye ma Asad cidiisaa mise waa dariska xalaasha ah 😅

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep 8 місяців тому +4

    horay usoco wllka 1.8m insha alah wad gari dontaa lugahadana alah haku cafiyo an usoduceyno wllkena asad hagio wana kusalamay wllka

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 8 місяців тому +6

    Badeenu iib maahan 💪🙆🏻‍♂️👍

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 8 місяців тому +1

    Asc qaraabo plz iga qaada salanta😊😊❤

  • @SterlingOska-zv8li
    @SterlingOska-zv8li 8 місяців тому +2

    If you love Asad ...like saar❤❤❤❤

  • @Abdidoller
    @Abdidoller 8 місяців тому +2

    Wllky Asad hagio wllhi ehelu sharaf ayaatahay zxb hanbalyo horumarkaaga wllhi marwalba waan kuuduceeyaa wllky sharaf iyo karaamo

  • @SaharaMohamedSahara
    @SaharaMohamedSahara 8 місяців тому +3

    Asad ilmahaa way sku nahayaan ee ayar ula hadal😢😊

  • @safiyoaweis9094
    @safiyoaweis9094 8 місяців тому +1

    Wiilka maxa u ciishey asadow awale labo wllod iskugu goobtene asa adigane ka dananine mesha asaga la jiri laheyd rematch u same adigana ka dhaxbax ilmaha

  • @Farhia110
    @Farhia110 8 місяців тому +6

    Mashaallah ku sali nabiga Mohammed

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 8 місяців тому +1

    Ridwan daafac ooku jiraa asadow 😂😂 dafaca ka bax dheh

  • @barwaqomoussa2570
    @barwaqomoussa2570 8 місяців тому +6

    Machallah so cute there discussion is good ❤❤

  • @Leylabillowibrahim-ip7gk
    @Leylabillowibrahim-ip7gk 8 місяців тому +3

    Ridwan jeclahay manshaallah ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 місяців тому +3

    Mash Allah ciyaalka dhmntood waa wada genius ❤❤❤
    Ilyaaas waaa jclhay mash Allah ❤

  • @Tusmoladan1234
    @Tusmoladan1234 8 місяців тому +4

    Asad hagio qofka kaliye aan UA-cam ka ka daawado keep going bro🥰

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 8 місяців тому +1

    Asadow waalidkaa waqti laqaado sida cydo kale saad horumar balaarn ugaarto sxb cedya 14H 200K view 30K like😮

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 8 місяців тому +3

    Xeydar is not easy❤❤❤❤❤❤❤

  • @naciimayaasin7805
    @naciimayaasin7805 8 місяців тому +1

    Ridwaan oday uu noqdee

  • @maxamedsheegow8050
    @maxamedsheegow8050 8 місяців тому +3

    Qofki ugu horeye caawa team 27 wan idin wada salaamy dhamantina

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 8 місяців тому +2

    Ilyas maxa ka galay 😂

  • @XamdiMohamed-g5q
    @XamdiMohamed-g5q 8 місяців тому +3

    Asadow hadane ciyaalkiiyaa bisinkoo 😂😂😂😂 is so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IqroLuuul
    @IqroLuuul 8 місяців тому +1

    Allow qofka iPhone ka ku guulesan doono iga dhig waligey iphone maqaadan mana awoodo inan gato 😢😢😢

  • @RuwaydaCali-k3m
    @RuwaydaCali-k3m 8 місяців тому +5

    Azad hgio malayzia kuzoo zocda❤❤❤

  • @Iqlaas-p3c
    @Iqlaas-p3c 8 місяців тому +4

    Ciiyalka cadii mahan😂😂😂

  • @CadyFadumo
    @CadyFadumo 8 місяців тому +3

    Awalbo waan ogaa inuu ridwan badi nayo legend ❤❤

  • @abdirahmanyousef8624
    @abdirahmanyousef8624 8 місяців тому +2

    Lakin asadow carur ta waad ka nixinay saaa 😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 місяців тому +3

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.8 million comin soon I.n

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 8 місяців тому +4

    Xaydar msha alah wa wil cqli badn❤

  • @user-angelina11
    @user-angelina11 6 місяців тому

    Ridwan is not darul huffaz he was suspended for his behaviour im his classmate i k ow ilyas ilyas was not suslended im g5 ilyas is g4

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro ❤😊

  • @farxaancade5837
    @farxaancade5837 8 місяців тому +2

    Ridwaan wuwenaday m.a asooyar oga😂❤

  • @sucdiahmed3576
    @sucdiahmed3576 8 місяців тому +2

    Xeydar so cute bby boy ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +5

    Allaah is one ❤❤

  • @Ogaalka_Aduunka
    @Ogaalka_Aduunka 8 місяців тому +1

    Nio game kan dhan naga dhaaf saa nagu so waday waba nacnay asi dhan

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 8 місяців тому +1

    War caruurta haka nixin de bisinkoow 😢😢😢😢😢

  • @RAMLOCiise-m3x
    @RAMLOCiise-m3x 8 місяців тому +3

    Asad wllkey horay usoco❤ cadawga unolow 🥰❤

  • @shiiqaamiin3133
    @shiiqaamiin3133 8 місяців тому +1

    midkaan comment aqrinaayo see thy wll🥺

  • @ilaysmedia2434
    @ilaysmedia2434 8 місяців тому +2

    Xaydar legend ❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 місяців тому +2

    Part 2 Caawa waan sugaynaa insha allah 👍🏼🇲🇾 😘 🇸🇴 ❤️

  • @maxamedcarab4657
    @maxamedcarab4657 8 місяців тому +3

    First 𝐈𝐧𝐚𝐚 Ahey Yaa DooF Ka Qapa 😂😂❤❤

  • @MaankaCadde-h1q
    @MaankaCadde-h1q 8 місяців тому +4

    Xeydar he is genius m.a dhaha wlh 2 da wiil kle Ridwan & ilyaas woo ka garaad sareya ilahow isha ka haay Qof ka aqoon leh io caqliga dadka kle woka duwan yahy m.a so parpaar adeer 🥰👌🙏

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 8 місяців тому +5

      Maraxow tolnimo miya kuqaaday ilmaha yer yer. Miya ukala hiline qof qof kagaraad sareeyo meeshan.uma jeedo waa sadax ilmo yer yer o hada sowada koraayo sadaxdaba aqligooda waa masha allh 😷😷😷😜😜😜

  • @QuadsYouTube
    @QuadsYouTube 8 місяців тому +1

    Wan ku salamy asad waxan kacodsana ina ihadiyaysid iPhone 15 ka hadi rabi idmo love u guys

  • @bintujamal7193
    @bintujamal7193 8 місяців тому +1

    Ridwaan❤

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 8 місяців тому

    Asad caruurta waad ka nixi naysa maxad la qaylisa xata anaga waad naga nixin de wllo 😂😂😂