Daawo Sh Mohamed idris O So Aqriyey Heshiiska itoobia Aadna U yaabay O Leh Danta itoobiya Ayaa Lagu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 90

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 3 години тому +2

    Masha allah Sheikh Maxamed Idiris waa Wadani dhab ah Xaqiiqada ayuu soo ogaaday allaha kuxafid Sheikh

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 43 хвилини тому

    Shiekh jasaaka llaah. Illaahay khayer ha Ku SIiyo. Wadankeena ha noo badbaadiyio

  • @hamdixarago4855
    @hamdixarago4855 3 години тому +2

    SHeekhow Allow ku daaaa m.a
    Saxiiiiix
    Hassen sh. Hakafiirsado

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 години тому +1

    Ilaahay khayr hakuugu bedelo sheekh muxamed somaali wad lahadashay

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 Годину тому

    Jazakalah sheeq

  • @seed3966
    @seed3966 3 години тому +2

    Asc maa shaa allaah sheikh guuleyso 🌎

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 42 хвилини тому

    Illaahay Wadankeena ha no badbaadiyio Aamiin

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 хвилини тому

    Sheekh Eritrea 🇪🇷

  • @MohamudMuse-f7d
    @MohamudMuse-f7d 2 години тому +1

    Geesi soomaaliyeed sheekh idiris cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa allaah ayaa xaqa iyo runka ku waafijaya markaad masiirka umada soomaaliyeed ka hadlaysaa imika iyo marar horeba 15:05

  • @fathiahmed1468
    @fathiahmed1468 2 години тому +1

    Ilaahoow Somalia u gargaar Waa wax laga naxo

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 3 години тому +2

    Wcswr ya sheekheena ilahay ha ku xafido

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Годину тому

    Xasan sheekh lacag Buu rabay turkibaana siiyey ilaahay ha duleeyo Turki Waa cadawga Soomaaliya

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 59 хвилин тому

    Danta Etoopia Jubaland iyo Buntland Baa Ka Shaqeeya Oo Diidan Dawlad Somaliyeed inay Dhisantay Balse Xasan Shiikh Gacan Bir Sh Buu ku Qabtay Etoopia iyo Somalida Raacsan ❤

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 21 хвилина тому

    Waa Ayan Daro somaliyey Xasan sheikh wuxu ku kacayo waa Qayaano qaran

  • @adanahmed1244
    @adanahmed1244 Годину тому

    Xasan ilaahay umada ha ka qabto

  • @xamudiman4867
    @xamudiman4867 Годину тому

    Calakeed itoobiya ha jiro waacid iixiga(s.lander)

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 години тому +1

    AAWEY MUJAAHIDIINTA DAGALAMEYSEY HADA DALKIINA WAA LOO SOO SOCDA OROMO IYO AMXAAR MARKAN OOKALE INAA JIHAADKA KALNO WAAYO ALSHABAB AAWEY SOMALIA BAS MAAD KA ADAG TIHIN DHULKINA WABA LOO SOO SOCDA MARKAN WABA NILABAAHAN YAHAY MUJAAHIDIIN BAA TIHIN SOO GACA WABILLAHI TOW FIIQ

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 години тому

    Mash Allah Shaikh
    You are right ✅️ you must be like that Somalia 🇸🇴 between Ethiopia 🇪🇹

  • @adanahmed1244
    @adanahmed1244 Годину тому

    Soomaali ilaah ayaa u maqan

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Годину тому

    Wadankii Waa laqabsadsay cidii diidi lahayd aaway

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 40 хвилин тому

    Shiekh waxan ka Codsanaynaa. Inaad isku keento Culumada Soomaaliyeed oo ka Fadwootaan heshiiskaan Bada si looga joojiyo madaxdeena

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e Годину тому

    Cali wajiis u sheeg adigu

  • @w410921
    @w410921 2 години тому

    Badda ma Hooyadiin baa leh

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 години тому

    Sheekh wax kasto waa iu cad yihiin warqada waan wada aqrinay. Haddii ay Itoobiye ay ka wasa baxdo oo aan xuduudyada dalka Soomaaliyeed ka soo wasa xiro.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 години тому

    Waa siday tahay

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 4 години тому

    Wadadada waa soomaali sax ah lamaogola ninaan buyuur ahayn dameer ah latashanayn cidna

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 3 години тому

    Itoopiya non hanadesoo maya

  • @fatahomar7190
    @fatahomar7190 Годину тому

    Sheikh waxaa keenay Hassan baahane

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 3 години тому +1

    Ethiopia want to get somalia water in the Indian Ocean. But sheikh hassan cannot do it alone.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 години тому

    Somaliyeey warya naga qabank PM Abie Axmad, bishan December 11, 2024 heshiis uu la galay Abiega, Ethiopia oo wax aan la garanayn wuxuu yahay lagu sheegay heshiis inuu yahay kii badda Somaliyeed lagu siin doono wixii ay ka rabtay Somalia.
    Heshiiskan waxaa looga hadlay Magaalada Ankara, Turkeye oo ay iskugu yimadeyn Md. Xasan Sheikh iyo PM Abie Axmad, Madaxweyne Eurdgonka, Turkeye.
    Heshiiskaas waa mid qatar ku ah dalka iyo dadka Somaliyeed, waana ka soo horjeedna.

  • @MohamudMuse-f7d
    @MohamudMuse-f7d 2 години тому

    Geesi soomaaliyeed sheekh idiris cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa allaah ayaa xaqa iyo runka ku waafijaya markaad masiirka umada soomaaliyeed ka hadlaysaa imika iyo marar horeba

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 3 години тому

    Waxaa aad madaxweyne ka dhiganay ma aragteen?

  • @rocky4066
    @rocky4066 41 хвилина тому

    Sheekh m. Idiris waddani damiir waddaniyad leh hadalkiisa waa in la maqlaan waxa uu kadigaayo waa arrin dhab ah

  • @Fadumo-p5d
    @Fadumo-p5d 3 години тому

    💚🤍❤️👍👏👏👏👏👏

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv 3 години тому

    SAX. SHEEKH U SHEEG 2GOODLE, IYO REER DUDAAYE. MD XASAN MA KALA HADLAY PARLAMANKA, WAA MAYA. SIDEE GO'AAN KELIGII U QAATEY. DEKAD WUU HEYSTAA. HEYSTAA. MARKA MAXEY TAHAY WAXA KALE UU ABII U QAM QAMAAYEY. WAXAA CAD TIISII INEY U TEGTEY. HALAGA NOQDO ARINTAAN. YAAN DIB LOO OOYIN. IGU XUSUUSTA

  • @w410921
    @w410921 2 години тому

    Qoladii jihaadka u fadwoonjirtay meeye.
    Munaafaqiin weeye qadaad wayn, inta badani

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 години тому

    golaha shacabka

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 години тому

    turkiga dantiisa ayuu wata dalaka somaliyed ya umaqan. dhul somalia qarni walba meel murun lagashanay waxasu sax maha

  • @bashirmohamed5637
    @bashirmohamed5637 3 години тому

    Sided tuduc

  • @xamudiman4867
    @xamudiman4867 Годину тому

    maraakiibtii aadlahayd lawicado halageeyo maxaa lookeeniwaayay?

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 години тому

    Shiiq wadankaan waa lakala qaybsaday rabi ha badbaadsho culimadiina waa iska aamuseen marka hala iska sugo qof kasta oo soomaali ahi inta guriigsa loogu imaanayo oo markaas lagu dilayo

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 години тому

    Barlamaanka soomaaliya soo kiii usaxiixay turki inu Iska intafaacsado badda soomaaliya 10 bila sabab.
    Turkiga la islalahaa badda ayu inoo difaacayaa baaba hadda siinaya etiobiya badda soomaaliya

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 години тому

    waxasu hishiis maha. dhulka somaliyed ethopia shacabka haka difacan

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 години тому

    In xasan heshiis la galo itoobiya ayaa ka khatar badan inay xoog Ku qabsato anigu waxaan odhan lahaa yaanu saxeexin hadduu saxeexana sida jabuuti ama Berbera keliya ha loo saxeexo waayo haddii dawlad magaceed Lagu saxeexo xoog hadday xitaa Ku yimaaddo ma hor istaagi kartid waayo saxeex ayaa Lagaa hayaa Kaas oo caddaynaaya inaad ogolaatay mana jiraan saxeex marqaati Laga noqday oo aad tidhaa waan ka noqday laakiin haddii itoobiya xoog Ku qabsato xuduud dal kale haddaad weerarto waxaad Ku helaysaa taageero adduunka ah waayo waa sida Rasia Iyo Ukraine aduunku wuxuu taageersantahay Ukraine ama Kuwait Iyo ciraaq oo aduunku wuxuu taageeray Kuwait ilaah ciraaq lala wada dagaalamay weliba maanta baarlamaan ma jiro dalkii waa xasan shiikh oo qudha waxaa marqaati iduunku filan baarlamaanka maanta joogaa waa baarlamaankii gacanta U taagay wax uusan arag oo akhrin baarlamaan maaha wixii Soo xulay ayaa ka xumaa kuwa hadda mucaaradka ah ee maamul gobeleedada ah waxaas ayagaa Soo doortay waayo kuwa gacanta U taaga waxwalba ayey doonayeen haddii xukunka Ku fadhiisan lahaayeen xasana tii uun buu sameeyey

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 4 години тому

    Baarlamanka somaaliya waa in lahorkeeno waxa aan kubadalanayna waa in lacadeeyaa

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 години тому

    barlamanka somalia wa iney cancel gareyan

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 30 хвилин тому

    Waar xishoo maxaa kaa galay

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 4 години тому

    Ethiopia waxay taagnayd shirkadeeda diyaaradaha in ay somaliya haaf qaadato iyaduna bad lasiiyo hadaba maxaan kubadalanay????????

  • @AhmedCabdiraxman-z9p
    @AhmedCabdiraxman-z9p 55 хвилин тому

    Kaasbaa.kuleh.waxbaan.akhriyey.dawladu.way.bixinkataa.way.kirayn.kartaa.wmanaged.ibin.kartaa

  • @liibaan123
    @liibaan123 3 години тому

    Ninkan waa jaahil cawaan ah ordegan waa aabaha soomaaliya maalinti ugu xumeeyd bulshada soomaaliya buu ordegan sabab u noqday na bad baadiyay turkey waa walaal qiima hiisa lagooyn karin wadaad qamiis wata waa sheeydaan nin kan asiga baa ku nool turkey hadana ma jecla maxaa ka qaldan anaa idiin sheegi waa wadaad qamiis wata sheeydaan ah carabta la cag ka qaata hadha geey sanina waana in loo sheego booliska turkey

  • @Shankharon
    @Shankharon 4 години тому

    subxanallaah maxa ka quseyo wale naarta waxaa u badan wadaado malinti somali laso geliyey shabaab dhibkan ba naheesto

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd 2 години тому

    Shiikhiinu xataa waa xaasid umada somaliyeed ee la gumaysto miyaad u hadashaan kuwa kiiniya iyo kuwa itoobiya ay haystaan ka hadla somaliland waa xor hadal iyo hiilna idiinkama baahna tiina kalaquban kataliya

    • @june6206
      @june6206 Годину тому

      Ya gumeysta wada Kay ku dhasheen bay jooga xaqooda ka helane Ma hargeysa ku wa la mida Beene wa run hargeysa wa soomali ya

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 2 години тому

    Waar turkey iska jira waa gacanyaraha NATO WAA IMAARAAD IYO QADAR OO KALE 😡

  • @shueybabdullahiali215
    @shueybabdullahiali215 3 години тому

    Waxwalbo lasheego xasan kama surtowdee wax hala hubsado lakin hadii xasan lawaayo ubaqa dhul iyo badba

  • @w410921
    @w410921 2 години тому

    Somaliland waa lacitiraafayaa, tiina ku foofa, waa ku habsaanteen

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 години тому

    Waxaad xaq baad ka hadashay. Raadkambooni waxa laga doonayey waxay ahayd in lagu qariyo khiyanada laga wado Villa qabyaala.
    Maxa ku dhacay dadki somaliyeed ee loo baahna inay dawlad xumada ka kacan.
    Nimanki dhalinyarada isku dhameeyey somali ma sii xukumi karan

  • @liibaan123
    @liibaan123 3 години тому

    The new ottoman empire is back be part of it or keep you mouth 👄 shut you can change the history are jealous yes you are leave alone our brothers and sisters somalia was with out brother and sister for very long time finally our brothers and sisters turkey are back they will watch over us like before be happy that you brother and sister find you we are happy that our brothers and sisters find us in country called somalia long leave the new ottoman empire we will be great like our brothers and sisters turkey before ❤

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 години тому

    waxa aan ala aqbali karan. maqasaba bada. ethopia xoog ama xelad kudoneysa. somalida ayaga cadow isku ah. qarni walba wadankena mel laqato xaq maha. somali wadatashi heysugu timaado

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 4 години тому

    Dhamanaba iticsamatii ayaa marki arkeen in Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay turkey sfcn utaageray teamki xasan garguutheh wxba kaqabn waayeen ayey qaylo afka fourteen Kani waa kilaha saylac hala keeno cidamo shishiye tuug qaybilysteh oo magac umud somaliyed dhumanaya sheikhna sheegayna

    • @june6206
      @june6206 Годину тому

      Say lax Ma isaq ba le😂😂😂 Caudill akhirey ku seeking saylac soomali ba le haduu laga tago samaroon baa lee maxad u cayi sheikhs muuse wuu idin ruwadeynayee

  • @liibaan123
    @liibaan123 2 години тому

    Ninkan waa oromo asal kiisa isla ilaa li ya waa iga dardaaran wax kasta oo bulshada soomaaliya sharaf iyo wanaag u ah been buu ka sheega niyada na wuu ka dilaa carabta baa lacag ku siisa iska jira dhalin yaro😂 yaan been la idiin sheegin guul kasta soomaaliya turkey u keena jawasiisti carbeed baa soo baxa ya

    • @june6206
      @june6206 Годину тому

      Maxad tidhi xasan dhiiqo Ma tal Yanina Oromo afsoomali bartey Zico maxa u Dana soomali in xasan sheekh lacag siisto dalka

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 4 години тому

    Sheekh xusuuso qabrigii mugdiga ahaa, Illah ka cabso.

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 години тому

    Faaiido SOMALIYA Ugu JIRTA ma laga!
    Sababta
    1- DAKADDA ITOOBIYA
    CASHUUR ma
    Bixinayso
    2- QOFKASTA oo
    SOMALI ah magelikaro.
    3- GAADHIGOODA
    ayey ku tarsus’s.
    4. Dhulka miga iyo xeebaha waa laiska Degidoonaa! QOFKII
    ka hadla waa la Dili!

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 години тому

    WAR CULUMOOY ZRINTAAN HALAGA HADLO NIN WAALAN WALALKIIS AAFIYPOW XASAN wadankaas uu xaraashey illahey hanaga qabto

  • @mrb2820
    @mrb2820 4 години тому

    Arinkas shacabka inay mudaaharaad kakenan weyo

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 3 години тому

      Alle SW ha inaga soo gaaro shacab dad iyo dal difaacanaya meesha majoogaan

  • @amirsabriye1963
    @amirsabriye1963 Годину тому

    Adi ninyahaw sidaadaba mel Naga fardhiiso Eritrean Aya tahay teeda kale badda raga bixiyey wa farmajo iyo biixi sidan wada ognahay xasan sheikh heshiiskii badil ahaa ayu buriyey waxii shrud ah iyo mesha dekkada laga siinayo wa dambeysa Chanelka nagu Kala gacsan rabtaa geb Naga dheh

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 2 години тому

    Kuwii shalay lahaa ciidanka Ina madoobe waa saxan yahay ayaan dan qaran manta boots sheekeyn waa wax aan dhagtooda iyo afkooda isma maqlaan ninkaan waa naqaan 5 sano oo farmaajo ma aragtay asga oo hadlaayo ma jirto qabyaalada la dhimo adiga iyo wax kula aaminsan

  • @Shankharon
    @Shankharon 4 години тому

    kitaabka ku qabay wuuba ku qaban

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 3 години тому

    Non. Non itoopiya

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Годину тому

    You are not 100%0 somali dhulkan soomaali saafiya yaa le nitiska dhal adigoo kale

  • @MohamudMuse-f7d
    @MohamudMuse-f7d 2 години тому

    Geesi soomaaliyeed sheekh idiris cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa allaah ayaa xaqa iyo runka ku waafijaya markaad masiirka umada soomaaliyeed ka hadlaysaa imika iyo marar horeba

  • @MohamudMuse-f7d
    @MohamudMuse-f7d 2 години тому

    Geesi soomaaliyeed sheekh idiris cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa allaah ayaa xaqa iyo runka ku waafijaya markaad masiirka umada soomaaliyeed ka hadlaysaa imika iyo marar horeba 15:05

  • @MohamudMuse-f7d
    @MohamudMuse-f7d 2 години тому

    Geesi soomaaliyeed sheekh idiris cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa allaah ayaa xaqa iyo runka ku waafijaya markaad masiirka umada soomaaliyeed ka hadlaysaa imika iyo marar horeba