If u don't want to forgive him and wanna make him pay back if u kill some one are if u give orders and some one kill behave of u but u can't ask forgiveness like this what between u and Allah is between Allah and u but human even Allah can forgive u from him

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qofka Soomaliga ah qadiyadiisu waa lacag iyo mansab labadaan mid hdii lasiiyo inuu Kitaabka Qura'n ka tuuro xitaa kafilo.
nin yahow arinkaa dad badan baa ku sifoobay, waxaa ugu daran nimankaan gaalo raacyada ah ee xattaa qabuuraha faagaya si ay lacag u helaan.
Afku kuma go.o walaahi
Waa runtaa
lkn waxa layaab ah
cida ninkan jeelka kasii daysay
Umad soomaaliyeed
Ayuu xasuuqay
Waa 60 jir
imikana sheeko
Kale ayuu wadaa
Waa in ladilaa
@@MaxamuudFarax-f8g marba haduusan qadiyad lahayn hdii barina ASh sidii Afghanistan qabsadaan ayaguu raacayaa aduunka qofka ugu xun waa dhadhahama raaca dadka layiraahdo qadiyad maleh.
@@MaxamuudFarax-f8g waa xaqiiq
ان الله يغفر الذنوب جميعا.
Toobadu waa furantahay.
Gaaladii Saxaabada Nabiga Suuban laayay ayaa soo islaamay oo alle ka toobad aqbalay khawaarijta waa Gaalo sida Culimada Muslimiinta qaar qabaan
waana Toobad keeni karaan
HADDII XITAA BEENTIINA RUN LAGA DHIGO OO XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN KHAWAARIJ WEEYE LAYIRAAHDO, WAXAA XAQIIQO AH MEESHUU ROOBOW HADDA KATIRSAN YAHAY AYAA KHAWAARIJNIMO KA XUN.
MAXAAYEELAY WUXUU MAANTA KAMID YAHAY KUWA KU QANCIWAAYEY DHAQANKA ISLAAMKA 00 AH WAXYI XAGGA RABBI SWT KAYIMID IYO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA , EE KA DOORBIDAY ISKUXUKUNKA DHAQANKA SHAYDAANKA (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) , TAASOO MICNAHEEDU YAHAY INAY BINU AADAM RABBI KA DHIGTEEN MANAJIRTO DAMBI KAWEYN IN MAKHLUUQ RABBI LAGA DHIGTO.
Cawa roobow wasiiir ah umada dhameeyey
Xoolo xoolo dhalay wixi aad biliwday kumaad adkaysan sida ragga
Doofaar ma daahirsamo Shabaab waa shabaab,,, Diyadi umadi aad laaysay waa lagaa rabaa towba bes kuguma filno
WAR ALSHABAAB HA CAAYIN , MAXAAN DIINTIISII GATAY OO ASHAHAADO LADIRIRKA KU BIIRAY MIYAAD SHABAAB KU SHEEGAYSAA !!!!!!!!!!!!
If u don't want to forgive him and wanna make him pay back if u kill some one are if u give orders and some one kill behave of u but u can't ask forgiveness like this what between u and Allah is between Allah and u but human even Allah can forgive u from him
If u don't want to forgive him and wanna make him pay back if u kill some one are if u give orders and some one kill behave of u but u can't ask forgiveness like this what between u and Allah is between Allah and u but human even Allah can forgive u from him
Umadi a laaysay ba ki cafikarto
So shameful he is in public office! He should be in prison
Somali Qadiyad xumaa indhaha alla kutir qalbiga wuuba ku madoobade
Guuleyso jaale wasiir aad iyo aad wa iga qoslisay😂😂😂
Saa ma ku dambeysay
Tolo ay oo tolo ay muxuu reer badan gablamiyay
Hadii shaqadaan lagaa qaado
Maku noqon alshabaab
YAABA U' OGGOL WAXAAN MOWQID²
Daka dambiga ka gashia ha day Raban arssho gudo 😢
WAA TUUGO ISKAHADL IYO QPSOL KU JIRA, MAXEY U QABTAAN SHACABKA WAXBA, IYAGA NAFTODA OYO UBADKOODA GALIYA KA FAKARA UMADI SUGEYSEY DHIB MPOYE DHEEF KAMA HELAN
Markuu Wasiirka noday ayuu Toobad keenay,, waa Xariiif shaqaysanaya.
MEESHUU AADAY MAMEEL TOOBADKEEN MAAHANE WAA MEESHA SHAHAADADA UWEYN EE DAMBIGA IYO CISYAANKA RABBI SWT LAGA QAATO.
SOOMAALIDA BADANKOODA QABYAALAD IYO HUNGURI AYAA DIIN U' AH!!!!!!!!!
😅
😂😂😂😂
Ar somaliyaa balaayo idiin leefte waakatoobo keene kulahaa
Adiigoo aqoontan leh aya sheydanku kugu shaqeysanjire hada qawariijta kaqanci ficiladii hore