WAXAAN DOONTAY GABADHI AAN GUURSAN LAHAA!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instagram....
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 роки тому +647

    Mahs Allh Hambalyo my brother

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749 3 роки тому +505

    Hambalyo my bro

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 3 роки тому +213

    Hampalyo wll allah isku kiin barakeeyo guur kiina kii lagu naste lagu nagaado allah ka dhigo 🙏

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 3 роки тому

      adaa haray goormeed macslaameyneysaa iskaabulanimada hanagu ciriirininee

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall 3 роки тому +193

    Hampalyo sxp meher wacan gulayso 🔥🔥

  • @kingckfilmsvlogs323
    @kingckfilmsvlogs323 3 роки тому +1668

    I.m waiting for this video congratulation big Brither muniir aqaa 🔥🎤

  • @faizasamaara
    @faizasamaara 3 роки тому +131

    Hamplyo 🥰🥰🥰👏🏻👏🏻🤴

  • @hudahumble
    @hudahumble 3 роки тому +180

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير🔥🔥🔥🔥🔥🔥🤍🤍🎉🎊

    • @winsommedia5614
      @winsommedia5614 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/eHboqUx9ZX0/v-deo.html

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 3 роки тому

      Hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo muniira iyo dumashe isa ku waarà 💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 3 роки тому +191

    Hambalyo my bro Muniir farxad ku noolaada adiga & dumaashi waiting for the Aroos

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 роки тому +70

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 3 роки тому +12

    Maaasha allh wll hanvalyo waliba waxan ad kaaga hnvalyenya timaha sida sharafta leh ad ujaraty ee masuuliyada iyo sunada nabiga calyhusalaatu waslm ay kamuuqato gurigiina guri qayr guulow kayel

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 роки тому +121

    AlhamduliaH 99jeer
    Subxanalah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa illaaha illaalaah 99jeer
    Aqri walal insha Allah
    Ilahay malintada hakuu
    Nuuriyo

    • @winsommedia5614
      @winsommedia5614 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/eHboqUx9ZX0/v-deo.html

    • @sacdiyamahamed3381
      @sacdiyamahamed3381 3 роки тому

      Hambalyo hambalyo wiil iyo cano guurkina guur qeer gurigina guri nagi gulow kayeel

    • @xaliimoxuseen121
      @xaliimoxuseen121 3 роки тому

      @@sacdiyamahamed3381 pqppp0pppppppppPpppppppppppppppppppppppppp9

  • @aishaahmed9772
    @aishaahmed9772 3 роки тому

    Masha Allah congratulations my brother 🥰🥰🥰🥰🥰🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰

  • @DeeqaDahab
    @DeeqaDahab 3 роки тому +44

    ماشاءالله ألف ألف مبرووك بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير💕

  • @minaladnat9984
    @minaladnat9984 3 роки тому +1

    Timaha saad u jaratay aad bay u wanaagsantahay qurux baad ku noqotay sunihiina waad raacday mansha Allah keep it

  • @moo__saami
    @moo__saami 3 роки тому +43

    “Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka ilaahay xamdi adiga oo dhoola cadaynaya.”

    • @Sarayinkizi
      @Sarayinkizi 3 роки тому

      Inbadan mahadsanid🥺🥺

  • @muunaabdirashid9054
    @muunaabdirashid9054 3 роки тому

    Masha Allah wllo muniir
    Hambayo wllo Allah ha isukinbarakeyo qaali hambayo
    Boqolkibaboqol❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💕💕💕💕💕💕💕💕💖💖💖💖💖💖💖💖💓💓💓💓💓💓💙💙💙💙💙💙❤❤❤💚💟💟💟💟💟💟💛💛💛💛💛💛💛💛💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @amazing1w
    @amazing1w 3 роки тому +39

    Congratulations 🎉 my brother muniir aqaa

  • @zamzaml___hazaani4301
    @zamzaml___hazaani4301 3 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo abowe @muniir aqaaa ilaahy garabkaaga hagalo i.a guurkiina guur khayr gurigiina guri nagi i.a awlaad zaalix ahna alahaa idin siiyo noqda kuwii isku waaraaa oo ubad qayr qaba hela 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲

  • @drqeyria8874
    @drqeyria8874 3 роки тому +39

    Congrats bro👑
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🤲

  • @maxamedxirsi329
    @maxamedxirsi329 3 роки тому

    Waawo waawo masha allha hambalyo gacal iyo sokeyaba guurkina lagu farax gobanimo ku aqalgala

  • @sabaahazuuz2688
    @sabaahazuuz2688 3 роки тому +5

    Dumashiyey so dhawaw midii tolka badin lehed allh kaa dhigo❤️❤️

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 роки тому +1

    Cabdi cali caamir Waa walalkey MashaAllah Hambalyo Muniir isku waara Adiga & Dumaashi Ina adeer😍😍

  • @hanimohamed4474
    @hanimohamed4474 3 роки тому +28

    MASHA ALLAH CONGRATS MY BROTHER ❤🦋

  • @maryanahmed2142
    @maryanahmed2142 3 роки тому

    masha allah muniir hambalyo allah isku kiin qeyro ileyn habaryar ayan ku ahaa

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 3 роки тому +89

    Congratulation Hambalyo Wallkey Muniir Guri Barwaaqo Wall Waxan Kugula Talinaa In Aad Xaaskaaga Qaawanaanta ka Ilaaliso Arooskana Hees Ka Ilaaliso Allow Kuu Barakey Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

  • @mulkiabdulle1333
    @mulkiabdulle1333 3 роки тому

    MashaAllah Tabarakallah Congratulations Walaalkay

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 3 роки тому +10

    Masha Allah congrats bro ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @umucaisha818
    @umucaisha818 3 роки тому +1

    Barakallahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca beynakuma fii qeeyr

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 3 роки тому +16

    Congratulations 🎊
    Inta dhiman sidaan iyo si kafudud Allah hakugu dhameeyo sxb

  • @cabdiqadirmuxumed7553
    @cabdiqadirmuxumed7553 3 роки тому

    Hambalyo muniir iyo duma iskuwaara oo kale hela ubad kheyr qabo Aamin

  • @ubahhassan4003
    @ubahhassan4003 3 роки тому +5

    Maansha allaah congratulations Muniir iyo Yasmiin guurkina guur qeer gurigina guri nagi allow kayeel Aamiin Muniir ku soo dhowow tolka my🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 роки тому

      aroosku harti io hiraab buu ka dhaxeyaa🤣🤣 ab mj💎 Yasmin tolka kuso dhww🆎❤️

    • @saynabtushleyabdi307
      @saynabtushleyabdi307 3 роки тому

      Majeerteen yay la tahay

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 роки тому

      @@saynabtushleyabdi307 MA aqan

    • @nastehosahal3581
      @nastehosahal3581 3 роки тому

      Muniir welcome dumaashi gabadha no dhqaaley

  • @shamsodaaud3994
    @shamsodaaud3994 3 роки тому

    Masha alah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo alaha idinkugu deeqoo hadiyadaha adunka ugu qalisan wiil iyo cano gabar iyo cano

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 3 роки тому +4

    Muniirow wiil yaar oo shaxshax ayad iskadigtaye Masha Allah. Congratulations bro💪👊👊👊

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 роки тому +1

    baarakalaah oo allaahu dhexdiina.kheyr iyo barwaaqo ha dhex dhigo gabar aad isfahamtaan allaah idinla dhigo cadawga shaydaanka iyo insiga allaah idinka kabto amiin yaa allaah

  • @suldankaofficial8691
    @suldankaofficial8691 3 роки тому +33

    Congratulations my big brother 💙❤

  • @asiahassan3479
    @asiahassan3479 3 роки тому +1

    HAMBALYO HAMBALYO wll alle wnag dhexdiina hadhigo adiyo my Duma 🤲🏾🤲🏾❤❤

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 3 роки тому +3

    Congratulations Sxp Muniir 🎊
    Inta dhiman sidaan iyo si kafudud Allah hakugu dhameeyo sxb

  • @Sales556
    @Sales556 3 роки тому

    Masha Allha hambalyo Wll
    Raynrayn kuwara abidkin lamane nolosha macankeda farxad ku qata Allha idnka dhigo forever

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 3 роки тому +8

    Masha alah mabruuk muniir ilaahay hakuu barakeeyo guriga yagleesheen anagana noso ducay caruus team single

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 3 роки тому +1

    Boqorad mj heshee ilaasho bro❤️❤️❤️🤴🤴👸🔥♥️🇺🇿 Alle ha isku kiin barakeeyo wada jira Abid

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 3 роки тому +11

    *Congratulations* dhiiga muniir aqaa🆎️❤

  • @mariyacadey9440
    @mariyacadey9440 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo hambalyo isku waara ubad qeeer q
    abo kalahela
    munir iyo my duma ❤️❤️❤️😍😍😍👏

  • @asmaahabiib9104
    @asmaahabiib9104 3 роки тому +3

    Mnsha Allh Hmblyo Hmblyo my brother👏👏♥️

  • @munoabdinasir5611
    @munoabdinasir5611 3 роки тому

    🙏🙏Maansha alaahh Hanbalyo hanbalyo🙏🙏🙏

  • @amuuradahiir5157
    @amuuradahiir5157 3 роки тому +13

    ألف ألف مبروك بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما خير 👏👏

  • @umuruuneey9838
    @umuruuneey9838 3 роки тому

    Masha alh alle hakugu gulleyo insha alh guurka wa got adigo gacan lagalayo e alle haga dhigo gotkaas god dahab kaga so baxay insha alh

  • @goodlady5357
    @goodlady5357 3 роки тому +15

    Adeerkay geesowalac baa meesha uga jeedaa muniir welcome to mj family hadaa nasab kaguursatay 😍😍😍😍

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 3 роки тому +2

      Gbdhi hore away 😒

    • @bilancadey6334
      @bilancadey6334 3 роки тому

      Mansha allah anba ader gees walac baan mesha uga jeeda malaha reerku waaa nala xidideen hamblyo reerka cusub

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 3 роки тому +1

      Mj nimada naga badan maxa lo weyina waxay ka tahay qof kasto qurbo joog qabilksa kor logu wacaa hadii family hose laway

  • @khasanoabdiabdullahi2189
    @khasanoabdiabdullahi2189 3 роки тому

    M.a barakowa idim alle walalo🤲🤲🥰

  • @dromarheidar4801
    @dromarheidar4801 3 роки тому +15

    Masha allah hambalyo wllkey Aqaa And Du Yasmin🥰

  • @hippanuura5529
    @hippanuura5529 3 роки тому +2

    M.a wllo muniir aqaa meherkaaga kuu hanbalyeyenayaa hambalyo wllo guurkii lgu waaro ubad kheyr qaba insha Allah guri farxadeed ❤️

  • @MohamedIbrahim-up9ju
    @MohamedIbrahim-up9ju 3 роки тому +9

    C.qaadir maa la dhaha muniir😂😂😂

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 3 роки тому

    Hambalyo abowe I.a noqda kuwi farxad io barwaqo kuwaro kudhamaysta gabar io cano wiil io cadin mala dhihi jire 10000000 mar hambalyo hambalyo wll aqaa😍

  • @sowda2506
    @sowda2506 3 роки тому +4

    Masha allah hambalyo ina adeer muniir kuwii iskuwaaro oo ubad qeyr qabo kala helo allaha idinka dhigo❤✊

  • @naciimomaxamed1461
    @naciimomaxamed1461 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo wllky muniir iyo dumashi yasmiin isku wara ubad qayr qaba kala gels🥰🥰🥰🥰

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +11

    Maashaallah... Hambalyo hambalyo wllo.

  • @ayanahmed6717
    @ayanahmed6717 3 роки тому +1

    Masha Allah Hambalyo hambalyo 💓 maniir iyo dumashi

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 3 роки тому +7

    Odayasha qosol badanaa kulaha: ma ninka qooqan baa 😂😂
    Anyway hambalyo muniir

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 3 роки тому

    Mashaallh qayskii barakooba oo dhisma bowe allh haidin kadhigo mashaallh tabarakallh gabar fcn inaytahy dreemikaraa waa dhalboqortooyo allh haidin xafido

  • @abdinhoahmed3658
    @abdinhoahmed3658 3 роки тому +10

    Intadan kursan noo wac familkeda an waresanee team wafaa is ilaaliya nio wanku okahay ciyal wafaa waxid atahy wax hubso 🥰❤️

    • @aishaibrahimmuuse8284
      @aishaibrahimmuuse8284 3 роки тому

      😂😂😂😂

    • @pintuaisha567
      @pintuaisha567 3 роки тому +1

      Ar tan gabarey u egtehee shaki hana gelin

    • @hiyammohamut2294
      @hiyammohamut2294 3 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @abdinhoahmed3658
      @abdinhoahmed3658 3 роки тому

      @@pintuaisha567 in 2022 lamaroyo ma okid miyaa pro gabar nimada xitaa wala samesoyaa
      be careful🤪🤪

    • @queeenanaa3811
      @queeenanaa3811 3 роки тому

      Naag mj weyeh maha naagah rer xamarka oo kale kuwas ina labaaro ubaahan

  • @samanjecel160
    @samanjecel160 3 роки тому

    Masha alaah hanbalyo ubad qeer qabo Alaha idiin siiyo

  • @fadhumoali4298
    @fadhumoali4298 3 роки тому +6

    Masha Allah 💖 wll mcn Hambaliyo 💝 Hambaliyo 💝 Hambaliyo 💝 Hambaliyo 💝 Hambaliyo 💝 Hambaliyo 💖 Hambaliyo 💝 Hambaliyo

  • @deeqodagan7932
    @deeqodagan7932 3 роки тому

    M.a hamplyo hamplyo muniir farxad ku nolada allha isku kiin barakeyo

  • @Moha.haashi527
    @Moha.haashi527 3 роки тому +6

    Asc my brother muniir aqaa keep gain allaha isku kiin daayo

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 3 роки тому

    Allhamdulillah bro alle hku barakeyo anagana alle hano wada sahlo mid qayer qabta 🥺❤️😘🤲🏼

  • @Kevin_Vampire
    @Kevin_Vampire 3 роки тому +8

    Congratulations 👏🎉 bro

  • @onelegend3626
    @onelegend3626 3 роки тому

    Mansha allah kuwii isku wara noqda ee ubad kheyr qaba kale hela

  • @user-ze5in9bg7r
    @user-ze5in9bg7r 3 роки тому +8

    مبروك مبروك ألف مبروك يا أ خي ♥️♥️🥰🥰❤❤❤💯
    بارك اللكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 💍🔐🌹👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @xamdiyusuf7976
    @xamdiyusuf7976 3 роки тому

    hanbalyo waal alle ha isku kiin barakeeyo inshaa allaah

  • @abdallaabdi8750
    @abdallaabdi8750 3 роки тому +29

    Glad to see such things CONGRATS to u Walal♥️👑👊

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 3 роки тому +2

    Masha allah.🙌 doonis Aad u qurux badan I always liked my doonis sidaas cml🙏

  • @naimasheikhnour5583
    @naimasheikhnour5583 3 роки тому +7

    Muniir wax ifhnsii tiihore miyaa mise tukle😄

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 роки тому

    mashalaah Alla ha is ku kiin barkeeyo isku waar guurgiin guur kheer

  • @adduunkatv
    @adduunkatv 3 роки тому +8

    Hambalyo ugaas

  • @manaalayatollah1096
    @manaalayatollah1096 3 роки тому +2

    Waxaan Toos loo arkeyn ❤
    Anigu ma Tibaaxayee 💙
    Waxaase Tiraabayaa 💚
    Tusmada reerkaa unkumay 💛
    Inuu Taariikhda galay ❤
    Arooskaa taaba galay 💙
    Allow kii lagu Tarmee 💜
    Farxadna lagu Taransade 💚
    Taagnaada allow ka yeel ❤
    Hambalyo Aroos Wacan
    King & Queen

  • @viyoore2765
    @viyoore2765 3 роки тому +6

    War gabdha nin kale inow qabo bal iska tijaabi 2022 shartiizow wataaahe😃😃😃😃

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +1

      Hh baritn majira ayantn

    • @viyoore2765
      @viyoore2765 3 роки тому +2

      @@mariamelmiofficial7541 2022 nagihii afar loo baneeyay umaleynaaaa hhh

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +1

      @@viyoore2765 hhh meqa wax nagu inkirysen adkaysta nh

    • @viyoore2765
      @viyoore2765 3 роки тому +2

      @@mariamelmiofficial7541 sanadka nimanka 1 loo baneeyay nagaha afar marka raaxeysta 😀😀😀😀

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +1

      @@viyoore2765 hh ani kuma jiro shrfw wnka hary

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 3 роки тому +1

    Mansha Allah guul iyo gobonimo sxb, ilahey gurkaaga mid qayr qaba hakaaga dhigo. wiil iyo caano gabar iyo caano. Amiin inshallah

  • @ayaanhassanaxmed3248
    @ayaanhassanaxmed3248 3 роки тому +6

    ماشاءالله تبارك الله مبروك الف مبروك
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 3 роки тому

    Masha allah alfa Mubarak hambalyo hambalyo wlkey mcn muniir aqaa iyo dumshi aroos wacan gacal iyo sokeeyaba gurkiina halagu farxo ubad qeer qabo alle idin siiyo wn ku farxey arooska cwa wxa bartay mgca saxda Abdiqadir Maxamed ahmed hambalyo wlkey ❤❤❤❤💉💯💯🙏

  • @istaahilahmed3702
    @istaahilahmed3702 3 роки тому +7

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 роки тому

    Masha Allaah hambalyo muniir iyo dumaashi isku waara ubad qeyr qabo kala hela ❤️❤️❤️❤️

  • @naleeysaleymannaleeysuleym6763
    @naleeysaleymannaleeysuleym6763 3 роки тому +6

    Mesha allaah hambalyo hambalyo wll

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 3 роки тому

    BARAKALAAH WALALAYAAL KUWII ISKU WAARA ALLE HA IDINKA YEELO.

  • @faliscadeychannel9499
    @faliscadeychannel9499 3 роки тому +4

    Congratulations 👏 isku wara insha allh

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 3 роки тому +1

    Hambalyo munir barakallah fikum from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 3 роки тому +4

    Congratulations 🎊 brother ❤️and duu

  • @zeynabdagan2300
    @zeynabdagan2300 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo wllky iyo dumaashidey 💞💞💞isku waara ubad qeyr qabana Allah ha idin siiyo

  • @israhassan4925
    @israhassan4925 3 роки тому +12

    Waxn modijiry nin reerleh any way congratulations 👏بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

    • @nasriinapea752
      @nasriinapea752 3 роки тому

      Haa abyo gabadhii hore waa kala tagen

    • @Mubarikmoha
      @Mubarikmoha 3 роки тому +1

      Isra anaa jooggo aanan reer leheyn soo dhawaw😂😂

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 3 роки тому

      @@Mubarikmoha kkkkkkkkkkkkk bun hadii la waayo bedelkiisa jooga yaa

    • @ruuneymohamuud8825
      @ruuneymohamuud8825 3 роки тому

      @@Mubarikmoha lcg maledagay ku dhahday isra😂

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology 3 роки тому

      @@ruuneymohamuud8825 anaa lacag leh ruuneey 😁😁

  • @khadraabukarhussein3437
    @khadraabukarhussein3437 3 роки тому

    Masha Allah MABRUUK awalaad saalixa alle ha idin siiyo ileen habarwadaag ayaanu ahayn adna loobagaa ku dhashay iyo wacayle Ana habaryonis iyo loobage😍😍😍😍

  • @xarbihaaji1966
    @xarbihaaji1966 3 роки тому +5

    Congratulations Dear brother Muniir♥️♥️🙏

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo bro noqda kubii iskuwaaro oo kalahela ubad qeerqabo🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 3 роки тому +3

    Congratulations brother

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 3 роки тому +2

    Hambalyo munir furinka badan iska yareeey inshallah 🙏 ♥

  • @fatimakhalifzakria3631
    @fatimakhalifzakria3631 3 роки тому

    M.a ma.a hambalyo wll guurkaga dhqn iyo diin ka muuqda m.a hambaly mj iyo Ab❤

  • @swaggerchannel7042
    @swaggerchannel7042 3 роки тому +3

    Congratulations 🥰🙏

  • @mayzar____hagio345
    @mayzar____hagio345 3 роки тому

    M.a barakalahu lakum

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 роки тому +3

    Hambalyo wllky muniir iyo duma dhisma oo dhaqma 😍

  • @aaminocali7586
    @aaminocali7586 3 роки тому

    Masha allh abwe hablyo hblyo hblyo allha isku kiin barakeeyo

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 3 роки тому +5

    Congratulations brother ❤

  • @amm1809
    @amm1809 3 роки тому

    Mashallah nuur calaa nuur muniir guurkina guri qeer adiga iyo xajiyada isku waara ubad qeer qabo kala hela

  • @ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955
    @ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955 3 роки тому +1

    Maasha allaah hanbalyo hanbalyoguurkiin guur qayra guurkiina guri nagi guulow kayel