Daawo Wasiir Fiqi O Sida Boqortooyada Maanta Loo So Dhaweeyey isna xaqa Ku Adimay Garoonka Muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah5150 Годину тому +3

    asc soo dhawow anbashatoor fiqii guul iyo gobnimo

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini7678 49 хвилин тому

    WASIIR FIQI GUUL HALYEY LOOBAAHNAA XILIGEEDA MASHA ALLAH

  • @bashiirboodaaye7876
    @bashiirboodaaye7876 2 години тому +3

    Soo dhawow wasiir fiqi dalka iyo dadkaba waad difaacday

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 Годину тому

    Mashallah I love wasiir fiqi from SSC

  • @bashiirboodaaye7876
    @bashiirboodaaye7876 2 години тому +2

    Maa shaa allah

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw Годину тому +1

    Cizi iyo sharaf baaleedahay waziir allh hakuxifdiyo

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 55 хвилин тому

    GUUUUUL guuuuul 🇸🇴 Somalia is fahanka WASIIR FIQI GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 53 хвилини тому

    VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🦶🦶🦶⚽️⚽️⚽️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 57 хвилин тому

    VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @barliincadeey9237
    @barliincadeey9237 Годину тому

    Masha allaha guuleso cafimad insha allaha 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 fiqi❤❤❤❤❤

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 55 хвилин тому +1

    Asc maasha Allah yaa xayyu yaa Qqayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid badaheena dhulkeena umada somaliyeed ku xafid meel walbo ay jogaan Ama marayaan yaa Rabi nagu xafid Amiin yaa Rabii.yaa Rabi naga Qabo dadka tageera Etobia oo jaajusint u ah Emaarad iyo Etobia iyo kuli mucaarad sharkooda Allah hanafa xijaabo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.cadowga Dowlada Dalxureeye cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Allah ha u fududeeyo shaqada fican ey noo hayaan Dowlada Dalxureeye Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.masha Allah .Alxamdulilaah Rabilcalamiin guul iyo gobonimo Allah hana siiyo Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤walalayaal dadka ku nool xamar Afkiina ku heysta XasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaa Billah caleyulcadiim .Aqrista Quraanka kariimka masha Allah.cadowga muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw cw scw scw scw scw masha Allah

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 58 хвилин тому

    Mashalah taariikh ayaa qormeysa soomaaliyey aan is adkeyno wax yar baa noo haraye. Guul iyo gobanimo Somalia is a great place to defend!!!

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Годину тому

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Годину тому

    Fiqi waa nin adag oo fariid ah muuse biixi iyo abiy axmed geed buu ku xidhi lahaa laakin Hassan sheekh oo bilaa sharaf ah baa ilaahay madaxweyne ugu dhigay

  • @sareyeltd
    @sareyeltd Годину тому +1

    Masha ala wasir fiqi guuleyso waa anigo jooga Borama awdal

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q Годину тому

      wa moryan hawiye=HAITI tuugo qabiil mesha ku yimi wa fashil

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Годину тому

    Masha Allah tabaraka allah ❤❤❤❤

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Годину тому +1

    Masha Allaha halayeey kharan guuleso hora usoco Cadawagag ha hajabo

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Годину тому +1

    Maloo dhashaa wadi mise waa layska dhigi karaa wadani 😊
    Guul Somalia 🇸🇴

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 9 хвилин тому

    Mshaa allah waa geesi soomaliyed❤❤❤❤

  • @mohamedmataan798
    @mohamedmataan798 2 години тому +4

    As inshaallah waxaan rajeyneynaa soomali isku duuban shaqsi waxba masoo kordhiyo
    1960 ayaan xasuusanay

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Годину тому

      Waad riyootay halkee somali iskugu imanaysa hassa sheekh baa lagu kari waayay waar nimanka khaatumo state ee kaligood reer waqooyi ka raba somali weyn soo dhawee oo ha ka qeyb qaataan shirarka madasha qaranka si looga guleysto qolada gooni ugoosadka ah,oo Puntland hadii maca qaldantahay adigu hasanoow deni waa saxibkaa shalay ee u tanaasul oo fursad ha siin Abiy Ahmed

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 7 хвилин тому

    Mshaa allah rabi haku xifdiyo💓
    Waa anago jogana jigjiga geesi
    Soomaliyed❤❤❤❤

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 25 хвилин тому

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedShafec
    @MohamedShafec 42 хвилини тому

    He has done good job, we appreciate .

  • @0markassim21
    @0markassim21 Годину тому +1

    Dawadhilifka ithoipia waxba kaama qaadayaan insha allah guuleyso

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Годину тому

      Hooyadiin iyo qadaadweyn weyn ba wasa

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w Годину тому

    Geesi weeye ninkaan.. ciyaar maaha., Allaha daayo.. ma kaftamin walaahi, dharbaaxo ayuu indhaha uga dhuftay..

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali Годину тому

    Asww fiqiyow guulyso❤❤❤❤

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 56 хвилин тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴🫡🇸🇴👍👍🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴👍🫡🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🫡🫡🇸🇴🇸🇴🫡🫡🇸🇴VIVA SOMALIA 🇸🇴

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajji Годину тому

    Somaliyey Makashigana madaxweyne ninkan

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 24 хвилини тому

    Fiqi waa orgigii futadiisu qaawanayd
    ee tobalcarada kabaryay
    Wanka

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Годину тому

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉😊

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q Годину тому

    Hawiye=HAITI MORYAN kan o kale a qabiil u yimi ninki laha 1991 a lo noqona dawlad fashil ah

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Годину тому

    Qadadweyn fiqi futo faruur

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 58 хвилин тому

      😂😂😂😂

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Годину тому

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉😊