Maxishooto walee wadadii ugu xumeed hadaad cagta saartay waxaad ka faa iidaasa la arkaaya saas hakuu waalanoo habraha boqol mar kudhali karaan oo fasahaada ah bal meey kuweey dhaleen ila sameeya dhahaan ileen weeyka naxayaan oo uma rawaan ine halkaan soo dhigaan maxaad rubaayad jiloow ka ogtahay ookataqanaa fir iyo farac ba uma jilihide waxan jilitaan lama dhahee is xisaabi intaa lagu xisaabinin
@@fadomomahamed7556 naya adi xakagaly waxan Jilayo mase wax lajilayo fir maxa Keny waxan.umaleyna ina hormarkeygi kaso horjedid lkin iska qeyli howshuna wey socone kuma aqan lkin wan Ku raxestaa cayda iyo yasidanka wanba kahela gabdhaha San icaya Thanks you abayo so wad kuma so jawabayo hormar wacan quruxey
Masha Allah asxapta an jeclahay hore usocda❤
Hehehehe 😆😆😆😆😆dumarka qaar adoo sxb la‘aheen xitaa kama faka neesid dacas hadaa gashto xitaa
Nuucu yahay waa la tilmaama 🤣🤣
laki hada arko fera ku dilaa 😂😂😂😫 hore u socda my dadkeyga
Omg
Hada ogaday gabartan waxa so canbixiyay Jamal jacelow iyo abdi hakin huri usoco abayo
Hhhhhhhh wax qasan😋😋😋
teda kale wxu wa riwayade dhaarta iska daa wllo
wa shidn thy
Galmudug team 👌👌👌horumar wacan💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Laki Ahmed kkkkkk
yaaab ar dumar & xan yaa rayn kkkkkk tan ma xiiqayso miyaa
asxabey adinkaneh mahad santihin wax fican Naga fish a inasha alh
Maxishooto walee wadadii ugu xumeed hadaad cagta saartay waxaad ka faa iidaasa la arkaaya saas hakuu waalanoo habraha boqol mar kudhali karaan oo fasahaada ah bal meey kuweey dhaleen ila sameeya dhahaan ileen weeyka naxayaan oo uma rawaan ine halkaan soo dhigaan maxaad rubaayad jiloow ka ogtahay ookataqanaa fir iyo farac ba uma jilihide waxan jilitaan lama dhahee is xisaabi intaa lagu xisaabinin
@@fadomomahamed7556 naya adi xakagaly waxan Jilayo mase wax lajilayo fir maxa Keny waxan.umaleyna ina hormarkeygi kaso horjedid lkin iska qeyli howshuna wey socone kuma aqan lkin wan Ku raxestaa cayda iyo yasidanka wanba kahela gabdhaha San icaya Thanks you abayo so wad kuma so jawabayo hormar wacan quruxey
fadomo mahamed abaayo gabadha waa walashaa hadey qalad sameyso si gooni ah ula xiriiir oo wax ugu sheeg inaad ceydo ma ahayn
@@zeinabibrahim6750 maya abaayo hadaad warkeeda heen laheed saas madhagdeen waa saqajaanad yar sheydaamada
Kkkk sawirkeda arke kulaa ayado fera wen hor mar wcn asxabey
Hhhh hadana jilin ma herkan gari laha inaderow
😂😂😂😂😂
badiya xanta gabdho
Nayroobi dibad u tahy😂😂😂😂😂😂😂
kkkk laki kujafny walhi hhhh
Away Asxbta kale meshaan ninbaa ka maqan
xan iga dheh
canb wa ka la kac day cadey
abayo Thanks you mai taqana
canab caadi mahin
Thanks you abowe
😂😂😂