Naayaahee Beri Hore ayeey Salmi socon Laheeyd Hadaad Naag Darbis ah Dhalinyaronimada Waa Wax Laga Koro Markaa I hope Inaad Kuwa aqli Badan Oo Kula Taliyaa aad Heli Lahayd Beri Horeey Salmi Carada Dardari Lahayd Big Odhan Lahayd .
Waar Yaahee Maxaa Wariya ah Intii Aynu wada Ogeeyn Uunbeey Subax Walboo Salaasa ah La Imaneeysaa Dee Nin Odhanayaa Labadiina ayaan Rabaa Ee ay Ogtaha UUnbeey Iyana Dee Rabtaa Iyo Waxaasoo su'aalo Maalaayacni Ah Ku Odhaneeysaa Miyaanad illaaheey Ka Baqayn Walee Wariye Waa Anchor Jaamada Ayaa Loo Tagaa Dee wariyaha Noocaanee sakaraadee Gaarigu Jiidhay Ee Weeyteeynaya Waa tanoo Kale Waar Yaahee Waar Wax naga dhin .oo runta ayaa loosheegaa umada ama waalaga yara dhuuntaa..
Naa Labadiinuu isdulsaarayaayee Naa waamaxay Su.aalahan Waalan Ee jini jiniga Ah Ee nacasnimada ,Naa Ka Baydh ,Naa Su'aalahan Aad wadaa qofkii Miyir Leh wuu garanayaa Waa Catara Baqash ,Naa Sida Caruurtaad U weeydiineeysaa Markaasaad Leedahay Caruur Ma'ahi..
Naayaahee Beri Hore ayeey Salmi socon Laheeyd Hadaad Naag Darbis ah Dhalinyaronimada Waa Wax Laga Koro Markaa I hope Inaad Kuwa aqli Badan Oo Kula Taliyaa aad Heli Lahayd Beri Horeey Salmi Carada Dardari Lahayd Big Odhan Lahayd .
Naa Wuu Kuu Cadeeyey Isaga Hadh Naa Marag Baad dunida Kawayday ,Marabtaa Naagtaa Waad tidhi wuxuu Yiri Labadiina Isku mid ,Ha baryin Hadalka Badan Waa Baryo ,isaga Hadh wuu kuu Cadeeyey Naa Su'aalaHA DOQONIMADA RAGA lAMA WEEYDIIYO ..Wuu Kuu sheegay Labadiina Ayaan Doonayaa Ee Lama Ladoon ,Aaneey ahayn dee Kahadh.
Haa dheh bisle labadiinaba
Naagta xoog badanaa
2 naagba wuu islarabaa gododle walle kan waa naago jeclayahy
Maxa ka galey Adiga
War iskadaa findhicilka nimanka somalida maqaxiyaha hortooda ayay ku findhicisha qaab daro weye
Labadaba waa jecel yahey. Ninkani waa nin Raga. Labadaba waa wada guursan karaa
2 qof lamajeclaado waa gododle jacayl majiro waa qooq
😂ninka maxey uqasabeysa
Tankis
Qof wax jaceyl hadal makaro lkn bisle waxaa tahay qof qiimo madan lkn farta iyo adiga isma fahameysiin lkn farta haaji waa qof muran badan wlhi lkn waxaa tahay duqaadki oo qif ah aya tahay
Walee ninkaan dhib weyn ayaa heysta!!!
Fartu wariyay ku haboonayd
Waar Yaahee Maxaa Wariya ah Intii Aynu wada Ogeeyn Uunbeey Subax Walboo Salaasa ah La Imaneeysaa Dee Nin Odhanayaa Labadiina ayaan Rabaa Ee ay Ogtaha UUnbeey Iyana Dee Rabtaa Iyo Waxaasoo su'aalo Maalaayacni Ah Ku Odhaneeysaa Miyaanad illaaheey Ka Baqayn Walee Wariye Waa Anchor Jaamada Ayaa Loo Tagaa Dee wariyaha Noocaanee sakaraadee Gaarigu Jiidhay Ee Weeyteeynaya Waa tanoo Kale Waar Yaahee Waar Wax naga dhin .oo runta ayaa loosheegaa umada ama waalaga yara dhuuntaa..
nagta waxay ka hadllayso waa wax meel raganimada meel kaga uga dhicin
Hacabsan walaale labadiina waa din wada jedelahay
naagtaan maxay ninka ugu waalatay salmo wuu jeclyahay maxàa dhacay adigaa baxayaya EE bax oo danayso
labadiinaba wuu idin jecelyahay ee adinku kuheshiiya hadaad dumar wacan tihiin
nin raga ma sameyo nagta yey ka hadal badan
Find hi ilka Tuur Anshan ma’aha
nagtan waa hadal badan tahay dadka hortoda maxay kula muranta
Farta. .... arrêt. Ça. Tu. Es👎