XOG DACAWALAY DAGAAL DHIMASHO & DHAWAC KADHASHEEN MAXAABIS LA QABTAY & XAALADA HADA..SULDAN C/KARIIM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 години тому +3

    Geesi geesi GUUUL guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @D100-x7l
    @D100-x7l 3 години тому +2

    Horta dhulbhante iyo ogaaden waxa dhalay fadumo Arab sh ISAAQ, hadna kama xishoodan Abtiyooda.

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому

    Meelkasta oo ah Kiilka Shanaad Mudaharaad Abuubula😮😮😮😮

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 2 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому +2

    Ugaaska Gadabuursi Shalay baa la weeraray> marka ciidna ma daynayaan

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому

    Oogaaden waa beel wacad lama amino! Doofar waligii ma dahiro!!!! Isaaqow Is difaaca! 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽 8:51

  • @gaasmohud-pg3ri
    @gaasmohud-pg3ri 3 години тому

    🙏

  • @Abiib-pv2fn
    @Abiib-pv2fn 4 години тому

    ALAHU AKBAR AAD BAA IDIINSALAMAYA HAJOONINA BARAARINTA SOMALI KALE

  • @SaYnabElMiBulshaLe
    @SaYnabElMiBulshaLe 3 години тому +1

    Ogadeen wuxu ku socda talo Harti lkn way ku jabayaan

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому

    Dagalkan waxa la inag jeedinaya Ceerigabo iyo Sool Waxan fahama

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 години тому

    Subxanallah ❤😮

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 5 годин тому +1

    Calanka dibdanbe yanloqada haqato kafadaralka intalahelayo dawlada gar ah

  • @AlikaysaAli
    @AlikaysaAli Годину тому

    Yes

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 години тому

    Arap iyo geesi aan ka baqan cadowga maashalah haloo gurmado

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 46 хвилин тому

    Somali tallo ayey u baahantahay

  • @OmerMuhumed-z6y
    @OmerMuhumed-z6y 5 годин тому

    🎉saas maaha suldaan wax hubso qabribaad gelliye

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому

    Suldaan ku adkee Madaharaadka

  • @haydar378
    @haydar378 3 години тому

    Arab waa geesiyaal

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 25 хвилин тому

    Ogadeen tallo xumada ka daaya dadka somaliyeed

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 години тому

    Ethiopia xaquuqda biniaadamka laguma ilaaliyo xasuuqa wuxuu ka yahay caado

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 5 годин тому

    Haada kadiib ogaaden caaqli dameer
    Dowlad niimo dambe ayaanu.idiinsheegan

  • @IfraxJibrilæ
    @IfraxJibrilæ 5 годин тому

    Dadkakani haka mudaharaadaan Oo ha sameystaan Killalka 6 ineynoqdaan Oo Goni hawga baxaan

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 години тому

    In caga Jara baa ka dambeya waxan, dagaalka Sool Halka ba laga soo abaabula

  • @w410921
    @w410921 4 години тому

    Somaliland inay gobol la hadasho maaha, weliba kuwii sameeyay

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 4 години тому

    Kkkkkk idoorka hada miiyay walaanyeehiin ogadeen yaysan idiin xasuuqiin

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf 3 години тому

    Cidna umaqayshanayno fadaraal iyo dawlad yoons oyagaa ubaahan foona ciidan to ciidan manihin anagu xiniyo wanu sobaxnay bari iyo ino dhagaxbuur

  • @ahmedoumer8826
    @ahmedoumer8826 4 години тому

    Beynaali

  • @gaasmohud-pg3ri
    @gaasmohud-pg3ri 2 години тому

    Horta Ragan meesha ka ahadkaya miyay waalanyihiin
    Horta wax fahma oo so dawada hadalkii uu shalay shagaxbuur kajeediyay wuxuu sicad usheegayaa in uu ciidanka Amar siiyay ayna qabiilada hubba kadhigaan ooy laayaan bal tvyads soo dawada .

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf 3 години тому

    Waaln lala dagaalamo meelkasta oo lagu arki niyu poliska ilaa jigjiga ilaa gashmointa isaaq dago
    Taasaa nobalana

  • @gaasmohud-pg3ri
    @gaasmohud-pg3ri 2 години тому

    Njnkan ina cagjar isagaa amarka bixiyay dagaalkan iyo kii ceergaabo way wada socdaan ee ree sheikh isaqaw gormaad waxfahmaysaan
    Mida kale in cagjar meesha wa laga badalayaa sidaas ayuuna dagaal ubilaabayaa si waqti usii joogo
    Waxa kale lahadal hayaa in degaanka madaxwayne looga dhigayo abdiraxman ciid oo ah nin ree sheekh isxaaq ah.

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf 3 години тому

    Suuro gal maaha kolhadii ciidankii kilalku reekodi soracay inaanu jajoog sano anagoah cidamada belaha sland yaa nagawaainiu gadhiga suga ah ee kadhaqaaqa xadka uu dhagahbuur kugadho 2sacadoo kanajogsanmayno
    Sharcina kamajiro meeshan

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 3 години тому

    Beesha isaaq dhamantood hakago an qaadan siidi ismamul gara oo dawlada dheexe hoostagta u samaysan lahayeen dulmiga markasta tagaan mah mid lasii eegan karoo xiita samii kumalah cashurta dagankooda laga qaado wado kaliiya loguma samayn hadana in birmagaydadoodi maalinkasta lagu hoos xasuuqo wax la eegto mah halatashado fadaralkana halakeeno dagankeena siida xitaa loo takoray ha arkeen madaxda saree ee fadaralku hadanay wax ka qabana walayska ceelin doona dagaalkuna ilama gashamo ilama wajaale wuu gaadhi dona hadhawtoo cid waxka qabankarta majirto marka dawlada fadaralka itoobiya ha ogaadto