Ar kashey oo cawa gabar hely farxad wlhy ilahy ha isku kiin daayo inkastod nin tahyo gabdha aad dana gara aad ugursanaysid sidad adigaba kadhawa jisay lkn iyada waa miskin nin lee rabtaa
dadka baa moodaya waxan run yaabka adunka waxan show wa been walaahi lakin jaahilintu waxay arkan ama maqlan bay run moodan 🤣😅faiza iyo kaasheeye wax ka been badan ma jirto
Samicnaa waa adacnaa 😅 laakin adigu ma uurkooda ku jirtaa teeda kale ma ogtahey in uu Allah nacladey beenaale Ayada ah Naclatu Allah calal kaadibiin xadiiska nabiguna scw uu ahaa in umadiisa ee ka mid aheen beenaalayaasha marka ha ku dhaaran waxaadan hubin oo xasanaadkada ha ku weynin 😅
@@wdwscommittee1915 ilaahay aqliga muxu no siiyay in wax lagu fahmo sow maha. takaale daher oo big beenlow ah marka teamkiisa ma run baad ka sugaysa? takaale aroskan hadu run faiza iyo kaasheye may familkooga u sheegan maxay social media ula imaanayan oo ma social media baa la isku gursada waxan wa show dadka aqliga lee un baa fahmaya lakin dadka adoo kaale wa jaahil la qaldi kaaro ee jaahilnimada ka baax please
Dahir Candho Markuu Xasan Cade Wareysi Ka Qaadaye Waxaa Dhahday Dowladaa Ii Wacday Intelgency Aan Soo Bartay Cidiina Ma Xishootaan Adiga Gabdhaha La Tirsada Maa Wax Bartay?🤣🤣
Congratulations Baraka-Allah Masha-Allah 👏👏👏
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Sallallaahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Daahir wlhy Umada waa caawiyaa
Masha alah wanaag ayuu isu badalayaa
Masha Allah hala taageero, waa arin khayr badan kujiro, Allah ha isku barakeeyo🙏
Congratulations Kaashey and Faiza your wedding 🎉🎊🎈❤️❤️💯💯💯👍👍👍
Maxkamad allaha barakeeyo mashalah ❤❤❤
Hambalyo Hambalyo Guurkina guur kheyr leh ubad idin caawiyana Alaaha idin siiyo Amiin Amiin
Masha allaah waa geesiyaasheenii waa wadaniyaasheenii guulaysta geeshneenoow aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah congratulations both of them bash bash iyo barwaaqo farxad ku noolaada. Allahumma Ameen 🎉❤💙🤲🤲🤲
Waaaaw daahir calasoow roonoo daran awaaye,
Masha Allah ilaahey ha isu barakeeyo.AAMIIN AAMIIN. ❤❤❤❤❤
Mashallaha tabarkalaha taasi wa sax allaha ha isku kiin barakeyo inshallaha ❤❤❤❤
Aac 😎😎😎. aad iyo aad in lataageero weeeyee daahir calasow adna waad mahad santahay
WANAAGN ASXAABTA MASHA AALLAH
mansha allaah ❤❤❤ 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤
Hablyo wllhi waxn jclahy gawr Somali iyo will Somali gursado wan ku farxa wayo Ajanib wa necbhy😢🇸🇴🇸🇴🩸💯🫶
MaashaAllaah Alloow ka shig kuwii rabbi u gargaaray❤❤❤
Scw scw mashaalaah ❤❤❤❤❤❤
Xussein labka mashallah ani iso hess ninkeyga diib cawa xaflaad igu dhiig dhihii ❤❤❤❤❤
Mansha Allah tabaraka allah.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Masha allah guurkiina guur kherqabo owlaada kherqabo oo idiin kaalmeyo ilaah ha idin siiyo hanbalyo
mansha allah ❤❤hanbalyo❤❤hanbalyo ❤❤arooskii qeyr qabo ale heyniga yeelo cfmaad taam ale heyni siiyo❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllaah Allaha isku barakeeyo hadey kheyr isku yihiin waan ku faraxsanahay labadoodaba waan ku faraxsanahay somaliya walaga yabaa in aad tihiin dadka ugu horeyo lkn wadamada kale wey sameyaan walib wey isku raadiyaan dadka bahida gaarka ah plz icasuuma waan imanayaa Arooskiina inshaAllaah waad kabaxeysan baahida gaarka ah habo farxad ku waara.🎉
Mabruuk wllo faizo and kasheeey wada nolada nabaad kuwaraaa❤❤❤❤
Hanbalyo hanbalyo wallaalkey abdirizaaq iyo faisa wallaahi kaashee6 waa nin wanaagsan❤❤❤.
Hambalyo walalhen alha isku kin barakeyo❤
Ereyga iga gadan waa jeceyl dhaba hajiro hadii kale xiisaha wuu dhamaanayaa
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
HAMBALYO....HAMBALYO.....HAMBALYO...GUURKA FAISA WADDANI IYO IYO KAASHEY, ALLAHA AWOODDA LEH, HA ISU KIIN BARAKEEYO, UBAD KHEYR QABA OO IDIN DAADAHEYO, BAARIYAAL AH, ALLAHA IDIN SIYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caalam ka way ka dhacday in labo baahida gooni ah is guursadaan, hada ka hor in Somaliland....
Mashallah🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Wiilkan iyo gabadhaan darteena ayey u dhaawacmeen allow u gargaar askarta dhibaato ayay qaban dowlad garab taagan maleh
Maasha alaah habayo
Salanata sare hamabalayo hamabalayo ❤❤❤❤🤴👸💪💎
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh hanbalyo isguursada adinkaa isku dana
UGBAAD ARAGSAN, WA IN AY BARTA TIMAADO, INADEERTED RUMAAD, OO GABAR SURRE AH AROOSKEEDA WEEYE.
Saxiix,❤❤❤
AALLAHU AAMIIN
❤❤❤❤❤🎉
❤Masha Allah ❤❤❤
Mash allsh❤️❤️❤️❤️❤️
Masha A💗💗💗💗💗💗
Aniiga waxan wata fa iiso wadani wayo waxan ahay xooga dalka
Sax walahi
Mashallh🎉❤
Ar kashey oo cawa gabar hely farxad wlhy ilahy ha isku kiin daayo inkastod nin tahyo gabdha aad dana gara aad ugursanaysid sidad adigaba kadhawa jisay lkn iyada waa miskin nin lee rabtaa
😂😂😂 uducee ha isku dirine
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
❤😢
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
❤❤❤❤
Daahir Candho Markee Abgaal Cidiina U Diideen In Ay Gudoomiyaha Maxkamad Noqdaan UA-cam Maaka Dhex Furatayna Maskiin La Ciilay I'm Verry Sorry 🤣🤣
Dahir kuma yaqaane mel fariso xata masegkaga ma arkayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hambalyo 🎉
Hambeyo Hambeyo ❤️ ❤️ ❤️ 🎉❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iskuwara
HAMBALYO KUWI ISKU RAGA ❤❤
Heesa habargidir besbuu yaqaanaa
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha alaah Mansha alaah Mansha hanbalyohanbalyo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
dadka baa moodaya waxan run yaabka adunka waxan show wa been walaahi lakin jaahilintu waxay arkan ama maqlan bay run moodan 🤣😅faiza iyo kaasheeye wax ka been badan ma jirto
Samicnaa waa adacnaa 😅 laakin adigu ma uurkooda ku jirtaa teeda kale ma ogtahey in uu Allah nacladey beenaale Ayada ah Naclatu Allah calal kaadibiin xadiiska nabiguna scw uu ahaa in umadiisa ee ka mid aheen beenaalayaasha marka ha ku dhaaran waxaadan hubin oo xasanaadkada ha ku weynin 😅
@@wdwscommittee1915 ilaahay aqliga muxu no siiyay in wax lagu fahmo sow maha. takaale daher oo big beenlow ah marka teamkiisa ma run baad ka sugaysa? takaale aroskan hadu run faiza iyo kaasheye may familkooga u sheegan maxay social media ula imaanayan oo ma social media baa la isku gursada waxan wa show dadka aqliga lee un baa fahmaya lakin dadka adoo kaale wa jaahil la qaldi kaaro ee jaahilnimada ka baax please
🩷🩷🩷🩷🩷🩷❤️🔥❤️🔥❤️🔥💘💘💘💘💘💘
Waxaan Leenahay Hambalyo Hambalyo Waa Labo Oo Mudan In Lataageero Guurkodana Ilaahay Ha U Hirgaliyo. Maxkamada Iyo Teams Daahir Calasoow Waay Mahadsan Yihiin.
Dahir Candho Markuu Xasan Cade Wareysi Ka Qaadaye Waxaa Dhahday Dowladaa Ii Wacday Intelgency Aan Soo Bartay Cidiina Ma Xishootaan Adiga Gabdhaha La Tirsada Maa Wax Bartay?🤣🤣
HAWIYE😂JUDHUU BADHAA😂BADHAA JUDHUU😂AFSOMALIGA MARKI LA QAYBINAYEY XAABAA😂LOO DIREY😂!!!!
Oo adugu yaad tahay aan qeymeynee bal qeybtadee