Hereri & Puntland- Maxkamada Garoowe & Isir-Sidaha DNA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Qaybtani Waxay Ku Saabsan Tahay Sheekada Laba Qoys Oo Isku Haystay Nin Dhawr Iyo Lixdan Jir Ah Oo Maxkamada Garoowe Lagu Kala Saaray Kadib Markii La Eegay Isir-Sidaha DNA.

КОМЕНТАРІ • 136

  • @suaega2641
    @suaega2641 3 роки тому +13

    Puntland Court don't make decisions without evidence in use DNA test outcome, Puntlander respect Human rights 👏 👍

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 роки тому +13

    Nimco yaasiin raadiya iyo walaasheed alxamdu lillaah

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 роки тому +6

    Puntland waa dhaqaaday MashAllah

  • @salmancqooraychannel2770
    @salmancqooraychannel2770 3 роки тому +3

    Waa farxad hadan nahnay bulshada reer puntland in aan helno haayad tanokale ah mxayelay awal nayrobi baaloo darijiray iyadoo wkhti badn qadanaysa lkinse hadii wadnki lakeenay waa arin farxad leh hambalyo dhaman reer garowe iyo reer puntland♥️

  • @maguled
    @maguled 3 роки тому +3

    Waa horumar la sameeyey runtii oo lagu farxo, laakiin ereybixinta iska saxa. Waxaa ii muuqata meel ay ku qoran tahay "Foreensig saynis" 22:03, oo ah english la soomaaliyeeyey.
    Bal ku daya " Shaybaarka Sharciga", wa Billaahi Tawfiiq.

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      sax somali in aan isticmaalno aa noo fiica.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +9

    Jabuuti iyo Somaliland ayaa Gacan ka taagtay DNA puntland ayaana xalisay
    Nimco Yaasiin halasoo qabto 😂😂

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +13

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedmumin5525
    @ahmedmumin5525 3 роки тому +2

    Congratulations Puntland. Have yeeshee, Weligay maan maqal DNA la yidhi waa 100%. Aduunyada waxay iska illaalisaa 100%.

  • @m.a.h.96a.h.m4
    @m.a.h.96a.h.m4 3 роки тому +3

    Masha Allah waa guul soomaaliyeed.

  • @abdulsaeed5540
    @abdulsaeed5540 3 роки тому

    Ciid mubaarak dhamaan. Fadlan joojiye salaanta dheer oo aad qofkasata iyo xataa aad shaqaallaha TV ga salaamaysaan, wakhtiga in la dhawro waa camal wanaagsan.

  • @eyubabsuge701
    @eyubabsuge701 3 роки тому +2

    65jir miyaa laysku haystaa , oo intaa yu ka tirsanaa

  • @zahrodhoof963
    @zahrodhoof963 3 роки тому +3

    Markaa qofkaa hadii la dilo ama la kufsado deg deg baa lagu soo saari karaa iyadoo aan wakhti badan qaadan, qoraalka ka hooseeyo akhri marka hore

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому +1

      Haa waa CAJIIB waa muhiim xataa qorigii xabad laga rido waa la ogaanayaa waa HADII qifkii bodhigiiisa iyo xabada Ku dhacday la isku keeno

    • @saidabdigoodsong6162
      @saidabdigoodsong6162 3 роки тому +1

      @@trumpppl2024 mashA Allah putland

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому

      @@saidabdigoodsong6162haa sxb MASHAA allaah

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 роки тому

      Ballistic results

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому +1

    Somaligalbeed wAa looma oyaan

  • @aswanahmed9524
    @aswanahmed9524 3 роки тому +1

    War dadlysku hystana waxan ka maqly mamo malyun islan ladhayo wale waa yaabe sidee ilmaga ad ugaran waye rer bari Naga cilmibada😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      war gabdha uurka loo yeelo, hadana la dhoho aniga ma dhalin,ninkaas oo kale, oo wax inkiraayo dhagtaa 👂🏾👂🏾la so qaban wale iyo bile.😂😂😂😂

  • @farhanali-qs4ef
    @farhanali-qs4ef 3 роки тому +2

    Fadlan booqo magalo xeebedka dhinowda

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому

    Dad miyir qabo

  • @abdimaalikhaji4286
    @abdimaalikhaji4286 3 роки тому +1

    maxaa yaab is daba yaaaL

    • @jamaadofficial8306
      @jamaadofficial8306 3 роки тому

      Aniga ayaa kullamadi ah maxay iskaga haysatan 63 qof jiraya mammall ayuu haysta tolow waaan yaabanahaya

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 3 роки тому

    In dadka la kala saaro wa muhiim. Lakiin dhib qarsona iyo waali aan laga gaasham baa ku gadaaman. Somalida waa dad wax wad cun laha oo isla nool.marka maadama dadka wali sabool yihiin khatar xaga nolosha baa meesha taal.

  • @liibanabdullahi8513
    @liibanabdullahi8513 3 роки тому

    Waayaabee hadii locale gabardine laqabo eey sameeysa eey kuqaado uur uurkaasi limo kudhashay hadii ninkii gogoldhFKA kagadjau hadii oo soo sheegto hadii leisure raaco haha qaado DNA kii gogoldhaafka sameeyay ooh ilmaha yeesho Wilikiina guurdhaxmarin gabadhii Islamabad dhasay iyo ninkii ilma yeeshay

    • @abdirahman877
      @abdirahman877 3 роки тому +1

      Liiban, Xafiiska Xeer illaalintu intaysan codsiga u dirin hay’adda Forensic Science-ka waxay case-ka u eegtaa axkaamta qoyska iyo Shareecada inuusan ka hor imaanayn baaritaanku.

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 роки тому +20

    Puntland wey hormartay
    Dayaxay usocotaa
    Dr Abdirashid iyo laamaha cadaalada puntland shaqaday hayaan soomaali Oo dhan ayaa ku diirsaday really
    Horaa loo soconayaa insha allah 😍

  • @mohamedhagi8492
    @mohamedhagi8492 3 роки тому +18

    Excellence job Punt-land Government and its judiciary system. We are all happy to see the first time DNA laboratory in Garowe-Puntland, Somalia. Masha Allah.

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 3 роки тому +1

      maad somali ku qortid warbixin somali ah weeye dabcan dadka wa somali mise inad qortid baad nooshegin khaladka waxa dadki lcgta tahriibta kaa bixiyey

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 3 роки тому +2

      @@mataanciiideed4046 soo baro English why you becoming offensive 🙄 if you need we can explain

    • @mohamuda95
      @mohamuda95 3 роки тому +5

      Puntland 💪🏿💪🏿💪🏿

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 роки тому +1

      Ajar hala shaqaysto oo Adeega Caraale iyo Nimco Yaasiin Garoowe hala geeyo oo DNA hala xaqiijiyo

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 роки тому +2

      @@mataanciiideed4046 walal Puntland waa state Somalia ka mid ah waan jeclnahay Wadankena we dhibka dhaaf xamar aan ku dhashay Puntland waan deganahay Somalia Somali baa leh

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +6

    Dr Cabdirashid ManshaAllah walli waxu leeyahay Dalka somaliya..
    Puntland wali mudan Oran.
    Xamar waa Somaliya.
    Puntland waa Somaliye.
    Viva Somalia.

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      yees somalia beyno nahay, somalia ha nolaato.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 роки тому +12

    Puntland wlhi walugeed dowld somaali mid hore walaa mid danbe waxbo uma qaban dadka iyagaa wax qabsada guul

    • @luulxasan7549
      @luulxasan7549 3 роки тому

      Laaxawla walaaquwa ilaa bilaah
      Labadii wiil walaalo ma noqdeen

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      wagii xamar, hargeysa iyo kismaayo la dhisaayey puntland wey ka qataneed, lakiin wey yaqaniin sida wax loo qabsado, masha allah.
      we NEVER complain, we move forward.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому +4

    Nimco yaasiin fanaanada la isku haysta ha tagto meeshan

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +9

    ManshaAllah.. Somaliyeey hore u socda meelkasta joogtan.
    Dr Cabdirashi Mohammed Shire
    Waan ku faraxsanahay horumarka
    Aad Puntland gaarsisey iyo wannnaga aad la jaceshahay dhulka Somaliyeed adiga iyo dadka seinasyihiinta kula shaqeynayo👏🏼👏🏼👏🏼.....😘

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 роки тому +19

    War haddii DNA dalka gudihiisa lagu qaadi karo waa khayr iyo horumar
    Hello Nimco Yaasiin Carraale. kumee????

  • @zahrodhoof963
    @zahrodhoof963 3 роки тому +29

    Maashaa Allah dadka Kenya iyo Ethiopia in DNA laga qaado u aadaya ku samee dalkaaga, dawlada puntland horu mar weyn baa Allah idin gaarsiiyey xeer ilaalintana Allah habarakeeyo, xareedna waan ku salaamay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 роки тому +6

    Nimco Yasin caraalle hanaloobaadho fadlan

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 3 роки тому +8

    Masha Allh waa horumar weyn iyo dadaal blaadhan ooy samaysay dawladyada #puntland si loo yareeyyo dhibaatooyinka iyo dambiyada ka dhaca dalkeenna

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 3 роки тому +10

    VIVA PUNTLAND

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +13

    Maashaa Allah Puntland State Guul iyo Horayumar

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому +3

    ASC GABADHAYDAA BARATAY BAARISTA WAXAALAHAAS BUNTLANDRRNA WAAN AHAYE GABADHA SHAQA II SIIYA

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 3 роки тому

      Way helaysa insha Allah eedo

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 роки тому

      Garowe geey ama Hargeysa ama Xamar

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      mamo noo keen gabadha puntland,iyaadoo kale wan u bahanahy

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 3 роки тому +5

    Wariye cabdisalan thnk you so much p/land guulaysta you did a good job 👍

  • @danielabdiwahab5827
    @danielabdiwahab5827 3 роки тому +5

    "Forensic science" wuxu hoostaga cilmiga loo yaqaan " Criminology" !!!

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +7

    Ilmaha schools ka soo baxo yaan loo qurxin Askarnimo mostly central and South of Somalia Please ku waaniya Sciences

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 3 роки тому +2

      Adiga maxaa kaa qaldan hadeysan dhalinyaradu noqon askari yaa difaacaya dalka?

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 роки тому +1

      @@queenaraweelo5915 adigaa hubkaada ku Difaacaya😂😂🤣🤣

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 3 роки тому

      @@M.Duran71 maxaad ku qosleysaa. Maskaxdaada shaqeysii wadanaan ciidan laheyn cid ama xigtid.
      Wadan aan ciidan laheyn cidi ma shaqeysan karto waxna ma barankarto.
      Markii babad la helo baa nololi timaada.
      Maxay aduunku ugu tartamaa ciidanka.
      Micnaheedu waa in ay nabad helaan oon cidna wadankooda kala wareegin bey rabaan sow mahan.
      Yaase kugu yuri qofka ciidankaa aqoon målet.

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 роки тому +11

    ALLAAHU AKBAR. aad iyo aad baan ugu farxay cilmigaan cajiibka ah ee lagu baari karo dalkeenna gaar ahaan PUNTLAND/DHUL UDUG. Barnaamijkaan wax badan baan sugayey in uu soo daayo Hareri, guul iyo gobannimo horaa loo soconayaa.

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 роки тому +4

    Nimco yaasiin iyo walaasheed adeega halkaa hala geeyo

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 роки тому +5

    Mansha Allah puntland way hormartay ❤️

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +6

    WAA HORUMAR WEYN WAXAY FUDUDAANEYSAA ARIMO BADAN GUUL PUNTLAND GUUL SOMALIA MASHAA ALLAAH

  • @salaadcabdule5380
    @salaadcabdule5380 3 роки тому +2

    Sidii loo socdy qof nool malysku qabsaa

  • @haniaden6470
    @haniaden6470 3 роки тому +6

    Masha Allah horumarka ka muuqdo Dowlada Puntland
    ❤️❤️

  • @Awad76
    @Awad76 3 роки тому +7

    Masha'allaah waa horumar aad iyo aad alle haw barakeeyo reer puntland iyo umada somaliyeedba horumarka

    • @aisham6420
      @aisham6420 3 роки тому

      Bhjjk ,te.mm vhgn m.
      0m

  • @TIKTOKER_PAGE
    @TIKTOKER_PAGE 3 роки тому +3

    dhulkaygii allaha idin siyaadsho horumarka

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 3 роки тому +5

    Dr ka amaankisaaba khatar ah waxa ka shaqeynayo awgii

  • @ayanmuse6190
    @ayanmuse6190 3 роки тому +3

    Puntland guul guul waa dadaasheen

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому +2

    Masha allaah hore u socda hayaada dhienanka baadha guul

  • @asm2878
    @asm2878 3 роки тому +6

    Asc asxabay Aniga u baahan.Sweden baa dagahay lkn wiilkaga iyo hooyadiis ban waxay joga somalia hada rabay in aan dacwo u xareeyo Lkn waxay ugu dheheen maxa cadeynhy in aaad Wiilka dhashay. Ee mesha magaceed isheeg ama sheeg garowe kaga taal aaan la xariiiree.

    • @hatethatiloveyou7939
      @hatethatiloveyou7939 3 роки тому

      Sweden baareeso wiilka iyo xaaska geey meel an Somalia eheen si ay u helaan warqad qaxooti
      Dowlada Sweden ma aqoonsano passport Somalia

    • @SweetySweety-cf6yn
      @SweetySweety-cf6yn 3 роки тому +1

      Swedan haday tahay Ethopia ama kenya bay DNA ku marayan wlo

    • @asm2878
      @asm2878 3 роки тому

      @@hatethatiloveyou7939
      Wll xage jamac sooo xariiri karaaa???

    • @hatethatiloveyou7939
      @hatethatiloveyou7939 3 роки тому

      @@asm2878 tlfnkga iso qor WhatsApp an kaso qabtee

    • @asm2878
      @asm2878 3 роки тому

      @@hatethatiloveyou7939
      ‪+46 79 051 71 63‬
      Waaa kaas Wll

  • @muuqalosocdaaltravelvlogs3744
    @muuqalosocdaaltravelvlogs3744 3 роки тому +2

    Frontsience dadka somali ugu badal si loo fahmo, BAARITANKA HIDA SIDAHA DHEH

  • @omarmahmaudcboorama8939
    @omarmahmaudcboorama8939 3 роки тому +2

    Allha subxana wataca halaga cabsado dadka dadkslasarayaayina wey fcmyihin alha inugu asturo DNA cadaalad bey muujiyen allahna wuu ogyahay

  • @cumarfaarax9035
    @cumarfaarax9035 3 роки тому +3

    Thanks gudoomiye herari

  • @farhiahassan8069
    @farhiahassan8069 3 роки тому +3

    Masha alaah Dr c/rashiid Ilaahay hanoo xifdiyo aqoon yahaninta dad keena aqoonta leh we soomaali yeed gaar ahaan dhakha tirita iyo Cilmi baar yaasha

  • @yupyeah553
    @yupyeah553 3 роки тому +2

    Video-gan maan wada fiirsan ninkani nimankuu lafadhiyo buu u egyahay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +3

    sidey ku qaadatey 8 bilood malaa waa covid19 addunak kala xayirey

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому

      Marka qarlood kufsi bwey baraan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 роки тому +8

    Maashaa allah horumar ayaa la gaaray dna puntland waa hormartey wadamo badan african mayaqaanaan dna

  • @mohamedmohamed-zs6vi
    @mohamedmohamed-zs6vi 3 роки тому +2

    Maashaa allaa waa wax lagu farxo

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 3 роки тому +1

    MashaAllah waxa mahad Alle. Waxan kadib u mahad celin Forensic Science, Maxkamada iyo 2da qoys oo geesiyiinta ah, iyo C/salaan.
    Forensic Science, waxan leeyahay Allaha idin barakeeyo shaqadiina, laakin magac dadkeenu fahmayan u bixiya hay'ada sharafta leh. Mahafsanidin

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 роки тому

    oh, masha allah, walhi waan tagney, ilahoow somali hormar iyo nabad sii amiin

  • @asmaismail868
    @asmaismail868 3 роки тому +2

    Mashallah 💎🇸🇱💖

  • @abdirahmansaleban2478
    @abdirahmansaleban2478 3 роки тому +1

    Well done KX/Xeer ilaaliyaha guud iyo Dr Cabdirashiid

  • @Abdifatah-d7y
    @Abdifatah-d7y 3 роки тому +3

    Mashallah guul

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 роки тому +2

    Maan sha allah in umada Soomaaliyeed sidaas ookale laakalasaaro

  • @xassansooffe6289
    @xassansooffe6289 3 роки тому

    Soofe
    Iamtttyhhhhhhh

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +1

    Kkkkkk.. Harari haaye haaye haayeeee 🤣🤣🤣

  • @maryanabdirizak3288
    @maryanabdirizak3288 3 роки тому +1

    Maansha allah

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 3 роки тому +1

    Waa arin bogadin mudan runti ma sha Allah

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 роки тому +1

    Ninka lacag doon buu ahaa yahuu

  • @keysa9579
    @keysa9579 3 роки тому +1

    Maasha allaah

  • @maxamadsalaad3086
    @maxamadsalaad3086 2 роки тому

    M

  • @drbrave4546
    @drbrave4546 3 роки тому +1

    Gobalka baki.waa awdal kkkkkk

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 роки тому +1

    Odaygaasi runbuu sheegay

  • @buraale134
    @buraale134 3 роки тому +1

    Mashallah

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 3 роки тому +1

    Mashalaah

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 3 роки тому

    SOMALIA SOMALIE SOMMEIL BRAVO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 роки тому

    That's amazing 👏. I want to see more progress inshallah

  • @hilaahilaac9359
    @hilaahilaac9359 3 роки тому

    6

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 3 роки тому +1

    Sii wacaan buukdhamaaada

  • @cumarciise5551
    @cumarciise5551 3 роки тому

    Ma xeerba dhigaya in lagu dhameeyo halkaa ka dib marka uu khabiirku xogta ka hor akhriyo xafiiska xeer ilaalinta? Jaanis intee le eg buu leeyahay dhinaca la idhaa kumaad guuleysan inuu hubin dalbado? Ha'adda Foreensig sayniska iyo xeer ilaalintu xidhiidh noocma ah bay leeyihiin?

    • @alifarah4857
      @alifarah4857 3 роки тому

      Horay bay qoloda Forensic-ga iyo xeer-ilaalintu ugasoo shaqeeyeen arinta maxkamada Ka hor

  • @alikhlasarisa7127
    @alikhlasarisa7127 3 роки тому

    ,

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 3 роки тому

    🤙

  • @abdirashiidabdillahi8528
    @abdirashiidabdillahi8528 3 роки тому

    Dr cilmigaaga dib ugu noqo.

  • @zahrodhoof963
    @zahrodhoof963 3 роки тому

    America Reer kasta waxay iska jaraan timo, dhukayga dhaqah baa kan lagu dhukado lagu soo quasi, dhabxanaga suuf looga soo qaadi, farjiga dheecan baa laga soo qaadi, markaa qof walba bac baa lagu ridi furunjeerka baa la gain, hadii qof kamida LA dilo deg deg baa lagu Soo saari

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 3 роки тому +1

    Xariirad baki maaha waa gobolka salel

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому

      Quman kkk mu u somalialnd yidhaahdo hadaanu kala garneyn kk Quman waa reer salel baan filiya a kkkk

    • @qumansabban7117
      @qumansabban7117 3 роки тому

      @@abdullahiomarali5241 waaban yaabay haa asal reer salel baan ahay

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 роки тому

      Xariirad ma gobolka salel baa waan bartey ba maanta lug hayo miyaa mise waa meel kale horta in aan barto ayaan jeclahy

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 3 роки тому +3

      @@abdullahiomarali5241
      Magaca Somaliland waxaa Puntland looga yaqaana Dhulka isaaq oo kaliya kkkkkk
      Burco iyo Hargeysa iyo Berbera inay Somaliland tahay xataa Xukuumada Muqdisho ayaan kugu haysan .