Muqdisho wexey noqotay bahala galeen sidaa awgeed cidina masii joogi karto axmedna wuu ku sax san yahay inuu ka tago hal saono muxuu ku falayaa 5 sano buu ba heli karaaye
Marka uu hada leyahay sacid Dani hala Keno maxuu markihore u dhihi wayay marki lasaxixayay hishiisyada hore markay ku timi qof iyo cod ayuu cararay kalsoni dato owgedkkkkkkkk
Guul MD Ahmed Maxamed Islaam Ahmed Madoobe Guul ❤❤❤
Axmed madoobe iyo lafta gareen maanta gacantooda ku jirtaa badbaadinta dalku
Gobonimo 🇸🇴 MashaAllaah
Geesiga daroor ahmed madoowe guul
Hadalkaaga oo dhan wuu isku soo noqnoqanaa shir jaraa'id ayuu qabanaa
Sayidka nool
Taliye shub wiilkisa lafta gareen waxu ku merriya xassan sh
Xassan iyo xamza waxay abuurteen ayay cunaayaaan hadda 2019kii
Ahmed & Xasanba waxay mudan yihiin on la xiro. Ahmed ninja kismaayo u magacabay xasan waa nin on la xiro intii uu ka dhinto.
Maamul gobaleedyada, hadiiba kursiga isku dhejinaayaan oo Madaxweynihiiba ka awood badan yihiin Soomaaliya, marka dowladnimo ma rabaan
Axmad madobe marki ay timid dorashadi ayuu caray sabto ah wacabsaday somana noqon lahayn
Axmed islaam waa jabhad duurku jirijiray mana yeelo waxaan soomaali udhamayn haddii xasan shaqada loo Idmaday uu fulinkarin kursiga ha isaga tago ,