XERTA SHIIQA OO AJ FAMILY U ABTIRIIYAY SHEGAYNA INU MAJERTEN YAHAY 😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День тому +3

    Daahir iyo mooryaantiisaa arrintan dabada ka riixaya balse hooyadana ilaahay wiilkeeda ha u sahlo hadduu AJ yahay iyo hadduu mid kale yahayba

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 8 годин тому

    Walee asagaa dhibqabo ee Allah hooyadaas xaqeeda banaanka ha keeno aamiin Allah hooyadaas qalbigeeda Allah ha adkeeyo aamiin

  • @HawaAli-g3y
    @HawaAli-g3y День тому +7

    Ardo timawayne waa reer abdule farah was eedo deen caruurtedana waa dhulbahante

    • @Qofqustey
      @Qofqustey День тому +2

      AJ eedadis laxmi waye kwrn hee

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 День тому +3

    Geesi xerta shiikha , hawshaan gal adaa meelsaari kara arintaan

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 День тому +4

    Waxaa loo quri wayay guri qurux badan ee uu ku nolyay ayaa laga xun yayahay nolosh qurux badan ayaa ka xun yihin balse horay uu soco waxaa lasku dayay in la burburiyo yuutubka inuu ka baxo hu joojen dadka ka xun noloshada

    • @falisali8326
      @falisali8326 День тому +1

      Waa runtaa wlhi aniga ilmaadeer ah

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 6 годин тому

      Guriga iyo noloshisa qruxda badaned sheegayso yaaku heysta xita hdii ay hooyadi noqoto miyey baaba'aysa noloshisu hdii uu qanciyo qofka weynaa hooyadiso kale ah mxaa ka xumaya😢 ?

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 День тому +2

    Rav xalaal ah & heel xalaal ah gerl xalaaah xaro lsgama uucdho

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 День тому +3

    DNA warka badan iska daaya

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 День тому +2

    Aj maamada ilmo haduu ka maqan yahay qanci qeyr allaha ku siiye oo DNA u ogolow lacagtan aad ku xirtayna ka tanasul oo sheikhii kula hadlay balantii aad ka qaaday oofi hooyo ubadkeedii ka maqan xanuunkey leedahay hooyo un baa dareemi karto adigana waxaan oo dhan wey kaa hari lahaayeen

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 День тому +2

    Wiilkan waa ninfiican

  • @IfrahQaali
    @IfrahQaali День тому +1

    Walalo maxa iscadae❤

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 День тому

    D.n.a haku qanciyo mumda

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 22 години тому

    Nin dhulmahanto u aftirinaayo nin majeerteen ah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 19 годин тому

    Wiilkaan AJ maxay oogu dhegan yihiin tolow? Ma lacag ayay ku arkeen mise reerka iyo caruurta !? Fahmi maaayo

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli День тому +1

    Cadeynto waa DNA

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g День тому +1

    😂maya eedadiis kuusey kkkkk😅😅😅😅

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 День тому +1

    Raxanweyn waaba urur qabiil maaha e maxay ninka u wareerinayaaan

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 День тому +1

    qof kasta o raba in u qanciyo qof kle sumcadisa ku dhunta ilah ba kugu filan qancin hoyadi hadaey didey dhiga xaq bay u ledahay wayo dharta iyo kitabka ilah wax kawayn majirto hoyadina waxan gur ka ahayn wa uku dikra Aj wadadka iyo balanat u qaday waxa ka horaysa hoyada dhashay o kitabka ilah ku dharatay tan kle hoyadan wilka ka maqan yahay waxan dhihi laha allaha ku sahlo wilka da hadu nol yahay kuso sahlo tuhunkana wa danbi ina bacada deni itmi ado qofkaga maqan yahay ado denba bay yey isugu ka tagin wax walbana hadaey ilah xagisa kaso dhamadan mahine bini adma wax ma qab San karo taladada ilah udhibo buqan isga bax allahana Mel dhow haku so dhigo amura hada

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 День тому +2

    Maxaa laa diidaa DNA test

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День тому +1

    May oran anaa ku dhalay waxay tiri wiil baa iga maqan oo far go,naa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 годин тому

      Boqol sidiina u go,an ayaa la keenay media

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v День тому +1

    Way sheegtay inu far kagoanyahay aj inladhaho

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 3 години тому

      Been baad sheegtay ku daba tukada calasow dhiiqo weeso uma dhowrnee waa nin aan xishoon af biijo iga dheh

  • @ahmedmahdi262
    @ahmedmahdi262 День тому +1

    Xitaa adiga fussusbaad raadinaysaa

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 День тому +1

    Aj walalkis wilfican batahay qanci mamada dna iskaqad

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 години тому

    MADAX IYO CALOOL IYO MUQTAAR DABAAL WAA LABO NACAS OO XAAR DUL FADHIYA BADAW KASTA XAMAR DAGANAA YIRAAH REER MIYI KASTA XAMAR 34 SANO CIDA LAHEYDE HAWIYEH AH BAA LEH OO DAGAN INTA KALANE WAA MARTI QAXOOTI AH UUF

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z День тому +1

    Isaga mayaqaana adigaa taqaana waa yaab marumaysanayno ilaa dna

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli День тому +1

    Ninkaan Raxanweyn maxaa u afduubeysaan

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 11 годин тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g День тому +1

    Wacdi lama rabee DNA ogolaada😂😂😂😂🎉

  • @CaliKeenadit
    @CaliKeenadit День тому

    Makerten navenka loqawo

  • @CumarCaqiil
    @CumarCaqiil День тому

    Waabeentaa

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 День тому

    Saxkkkkk

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi День тому

    Xerta sheekha isaga DNA ubahan

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli День тому

    Waxaas wax la sheego maaha، taasna cadeyn maaha

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День тому

    Ani waxaan layaabay dadkadhagaysanaaya Madax iyo calool oo caasi waalidiina oo intuu
    Abtigii lasheekeystay Kaduubay cod oosogeliyay baraha Bulshada kadibna yidhi maxaa iga galay Anaa duubay oo hadana dhigaya waa xaaramixaasida dadka uneceb umadiidhashay
    Kana waxa uukakaxaynayaa cidiidhashayee waxba utari maayo caasi waaliday. Madax iyocaloo

    • @Qofqustey
      @Qofqustey День тому +1

      Abtigad shegeyso muxu sameynayey muxuse qorsheynaye nin gacan kudhigle ah oo dabin iyo dhibaato ladoonaye Reer laascaanood Baad rabtey inuu uqoorasalaxo miyaa Sheekoy kunacay ileen dadka Runta iskuma shegan tankale abtiga ma qabiiL ayu kunoqdey😅

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l День тому

      @Qofqustey Gacanta kudhiigle ayaad Iska maqashee Adaa isdilaayey oo madaxa Soo duubanaaye oo Kolba meel ucararayee 4kaadhle meelistaag

  • @cabduqadirlakiman4353
    @cabduqadirlakiman4353 День тому

    Been badanaa madax iyo calool dna ogalaada

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 День тому

    Kkkkkk daarod maaba xiisodo odaagan cuuryankina gaabadha yaar o waa hoore laaga so taar xiilay Amerika o naaga laahay waa hooyaday buu diifaci jiireey beelo ama il laaid ama luugu laaid

  • @AliD-xm7ro
    @AliD-xm7ro День тому +1

    Been bada sheegeysa madax iyo calool DNA maxa uu diidina tihina
    Mamada xasan faareya ka maqana
    Wiilkana waa faara go,an yahay marka DNA maxa loo diideya adeer ,aabe waa loo noqona karaa haddii la soo korsadeya