Share
Machido iyo wachida
Xassan Sheikh iyo kooxdiisa ayaa noqday Madaxweyne ilaa Biyatooni
soomaaliya ganacsato duuga oumadoda unaxeyn oo waxa calamka iska soo dadiyan rashin dawo iyo ilahey aya umaqan shacabka ilah haloga yabo masibo idinka iyo ehelkina idinku ridin
Dadkan.barlamankusheeg.haday.hadlan.ooykahadlan.cid.waxkalabaxaysa.hadolkoda.majirto.waa.matal.midh.midh.may.uhadlaan.waxkahossqadaya.majiri.nimankani.kaliya.ujooganmadaxwaynaha.wuxuii.ansixiya.idhaahdo..unbbay.ansixinayan..niigtayna.waa.lawadaxidhan.yihiin...wagolihii.daqiiqad.ula.xisaab.tami.lahaa.dhaman.dowlada.oodhan.
Kuwan barlamaan ma ahaan qawaarij idaan gumaaday
Waameel mahore bililqo kadhcday maxay mahore aga hadliwayeen
Mesha reer miye ujogan
Haaahahhahahaha
Meesha dawlad kama jirtee ku kala taga
umadan waa lagu soodulay hadeebo shaarobo dhalo shiidan lagu arkay maxa faya dhoowr loosamen wayay
Waxaan waa marin habaabin meesha loo socdo mahan waxa ay hada ka hadlayaan meelkale ayaa loo socdaa, madadaalo ayaa layiraa Doorashada ayaa loo socdaa in wax laga badalo
xildhibanadan iyagaba xildhibanimadoda korobshin kuyimi
Kuwaanoo la dhameeynin dalka ma toosaYo oow aadan sheeydaan hor taaganyahay
😊 see no see we look lol no see
Maaanshaaa Allah Baarlamanka maanta Wax Muhiiima ayey Ka Hadleeen intaas sida fiican Golaha uga Hadashey Dhamaantood waaa Gobolka PL iyo KG Ee kuwa G banadir Iyo G Galmudug wey HBG maanta🎉