Kan maxaa ka khaldan caadi baa loo Cawiyey lkn wax ma fhmin wlhy cabaas suaasha inay khaldanthy dadka wuu fhnsiiyaa lkn hadey saxtahy horuu ka fiiriyaa reer xamar waxfahma inta igu raacsan like dhac kasii
Nin ka madax adag oo ka faham xun ma arkin ayadoo qish si walba loosiiyay ayuu iska qasaariyay 200 maxaa ka madax adag wiilkaas shiit anaa ku xanaaqay wlhi maskiinkaas😂
Meshaan waxbaa iga baxay suaalaha yarka hore lagu adkeeyay waa uun laba arrin midood mida kowaad waa mid ganacsi dahabshiil oo lacag bixiyaha ah iyo hormuud waana ognahay tartanka ka dhexeeyo mida labad xogaa waxey ilatahay sinji faquuq ama waji garasho la aan
🎉 m.a maamule guuleyso waliga
أنا أحب فلسطين الارض الأنبياء ❤ متى ستحرر فلسطين 🤔🤔 ستحرر فلسطين الآن إنشاء الله ❤❤😍😘🇸🇴🇵🇸🇵🇰🇸🇴🇵🇸🇵🇰🇸🇴🇵🇸🇵🇰🇸🇴🇵🇸🇵🇰
my home town xaradheere ❤
illahay ha unaxaaristo Marxun Mahamoud Harbi halgamagii weyne
Mashalaha cabaas adigaan waxye kuu tahaye wanaagsa I live USA 🇺🇸 ♥️ ❤️ 💖 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
fardawsa wan kusalamay😂
Great Depression was 1929 waye world history aya lagu barta
Kan maxaa ka khaldan caadi baa loo Cawiyey lkn wax ma fhmin wlhy cabaas suaasha inay khaldanthy dadka wuu fhnsiiyaa lkn hadey saxtahy horuu ka fiiriyaa reer xamar waxfahma inta igu raacsan like dhac kasii
❤❤❤❤❤❤❤❤
Shabeel naagood 1968 weeye waxaana allifay abwaan xasan shekh muumin inbadan buu jeclaystay cabaas inuu c ka noqdo oo u baaqay caadi ugu sarbeebay inuu meel khaldan ku dheggan yahay lkn dheg jalaq umuu siin, (C) bay kaga dhegtay
Intowsan hubin ka hor mow garana cabas
@@mohamadmakaraan237 haa wuu garanayaa sow iyagu ma soo diyaarin waxan
اسألة تعجيزية
1929 B.
2004
Wariya abaas shaqo wanagsan aya haysa..
Wariyaha waa isku deyay inuu cawiyo wiilkan abdirisaaq runtii
Qurbaha waxbarashadii oo dhan ku ilownay
School Alaqsa Boorama waa ku taala
Maxa waaye cawada suaalo tariikh bis ah
Waaba la yaaway caawa su aalo ttariikh ubadan kan koowad wa shakiyau
The Great Depression was 1929
Ninka hore wa isqasariyay wlhi xita Abaas wow fahan siiyay lkn wa ow fahmi way sorry ninka horow
Xalay cawada igala adag tahay
Why history lee caawa
Xagardhere waxaa uqanaa qoxotiga Kenya mida kale intee kutalaa ?cawa igu horeyso
War xagardere maxa wa xarardere o kutalo somalia
1960 A
C/risaaq naasowayne😂
Nin ka madax adag oo ka faham xun ma arkin ayadoo qish si walba loosiiyay ayuu iska qasaariyay 200 maxaa ka madax adag wiilkaas shiit anaa ku xanaaqay wlhi maskiinkaas😂
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉👍🫶🫶
Maskinka Isaq wa lagu adkeyay cawa sualihi xita sodhaweynti balse tiugu danbeysay isaga hal meel kudhacay wacalaf
Last question was right
Ruwaydi shabel nagod
1970 October
thank you, su'aalo adag oo aan isleeyahay kuwa dhexe ama kuwa sare ee qeybaha dambe loogu talagalay ayaa lasoo hormariyay.
Meshaan waxbaa iga baxay suaalaha yarka hore lagu adkeeyay waa uun laba arrin midood mida kowaad waa mid ganacsi dahabshiil oo lacag bixiyaha ah iyo hormuud waana ognahay tartanka ka dhexeeyo mida labad xogaa waxey ilatahay sinji faquuq ama waji garasho la aan
Walaahi anigaba waa shakiyay ninkii koowaad su aalaha soo dhaweenta malaheen
1929
B
1939
Macalinka jamacad hormuud asagaba waa xaasid marka xaasid maliibaano
hhhh
Kan buruuj maamulahisa waaye hurmuuud maahan