Taariikhda Dhuusamareeb Caasimada Galgaduud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @muhudinmohamed2867
    @muhudinmohamed2867 5 років тому +18

    Qofkastoo arka qoraalkeyga Janada allah Geeyo Aamim from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 5 років тому +11

    dhuusamareeb guuleyso waligaa waa magaaladaan kudhashay runtii

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 роки тому +1

    Masha allah Dhuusamareeb

  • @mohamedshaker8717
    @mohamedshaker8717 4 роки тому +5

    Galgaduud bad way leedahay balse lix gobol ban lahayn bad mrka loo eego 18 kii gobol waana
    Togdheer
    Sool
    Hiiraan
    Bakool
    Bay iyo
    Gedo

  • @iqramoha3442
    @iqramoha3442 5 років тому +6

    Bartii la igu dhalayey ilaahenna
    boqorkaa balaayada ku gees mari.
    Dusmreeb♥️ waan u xiisay...
    dalsoor shaqa weyn baad u heysaan umadda somaaliyeed..allaha idinla garab qabto

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 5 років тому

      Masha Allah waa meeshaan ku dhashay allow hor Mari magaalada

  • @theworldking4777
    @theworldking4777 5 років тому +5

    Waa magaladan kudhashay ilahay nimcada ha u diyadiyo ree dhuusamareeb

  • @xamdiwarsame7478
    @xamdiwarsame7478 4 роки тому +2

    M.a allah dhuusamareeb salaan sare dhulkii aan kudhalay♥️♥️ ❤

  • @abdiazizatteye8728
    @abdiazizatteye8728 5 років тому +2

    Dusmareeb ilaahay habarakeeyo iyada iyo bulshada kunool 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @asmahaji3283
    @asmahaji3283 3 роки тому +3

    Wwww dhulkeyga dhusamareb❣❣

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Рік тому

    Maasha Allah

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 роки тому +1

    Dhuusomareeb gaar ahaan Xaafada dayax salaan sare dhamaan, xudun teeyda iyo gudniibkeeygii ayaa ku aasan

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @cirmarbadmar5522
    @cirmarbadmar5522 5 років тому +1

    Galguduud oo dhan ka hadli maayo. Wuxuu ka hadlayaa taariiqda Dhuusamareeb.

  • @ducoqabe4486
    @ducoqabe4486 5 років тому

    Dalsoor horo u socda waan jeclahay barnaamijkaan tan waxey kadhigantahay quruxda dalkaada baro waana mahadsantihiin

  • @hassanahmedmohamed5979
    @hassanahmedmohamed5979 5 років тому

    Masha alah wa magalo tariikh wanagsan leh

  • @doorbacayn
    @doorbacayn 5 років тому +1

    Magucu waa DUSMO-REEB

  • @mascuudali7238
    @mascuudali7238 5 років тому +2

    Galgaduud bad waa leedahay odayga waa ka hoos baxday

    • @royalonline3245
      @royalonline3245 3 роки тому

      Galgaduud lagama hadleyn dhusamareeb unbaa laga hadlaaa ee saas ula soco

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Рік тому

    Dhuusomareeb maxaa loogu bixiyay?

  • @nasar1020
    @nasar1020 4 роки тому +1

    Magaca dhusamareeb asalkiisu waa labo eray ee kala ah Dhusun iyo Mareeb. sida uu ku baxay waa: Markii magaaladu bilaabatay waxa la jaray geed magaciisa la dhaho Dhusun oo ku badnaa deegaanka. Waxa la yiri meeshaan waa Dhusun mareeb....waayo kadib eraygii Dhusunmareeb waxa dadku ugu dhawaaqeen Dhuusamreeb waayo erayga geedka ah ee Dhusun ama dhusun dhus dad badan ma yaqaan

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      waan kaa faa iideeystay sxb waxaan islahaa dhuusomareeb maxaa loogu bixiyay toloow ma waxeey ka wadaan qofkii soo galo magaaladaan dhuusada ma ceshan karo cml cabsi darteeda...kkkk

    • @samasa436
      @samasa436 3 роки тому

      Waa qoslay waalihi

  • @yahyebadal718
    @yahyebadal718 3 роки тому

    Dhuuso. Mareeb. Shanguri. Baanagoola. Bililiqastay. Labo. Walaalahay. Ah. Iyo. Aabahay.. Baanaloogadilay.. Anigoo. Jira. Shan. Sano. Waanciil, qabaa.

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +2

    Magaaladaan dib udhac iyo bur bur xoog leh ayaa ka muuqda
    Marka la eego dagmooyinka la dariskaa

    • @howareyoudoing5448
      @howareyoudoing5448 5 років тому

      Hussein Abdifitah
      Meeshii dad joogo duunyana taalaa
      Dadkii maal galin lahaa waa laga hor istaage
      2007 aan gaari ku mare sidaan bee ahed wax is badala iigama muuqdaan

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 роки тому

      Caabudwaq iyo Cadaado ayaa ufiican Galmudug

  • @nunow2722
    @nunow2722 5 років тому

    Dalku weynin badnaa.

  • @abdifitaahali8745
    @abdifitaahali8745 5 років тому +1

    Adeer galgaduud xeeb ma leh waa kugu qaadanay

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 5 років тому +1

    Galgaduud bad maleh kulahaa
    Shabeelada dhexe iyo mudug inta u dhaxeysa xeebta ku teedsan galgaduud maaaha miyaa misa qabiilo kale oon qabiilkaada aheyn ayaa dega kkkkkkkk

    • @yellowguy8362
      @yellowguy8362 5 років тому

      Qabiilaa kaa cararay subxanallah

    • @eagle276
      @eagle276 2 роки тому

      aan ku fahamsiiyee waxuu ka hadlayaa Dhusamareb ee in Gobolka Xeeb leeyahay isla wareesiga ayuu ku sheegay qabiil ayaa madaxa kaa maree

  • @calicarfaaye1516
    @calicarfaaye1516 5 років тому +1

    Masha allah