GUUL DHALINYARADII XALANE WEERAR KUQAADAY HUBKOODA QAATAY,HANJABAAD CULUS,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 265

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому +19

    KDS israaca oo Somaaliyey israaca oo Xalane dumiya please!

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +3

    Midnimadii wey soo dhawaatey Hawiye iyo Daarood guul heshiya iska saara shisheeyaha guul waala heahiinaa aiyaasi dhuunta duleesha ha u joojinina bixiya Xalane waan daalnay guul ama geeri❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 2 місяці тому +20

    SYL comes back!!!! Unstoppable.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 місяці тому

      Intee ayay SYL ka jirtaa ? KDS hada ayay bilaabanaysaa

    • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
      @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому +3

      @@Fowzia69darood bey ka jirta intii maatidodi lascanod lagu layaay ba intey snm ka adkaden bey hadana duqenin maatidi snm darood wa gob somaliya ayaga iskaleh

    • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
      @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому +2

      @@Fowzia69wlh hadey Somali is raacin cadowgoda u midobin adunkey ka tirtirmesa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 місяці тому

      @@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 taas lagama hadlaayo qof isagu wax duqeeeyay oo aqlinlahayn oo somali ah laguma dayanaayo ee dhulkoodii way ka saareen intaas un baa muhiim ah wayna ka raysteen dilkoodii faraha badnaaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 місяці тому

      @@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 waa la rabaa in ay is raacaaa ururrka KDS ayaa hada bilowday ee soo raaca soomaaliyeey oo gobol
      Walba Ethiopianka ha iska saaro

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 2 місяці тому +11

    Masha Allah somali allah ha mideeyo aamiin yaa rabbi

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +8

    Aac dhalinyarada waan taageersanagay 18 ka gobol xafiisyo halooga furo ✅✅✅

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 2 місяці тому +7

    Mansha allaah tabaraka ilaaahayoow kuxifdi aamiin aamiin guul guul gobanimo dhalinyarada soomaaliyeey guul guul gobanimo

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 місяці тому +6

    WAA XAQIIQ IN XERADA XALANE IYO KHAWAARIJTU KA DAMBEEYAAN QARAXYADA

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому +8

    Absolutely qabiil madoonay, mananihin qabqable waxaan nahay dhalinyarada Somaliyed, marka kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca kaca, waa tuug calcalqatayaasha, hadhayasanina please please please wake up now young People

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 місяці тому +11

    Daarood naceyb waa waxa laga dhaxlay waxa maanta dhacaya

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Sax ilaa ay dhamaadeen dadkii darood necbaa xaqa allaha tuso Aaaaaamiin

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +5

    no more xarunta xalane in Somaliya, ❌Guul Somaliya my Allah bless you bro 👍💯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    SYL wey soo noqotey allow guul KDS ku soco no Xalane ka bixiya wadanka ha niyad jabina ❤❤❤❤❤guul dhalinyarada soomaaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 місяці тому +6

    Guul iyo gobanimo udaata Godka Xalane waa Bahallo galeyen Dhalintii wadankow u daata

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 2 місяці тому +3

    Yes yes yes waa sax in dhanlanyarada in la taayero weeyaan

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 місяці тому

    ❤❤❤guuuul iyo gobonimo
    Kds❤❤❤❤❤
    War soomaaliyeey kaca oo kaca oo kaca oo xalane udaata
    Oo xira halka laidinka xasuuqaayo waa xalane

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 місяці тому +4

    Maantay guul ay garden dhaliyada guul guul ha labaabiyo xalane guul guuldhaliyarada❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @foosahmed40
    @foosahmed40 2 місяці тому

    Somaliya guul io gobanimo midkle dhalinyarada qabiilka la wareegaya Alle haka baqeen qabiil hadii uu faaiido leyahay waamidka lugaha io gacmaha iyo nafyooyin bdn eey ku go'een (k d s ) guul somaliya❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому +4

    Labadaa Nin Waa Caan Daarood Neceeb Ayaa kabuuxdo kuwaan xaqiiqdii labadaa Nin Xataa yeysan Soogelin Kacdoonka dhalinta Somaliweyn❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +6

    GUUL DHALINYARADA SOOMALIYA HANOOLATO 💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶

  • @AnabHassan-b9z
    @AnabHassan-b9z 2 місяці тому +3

    Alxamdu lillah manta waa Sax

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +6

    Xalane waxa joga cadowga shisheeyaha iyo khawarijta ah mesha loga taliyo gala cadowga shayadiinta Iska qabta

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 2 місяці тому +3

    Cid walba oo xalane burburineyso garab ayan u ahay naf iyo malba somaliyey waa inad iska qabatan magaladan nadul dagan oowlada naga fasahadinayo💪💪💪✌️✌️✌️

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 місяці тому

    Ilaheyow soomaaliya halmeel kasoo wada jeedi yaarabi amiin

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 2 місяці тому

    Asc manshallah barakalaah illahey ha u xoojiyo kacankoda Syl allaha adkeyo amiin 🤲🤲🤲 ya Rabbi

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 місяці тому +1

    Insha Allah guul dhalinyarada

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Maasha allah KDS KDS ❤❤guulaysta hooyo mcn xoreysta wadankiina no qabyaalad Soomaali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪guul dhalinyaro garabkiina ama guul ama geeri

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 місяці тому

    Dhalinyaaro ha ka yeelinina dugaagta guuul guul guul Somaliya guul inshalaAh ❤❤❤❤❤❤❤ I ❤❤ ❤❤❤

  • @farrahosman5581
    @farrahosman5581 2 місяці тому

    MaanshaAllah tabarica Allah
    Habo dhalinyarada anagaa la jirna

  • @CabdiraxmanAxmed-tw6sm
    @CabdiraxmanAxmed-tw6sm 2 місяці тому

    Run badane darwiish tv❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleeyso ❤❤❤❤❤❤

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 2 місяці тому +1

    Somalia guul insha allah 🇸🇴

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 2 місяці тому +2

    Hooyooyinka soomaaliyeed eexamar joogaa carruurta ha garab istaagaan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 місяці тому +1

    Guul guul guul dhallinyaraw xasn sheikh iska ka qabta wadanka idinka iska leh e iska qabta madxdan xun e dhulkiina iibinaya o ilaashada wadankiina

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 місяці тому

    WAA MEESHA LA DHAHO XALANE WAA MEESHA SHARAFKEENA IYO DIINTEENA IYO JIRITAANKEENAA LAGA BURBURIYAA . KUWA KASOO HORJEEDO WAA DIINLAAWEYAALGAALO U SHAQAYSA EE YAAN LOO JOOJIN .😢😢😢😢😢😢😢😢😢.

  • @xawosugwaay1552
    @xawosugwaay1552 2 місяці тому

    Insha allaah allaha u fududeeyo. Soomaaliya maalin walba dhiigooda dulmi iyo dhac iyo qabiil. Hada lamarabo in Soomaaliya laga saaro qaalada cad iyo madooba waa kaa kuwa wadanka gatay oo Soomaaliya qabki lagu yaqiin inoow soonoqdo aay ka bukaa dhalinyo kaca xaqa noo soo celiya anag7na waan idiin duceeyneeynaa allaahu akbar yaarabi

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Darwiish TV hore u soco hooyo geesi baa tahay

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 2 місяці тому

    Daarood iyo hawiye wax la dhoho ma jiro Somali waa Somali dhalinyaoow dhiggenii ayaa lagu baneystay daaroot iyo hawiye ee cadawgeenna aan u midowna Muslim iyo gaal wuxuu ahaado Somali waa midowday waayna Israacay cadawgeedana ha jabo aamiiin yaa rabbi

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 місяці тому +4

    Dhalinyaro Guul iyo Gobanimo

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 2 місяці тому

    Maasha allah tabaaraka allah ❤❤❤

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 2 місяці тому +3

    good

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 2 місяці тому

    Afka Aad ugu hiilisaa kaas aamiin iyo garawe xamar a in Aad ku baabi’isid baad jeceshahay taas kuuma soconayso waan kugu fahanay

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 місяці тому

    Somalia guul❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Shekh shariif baa siiyey oo ka iibsaday xalane caddaanka

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 місяці тому

    Mash allah hamabalayo qabayalada ka baxa wayo xamar waxa babiiyayi wa qabili runti wa faraxad hadada horawu mar garayisin

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 місяці тому +2

    SYL come back ❤❤❤❤❤❤

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 2 місяці тому

    Darwiish Tv, waa in la gaarsiiyaa isbuucan dhexdiisa 100,000 subscribers.
    Xalane, dadka dhex-degan waxay ula baxeen oo u yaqaanaan "Chelsea".

  • @NiciimaAadan-jh6pk
    @NiciimaAadan-jh6pk 2 місяці тому

    Wilkan runtanku jeclahy ❤ guull dhalinyaro

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 місяці тому

    Xassan Sheikh iyo xerada Xalaneh waa isku mid waa in laga xorooba

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 місяці тому

    KDS............❤❤❤ Hore u socda Cadowga Wadankiina idinka eryaya iska celiya dhulkiina Xoreysta...❤❤❤

  • @maryanruun8670
    @maryanruun8670 2 місяці тому

    Sax wlhi dhiiga islaamnimo ciyaarmaha ewalba raksomaaliyed ayey gaalada garab nagusiisay baaba ooda somaali manoola bishii 1000 nin kabadan aya dhimato lawada dhibacba kumadhinto ilaa wiil somaliyed mehee waxoogii xumeestaha gaalada nooga baqan kaheyd ilaaheyo somali heshiis kadhik ada aboodee😢😢😢

  • @CumarCalinur
    @CumarCalinur 2 місяці тому

    maantaad ugu warfiican tahay darawiish

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 місяці тому

    That’s true keep going dhalinyaaro guuleysta

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому

    Balantenu wa midnimo iyo cadowgi Somali aan u midowno🇸🇴💪

  • @FoosCabdi-dk9xh
    @FoosCabdi-dk9xh 2 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 місяці тому

    Xalaneh iyo Xassan sheikh waa in dhalinyarada Soomaaliyeed ee reer muqdisho ka xoreeyaan Somaliya

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

    Adiguna naga fariiso waxaa wax kuusheegaayo 😢😢😢War ilhy kacabsadaa baraha bulshada kafariista fiyuskiinaa idiin danaa 😢😢😢

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 місяці тому

    Waa sax ah laa weraaro

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 2 місяці тому

    Masha Allah❤❤guuleysta

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Xasan Muufo Dameer culusow ugu daata Villada haddan qabiil USC aheen

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 2 місяці тому

    Xasan sheekh alaha naga qabto

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 місяці тому

    Manshalaah dhalinyarta Allah hafido. Iyaga uun baa dalka badbadinkar.

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 2 місяці тому

    War ani qarax igu xira anaa galaye xalane cadow walalaheyka dhameeyay baa mesha ku jiree aan ku jihadee😢😢

  • @Shamsoaxmed-qd2dw
    @Shamsoaxmed-qd2dw 2 місяці тому

    Waa sax halan waa wadan somalye ku yaalo sixir yeenku joogaan halasikaabto meeshaasaa

  • @IbrahimMohamed-q2c
    @IbrahimMohamed-q2c 2 місяці тому

    Ninkii xalane taageera waa yuhuud waana in ladilo

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 місяці тому +1

    Xalane waa state ay leeyihiin
    Beesha lixaad waliba qani ah
    Qabiil iyo 4.5 aan ku dhisneyn !!

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 місяці тому

    Xalaleh waa daldhiga laga burburiyo dawladnimada Soomaaliyeed

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 2 місяці тому

    Qabiil ma jiro hilbaheena laga ganacsanayaa guuleysta

  • @ZakiyaElmi-f3c
    @ZakiyaElmi-f3c 2 місяці тому

    Wlhi dhibaatadeena xalane ayey kasocotaa ilaahow naga qabo.

  • @fowsiyasaid-es3wx
    @fowsiyasaid-es3wx Місяць тому

    Ha guuraan kuwa xalane

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    wa run xalane wa in loo daato inshaa allaah

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 місяці тому

    Waa kaas wadaniyiin dhab ah walaa ha maqlina qof na hadaad rabtaan ilaahay in uu idiin gargargaaro waalidkiina iyo qaraabadina waxaa ka horeeya diinta Iyo dalka oo waajib ah horo usocda

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому +3

    Hala badho.guriga.mw.kabilow.mahadsalad.

  • @AbshiroHasan-f1s
    @AbshiroHasan-f1s 2 місяці тому

    Dhalinyada guulayste

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 місяці тому +1

    Waa in la soo qabtaa labadaasi daanyeer oo la weerara Xalane oo laga xoreeya gaalada waddanka ka samaystay

  • @alihussein384
    @alihussein384 2 місяці тому

    Xalane waa in gacanta Ummadda Soomaaliyeed lagu soo celiyaa. Xero Ciidan bay ahayd. Waa in dib loogu celiyaa ciidanka.

  • @Tirigo-s8o
    @Tirigo-s8o 2 місяці тому +1

    Guuuul🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @Afalaa
    @Afalaa 2 місяці тому

    Xalane waa xarun burburka Somalia lagu abuuro...

  • @MacalinCnur
    @MacalinCnur 2 місяці тому

    WALEE WAA KACDOON HALKII CADOWGA HOYGA U AHAYD

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 місяці тому +2

    Wadanka soomaaliya 🇸🇴
    Shibiraha xitaa waa daarood
    Cidii kaxun markaaa digil wa drd urursamale waa msakiin

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 місяці тому +2

    Xalane weerara

  • @BashirCalimaxamed
    @BashirCalimaxamed 2 місяці тому

    Asalamacaleykum
    Xalane
    Yakujira
    Waxayale
    Kaladuwan
    Balugushe
    Gaya
    Xunxun
    Xalana

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому +2

    Abwaan Nageeye ka reeb waa nin qadiyad leh ninkaasi wuxuuna ka caray Hawiyaha oo shaqadiisii u quudhi waayey waa nin Somaali buuxa ah! Kuw!a kale waxba kama aqaan!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 місяці тому

      Idoorka Aad Usoodirteen Inuu qarxiyo Xamar miyaa Somaali Sax ah? Dabacayuun.

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 2 місяці тому

      @@Cici_mimi Walaal waxan maanta noo muuqda ayuu arkay Nageeye ee haku dambaabin ninka shaqada aya isku qabteena qadiyado ayaa laysku jiidhay ee ha ku dambaabin nikaa yari waa Somaali walaahi! Xalane ayaa Xamar laga qarxiyaa maxaa kulmiyey markii Xassan sheekh wakhtiga u qabtay ayay qarxiyeen Xamar !

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 місяці тому

    Ka dhig afka somaliland asalada hooyadaa wase👌👌👌🤨🤨🤨

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

    😢😢😢adigu mawaxaad kahadlee qabiil mawaxaad kahadlee fiyuuskada maxaad uhadlee 😢😢😢qabiilwalba kuwo xun iyo kuwo wanagsanba waan leenahy lkn gaalkii is kahadlaa lacag lagu helaa yiriyaa qaldan walhi

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 місяці тому

    Asc.
    Shaki kuma jiro in uu Xalane dhibaato ku hayo soomaaliya iyo soomaalib.War Xalane dhab soomaali ha uga fiirsato.War Xalane xaalkiisu caadi ma aha.War Xalane waa la joogaa oo waxaa jooga kuwo aynaan aqoon kuway yahiin.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Mnsha allah dhalinyarada somaaliyeed haday wax garteen,xalane oo aan wax laga qaban qaraxa sidaa ayuu u soconayaa,2 daa nin ee abgaal waxay moodaan dhalinyarada inay qabiil ku marin habaabibn karaan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 місяці тому +1

    💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
    💘💘 💘viva halane state 💘💘💘
    💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘
    💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 місяці тому

    Qaraxa muqdisho waxa ka danbeeya .xalane cida ku dhex jirta.

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 2 місяці тому +1

    Inta dhalinyarada taageersan ayaa kabadan mid iyo labo ha u jixnjizin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 місяці тому

    Illaahow inta smli qabyaalada kuqaraabta hanuuni hadayna hanuun lahayna baabi I smlina mideh

  • @suraya536
    @suraya536 2 місяці тому

    Sax waye xakane maxakajira waa iney wadanka xureyso

  • @faysalaadam7701
    @faysalaadam7701 2 місяці тому

    Maaasha alllaaah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Qadaad Weyen Xasan dhiiqo gale
    Mashruuca Dhiiga Dad weyenaha
    Shakimale inay laba shabaab wada
    Shaqeyaan Allah Haka qabato
    Kuwa Shacabka Qarxinaya

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 2 місяці тому

    Xalalane halaxiro waxaa ku carelessness cadowga soomaaliyed

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 місяці тому

    DR BEYLE AYAA KU TILMAAMAY INUU YAHAY WADAN NAGU DHEXYAALA WADI DHAB AH BUU AHAA

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 2 місяці тому +2

    Been looking bax calooshi u shaqeyste qeeylo dhan ayaa nalagu gaaday hada ka hor lkn eeer mogdishow wax beey fahmeen

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Hawiye Hica Neceb ee 100 kunoo
    Wiil ka Dishay Waa Daarood
    Cabdulaahi Yusuf Dad qalkii Gumaaday Hawiye Axmaarka Soo
    Geliyey Caasimadii Soomaaliyeed
    Masuubada Kala Jartay Soomaali
    Waa idanka Qaxa qacbaaka horeeyey
    Miyaad ilowodey Hawiye ku barey

    • @AishaFarah-j1z
      @AishaFarah-j1z 2 місяці тому

      Qaraax illaahey wuxu Kaliiga Kugu Gar yelaay waa Cuqdaad iyo Sinji Naceeb lakin sidaas kujiireyaa walahi😂😂😂😂😂

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 місяці тому

    Habartii Bangaaladhish ku xaartay dhallinyaro kacdoon samaysay ayaa eriday, way Baxsatay. Diallingyarooy ma waxaad iska eryi weydeen khaniisyada Xalane ku jira iyo Gurguurte oo idin xasuuqaya. Dhallinyaro guuleysta

  • @suraya536
    @suraya536 2 місяці тому

    Yes wanidin tager saanahay

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 2 місяці тому +1

    Nimankaa mid kamid ah qurbuhuu khamriga kucabaa oo was arkoleyste. Bashmihiisa feerii . 😅

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 2 місяці тому

    Dhalinyaradu hakacdo❤❤❤