Maasha Allah somaliland ilaahey baa jecel anigu waxan la soo shaqeeyey (Ahn) ex madaxweyne cigaal 1993_1996 golihiisi wasiirada, golayaashi, bulshadii, iyo Dr edna adan waxey jeclaayeen qarankooda somaliland oo dhan waxaase la yaab leh dad u dhashey somaliland in loo soo adeegsado duminta somaliland doorashadan insha Allah waxaa guuleysanaya madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye iyo mujaahidiinta somaliland insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉
Masha Allah. The Iron Lady of Somaliland Dr. Adna Adan . Allah cimriga hakuu raajiyo oo aqoonsiga ha kugu simo. Laba mujaahid ayaad oo geesiyaal ah ayaad tageertey Somaliland dhabta ah Allaw dhawr. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Ilahay ha laga boqo wax donayso maahe wa wixi ilahay Ka raali yahay maanta soomalilan kale badh gajay u dhimanaya ilahay mooye ci ogina ma jirto ilahay baa quwadle dadka islaamka shaydan ha Ku sheegin
Dadkani ayaa la leeyahay waa mas uuliin Kow dadkii beey kala geeynayaan Mid waa cadaw midna cadaw ma aha Labadoodiba waa Reer isaaq ama reer Soomaaliland
Barasho wanaagsan, ma asqo cusub baa mise qiimaheeduba sidanuu ahaa. Nacayb ku fogaaday. Muse miyuu difaacay dalka mise kala badh ayaa laga qaaday. Haday Arab doon tahay maxay Cabdilqaadir jirde u gacan qaban wayday waa qofka qudha ee ugu haboon kursiga. Ma saxanaa wax u dhiibay tolow.
Msha Allah geesiyad qaran ❤❤❤❤
Thanks Arabsiyo News with adna Adam, halgamaa dhab ah ALLe swt haku xafido, bi'idniLLaah.
ilaaahoow caafimaaad iyo cimridhereer sii mama adna adaaan we love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💝💝💝💝💝💝💝💝💝💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Maasha allaah tabarika laah mamo adna ilaahy ha ku xafido inshaallah
l
Gaal maa dhahee Alaha ku xafido Aakhiro xagee galeysaa Alaahu Akbar
@@sadiyaali9508adiga ayaan muslin aheyn qof dhan oo sharaf leh muslim ah ayaad gaal ku tilmaameysaa Allaha weyn ee waaxidka ah iyo nabigeena muxammed csw ayaa noo sheegey qof muslin ah qofka gaal ku sheega inuu isagu gaal yahay
Dr edna adan waa marwo qaranka iyo bulshada somaliland ay ku dhaartaan waa taariiq somaliland leedahay oo aanu ku faano soo baro taariiqdeeda
Adana Adan waa asaataanata qaranaka somalilaan waa suunata kaga 😢ilaamasiisa cadaowaga somalilaan 🤲❤️❤️❤️ I love you 🥰 edo Adana 🌹🌹🌹🌹🌹
Guulayso Eddo,
Viva The Republic of Somaliland
Soomaaliya waa mid
@@geeljire1658 Soomaaliyadeed dee?
Riyo maalmeedda iska daaya Faqasheey.
Wax Soomaaliya la yidhaahdaa ma jirto.
Viva The Republic of Somaliland
@@geeljire1658somaliyafu xagey kuu joogtaa idinkii baa kala lunsan xaasid qadaadweyn ah ka weynow naxliga somaliland guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin
@@friendly-zp6npSomaliland guul forever insha Allah cadowgeenu wuu midabo badan yahay waana ka guuleysaney❤🎉
@@xaajimasaleh8837 .
Wixii cay ah qaado laakiin xaqiiqadu waa in ay soomaaliya mid tahay.
Marwo Adna Adan Ismail ❤
Viva Adna caafimaad iyo dambi dhaaf Alle haku yeelo ❤
Edna aaden queen republic of somaliland mashaallah mamo ❤❤❤
Wa ruunted xaqiiq geesiyad nolow qali ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉
Hooyada Qaranka ilaahay caafimaadka iyo cumrigaba hakuu siyaadiyo ❤ nookiw inbadan❤
Illaahay hooyo cimriga ha, kuu barakeeyo dr,adna aadan
MASHALLAH HOOYO ADNA ADAM JIRO JOOGE ILIYO AWRYO LA'AW GUUL IYO GOMONIMO
I LOVE ❤️ WE LOVE SOMALILAND
SOMALILAND DALKAYGA. SOMALILAND DADKAYGA
Asc. Maama. Hooyadii. Umada. Reer. Soomaaliland. Mahadsanid. Kulmiye. Kulmiye. Kulmiye kulmiye guuul. Guuul. Guuuuuul. Soomaaliland. Mudane. Muuse. Biixi. Cabdi xildiid. Guuleyso Alaahu. Akber. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mash Allah ❤❤❤❤
Manshalaah tabarakalaah hooyo alee haku xiifdiiiyo way cadaysay taageeriida somaliland iyo muuse biixii
Kulmiye xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar 💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💯💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maasha Allah somaliland ilaahey baa jecel anigu waxan la soo shaqeeyey (Ahn) ex madaxweyne cigaal 1993_1996 golihiisi wasiirada, golayaashi, bulshadii, iyo
Dr edna adan waxey jeclaayeen qarankooda somaliland oo dhan waxaase la yaab leh dad u dhashey somaliland in loo soo adeegsado duminta somaliland doorashadan insha Allah waxaa guuleysanaya madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye iyo mujaahidiinta somaliland insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉
Habaryartay ilaahayaw cimriga Ku dheer hooyadii soomaalilaan guul guul ilaahayaw cadawga gudaa iyo Ka dabadba aamiin aamiin
Allah cimriga iyo cafimad haku siyadsho mama Edna Aden guul iyo gobanimo JSL
She is heroic MashaAllah guul iyo gobonimo Somaliland InshaAllah
Guulayso inanta aan uhay habaryarta waan Edo Adan Adan ismacil nooloow❤
Masha allah somaliland queen. Allah haku xafido, cimri dheer iyo caafimaad allah haku siiyo
Guul iyo Gobonimo somaliland iyo xusbiga kulmiye ❤❤❤
Guul Mom Drs Edna Allah Yaxfidiki isnhallah.
Masha Allah guulayso Mama adna
Aad iyo aad. Nin cadawaga jamhuuriyadda somaliland la socda sidee qaran loogu aaminaa. Guushu waa KUlmiye.
HORSEED AND KULMIYE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahayaw hooyada somaliland cimrigeeda dheere hooyo adna aadan ciisi iyo cafimadku waar isha allah
Queen edna guleeso abid allah haky xafido amiin
Guul Somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WELL DONE MARWO ADANA ADAN ISMAEL❤❤❤
Xisbu shaydaanka wadani Codkiina ha ku aaminina❤❤❤
Guul iuo goobonimo somaliland muse bixi hanoolado oo hasoo noogdo marlabaad Barbado garan muse bixi mujahiid S N. M❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉
Subxaan allah
Guuleyso Mamo Adna Aden
Hhhh waa inagumed bilaa diin.ah🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@awiladen7814
Shut up uuf baatahay adoo calan shaydaan la cararaya miyaa cidkale gaal ku sheegikara
Maansha allah ❤❤❤❤❤ allah ha aqbalo adigana ha kugusimo
Masha Allah mamo qaali Ale ha Ku xafido somaliland guuuuuuuul insha Allah 🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰
Adna aden waa mother of somailand
Absolutely Guuuul mamma Adna Adam
Warku waa caad yahay mom ilahay haku barakeyo cafimadka iyo cimriga ❤❤❤
Adna Aden I love your mama yaaaw Somaliland guuusha siii yaaa ALlAAH Qaranka Aqoonso 💚🤍❤️
waa xaqiiqo taasi kuwii wadan dhacay ayaa ina leh dooraho manta huwanta waxay usoo dhex mareysaa ururka wadani oo ah midka dhan ah jiritanka jam somaliland
guul iyo gobanimo somaliland alow dhawr isha Allah ❤
Dhiloy abiy axmed ba ku wasay❤😂🎉
Guuulgul guuul horseed guuul soomaaliland
Guul guul Somaliland
Noolow edo wadanka muusa lagu aaminayaa
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Edna nolow ❤
💚💚💚💚💚💚💚💚
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
❤❤❤❤❤❤❤❤
Mujaahid cabdilaahi dirawal iyo mujaahid madxwayne muuse biixi xaqbay mudanyihiin guulaysta
Wxan balan ilaahay kulagalay inaan codka ururka siiyo horseed aniga iyo qayskayguba
Masha Allah. The Iron Lady of Somaliland Dr. Adna Adan . Allah cimriga hakuu raajiyo oo aqoonsiga ha kugu simo. Laba mujaahid ayaad oo geesiyaal ah ayaad tageertey Somaliland dhabta ah Allaw dhawr. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Caafimaadka alle hakuusiyaadiyo ishalah iyo cimrigaba ilaahy hakuu dheereeyo maashalah guuleyso maamo somaliland sidhaba ujecel mashalah
Yes
Thanks mum adna adan
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
Maamo...Adna.. noolow
Ilahay ha laga boqo wax donayso maahe wa wixi ilahay Ka raali yahay maanta soomalilan kale badh gajay u dhimanaya ilahay mooye ci ogina ma jirto ilahay baa quwadle dadka islaamka shaydan ha Ku sheegin
Waa in ilaah aad u dhawaato oo aaqiraada ka shaqeyso aduunyo qiimo maleh
Allah ka bag dad islama shaydan hagu shegin dadgana Allah ba badbadiya umadisa muuse waba ma badbadin kara
Dadkani ayaa la leeyahay waa mas uuliin
Kow dadkii beey kala geeynayaan
Mid waa cadaw midna cadaw ma aha
Labadoodiba waa Reer isaaq ama reer Soomaaliland
Habartii 90 jirka aheyd oo caytameysa gaalnimadii😂 miyey ka baxdey
Maashalah. Guuul ishalah cadowgu hajabo gudaha iyo dibadaba ishalah
Maskax fayow ayaa wax badasha
Shisheeye kuwa u adeega noloshay ka dheceen
Danta dadka iyo dalku xagge ku socotaa
Haddii aad muse oromo aad isleedahay wax buu dhisaa way cadahay inaad xanuusanayso
Adna waan aaminsanaa manta waxay tidhi ciro waxba kuma aaminayn muse keli keli ayaa badbaadisay karo way isku dhex yaacday islantan
Waaheen Somaali oo dhan ayaa lacag u ururisay.
Ok
Kanaxayow buurta ful oo badhyoculus sidadi soo raac SOMALILAND WA KULMIYE 80%
Barasho wanaagsan, ma asqo cusub baa mise qiimaheeduba sidanuu ahaa. Nacayb ku fogaaday. Muse miyuu difaacay dalka mise kala badh ayaa laga qaaday. Haday Arab doon tahay maxay Cabdilqaadir jirde u gacan qaban wayday waa qofka qudha ee ugu haboon kursiga. Ma saxanaa wax u dhiibay tolow.
Ayeeyo iska naso oo fadhiiso ,
Hhh waa inagumed bilaa diin.ah🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soomaaliya waa mid
Allah ya wah difaca
Bakh
Xisbiga kulmiye ee qoomuluudka kushaqeysta kulmiye iyo harseed waa cadowga diinta habartannu waxaas aan soo sheegey iyo kiristanka ayey ushaqeysaa
Is marji sxb is daldal adoo cadow ah cagta hoosteeda isla hel hoostaada lahel
Mom Edna waraysiga ay sisay VOA yaa dhegaystay?
Cajuusad Gaalad ah Adiga iyo muse Oromo waxaad tiin same
Eedo kuwani waa kuwii ka soo yaacay ciidankeena ee wadankaba jabiyaye karaamada ha iska qaadin labada aad sheegtayba shacabku way yaqaanaan guusha somaliland hadaad doonayso waxaa kumaa taliseene eedo aamuskaagii baa kuu dhaamay waxan aad ku hadashay
Cimrigay Qabyaalad u kacday, Laba dhiigya cab Ayey Amaanaysa,
Uuuuf
Somali land wamaxay WA maul hosad regional meel an biyo lahayn oo boyad Ligue dhamiyo side bu dawlada u donaya waa yaab
Adna warkeedu waa cadyahay
Waase hadaan ka yeelno kulmiye
Iyo horseed codka siiya.
Ciibadayso
Maskax fayow ayaa wax badali karta
Habartan masiixiyata ah waa cadowga Islaamka.Hargeisa oo dhan ayey rabta in kaniisad ka wada djigto
Is marji
Habar waalan oo asaasaqdey.diinta ayaa kugu yar ee ashahaado marka hore.waxad joogtaa wakhtigii aad u shaqeysanlaheyd aakhiro.tuugad baad tahay xoolaha xaaraanta ah la cuna muuse handaraab.
Yaa kaa xun adiga oo duqoobay si aad dhaqaalo uheshid inaad kalaqaybisid
Ma ciraa kaasi😂😂
Habar waalan oo xuuunsan waa
Reer nacayb waad xanuun santay jiin aay kujira muûse bixii ku was😂😂😂
Walaahi hadaad 100 sano jirto adna 1% gaadhi maysid. Iron Lady of somaliland ❤
Waayaa afqadhmuune nooga xishood maamayada adna bilaa edebyahow wixii malaa xaafadiinu aheyd ayaad la golatidee
Gabadh.baa.tidhi.na.walaal.25.sanadood
Ayan.shangai.sharmuuto.ka.aha.ehabena.miyad.waxceeba.igu.aragtay.may.kuguman.arag
Dadka.xabaala.kuji.usheg.dhuuni.raac
Ducadaada Allah ma aqbalsyo waayo gaalad ayaad ku sifowday.
Caaac Eedo Dabadhilif Nimo Looma Baahana
Kolay waxbay ku qabtaa
Waarunteed
Maskaxda kawaalan
اعزذ بالله عجوز متمرده
Ciiro yaa kaa koowa