Deg Deg:Dagaal cusub Fanaaniinta Dayax Dalnuurshe iyo Khaalid Kaamil waxba la iskuma reeban.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #ayaanle

КОМЕНТАРІ • 56

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому +5

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan❤
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    • @iftin2024
      @iftin2024 Місяць тому

      Where is 5 somalia?

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Місяць тому +3

    Viva.somalilnad

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +2

    Ummadda Somaliyeed
    ee walaalaha ah.
    Nabad iyo wada jiraka ayey tahay himiladiinu❤

  • @NasserAbdo-g1w
    @NasserAbdo-g1w Місяць тому

    King of city ❤dayax

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c Місяць тому +4

    Waxaaa kaloo wanaagsaneen qofkii shalay kuwanaajiye inaat soo caydo khalid saas inuu kawanagsanyahay ayn moodaaye 😢

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Місяць тому +1

    Mararka soomalida la eego fanaaniintu waxa aay ahaayee Dadka klaliya ee is ogolaa aadna isu jeclaa lkn waxaad mooda taasi in aay isasoo bedelayso hada aad baan uga xumahay in ay taasi dhacdo💔

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Місяць тому

    Dayax is legend

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Місяць тому

    KHALID KAAMIL ISKAGA SO BAX MEESHA ILAAHAY WAXA U KA DHALIYEY SOMALILAND OO WAXAAD KA SOO JEEDA HOYGII FANKA IYO SUUGANTA HARGAYSAABAD HAYSATAYE MAXAAD UGA BAHANTAHAY MUQDISHO. KA SOO BAXA MEESH SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN ILAAHAY WAXUU KU SIYEY OO KA DHALIYEY HOOYGII FANKA IYO SUUGAANTA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaiMaMuHumEt-yf3oo
    @NaiMaMuHumEt-yf3oo Місяць тому +1

    AdU cadi wax usoo tabi adaba cuqdadayzane😢

  • @shafisalah5491
    @shafisalah5491 Місяць тому

    Dayax dalnursha waa fanaan aomaliyed

  • @samsamhalane6779
    @samsamhalane6779 Місяць тому

    Dayah waa fanan qaran

  • @NimcoMaxamed-il6xv
    @NimcoMaxamed-il6xv 26 днів тому

    Khalid kaamil❤❤❤❤

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Місяць тому +1

    Dayax dalnuush ayaan wataa aniga

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735 Місяць тому

    khaalid waa nin raga sidoo ku wanaaji ixtiraamka iyo xushmada Hadalkiisa
    Mash allaah Khaalid kaamil waa nin goba gobonimo karti leh keep going fanaankayna qaaliya Khalid waa nin raga sidoo ku wanaaji ixtiraamka iyo garashada xushmada Hadalkiisa xata xanaf yar tixa kuma jirto m.a nin xikmad allaah u dhamay ❤
    dayax maankaab maan kaabkiis kala jirin qofka wllka waxa abaal oo u gashay😅u qabatay lama sheeg sheego nasab laawe hubka dhig xlka daji gar daro cad baa magan tahy ciyaal xamar nhy cuqdud mana qaano yaa laga dareemin ficil hoose 😅wuu idinka dhaxaysaaye ma si kalaa isku eryanaysaan 😂😂

  • @smileforlife6412
    @smileforlife6412 Місяць тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamal734
    @jamal734 Місяць тому

    Dayax is not easy

  • @IskuFilan-q1p
    @IskuFilan-q1p Місяць тому +2

    Qabiil qaran manoqodo😂😂😊

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee Місяць тому +2

    Qabiil qaran ma noqdo😅

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    Absolutely ❤❤❤❤

  • @user-ui4bd2wd5m
    @user-ui4bd2wd5m Місяць тому

    ADIGA LAFTIGAAGU JAAHIL BAA TAHAY . DHEXDHEXAAD MA TIHID. KHALID BAAD DHINICIISA TAHAY.
    DAYAX WAA FANAAN KA HOREEYA KHAALID

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Місяць тому

    Maxaa ugu kala eexaneysaa yaa habeen ah ?

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому

    War ninwaxgaranya ayad tahay legend❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Basabooraka. Waa. Haanatiidii. Inaga. Dhaxaasay. Ee. Ahaan. Cashuuratii. Laaga. Qaadi. Jiiray. Xaaq Ana. Waan. U. Leeyahay. Maha. Baarayo

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Місяць тому

    Kuwaa xamar jogaa ee rer somaliland waainaad leysaan waan idinsiney

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Місяць тому

    laba qodob gudooma khaalid waxaan leeyhy lama qarinkaro inay fanaanin s/land ciileen inay xamar kyso dhaweeyen inu ka garaabay ahyd dayaxna waxaan leeyhy runta hadiididn rer commnt ba ifinkala dilay idinka iyo s/land tan kalena qadiyada simaliland shacabkiinan idiinmataalo dee fanaaniinta hadaad fanaaniney murti uguso jawaabi kartaan oaad awoodeda leedihiin postyada iska dhaafa ooso heesa ama qaraarka yareysta

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Місяць тому

    Dayax is not easy Viv xamar kalundiyashena xamar ba idinku sugeyna Insha allh idinko xawaleyda guryaha idinku dhaqayaan ba no balana

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Noodaa. Mahamayada. Anaga. Isaka. Leh. Adiigu. Mida. Gaara. Samaasa. In. Guumeed. Waa. Ka. Usayaqaan. Hoos. Ugu. Dhiiga. Koob. Maha Ma. Misikiin

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Місяць тому

    Waa run ayagoo dhax rooraayo groowe iyo xamar yaan la arkin.

  • @shafisalah5491
    @shafisalah5491 Місяць тому

    Dayax waan aqana lkn Khalid ma aqaan

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Місяць тому

    Codaa lagu heesaa dhex dhexaad ka noqo

  • @user-br9by4dx3h
    @user-br9by4dx3h Місяць тому

    Wixi Isaaq eh Aan Xamar ka saarano yaaqeey

    • @Aswaan-duriyada
      @Aswaan-duriyada Місяць тому

      Waar dadka bilaa aliga ah Haku dayan e wixiii aqligaga ka,imada shacbku ismahayn e waa calool ushaqystayaasha abti mcn amxarn marabano anagaa ba nacanay heesta e wllnimo nooo reeba wayna waalin wlllhi dawladuhu allow Naga dhexesar umada qaldan

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Місяць тому

    Dhaqland kii u hadla waa qoomaluud abahiina dhaba.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    Abeaan khaliid Kamil waa libaxa libax dhaley

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Місяць тому

    Xamar tuugsada hadana soo caaya awalbaa layiri cartaa cunaa caydaa yaqaan meeshaas ka wada waan idin sugaynaa soo tuugsi taga markaan yar iyo wayn waan idinku jahadayaan xamareey xaal qaado.

  • @ashao6383
    @ashao6383 Місяць тому

    Khaalid kaalim hala xero

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Місяць тому

    Adiga xage Ku so xanuunte miss waxa tahay nacamleyihii qaalid qamro

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 Місяць тому

    Beenle.dyx.kusheegyo.mupudisho.hooyed.wse

  • @ilyaascumar-e3c
    @ilyaascumar-e3c Місяць тому

    Viva dayax dalnurshe

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Місяць тому

    Kuwa laciilay oo dhan isasoo raaca nacalaa idin dhalaye

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому

    Miss qasas maxay ku soo Kala qabatay tii kalsoonidu ka luntay

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v Місяць тому

    Xoolo 🤮

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Місяць тому

    Khalid kaamil is legend ❤❤❤❤❤

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Місяць тому

    Kkkk beenbadanaa ma hargaysa fanaan kasoo baxay ayaa ciil arkay oo muqdisho ayaa kahorayn karta ayaase ciilay khaalid wuxu jogaa hargaysa hoygii fanka

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Місяць тому

    Haaaaa we love Ethiopia 🇪🇹 we are lander

    • @user-yj2oz6fb1i
      @user-yj2oz6fb1i Місяць тому

      😂😂😂 landers isn't easy hada amxaaro maa aadeen

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Місяць тому

    Dayaxo qaanis sida naagaha caadeya qasqas pede👇👇👇

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Місяць тому

    Dayax fataal maxaa kagalay xamar waa xaasidka somalaind waayo waad ogaydeen markii badeena la xaasidayay imikana waakuwa badooda uraadinayo iibka

    • @Iqro-ibrahin219
      @Iqro-ibrahin219 Місяць тому

      Kuley idin ma bahno Muqdisho ee idinkaa u bahan oo habeen io malin toogtaan idinma sineno ixtiraaf 😂

    • @ApdiladiifXasan
      @ApdiladiifXasan Місяць тому

      Muqdisho habeen xitaa niyadayda kuma soo dhacdo inaan uhoydo anoo hargaysa haysta caasimada geeska afrika​@@Iqro-ibrahin219

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Місяць тому

    Caaaaac

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Noodaa. Mahamayada. Anaga. Isaka. Leh. Adiigu. Mida. Gaara. Samaasa. In. Guumeed. Waa. Ka. Usayaqaan. Hoos. Ugu. Dhiiga. Koob. Maha Ma. Misikiin