Tvgii ma sidan ayaa u danbeysay in koox gaara uu soo fadhiisiyo xisbiga ugu weyna dalka lagu aflagaadeeyo run ayaan u sheegaya dhamaan madaxa tvga in maalin aan dhaweyn lugala xisaabtami doono waxyaabaha khaldan ee xisbiga ugu dalka lagu aflagaadeenayo Hadii aan raali galin madaxdada tvga ka samayn
Reernimo halagu doorto anagu hadaanu habarjeclo nahayna reer kaas aanu walaalaha ee haraadan baanu u codaynayna. Wixii kaloo dhan waa munaafaqad anaguna munaafiqiin ma noqon karno. All HJ must vote faysal or cirro.
Aryaa, cisee wa labo qof Dhulbahante iyo warsengeli mamul gobaleed bay ka shaqaynayaan. Samaroona Awdal state bay kala wadwadtaan. Macal habar yonis ba cadowgi gudaha noqday 😭😭. Somaliland waa isaaqland sidee putland ay tahay daroodland.
Dhalinyaroy ma waxad garan weydey ka isleedahey dan'ba kugu jirta u'codee ka qabiilkaga ahna ku dheh adigan ku codeynaya maxaba idin wareeriyey ma'kitaab ba lagugu dhaarinaya 😂😂
Viva wadani 🧡🧡🧡🧡💪🏻💪🏻
Reer kulmiye talaw ma ciyaalbay dadka moodayaan
Reer kulmiye aya xisbigi ka dhigtey reer.
maha kulmiye wa xisbi wadani wa qabill bal wadani iyo kulmiye faraqa u dhexeya ma ii sheegi karta
@@khalidqawdhan3265
WADDANI waxa wata nin miyir qaba
Kulmiye waxa wata nin waalan waakas faraqa u dhexeeya
@@bilana289 kaas wadanka loogu ma amini karo dala lama
Tvgii ma sidan ayaa u danbeysay in koox gaara uu soo fadhiisiyo xisbiga ugu weyna dalka lagu aflagaadeeyo run ayaan u sheegaya dhamaan madaxa tvga in maalin aan dhaweyn lugala xisaabtami doono waxyaabaha khaldan ee xisbiga ugu dalka lagu aflagaadeenayo
Hadii aan raali galin madaxdada tvga ka samayn
Reernimo halagu doorto anagu hadaanu habarjeclo nahayna reer kaas aanu walaalaha ee haraadan baanu u codaynayna. Wixii kaloo dhan waa munaafaqad anaguna munaafiqiin ma noqon karno. All HJ must vote faysal or cirro.
😂 warkaaga waad cadaysay sxp munafaqninada ma taqaniin iyo khiyamada waan ogahay hal shay ayaad leedihiin ok waa badownimada 😂
Midna ogow garxajis habar awalba way wada dhasheen reerona isma hayaan ee meesha xisbiyo ayaa tartamaya 😂
Waxey u madaa somaliland ku wareriyeen cadow SOOMAALIYA IYO AQONSI MARKAS BEY AMXAARO IN AN ISU DHIBNO XAL NO GADHIGEEN😢
Yaa ku wareeriyay 😂 amxaaro ya isku dhiib kuyidhi 😂
Umadeena oo dhan oo aan anigu kow ka ahay, waxaynu wada nahay cawaan wax magarata ah.
Ilaahay baanu ka magan galnay waxa nalala maaganyahay
Wadani support from modigsho last night
Thank you
No they support israel
Kulmiyaad soo uruurisee
Meesha reer kulmiyaa fadhiya lkn tvga cadalad a hala sameeyo reer waddanina kusoo casuuma
Baal nagta eega.. Somalia iyo somaliland kuu teeh. Marka lacag la siyo hilibleey walahi.
Runta sheegaysaa maxaa ceebaa ee kujira meesha 😂
Reerka dhan ba waalan
Djibouti madaxweynaha kulmiye aya gurio kaa dhistey.
Cadayn ayaa larabaa zxp 😂 meeshu haday nacayb in wax lagu dhaliilo tahay maan sheegin iyo huuhaa 😂
Good bless republic of somaliland is peace and stabilt country
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva
Dad casdifadaysan baa meesha laaysugu keenay wixii la waaydiio waxaan ahayn buu isku rarayaa iyo inay wadin caayaan
Bisadu hilibka markay gaadhi waydo uff bay dhahdaa.
Hada waxay isku qancinayaan gobolka dhan ee sool ee bedkiisu yahay 49,242km² inay labada tuulo ee laamiga saaran oo 20km aan dhamayn ay dhahaan gobolka waan haysanaa, iidoorow labadaas tuulo ee oog iyo caynabana halkii buqdharkayn martay bay mari doonaan ku biyo caba.
Waa dooda dadka aad uqabateenba waa reer isaaqlayidhaahdo inigu maxaad kaga jawaabaysaan taas
Doodan waxaa loo qabtay ummada somalliland wada degta iyo xisbiyada ay kala taageerayan .
Dadkaas jamhuuriyadan wada degga oo ka kooban reerahan isaaq dhammaantii,samaroon ,ciise ,darood sida dhulbahante,warsangelli,gahayle,jibraahiil,iwm.
Waxaa ka mid ah ummada soomaalliland gabbooye oo ay ka mid yihiin madhibaan ,tummaallo,iyoyibroos.
Waxaa ka mid ah carab ,miisanleh,magaadle ,shariif ama ashraaf iyo kuwo kale.
Hadaba adigu yaad tahay? kolley mid cuqdadi dishey oo buka baad tahaye haddii aad ka soo horjeedo jiritaanka somalliland cuqdadaada iyo calool xumadaada u dhimmo ,somallilandna waa jireysaa insha allaa.
Guul somalliland insha allaa.
Aryaa, cisee wa labo qof Dhulbahante iyo warsengeli mamul gobaleed bay ka shaqaynayaan. Samaroona Awdal state bay kala wadwadtaan. Macal habar yonis ba cadowgi gudaha noqday 😭😭. Somaliland waa isaaqland sidee putland ay tahay daroodland.
@@Malimalii318kuwii. Xiiqay ee ilaa xamar yaacay ayaa adeer maamul wayay oo hal tuulo kusoo koobmay dusha looga xidhay 😂
Habaryoonis daarood miyaad mooday 😂 mise kaftankayaga ayaad adigu wax wayn moodaa adeer waanu dagaalnaa wananu heshiinaa
Somaliland waa qaran 😂
Alle ka baqo 99% hargaysa biyo ma cabaan ee ku noqo daraasadaa!!!!
Habar jiicsan iyo habar waalan qolo la baxdey ba moodey wadan in la iska noqdo, riyada khiyaaliga ah wali ISAAQland kama toosin
❤INAFOLDUUR ❤WLC EINDHOVEN INSHA ALLAH ❤
Universal tv waa cadaw somaliland
Maxan jeclan laha inaa layska hoor keeno musharaxa oo dhan. Oo laga dhageysto waxay dadka iyo dalkan uu tarayaan Oo sualo la weeydiyo.
Kulmiye ayey soo urursadeen😂
Dalkuba waa kulmiye 😂 no huwan 😂
Islaanimo, somalinimo,karti, Wadani nimo, soomali jacayl iyo isku keenidda iyo mideynta soomaliyeed
Ma Shanta gobal ba la'midaynaya mise shanta Somaliyeed.
@@alphamale5802 hhhhhhhhh Maca soomalida shiinaha ku dhashay baa midnimada lagu darayaa.
Cid soomaliyeed oo laga tegayo maleh.
Maha gobalka waa degmo laascaanood
NAAGTAAN SHABCAAN AQOON la,aan badan ayaa ka muuqata . Qof aan waxba baran oo jaahila Tv Kuwa ka waraysanaya ayaa ka xun 😂😂
Waxa meesha ku tartamaya waa wala issaq mee dadki kale
Dadka kale haday tartami wayaan ma anagaa gacmaha soo qabana oo tartama nidhaahna 😂
Somaliland oo dhaan wa qaabyaalad
Issaqland
Yaa adiga wax kaa waydiyay ? Kkk xiiqsan 😂😂
Reernimo
Ilayn dad ma dido
Islaanti hiliblaha aheedba meesha fadhida😂
Hilib ma ceeb ba shaqayso sxb
Hilibka markad cuneyso kwrn hadi lagu dhaho kii hilibka cuni jirey 😂
Universal dhexdhexaad maaha intii xukuumada iyo kulmiye ayu so urursaden dad cadheysan oo aan caqli iyo aqoon lahayn ayad mesha keenteen taasina sumcad xumo ayay idinku tahay taariikhda way idin gelaysa aniguna follow wan idinkala laabtey bye ✋
meeshan maxaa guulwade iskugu yimi ka soo habsaamay kacaankii maxamed siyaad bare
Qabiil ayaad doidsiinaysaan kumajiraan reer awdal markaa maxaad qabiilkudiidaysaan
Reer awdal qabiil maaha 😂 diinta miyaa tidhi qabiil lama doodsiin Karo 😂 waar meesha fikir ayaa lays waydiinayaa 😂
Gobol dhan ma tegin eeh waxa tegey labba degmo degmada taleex iyo degmada laascanood ba inaga tegey
Bidaar been sheegaysa
Reer wadani waa cadaw gudaha somaliland
Dhalinyaroy ma waxad garan weydey ka isleedahey dan'ba kugu jirta u'codee ka qabiilkaga ahna ku dheh adigan ku codeynaya maxaba idin wareeriyey ma'kitaab ba lagugu dhaarinaya 😂😂
Ma dood baa sidani in hal xisbi lasoo ururiyo shame on you