Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
DHOOL HOYADAYDII ---- ho. Aadan Faarax Samatar (erayada, codsaarka iyo codkaba)‘‘Dhool hooyadaydiiSannad dhow bilood dhimanDhexda igu sidaysiyoDhammow aabbahaygiiDhididka iska tirayeeDabka iigu dhacayowLabadii I dhalayeeIgu dhaadanaayowIfku waa dharraareeDhimatoo adduunkiyoNolol kala dhaqaaqdeeDhammeeyow IlaahayJidka ha idin dhaafshooJannadii dhex joogsadaDhool hooyadaydiiDhabarkaygu qaaddeeDhawaqay baraysiyoDhammow aabbahaygiiDhibta ii galaayeeDhereg ila jeclaayowLabadii I dhalayeeIgu dhaadanaayowAbaalkii aad dhigateenDhakangii ka wayde ooAniguba dhaliileeDhammeeyow IlaahayJidka ha idin dhaafshooJannadii dhex joogsadaDhool hooyadaydiiSannad dhow bilood dimanDhexda igu sidaysiyoDhammow aabbahaygiiDhididka iska tirayeeDabka iigu dhacayowLafahooda dhuuxa lehKuwii la iga dheegowLabadii I dhalayeeIgu dhaadanaayowIfku waa dharraareeDhimatoo adduunkiyoNolol kala dhaqaaqdeeDhammeeyow IlaahayJidka ha idin dhaafshooJannadii dhex joogsada’’Waa dharraaro addunkuye, adna Ilaahow ku dhowr [AAMIIN]. Mahadsanid Xasan.
Afku kuma go,o abwaan aadan faarax samatar. Murti dhaxal gal ah ayuu ku cabiray dhibtay waalidiintu inala soo mareen. Inta dhimatay ee aabahay kamid yahay ilaahay janatul fardawsa ha ugu deeqo inta waalidiinta nool ee hooyaday macaan kamidka tahayna ilaahay danbigooda ha dhaafo anaga ha naga dhigo kuwii xaqooga guda. Aamiin.
walaahi quand je écoute cette chanson, je pleure Aden Farah samatar allah ha ku xafiido
Aaamiin
I imiss u mama allahay ka naxariisto aabo
maasha Allah; waa suugaa
thanks It the best
wacdineyda dadka maanta
DHOOL HOYADAYDII ---- ho. Aadan Faarax Samatar
(erayada, codsaarka iyo codkaba)
‘‘Dhool hooyadaydii
Sannad dhow bilood dhiman
Dhexda igu sidaysiyo
Dhammow aabbahaygii
Dhididka iska tirayee
Dabka iigu dhacayow
Labadii I dhalayee
Igu dhaadanaayow
Ifku waa dharraaree
Dhimatoo adduunkiyo
Nolol kala dhaqaaqdee
Dhammeeyow Ilaahay
Jidka ha idin dhaafshoo
Jannadii dhex joogsada
Dhool hooyadaydii
Dhabarkaygu qaaddee
Dhawaqay baraysiyo
Dhammow aabbahaygii
Dhibta ii galaayee
Dhereg ila jeclaayow
Labadii I dhalayee
Igu dhaadanaayow
Abaalkii aad dhigateen
Dhakangii ka wayde oo
Aniguba dhaliilee
Dhammeeyow Ilaahay
Jidka ha idin dhaafshoo
Jannadii dhex joogsada
Dhool hooyadaydii
Sannad dhow bilood diman
Dhexda igu sidaysiyo
Dhammow aabbahaygii
Dhididka iska tirayee
Dabka iigu dhacayow
Lafahooda dhuuxa leh
Kuwii la iga dheegow
Labadii I dhalayee
Igu dhaadanaayow
Ifku waa dharraaree
Dhimatoo adduunkiyo
Nolol kala dhaqaaqdee
Dhammeeyow Ilaahay
Jidka ha idin dhaafshoo
Jannadii dhex joogsada’’
Waa dharraaro addunkuye, adna Ilaahow ku dhowr [AAMIIN]. Mahadsanid Xasan.
Afku kuma go,o abwaan aadan faarax samatar. Murti dhaxal gal ah ayuu ku cabiray dhibtay waalidiintu inala soo mareen. Inta dhimatay ee aabahay kamid yahay ilaahay janatul fardawsa ha ugu deeqo inta waalidiinta nool ee hooyaday macaan kamidka tahayna ilaahay danbigooda ha dhaafo anaga ha naga dhigo kuwii xaqooga guda. Aamiin.
walaahi quand je écoute cette chanson, je pleure Aden Farah samatar allah ha ku xafiido
Aaamiin
I imiss u mama allahay ka naxariisto aabo
maasha Allah; waa suugaa
thanks It the best
wacdineyda dadka maanta