Dahir Alasow Hadii loo Tashado Maxaa Laga Qaadayaa |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 112

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 3 місяці тому +9

    walaahi habargidir maahi laakin waxaan rabaa wadajirkiina waxan idinleyahay cadawgiina ayaa badan ee midoba daahir calasow dad badan oon ku jiro waliba hoyoyin somaaliyed ah ayaa duco u haayo insha Allah Allah hakuu aqbalo daahir

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 3 місяці тому +11

    Dahir calasow soomaali oo dhan jecel qof waxa ka qaadi karto. Ma jirto masaakiinta iyo haweenka dhan caaawiyaa Dahir calasow guuuuuuulayso wlk

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 місяці тому +5

    Dahir calasow Somali Dhan Aya u taagan VIVA DAHIR CALASOOW❤

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 3 місяці тому +4

    Wey dalayan koxda masersan dahiir dahab soomalia a wadata viva boqoor dashir dahab❤❤❤❤

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 3 місяці тому +2

    Masha Allah ilahay haku xiftiyo dahir calasow cabsi cabsi ❤❤❤❤❤❤❤👍💪🏻

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 3 місяці тому +1

    Maashaa allaah
    Waa wiil caqli badan
    Jazaakallaah

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 3 місяці тому +1

    Keep going alxawaadliyah waa idinla jiraa Dahir waa hogaamiyaha Social mediaha we are your side bro macawisley gangs is brotherhood for ever clan Habargidir waa dariska xawaadle is kaashi ayaana kala dhexeeyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +5

    AABO DAHIR IGAARKA BOQORTOYADA GALMAAX CELI CUMAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mudan334.
    @Mudan334. 3 місяці тому +1

    Dahir dahab waaan jeclahay wlhi ilxuuuun kuma aragto❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 3 місяці тому +1

    Asc Daahir Calasoow Miidhiyaha dhan isagaa hogaamia Laandheere Banaan degey Viva Daahir Calasoow

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 3 місяці тому

    Dahir calasow cid aan ale aheyn oo wax ka qaadi karto majirto dumaashi hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 3 місяці тому +2

    Aduunkoo dhan carab iyo cajab baa jecel daahir calasow guuleyso

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 3 місяці тому +2

    Qofkaa daahir caladoow wax waxkaqabo karo majiro anoo galmaax aa u qiray @@@@

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 3 місяці тому +1

    Daahir xee dheheen Daahir Calasow kaligiis Adna xaatiri Daahir Calasow ma laangaaba aniga laandheere Ahay😂😂😂

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 3 місяці тому

    DAHIR INAAD. DOWLAD TAHAY AY DURIYAD DHALEEN DUSHADEEY KA MUQATAA DAHNA IGAMA XIGO EE DARXUMO KAA DHOWRYAY DEEQ WEYNIHII ILAAH. AMIIN🤲🤲🤲

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +5

    BOQORKA IRIR SAMAALE MAXAMUUD GORGARTE HAWIYE IRIR SAMAALE DAHIR DAHAB WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 3 місяці тому +2

    Boqor Daahir wan ku jeclahay dhamat habargdir wan ku jecyehin walhay wan sodirlahan maqan sida ludiro 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💐💐💐💐

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 3 місяці тому

    Mansha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 3 місяці тому +3

    🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰💐💐wan ku jeclahay dhamaten cidan wax tagikarto 🤩🫡💪🤩🤩🤩🤩 Wan ku sidor malya labax e maqan🤩🤩🥰🥰🥰😍❤️❤️❤️🦹‍♂️🥰🤩💐

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 3 місяці тому +3

    Guvern. Sacad. gobgobudhashay 💝💝💝💝💪💪💪💪💖💖💖nolada cadowgiina hajabo💖💖💖💖

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 3 місяці тому +1

    Bisinka soomaalida ninka ugu caawisbadaanaatahah maanshaaalaah

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 3 місяці тому +3

    War dahir anigo ogaden ah o garissa jogo aya kutagerayo e horay usoco

  • @ShukriMire-k4l
    @ShukriMire-k4l 3 місяці тому +2

    BARAK ALLAH , REER ABTIGEY SACAD ( GOVERMOR -SACAD) VIVA

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 3 місяці тому

      HABARYAR WAFIKI BARAKALLAAH NOLOW INTEY NOLOLI JIRTO GABADHEYDI

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +2

    Viva Hani gorad Habo

  • @AbdimajidlCoffee
    @AbdimajidlCoffee 3 місяці тому +1

    The only man acceptable is president dahir alasoow

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +3

    Daahir calasow

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 3 місяці тому +3

    Yaabay dadkaan hg dhaxdooda ukala warqaadaya waa maxay dhiigi intuu naga aaday daahiroow hg isku keen oo hg wx kuso kordhiya qeeylo marabne magaca hg macna hayeesho waan idinku faanahe

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому +1

    .daahir.boqor.guuleyso.walaahi.waan.ku.taageera.libaaxa.galab.jooga.frm.cayr

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Guul daahir alasow cadowgaaga cagta ka hoos abti guuleyso

  • @koososman292
    @koososman292 3 місяці тому +1

    Masha allah

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 3 місяці тому +2

    Dahir waxan nahay saleban waan ku waadnaa walalken waxan ku talo shaqo culus ninki ree ugaas oo kaa oysiyay mamo yinka qaabo ducaqbe🎉😂

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +2

    Gi 12:39 ving 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 7:33

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 3 місяці тому

    Asc wacad sllaah sacad waa gob gobi dhashay from mr libaaxa kor ha loo qaado

  • @sahantvchannel5372
    @sahantvchannel5372 3 місяці тому +2

    Sxb Daahir Calasoow keligii maaha ee wuxuu wataa Soomaaliweyn qof Ilaah abuuray ee Daahir wax ka qaadi kara maanta aduunyada masaarno aniga habar gidir iska daayoo xitaa hawiye maahi Daahir taallo haloo dhiso ayaan lahaaye mawaxaad caawa lasoo shir tagteen social media halaga fariisiiyo warkaa waa war raqiis ah ee Soomaali nun wax gal ah marabaan aan suaal idin weydiiye yaabuuxin kara kaalinta uu u hayo Soomaaliweyn

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 місяці тому +1

    Guuuuuuuuuuull iyo goobaaniim❤❤❤❤❤❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 місяці тому +1

    Dahir calasow viva

  • @Osob_5
    @Osob_5 3 місяці тому +1

    Wallaahay Sacadku Caadi maaha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +3

    MELAAN SHARCI KA JIRIN AYEY HOGAMIYAAN😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 3 місяці тому +2

    Dahir Dahab ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +3

    KUN LIIBAAX IYO KA BADAN AYAAD U QALANTA👑❤

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 3 місяці тому +1

    Subxanaallah always talk about qabill

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 3 місяці тому

      Waa waxaan la yaabey allaha naga qabto dadka dadka isku dira

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому

    MAANSHA ALLAAHE DAHIR DAHAB WAA LAANDHEERE SACAD SACIID ISKA DHAL AH CURADKII SACAD CABDALE CADE REER ABTIGIISA HOYADII MCN AH XAASKIISANA DAHIR WAXA ADERKEEDA GEN CAYDIID GARAAD WAA REER JALAF REER CILMI WARDHERE DHINAC KASTA LAANDHEERE KA YAHAY DAHIR DAHAB LAMA GARO

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 3 місяці тому

    President Daahir Viva

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 3 місяці тому +1

    MashaAllaah❤

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +1

    Gifting 🦁

  • @FardosaJurati
    @FardosaJurati 3 місяці тому +4

    DAHIR dahab ya wax kaqadi karo Somali dhan ba tagersan from marexan

  • @DgghFgjgi
    @DgghFgjgi 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar 3 місяці тому +1

    Laan dheere sacad siciid

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Viva daahir alasow

  • @huda9105
    @huda9105 3 місяці тому +2

    Daahir calasoow inooloow soomal jecel Saciid a seba gabadha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +2

    AABO DAHIR WAXAD ILOWDEY INAAD TAHEY BOQORKA SHACTIRADA QOSOLKA HADA KA HOR WAXAAD TIRI DAMEERO AYAAN QUMIYEY RAAGE CELLE ILA CADELE 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +1

    Asc daahir illaahay mooyee cid waxkaa qaadikartaa malahan Hadaii 5 shan caadaqate ay HASSAN gurguurte Raacaan sacad waynaa kuu joogo

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 місяці тому +2

    Haddii aan meeshaan wax ku darsano anagoo AB ah waxaad na leedihiin waa villa family liyo lacagti qaranka oo lagu takri falayo sidaas darted ayaan u maqanahay ee naga Ravalli ahaada reer tolkeeyoow

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 3 місяці тому +3

    Daahir Dahab maxaa laga qaadi wax qabadkiisa laga xunyahee.Libaaxna laba maaha.

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +1

    🦁

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ماشاالله❤❤❤❤

  • @MaxamedBashiir-im3hp
    @MaxamedBashiir-im3hp 3 місяці тому +1

    Dahirow belagubo iyo aba dahir waa LA xiray

  • @CiiseYare-m9n
    @CiiseYare-m9n 18 днів тому

    Daahirow maxkamadaada see loo helaa

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +2

    ASC daahir alasow

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 3 місяці тому +1

    Live Gool

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 3 місяці тому

    Dahir calasow burco talo loga dhisa ,ee iska so gudbia daahir calasow qabiil wa ka gudbey wa qaran gargaare , dhalanka iyo hoyooyinka ilinta ka tira , guul .
    Xasid iyo nacasin weye raga aad sheegeysid ee daahir ma gaaran wbt.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 місяці тому

    Sacad waligood cayr baa curls geeyan sabab tuna waa sameecadi reerka 😂😂😂😂 Sacad dad jiro maaha wabaa halka cayr. Hero yihin cayriidba cayr baa waddy

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 місяці тому

    Cabdulahi diiflow buu SOO diyarsadey kkkkk

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 3 місяці тому +1

    Daahirow agoonta u dir Lacagtaan guro ugu dhis

  • @fardowsahussein2491
    @fardowsahussein2491 3 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉👌👌👌👌👍

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar 3 місяці тому

    Daahir anagii mj ah ayaa wadano waanan jecelnahy waa wiil qalbi fiican waxna gala waxna gooyo ilaahyna kali kama dhigin

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому +1

    U baneeya boqorka (Cabsi _ Cabsi) yaan lagu sirmin Dahir

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 19 днів тому

    Duul maalincad riyoonaya aa kula sheekeestay cabdulaahi yaroow

  • @CabdalaCabdala-jo9po
    @CabdalaCabdala-jo9po Місяць тому

    Daahir mxaa lakabadalaa wa boqorka hawiye Wana boqorka h.g dahir sonaliyo dhan aa jeceyl Wana ugargaaraha dhibanayasha hooyoyinka dhibana wa kii caawiya

  • @Hushmo
    @Hushmo 3 місяці тому

    Dahir nin sacada ha igu daro plz😂😂

  • @Kokowbuule
    @Kokowbuule 3 місяці тому +1

    Shaqo tag waaye ragaa hhh

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 3 місяці тому

    Shiiqaal hawiye maaha

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 3 місяці тому

    Reer tolkey guuleysta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Viva sacad siciid

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 3 місяці тому +1

    Allla muxuu qiyaali ku jira

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 3 місяці тому

    Alla maxaa lagacta dadka looso tashtay cabdulaahi iyo daahir waa soo hishiiyee sidaa idheh ayaa luuqa la iska soo dhahay markaasey lcgtooda ku qasaarinayaan laga yaabee dad udhaw oo familkooda ah iney baahan yihiin walle somali waalatay war ilmahiina dhaxal ureebta

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 3 місяці тому

    Masha Allah Dahir Calasoow

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 місяці тому

    DOQONKAAN ABGAAL ASIGO TOLWEYNE AH AYUU IS BARBARDHIGEIY SALEEBAAN OO LAF HABARGIDIR AH INUU DHAHEY AHEYD ANIGOO
    2WACAYSLE AH 2VSALEEBAAN

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 3 місяці тому

    adeer dahir Calasow yan la iskukindirin ruufiyana durida dhooban kan xata waa ruufiyan

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh 3 місяці тому

    Bbb❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Sacadow caleema saara daahir alasow

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Sacadow Garab istaaga daahir alasow

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 місяці тому

    Daahir xaniunyaha uu ku taaganyagay waa 5 Hg ninkaa daahir waa nin HG daahir oo lataabtey waa hg oo lataabtey

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 19 днів тому

    Qofka wax kuu soo sheegay xushmee

  • @XaliimoCabdulle-m3r
    @XaliimoCabdulle-m3r 3 місяці тому +1

    War cusub

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 місяці тому

    yaa kaadhigay sacad , Farakh la tuurayo

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 2 місяці тому

    War waxaas waa been
    Wax qabiil Somali wuu ka Soo dhameynayaan

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 місяці тому

    5hg ninkooda laisuguma tago raalina kamanoqdan sacadka ugu dunxun. Iyagaasbaa laqabankaraa

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому

    WALAL HG HORMUUDKA HAWIYEH TIHIINEH YAAN LA ISKU KIIN DIRINEH WADA JIRA WALIGIIN

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 3 місяці тому

    Ruufiyaan Abgaal yaa aamin aya. Daarood waligood abgaal ayaa isyicmaalan dabadhiif daarood weeye

  • @abdinourmohamoudyusuf840
    @abdinourmohamoudyusuf840 3 місяці тому

    Kan diifle la dhaho daahir ba mooda inu qbo luuqa boqol kaga so diraya dadka iga hor amaan yiri xoolo

  • @Duniya-do2xs
    @Duniya-do2xs 3 місяці тому

    daahir cid aan alle aheyn umà baahno

  • @safiya8016
    @safiya8016 3 місяці тому

    💯💯💯

  • @XaliimoCabdulle-m3r
    @XaliimoCabdulle-m3r 3 місяці тому

    war cusu

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 3 місяці тому

    Duufle rufiyaan

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaygaRuushka
    @SaygaRuushka 3 місяці тому +2

  • @CiiseYare-m9n
    @CiiseYare-m9n 18 днів тому

    Daahir calasow