Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waan idin dhaariyeeHa is dhalin geddiyina.Waa dardaaran.
@@cabdiwalibeeroof2483 adiga kaban walba malaguugo arkaa
Dhulkii hooyo waakii dhalashadiina waa mide waydin dhaariyee hays dhalan gadiyinina. Aabihii fanka Maxamed mooge liibaan Allow kuu naxariiso
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG BAA WUXUU YIDHI ISOO WARAYSI LAGA QAADAYO MAXAMED MOOGE WAAN U JAWAABI LAHAAYE WAA NIN NAGA YARAA NALANA TALIYAY SIDAA DARTEED UMAANU JAWAABIN ....LKN HADAAN U JAWAABILAA WAXAAN ODHAN LAHAA BUU YIDHI FAYSAL CUMAR ........RAGU WUU DHIDIDAYAA LACAGTUU DHIGANAYAA EE ADNA MAXAMED SOO DHOOF
Ugu dambayn waan helay heestii aan rabey thanks
❤❤❤
Walaalkay dhabiyo DhiiggeygiiyowDhoofkiinnu Wuu igu dhereranyeeWax idin dhiba IlaahHa idin dhaafiyeeDhulkii hooyo waa kanDhalashadiina waa midWaydin dhaariyeeHa is dhalan geddiyina@@@@@@@@@@@War aan dhaabay iyoDucaan kuu dhigeeAdna dhaayihiyoDhegaha u furooYey ku dhaafin waanaduWay iga dhanteeDhaqashada ha lumininaDhigta oo ha waayinaWaa idin dhaariyeeHays dhalan geddiyina@@@@@@@@@@@Ninkii dhiig leh baaIleyn dhiidhiiyeeHays dhiganinooYaan lagu dhaliilineDhugta waanadooDhawrta XoolihiinaXoogga ku dhaataWaydin dhaariyeeHays dhalan geddiyina@@@@@@@@@@@
ilaah baan idinku dhaariyee ha isdhalan rogina😢
Illhy.unaxaristo
Nice.
heestan maxamed mooge wuxu kula hadlayay Asaxptisa oo ay kamid ahYeen Faysal Omer mustaq iyo sangub iyo oo dalka dibadiisa ku maqnaa ayuu kula dardar mayay Ale Haw naxariisto dhamatod😭🙏 lkn huno lyrics u samee malaha dadku ma fahmayaane views kedu waa yaryahay tanoo kale waa inay 1day Miliyan ku gaadhay Ahayd
Faysal cumar iyo abdalle sagsaag ayay ahaayeen Sangub kuma jirin bro
ports mahadsanid huno
@@somalimusicport iyo maxamed cali dararamle mar ay aaraar heesta ka horaysa uu ku sheegayo ayaan arki jiroo
@@sakariyedayib1491 muxu odhan jiray
@@sacadbagaase1045 wll wuxu odhanaya oo ay kabilaami jirtay iyagoo kala ah axmed cali dararamle maxamed cumar musiifay iyo cabdale maxamed cabdale sagsaag
M.mooge libaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
AHUN
ඔන්න යාලුව මම ආව ඔබව බලන්න මගෙ සහයෝගය දෙනවා උපරිමයෙන් . මගේ පැත්තටත් එන්න sub අරන් .. ජයවේවා ❤❤❤❤. 24 පැයකට පසුව එන්න නැත්නම් sub නැතිවෙනව
Waan idin dhaariyee
Ha is dhalin geddiyina.
Waa dardaaran.
@@cabdiwalibeeroof2483 adiga kaban walba malaguugo arkaa
Dhulkii hooyo waakii dhalashadiina waa mide waydin dhaariyee hays dhalan gadiyinina. Aabihii fanka Maxamed mooge liibaan Allow kuu naxariiso
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG BAA WUXUU YIDHI ISOO WARAYSI LAGA QAADAYO MAXAMED MOOGE WAAN U JAWAABI LAHAAYE WAA NIN NAGA YARAA NALANA TALIYAY SIDAA DARTEED UMAANU JAWAABIN ....LKN HADAAN U JAWAABILAA WAXAAN ODHAN LAHAA BUU YIDHI FAYSAL CUMAR ........RAGU WUU DHIDIDAYAA LACAGTUU DHIGANAYAA EE ADNA MAXAMED SOO DHOOF
Ugu dambayn waan helay heestii aan rabey thanks
❤❤❤
Walaalkay dhabiyo
Dhiiggeygiiyow
Dhoofkiinnu
Wuu igu dhereranyee
Wax idin dhiba Ilaah
Ha idin dhaafiyee
Dhulkii hooyo waa kan
Dhalashadiina waa mid
Waydin dhaariyee
Ha is dhalan geddiyina
@@@@@@@@@@@
War aan dhaabay iyo
Ducaan kuu dhigee
Adna dhaayihiyo
Dhegaha u furoo
Yey ku dhaafin waanadu
Way iga dhantee
Dhaqashada ha luminina
Dhigta oo ha waayina
Waa idin dhaariyee
Hays dhalan geddiyina
@@@@@@@@@@@
Ninkii dhiig leh baa
Ileyn dhiidhiiyee
Hays dhiganinoo
Yaan lagu dhaliiline
Dhugta waanadoo
Dhawrta Xoolihiina
Xoogga ku dhaata