Hargaysa Maanta way Codaysay lakin Muusa Xadi doona doorahsada Jamac Galad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому +5

    idoor wa daalimin mujirimina sharkoda allaah hakuceliyo

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Годину тому

      Xusbunallah wa Nimcal wakiil

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 50 хвилин тому

      Markuu illaahay hadalkaa ku waydiiyo xageed ka geli

  • @axmedmawliid2386
    @axmedmawliid2386 Годину тому +3

    Xisbiga qudha ee taageerasha u soo baxda ay ka dhab tahay waa xisbiga isbedal doonka waddani

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Годину тому +1

    Jamac Galad waan Adigu
    Waayo
    Doorkan wuu waanayaa Reerahaa wada dhashey ee leysku direy
    Allahayow kala qabooji oo Soomaali isu sakhir bogooda burcad isu mari
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Годину тому

    Welkom Guuleed iyo Jaamac waad mahadsantihiin , S/land ddorashaddedu waa labiel ee ma ah Demoqraadiyed!

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 22 хвилини тому

    Hj difaac maahee iyagaa mar walba weerar soo qaada iiddoorka oo dhanna waa la qabaan halhal mooyee

  • @waberijama8636
    @waberijama8636 Годину тому

    Kkkk Kan ku wareysanaya waxaad moodaa inuu hilib afka ku hayo. Tuff dheh

  • @ahmedgahnug9813
    @ahmedgahnug9813 Годину тому

    NACALAA AABIHII KUYAAL BALWAKAASE WUXUUN SAMEEYA
    ALLAHA KHAALIQA AH AYAA KUXISAABIN DONE QIYAAMAHA GOOBKASTABA TIRADA CODAYNAYSAA WAY QORANTAHAY XOQXOQA WAXAD XOQOYSAAN

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 37 хвилин тому

    Hooyadaa sawaaxiligu wasye maxaa kaa galay

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 39 хвилин тому

    KU SOCO JAAMAC WAAD KA BADISAY MUUSE

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 43 хвилини тому

    Jaamac afqaadhmuun huuro ka cadayo

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Годину тому

    Idinka maxaa idinka galay Somaliland?Ka sheeke wadankaga reer Somaliland waa mid, dhexdeedu idinma qaado

  • @ogolearningenglish4399
    @ogolearningenglish4399 2 години тому

    Garac waynaaday weeye wariye jama ogadeen
    Fataal fataal dhalay

  • @434tube2
    @434tube2 Годину тому +1

    Cagdheeray kadaa lama Xadi karo Doorashada Jamhuuriyadda oo xataa ta Maraykan ka wey ka horraysaaye xaga amniga🥰😇😁😁😁

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 46 хвилин тому

    Ogaadeenka amxaarku ku kaajo ka warama

  • @alijama6723
    @alijama6723 55 хвилин тому

    SSC KHAATUMO MAXAA KAGALAY DORA SHADOODA WAALIDII AY WAA YABADAN KA SHEEKAYN BEEN MADOOW AW IYO BOQR IS QABAD SIIN KARI MAYSID BOR BOQR BOQR BOQOR SHEEKADU HADAY WAAN BILI LIQAY ALIFLE IYO GALADOO LABADINU MAGAC YADUUN BAAD QALA DAANE IDIN AMANI MAA YEE LABA HAL YEEY BAA TIHIIN

  • @alijama6723
    @alijama6723 48 хвилин тому

    NINKA OOD WEEYNE DEGAA XAGUU XUKUMI MASOO MEELI HIISAA ISKA QOORAN KARA TOLKII GARAB GUR MAD RUNTU WAA RAASA MAAL

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Годину тому

    ciinanku waa qabiil ma cid kale

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Годину тому

    Ciidanku waa qabaail

  • @BasheHuseen
    @BasheHuseen Годину тому

    Arrin aan somaliland ahayn miyaa waydeen .Maxaa ogadenow idin kala social somaliland.

  • @laylahussen6319
    @laylahussen6319 48 хвилин тому

    Max kagalay adiga

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Годину тому

    Garanwaa adiga ayaa lagu soo xaday.

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 12 хвилин тому

    Beenaaleyaal maxaa Iddiin ka Galay Tiina Ka Hadla Xooleyow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    been weye ee xata ciro dagaalka iyo gardarada isaga wada iyo dulmiga wuxuna lajira muuse ee garxajis ciro been buu usheegay

  • @XayaadXayaad-z5e
    @XayaadXayaad-z5e 31 хвилина тому

    Beenale😂

  • @faclon.
    @faclon. 33 хвилини тому

    🤣🤣🤣🤣hooyadiin bahalaha kawse somalialnd danbe beydaan ku daashen trump soo noqay abraham 2 sug niyahow dhilaa idin dhashee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    muuse kaadhadhki beenta waahore soo daabacday

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 44 хвилини тому

      Firdows sibil dheer. Jabtiitee maka boksateey