I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 41

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 633

  • @ifrahmohamedsahal9409
    @ifrahmohamedsahal9409 2 роки тому +14

    😭😭😭😭😭😥😥😥😥 wanka xumahay kamil iyo kaltuun wixii ku dhacay insha allah dib ayad uso kabsan doontan jaceylku ha waaro💘💪😥

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +38

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💙

  • @makoahmed9651
    @makoahmed9651 2 роки тому +46

    Ooo nooo walee ana ba naxay partigan ana ba run moiday miskiina gabadhu way ooyday masha Allah sifiican bay ujiileen baruud iyo wiilka iyo gabadhu qabo anigu sirun baan uga naxay very good action 👍😘😍😊💜💚💙🌹🌷💐congratulation may Allah bless gurmad grub Allahuma amin ☝👏 اللهم امین اللهم یبارك جرمد may Allah bless our favoret grub Alluma amn cimrigiin ha raago our brother abokor very good job I hope you subtitut in english hadii english lagu hoos qori laha milions$dollars baa samay lahaydeen

    • @deqohusen1773
      @deqohusen1773 2 роки тому +2

      Q

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  2 роки тому +10

      Aamiin Yaa Rabi Allayacizak mako Thanks Walaal Nooloow

    • @makoahmed9651
      @makoahmed9651 2 роки тому +3

      Amin walaal abokor adiguna sida si la eg Allah hakulaqabto wa howl wayn it is not easy to be director just you need help to write english under the movie i am from seattle keep up the good job halka kasiiwad shaqada wanaagsan Allah ya czak too الله یعزك اللهم یحفظکم جمیعكم اللهم مین ☝👏👍😍😘😊💚💜💙🌹🌷💐

    • @zaaramohammed9436
      @zaaramohammed9436 2 роки тому +1

      😍😍😍🤣🤣🤣♥️♥️

    • @abdirahmanhassan5072
      @abdirahmanhassan5072 Рік тому

      Gcg

  • @ayanitahaji9479
    @ayanitahaji9479 2 роки тому +9

    Filimkan filim wu dhafay esh cala filim filimanta hindiga so xusustay horay u socdo la antiin abaat teem abukar mahdi❤️❤️❤️❤️

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 роки тому +3

    Mashallaah shukran abukar
    Noloshu waxay la mid tahay sanduuqa shokolaatada, weligaa ma ogaan kartid waxaad heli doonto.🍵🍵🍬🍭🌹👍🖐❤💸⚘🏆🇸🇴

  • @fowsiaabdirahmansaid2300
    @fowsiaabdirahmansaid2300 2 роки тому +5

    Asc thank you very much ♥️🙏

  • @ilwadqurux6584
    @ilwadqurux6584 2 роки тому +3

    Ruwaydan san ugu xiranahay illah ba og murad baa leyahy isoo duceeya wllhey aar defla umadena mhn

  • @yaraanki.reerkayahya466
    @yaraanki.reerkayahya466 2 роки тому +7

    Wow my team All of u guys thank you so much one Love

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 роки тому +3

    Eshcala film wlhi lasoo dhakhsada qaybta xigta love you all kooxdaydi gurmad gaar ahaan Dr xabeeb jacaylka mustaqbalka

  • @shuceybofficial5181
    @shuceybofficial5181 2 роки тому +5

    Wwww legend 🙌 of legend another level 👏🙌👌 mr abuukar Mahdi team gurmad wan idin wata keep going 💪👏👍🙌

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 роки тому +19

    Somali flim to the world 🔥
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @sehra55
    @sehra55 2 роки тому +4

    Jiliinkina cajiib waye m.a faynuuus nasteexo idil iyo aj iyo kamil iyo xaaskisa 🥰

  • @kafiadjibril6250
    @kafiadjibril6250 2 роки тому +26

    Wooooow Abukar Legend of the Legend you are the best director really thanks bro

  • @ToXyT_
    @ToXyT_ 2 роки тому +8

    Wooow today was a bit emotional 😢 wlhi waka naxaye anyway keep up the good work 👏 🙌 TEAM GURMAD AND THE LEGEND ABUKAR MAHDI ❤🤘

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 роки тому +5

    Qeybtaan xanuun waaye run ayaan modee wan kanaxay kamil iyo kaltun legent abukar mahdi wan kuwataa keep going dhamantina

  • @shamis3067
    @shamis3067 2 роки тому +2

    Walaahi waa ku xoqdeen ruwaayadaan mar waa qosol mar naxtin mar sida raga wax u qiyaamaan amazing waaye ruwaayadaan mar waa qoslaa mar waa naxaa

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 роки тому +9

    Masha alah keep going my brother abukar mahdi

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 роки тому +2

    Thank you so much 😊🥰🥰🥰

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 роки тому +4

    Makiina sister kooxda Gurmad keep going beautiful family and friends and teams spend abukar Mahdi best men good Luck 👍💞🐎💯🇸🇴

  • @abukarboro1775
    @abukarboro1775 2 роки тому +12

    Masha allah illaah ha idin xafido gurmad Team hore u socda

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 роки тому +3

    Omg intaa danbe cadii mahaa wabaan ilmeyaya wlhy si aan cadii aahen baay uu mataleen abukar mahdi good job ❤❤❤❤

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 2 роки тому +2

    Maasha alaah walaahi waa ka baxsafeen aad iyo aad 👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedabdi5218
    @mohamedabdi5218 2 роки тому +4

    Asc asxabta gurmad wlhi in badan Wana diiri gilisen waxa tihiin dad samaha jecl oo bulshada jacel waxan idin lehy keep going

  • @nafissaladieh9671
    @nafissaladieh9671 2 роки тому +4

    Macha Allah last part cesh cala action si ruun ah ayaan oo ka naxay keep going Team gurmaad 😊

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 2 роки тому +8

    M.A wan ka naxay ba episode kan si fcn loo matalay. Keep it up kooxda gurmad

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +10

    Maasha allaah soo dhacyeey

  • @sadiyahpdx
    @sadiyahpdx 2 роки тому +10

    Daffle and his wives are my favorite🥰.

  • @sahrocabdi4927
    @sahrocabdi4927 2 роки тому +12

    Waan idin salaamay dhamaantiin 🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 2 роки тому +10

    Mamo Faynus atooraha filimka🤩😘😍😘😍😘😍💯

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 2 роки тому +5

    Flim waa dhaafay walee gurmad team keep going

  • @mubaarikadem2994
    @mubaarikadem2994 2 роки тому +1

    Xaqiiqdii intan dawanaya fiilim xita ku ajanibka iska dhaafe somalide wlhi wa fiilim ad ii rali galiya farxad aad u baladhan ayaan darema marka aan dawanayo filimkan e team guurmaad runtii hadii xita xoga yaro murugo ahi ii hayiso way idayisa marugtaasii kolay filimkan maskax aad u wayin aayaa laga tuujiyaya incha Allh murad walaba oo aad ledihiin ilahay midigta ha idinka saro dhaman kooxada guurmad sababta aan u dawaano filimk mr. Abukor mahad ilahayba cafimad Iyo cimiri dhareer kaga baryaya walalo nowlo wayo badan abukor

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  2 роки тому +1

      Aamiin Thanks Mubaarik Abaal Baan Kaaga Haynaa Dhiiri Gilintada & Qoraalkan Dheer Aad Soo Qortay Eed Waqtiga Soo Gilisay Xaq Baad u leedahay inaan kaaga soo jawaabno nooloow walaal

    • @mubaarikadem2994
      @mubaarikadem2994 2 роки тому

      Haye wllo abukor kuma mahad saniid jawabataa karamo karkaga ha ahato legend 🥰🥰

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 роки тому +2

    Aasbaro si daganaasho bo wax u jila jilinka woou ku raaxaysta ismaba waalayo midkale naji dacaad bo wax u jila iyo romeo isku duub kulikum waan idin salamaya 💚💚💚💛💛💜💜💜💜

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 роки тому +6

    we have respect our religion and heritage

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud 2 роки тому +6

    Keep going Gurmad Team qaybtani caadimaaha maasha allaah

  • @fardowsainafarey2361
    @fardowsainafarey2361 2 роки тому +4

    Allah abukar hado film ka macanaday
    I can’t wait for another part 🙈🥲🥲

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 2 роки тому +9

    Asparo well planned 👌
    Good team leader
    Well done all of you Guys

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 роки тому +4

    Masha allah Abukar film kaan waa wax kale i cannot describe in one word caadi maaha guuleeysta adiga iyo team ka

    • @idrish.7449
      @idrish.7449 2 роки тому

      I am a better director than this. You should come and watch my movies.

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 2 роки тому +4

    Nastexo gacanaa kuu tagey ani😂 Teamkina gurmad makala hartan wllh🥰🥰🙏

  • @hasantukow9543
    @hasantukow9543 2 роки тому +5

    Romiyo filimka yaa la dilin hospital Hala geeeyo gabadha isiga ayaa soo badbaadinaya keep going

  • @abukarboro9841
    @abukarboro9841 2 роки тому +3

    Masha Allah gurmad team hore u socda

  • @cawoofficial4416
    @cawoofficial4416 2 роки тому +6

    Wllky apokor mahdi and team gurmad my favorite movies 🤩💋❤️🥰💯

  • @hamdiosman194
    @hamdiosman194 2 роки тому +7

    Baldoos iyo barud," jilitanka bella 4:00-500 👌😮Awey team dafle muxu dhahay abti gacanta ii siisar fikridi dafle kuma guleysan 😅
    Kamil iyo kaltun 😥

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 роки тому +6

    I like this show keep going 🥰🥰

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 2 роки тому +3

    Maasha allah kooxda oodhan anoonkala qaadeynin Allaha idin xafido 🥰❤

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 2 роки тому

    Abukar Walaal filimku waa topp. Laakiin waxa jira waxyaalo badan oo ansha iyo soomaalida aan ku habooneyn waloow ay filimtahay. Hadana dad da,kala duwan leh baa fiirsanaayo. Si ay u anfacdo reerka dhan.
    Arrinta taa taabashada waxoo gaa waa laga fiicanyahay. Waa wax ceeb ah in labo saac iyo Taataabasho. Waxoogaa anshaxa kuma wanaagsana.

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +3

    Oo my God walahi waka naxay geweydha maskiin saas maxa ugu dishen hor usocoda my family ❤❤❤

  • @aminanuur665
    @aminanuur665 2 роки тому +2

    Best rubayd ever ilahay ha idin xafido

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 2 роки тому +1

    Dafle na sida qarnigan ugu haystaa naagaha abadan siday raga u wareeriyan inuu matalo isaga iyo xaasaskiisaba, I'm glad 😊 to see it and sharewith my partner 😄

  • @muniitaofficial5101
    @muniitaofficial5101 2 роки тому +5

    Wooooow wusoo dhacay Abokor mahdi Mahadsanid

  • @anab2309
    @anab2309 2 роки тому +3

    Omg 😱 I can’t wait for the next part

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 2 роки тому +6

    Kkkk sax mama Faunus Waa runteed ♥️♥️♥️

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 2 роки тому +3

    Waw axsan filin waayo Abuukar mahdi horey u soco

  • @Sagalroob
    @Sagalroob 2 роки тому +9

    War wiilka dalmar ah dhiiqu faraha ugaliyey so funny kkkkkk kkkkkk

  • @xamdicabdi5576
    @xamdicabdi5576 2 роки тому +6

    Ala muna iyo kaamil insha alaah way bad badayaan 😥

  • @ayuubmohammed2296
    @ayuubmohammed2296 2 роки тому +4

    Romeo iyo kaltun keep going walhi legend sifican ba u dhishen tugada lakin waxa cill ah police station kama dhawen sida tugada loqabto

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому +10

    Masha Allhhh hoyo feynus Masha cimmri dheer cafiimd Allhakusiyo 💖 masha Allhh kuliigin walalkey Abukar Mahdi kuliigin ❤️❤️❤️👍

  • @abdiwalijaama9857
    @abdiwalijaama9857 2 роки тому +2

    Baldos wuxu u baahan yahay bossbas ubakar mahdi waxankaa codsanaynaa inaad bossbaas kusoodarto flimka
    Sidoo kale mariid ayaan u mahadcelinaynaa waa actor wayn keep going sxb

  • @fatushabdi2441
    @fatushabdi2441 2 роки тому +6

    I can't wait next part 🥰🥰😭😭

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 2 роки тому +13

    Damn this was kind of emotional specially last part 😭😭

    • @qalialiomar2051
      @qalialiomar2051 2 роки тому +1

      Damn this was kind of emontional spesiaali Last par

  • @nasrachanel5371
    @nasrachanel5371 2 роки тому +2

    Waaw Masha allaah cadi ma ahan

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 роки тому +1

    Hayay hada intan garanaynay way dhaftay run run ayanba uma leyey wa another level runti

  • @sabnamaxamedkumar7585
    @sabnamaxamedkumar7585 2 роки тому +5

    Abukar mahdi aptii keep moving 🥰✍💯

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 2 роки тому +2

    I like the video best video 👍 Bro

  • @fadumoabukar9269
    @fadumoabukar9269 2 роки тому +3

    Waaaw Abuukar mahdi is the best I love his films out all Somalis films keep going and best luck to his teams❤️❤️

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 2 роки тому +7

    Mahadsanidiin ❤❤❤

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 2 роки тому +8

    Filmkii hadii kaamil la dilay ma dafle io islaamihiisanu daawanaa 😅😅😅

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 2 роки тому +1

    Hada Romiyooow ma.dhintay allha unaxariisto sabar iyo.imaan allha naga siiyo wlh waka.naxay

  • @sumayoyacqub2523
    @sumayoyacqub2523 2 роки тому +3

    Masha allh koxda gurmad Mel xasasiuey mareysa ruwayada wan idin xiisan Kun iyo kowjer

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 роки тому +4

    gacanta iisaar qosol hhhh abukar mahadsanid iyo team gurmad

  • @fadumomohamudmohamed9503
    @fadumomohamudmohamed9503 2 роки тому +5

    Abukar wuxuu noqday filmkaan kii ugu shidna oo soomaali ah mahadsanid

  • @kamilomohamedalikamilomoha2216
    @kamilomohamedalikamilomoha2216 2 роки тому +4

    Filmkan cajiib waye illaa hada film aan u dhigo wan wysanhy thnks kooxda gurmad and abukar mahdi

  • @zahircade9824
    @zahircade9824 2 роки тому +6

    Manshlah ma people abukar keep going and the rest

  • @cllaahiforeman6027
    @cllaahiforeman6027 2 роки тому +2

    41 keep going on abuukar mahdi caawa iyo kaltuun

  • @ZAMZAM-qg2ct
    @ZAMZAM-qg2ct 2 роки тому +2

    Good team Ma cha Allah

  • @osman.b.b
    @osman.b.b 2 роки тому +5

    Wad mahdsantihin guys ❤😍💖

  • @fadumojilacow7023
    @fadumojilacow7023 2 роки тому +1

    TV Universal gormay soo gashaa sacadda rabaa in aan ogaado sidaan ula docdo Mahadsanid

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 роки тому +2

    My favorite faynuus

  • @gabadhiriyada450
    @gabadhiriyada450 2 роки тому +2

    Inaba caadi mahan filimkan qabjilinkisa thkz bro ❤️

  • @cabdilaahisafiya3081
    @cabdilaahisafiya3081 2 роки тому +2

    wlhy filinkan waxan sugi karin xiligisa inta lagadhayo xalqadba xalqad ayaay kamcnthy thnkz kooxda gurmad idijcli

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 2 роки тому +6

    Big Love Inta INagu Xiran Horta Cajabo Iyo Indhadeeq Makadhax Adeektay Iyadab Waxaaso Jalfiso Aay iidhigtay Walaashey Cajabo Iyo Indhadeeq Ineesan Is Aaminin Aa Ka Danbeeyso Cumarow Abti Waaku Qabsatay Sorry Booliskana Tacsi Aa Nootal Oo Lalayahay Kaltuun

    • @83587
      @83587 2 роки тому +1

      Cumar baxar wad gelisay ee adi sug khadraa Diiq kaa dhigeyso Kuku kuu kuuk

    • @amaljama2922
      @amaljama2922 2 роки тому +1

      Qof sharaf iyo akhlaaq ba ka muuqta ba tahy
      Ee filmka woxo noqodey above 18 yrs
      Markasta dhaqanka ha la ilaalyo

    • @abdulqadiraj
      @abdulqadiraj 2 роки тому

      @@83587 hhhhh Diiqa

    • @abdulqadiraj
      @abdulqadiraj 2 роки тому

      @@amaljama2922 Mahadsanid Wll Waxwalba Kaxdanbeeyo Ujeedo Ee Ww Dadaaleena Thnx

    • @aminasuudi6280
      @aminasuudi6280 2 роки тому +1

      Maxad sidaa ugu gashay cumer kkkk

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 2 роки тому +4

    Keep going guys

  • @farhiyahassan9402
    @farhiyahassan9402 2 роки тому +2

    Masha Allah horay usco dho Insha Allah

  • @deeqaismaailahmed8496
    @deeqaismaailahmed8496 2 роки тому +3

    mama faynuus allah cimriga ha ku dheereyo

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 роки тому +7

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 роки тому +2

    Thanks 💗😍👌💗

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 роки тому +1

    Haye haye qaraabo waan idin salaamay hadaan soo dhacay bal ii suga aan ka daba tagee ruwaayada.

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 2 роки тому +4

    Movie waa another level

  • @kaalaywaxilaakhri1642
    @kaalaywaxilaakhri1642 2 роки тому +3

    Maya Abukar Mahdi PLZ Roomiyo hanaga dilin jilinkiisa aad ayan u jecelahay. la,aantiis filmku ma nuurayo plz 😌😌😌

  • @sabrinsimran8913
    @sabrinsimran8913 2 роки тому +4

    Alla Caawa Waa cabsi cabsi horta filimkaan atoorihiisa io atariishadiisa Yaa waaye

  • @salmanahmed2058
    @salmanahmed2058 2 роки тому +4

    Masha Allah

  • @faadumoabdilaahi5669
    @faadumoabdilaahi5669 2 роки тому +5

    Mnzha allah team gurmad 😘

  • @yaaskatuurey1691
    @yaaskatuurey1691 2 роки тому +3

    M.ashllh teem gurmad hormar wacan mar walba🥰🥰🥰✋✋✋

  • @abdikadarahmed1349
    @abdikadarahmed1349 2 роки тому +1

    🙏 a lot.

  • @sadiiqmohamed9775
    @sadiiqmohamed9775 2 роки тому +13

    I cant wait next part 😍

  • @saacidsaygacade
    @saacidsaygacade 2 роки тому +4

    Abti mcn adi dhaman ina kula shaqeyso thank your abti ano yar ni dawan jire

  • @zeinababdi5419
    @zeinababdi5419 2 роки тому +2

    Wow nice film

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 роки тому +5

    Wat mooi director Abukar thanks ageian🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹✋

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 2 роки тому +3

    Hhhhhhhhh😅😅😅😅😅😅😅😆😆😆
    Alla dafle baxar badana ina lilah dalmarse wey ku daadatey bisinka thank ader abukar mahdi nice musalsal
    💘💘💘💘💘💘

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому +1

    Mnsh Allah

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 роки тому +2

    keep going ❤❤❤