hada muxu no sheegay jaahilkan waxba waxan u sheegaayo ilmaha 12 jirka baa ogo marka ku waxan bila micnaha ah u sheegaaya moyaan malaha jaahilinta sidisa oo kaale😂🤣😅
jaahilkan hosow wa iga qosliya waxan wa video editen wa been mashruc been ay ninkan wa jaaaaaajuuuuuuus image kaale samaysanaaya ee iska ilaaaliya yaabka adunka
Masha allah ustaad keep up
Bismilah Aqliga iyo Aqoontaba allaha kuu ziyaadsho
Macalin
Mahadsanid saxiib sare ❤
Goat Hoosow keep up pro. 🐐🤍💀
Masha allah wax badan ayaad no faaidaysay, cilmigan oo kale lacag ayaa dadka lagu baraa. 🎉❤
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
Ustaadi waan ku salaamey
Mahadsanid ustaad
Mansha allaah mahadsanid ustaad intani waa cashir Aad iyo aad Noogu muhiim ah🙏🏻💯
Zxp corso kasame AI. Tolasha laisticmalo nocyada kala duwan AI. ah hadey macqulthy thanks bro
Masha Allah barakallah 🥰 keep going
Waan kaa hayaa mahadsanid Hosow
So Masha Allah wllo ♥️♥️
Legend si Wayn baan kuugu xidhanahay.
Qodobkan Ai Gu aad buu muhiim u yahay
Guleyso my brother Hosow❤
Legend big respect for you libax
Mahadsanid bro hosow bro
Macalinkeyga hosow guleso ❤
Congratulations 🎊
Mawduca aad u wacn ❤
🥺 🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Mashallah 📸 ❤
Thanks legend
Keep going
Guleyso walaalkey ❤
Hosow suudka waa diyaarsanyahy sxb
Waw thank u
Welcome 😊
waan ku faraxsanaahaay inaa sirtaada nala wadagti i like y
Please 🙏 guys 🇸🇴 600k
Asc marka hore wll marka xigta waligey mafiirsnin videos kad labo jeer balse kan xiiso ayuu lahaa hadii aad course ka so sameysid wn jaclaan lahaa nooga faideyso qofka ugu horeyo iibsada noqon donaa inshaAllah 👍🏾
Guleyso ustaad, ma u isticmaali karaa inaad luuqad aanan garanayn muuqaal ah inaan ku sirto
HOSOW WAN KU SALAMA LIKE SAR ❤
Ci iga horaysa majir wewe hosw👍
Form Axmed muuse
ustaad mid ifahansii hadii Ai du anay awoodin inay generate gareyso waxyabo anshax xumo ah sidey u samaynkarta muqalo ceebayn ah ?
dadka yar ee mediaha somalida kujiro ee wax lagaa faa'ido walaal Hosow
midka 1: midjourney ayaa lacag ah
❤❤❤
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
howsow barnaamijyadaan inee somali gayntaa ficnan lahayd oo dhalin yarada wadan la jiheeyo
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mo fami is more interest than you hosow but your are still amazing guy keep going pro
Muuqalka Anoo Dawanayaan Ka Baxy Markan Kusoo Laabtyna Waan waayay Cabaar Bn Yaabana 😂
hada muxu no sheegay jaahilkan waxba waxan u sheegaayo ilmaha 12 jirka baa ogo marka ku waxan bila micnaha ah u sheegaaya moyaan malaha jaahilinta sidisa oo kaale😂🤣😅
Waa qarareysa ee wilika m.a noo dheh😂
Jaahilnimada doqonimaa kuu dheer oo inta gurigiisi timid daawatay uu lacagna kaa sameenayo ayaad jaahilna ledahay qof wax uun haba yaraate yaqaan sidaad uhadleeso umaba hadlo
ua-cam.com/video/cmVKxgd7DHc/v-deo.htmlsi=Fg-GWuJz6Q_1p9M5
jaahilkan hosow wa iga qosliya waxan wa video editen wa been mashruc been ay ninkan wa jaaaaaajuuuuuuus image kaale samaysanaaya ee iska ilaaaliya yaabka adunka