Haddii aan la dooran maxaa uga xumaanaya asagoo sharfan oo dalka wax muuqda u qabtay ayuu ka dagayaa kuwa ka dambeeyana ay xuji ku tahay inay halkaa kasii wadan oo aysan dalka dib u celin
Qoorqoor waa nin nabadeed oo akhyaar ah, asagaana noo dooran, mahadsanid ban lee nahay asaga iyo cidkasta oon dowladda lugaha ku dhagin, tii shalay iyo tanba, madaxdu waa is bedelaysaa laakiin Soomaaliya isma bedelayso. Kuwi shalay Farmaajo caqadda ku ahaa un baa maantana dhibka wada, cid aan cunohooda ahayna lama heshiiyaan, dalka dadka Allaha ka qabto
@@abduwahabahmedmahamed547 war hooyada was. Maxaa Dani kaa galay dhíladíí ku dhashay wase?? Soo hadal qaad mar kale asyaadaada hooyada baa lagu wase yaa ibnu sharmuuta.
Adeer gal-mudug sawtan xasuuqu ka socdo,!!! , maxaad doorasho qaban ,ugu yaraan 10 qabiil in ka badan ayaa ku dagaalamaya galmudug gudaheeda, waa yaab!!!!, war annagaa wax aragney!!!!!!!.
Great News💯💫🇸🇴👏 Madaxweyne comeback again u got mine ✅
Madaxweyne qoor qoor mahadsanid waan ku taageyrsanahay horey u soco from East Galgaduud.
Thank you great man Qoor-qoor❤
Waa guul kale oo SOMALIA u so hoyatay masha ALLAH qoor qoor inad doorashada qof iyo codka ah ku guuleyso Ayan ku rajeyna ❤
this is good new for all somalian. we will behind u for long time to come.
MASHA ALLAH ILAAHEY HA KU XAFIDO MADAXWEYNE QOOR QOOR WAA KAAS LEGEND IN LAKU DAYDO AYABA FIICAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Maashaa Allaah Hawiye waa dad dimoqoraadi ah oo dimoqoraadiyada asal ayay u leeyihiin, waayo waxeey kasoo jeedaan dadkaan Hawiye Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Aadan Cade iyo Reysalwasaarihii ugu horeeyay Soomaaliya C/Laahi Ciise ee hore u socda waa runtaa guuleeysta inshaa Allaah
Mahadsanid wll waa guul inoo soo wada hooyatay dhamaan somaalida
@@abdimuktar3153 waa runtaa wll waa guul umada Soomaaliyeed u soo wada hoyatay ee soomalida qaarkood oo doorasho qof iyo cod inla qabto diidan oo in qeeybiyoo xukunkii leeysku dilay ineey weli naaxiyaan falankeeda wado oo in horey loo sii socdo diidan allaha umada haka qabto inshaa Allaah
Miyaad waalatay, Isaaqa baa Dimuquraadiyada asalkeedu tahay Hawiyena maxa ka galay
Kkkk waa iga qoslisay taariikhda lama socotid ee caafimaad ayaan kuu rajeeynaa inshaa Allaah
@malaboa591 War hooyada caafimad ba ku rajaynayaa
Masha allah hambalyo mudane madaxweyne axmed abdi kaariye qoor qoor waaad igu matashay caawo hadalkaan meel baad nooga soo baxday
QOR QOR GEEESI QARAN 👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏🇸🇴👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuul Somalia 🇸🇴
Warkaas aa imaraa Mudane Madaxweyne Qoor Qoor waa sida aad Sheegtay Wadanka wuxuu aaday Doorasho Qof iyo Cod ah.👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qor qoor si fiican Ayad sameysay mudane madaxweyne guuleysta! Nabadeey
Kalawadanisan Madaxda HWiye& Darood!!!
Horta maamulada hawiye (galmudug iyo hirshabelle) maa leeyihiin awood dhaqaale iyo awood ciidan ka madax banaan maamulka muqdisho sida Puntland iyo Jubaland?? Waa mayaa, sidaa daraatid galmudug iyo hirshabelle xor ma'aha haddii kale meesha laga tuuraya cid kale baa lagu badali lakin Daarood waa ummad tashatay waxna kama galin cidda madaxweyne ka noqoto maamulka muqdisho haduu noqdo Daarood ama hawiye. Daarood wuxuu aha ninkii riday farmaajo asago Daarood ah. Danta Daaroodweyne baa ka wayn wax walba.
QORQOR GEEESI GEEESI QARAN GUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL SOMALIA 🇸🇴
Madaxweyne qorqor waa nin gob Ed .mahadsanid
Kani wa qaf aqli liita dhuun qaad ah.
War cad wakaas.. Madayweyne Somaliyeed u qalantaa walaahi. ee waqtigeeda gacantaada ku abuur.
M.a MW qoor qoor alle ha ku sharfo runtii waa nin nabadoon ah oo munaafaqnimada siyaasada ka fog
Waaaaaaaaaaw🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 mudane madaxweyne waad na matashaaaaa
Very good and nice start at this stage.
Well-done 🎉
Masha Allah guul somaliya
Xasan Shiikh Maxamuud, Asaga aa is baxareynaya Wlh ineysan cidna dooraneen haddii Doorasho Qof iyo cod ah la'aadayo.
walaaal dhaarta aad qeebka udhaaraneyso iska daa illaaah haku barakeeyee
Haddii aan la dooran maxaa uga xumaanaya asagoo sharfan oo dalka wax muuqda u qabtay ayuu ka dagayaa kuwa ka dambeeyana ay xuji ku tahay inay halkaa kasii wadan oo aysan dalka dib u celin
Ama haladoorto ama yaan ladooran xsane danteenu waa qof iyo code isdeji xasan geed kabaxay meesha maaha wuuna mhdsnyhy
Indha.hawiye.wa.galmudug..farxdh.siyasadhan.dhaqaji.indhaha.hayegalmudug.❤❤❤❤❤❤
Guul Soomaali oo dhan insha Allah.
Qoorqoor ya madaxweynaha Somalia noga dhiga
GUUUUUL guuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuul Somalia 🇸🇴 HORAY U SOCOOO SOMALIA 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉
Hambalyo mudane qoorqoor🤝
Qoorqoor waa nin nabadeed oo akhyaar ah, asagaana noo dooran, mahadsanid ban lee nahay asaga iyo cidkasta oon dowladda lugaha ku dhagin, tii shalay iyo tanba, madaxdu waa is bedelaysaa laakiin Soomaaliya isma bedelayso. Kuwi shalay Farmaajo caqadda ku ahaa un baa maantana dhibka wada, cid aan cunohooda ahayna lama heshiiyaan, dalka dadka Allaha ka qabto
Legend madax ayaad iisarantahay
Guul qorqor
masha allaah guuuuul somaliya allow walalaha maqan nosoceli guuuul somaliya ❤
Masha Allah Allahhakuxafiido mundane qoorqoor
Guuleyso,waxaa tahay geesi Qaran "Bulshada waain ay doortan qofka ay rabaan.Guuleyso
Masha allh hawiyoow wlla yaal daadorod wow nawrershay dowlad hawiye noo dhisa sharaf iyo karamo mudane qorqor
Qof iyo cod diyaar, Dani manta hadalkan wuu ka naxay 😂😂😂😂😂😂
Dani síílka hooyada buu wasa bal taas ka waran dhíladíí ku wase yaa ibnu al-qaxba.
@XayaatAbdi324 Doqon Aya thy hooyo waa hooyo aqaoonta aya kugu yar.
@@abduwahabahmedmahamed547 war hooyada was. Maxaa Dani kaa galay dhíladíí ku dhashay wase?? Soo hadal qaad mar kale asyaadaada hooyada baa lagu wase yaa ibnu sharmuuta.
@XayaatAbdi324 Dani hoyadaa meeqa citaal ayuu ka dhalay Adiga wacal ayaa thy Dani aya kugu dhalay
@@abduwahabahmedmahamed547 waa maxay calaacalka síílka hooyada wase? Dani muxuu kugu samiiyay aad kaga cabaadaysaa? nacala sinjiyada aabaha ku yaal khaníís khaníís dhalay. Walaahi hadaad idib yeelan waydo inaan aabaha iyo awoowga iyo faraca khaníísiinta ka soo jeedo sabarad ku wase yaa ibnu makhnuuth.
Wooooooow Mnsh Allah 💯 Goul Galmudug
Masha Allah waa hora usucd cusub waa soo dhaweenenaa
GUUL DORSHAAN RABNAA HADAAN NAHAY SOMLI AH SAX QORE QURBO JOOGTA
❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa masuuul masuuul dhalay ❤❤❤❤
Mansha allah bro ❤❤❤❤ puntland waa kaso qaxaynaaa hobyo boos halayga siiyo garawe gaaja nadishay iyo mucarad aan laga qadeynin
Hooyada galnus was mooryaan yahow futada madow leh iska dhigaya Reer Puntland xoolaha tahay wase. Gaajada hooyada iyo walaasha siilka caskariga ugandese iyo rwandese iyo congolese ku waso dhíladíí ku wase asago shaati amison ku xidhan haddana masaari baa siilka dhilooyinka hawiye ku fuuli gaajada hooyada was mooryaan futada madow gaaja ka hadlaya asaga walaashi dhílada ah xeebta liido lagu waso.
Guul madaxweyne
Indha.hawiye.galmudug.❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaali.yaisku.kenideda.galmudug.nolow
Geesinimaduwaa Habargidir
Waa udhalasho dheh
Amus geesi hg ka dhashaa@@ShirkaaraXuseen
Alla faanweyna habar kintir lakin ficil baad uu dhalan taasna waa xaqiiqa.
Doorasho Qof iyo cod mayya khaa,in unmbee kasoo yeertaa❌️
Dastuurka ladhameystiri mahayo khaa,in unmbee kasoo yeertaa❌️
Guul galmudug nin qaliya
Gesi iyo gobinimo guuul guul haraaga halaga tago
Guul galmudug
Nin Aanhabargidir Ahey Malahaa Geesinimadaa
Habar waa habar lakin kintir baa idin dheer lakin anaga idin ka jadhay habar kintir.
❤
Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hiilada Aaduhiilisey Somaliya Fulayadakabaqayaa Qof& Cod???
❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sax waaye Galmudug ku daysada.
Warka raga waaakaas!
Guuul iyo gobinimo
Galmudig waaba tuulo yara so mahan
Qacbaadkayeedhsiisey Qaswadayaasja
Adeer gal-mudug sawtan xasuuqu ka socdo,!!! , maxaad doorasho qaban ,ugu yaraan 10 qabiil in ka badan ayaa ku dagaalamaya galmudug gudaheeda, waa yaab!!!!, war annagaa wax aragney!!!!!!!.
Kkkkkkkk nin halkii nabadi taal iyo halii qorxoon iyo halkii hormar yaal kaxun oo wuxuu liqo uun umuuqdaan yaa warkii kujira iska hadloow
Waaa gudoomye waqtigiisu dhamaaday
🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏👏🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴🇸🇴👏🇸🇴👏👏🇸🇴👏🇸🇴🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏👏🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴
Qof iyo cod soo ma dhawee iska sii .joogaa
Doorasho halbeeggeedu yahay dano kooxeed qabyaaladeysan, wax weyn sooma kordhineyso.
Marlabaad baauqalantaaaaa
war ani hal su'aala qabaa! 😅 haddii uu maamul goboleed kasta uu leeyahay madax weyne ''jubaland'' ''puntland ''somaliand'' madaxweynaha qarankana xassan shikh gobolka banaadir muu asna kayahay madaxweyne?😂 ileen 4 libaax hal keen kama wada talin karaane. adduunka kama jiro wadan leh 4 madaxweyne markii laga reebo somalia😂
Good joob Mudane Qorqoor
Xasan sheekh waa madaxweynaha maamulka muqdisho kaliya magaca soomaaliya waxaa lagu shaxaad taga caalamka taasna qof walba waa ogyahay.
@@XayaatAbdi324 naga aamus qashintaa tahay w*s, ragga baan lahadlay not you.
@@XayaatAbdi324 war naga amus qashinyey
@@tdm_scott xaqiiqda waa xanuun dhíladíí ku dhashay wase liq xaqiiqada oo shib dheh.
Waxaan maqli jirey = reer galmudug ma xishoodaan!!!!!!.
Markale baan anagu kuu doortey galmudug laakiin aawey dakadii hobyo xaalkeedu xagee marayaa
Mashllh kalsooni geesinimo waanooger
Hanalaka daayo ciyaarta
Reer galmudug waa shacab noool la is kama wad wadan karo
Tasi mid dhaci karata ma aha sxb waxbo dadka ha lugonina
riyuu ku jiraa xaguu kaqabanayaa dhulkiisaba shabaab bas hasystee ma dhuusa mareeb baad ku qaban kkkkk
Congratulation
❤
❤
❤