Kalamudo kii rasmiga lakasayay | kalamudo sida original ka losameeyo | Cunto reerxamar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 чер 2020
  • Ingredients for the dough :
    1 kilo of flour
    Little bit of salt
    1 tablespoon of sugar
    2 tablespoon of oil
    Water as required
    Ingredients for the sauce:
    Goat meat
    Tomato purée
    Cinnamon sticks
    Potatoes
    Onion
    Garlic & cardamom paste
    Curry powder
    Turmeric powder
    Salt to taste
    Water as required

КОМЕНТАРІ • 113

  • @Amalindhodeeq
    @Amalindhodeeq 4 роки тому +50

    Sidee bay dhadhamaysaa daqiiqda marka la kariyo tolow 😂
    Reer waqooyi halkii u dambaysay baan ahay waligey ma maqlin mana arag kalamundo
    Lakiin channel kan inaan cunto reer xamar barto baan ugu soo biiray o magacisa ba iso jiitay kadibna wan ka heley ila xad wlhi
    Alxmdulilah wax badan ban ka faa'iday cuntooyin badana wan ka bartay o anan waligey cunin xata marka tijaabinayo ay xaafadaydu i dhahdo mantana maxa cusub ed wadaa😂😂
    Anyway mahada iyo abaalkas ilahay ka sakow adaa leh walalo
    Thanks a lot
    #BigLovecuntoreerxamar

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 роки тому

      Wlhi faraha iska gosane

    • @howdoyoudothathowdidyoudow9241
      @howdoyoudothathowdidyoudow9241 3 роки тому

      Samayal hadaad doynaysi 😆

    • @qamarismail2280
      @qamarismail2280 2 роки тому

      Sidi bastada wll wayba kasi macdahay🤤🤤🤤🤤

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 2 роки тому

      Maahan reer waqooyi anigaba maqalkeeda iyo arageedaba waa ii maanta lkn miyeysan calool xanun ahayn bur suugo lagu dhex karinayo

    • @daganahmed9260
      @daganahmed9260 Рік тому

      Baastadaba wa bur la qalajiyay tana ka macaan

  • @dottoressadottoressa4286
    @dottoressadottoressa4286 4 роки тому +5

    Macaan 😋, Jzk for making a list of the ingredients. Can’t wait to try soon InshaAllah.

  • @rahmaruuxii2715
    @rahmaruuxii2715 4 роки тому +5

    Masha Allah shukran ukhtii maa daama codsigeyga aad ii tixgelisey ilaah ajar haka siiyo marwalbo waad noo faaideesa ❤️🙏🏽😘

  • @familyhusseinchannel7440
    @familyhusseinchannel7440 4 роки тому +12

    Masha Allah waalagu farayareesti samesskiisa waqti badan ne waala galiye sida araktidisa an arkay cafimad kucuna

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 4 роки тому +3

    Masha Allah tabarakallah inaba caadi mahan soonki hada laso dhaafay ayaan habeen sameestay faraha la iska goostay qofki aan tijabin hatijaabiyo hubaal waad ka helesaa shukran sis

  • @Alimuse07
    @Alimuse07 4 роки тому +3

    Waa shaqo adagee... masha allah gacantada allah ku barakeyo

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 3 роки тому +2

    Salam merci beaucoup c'est vraiment magnifique la somalienne❤🇸🇴😘

  • @hannaabdulrahman9396
    @hannaabdulrahman9396 4 роки тому +1

    Masha Allah kalamudo rasmi ah masha Allah 🤤

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 роки тому

    Masha allah qaali keep going from your favorite places to 😋😋😋😋💐💐💐💐😍😍😍😍👍👍👍💐💐👌👌

  • @muminoomarrage
    @muminoomarrage 8 годин тому

    masha Allaah Si islaek bausubisay 😍😍

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 4 роки тому

    Ma sha Allah habibty ❤️

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah abaayo qaali kheyr Aan dhamaan Allah kusiiyo ajar iyo xasanaad Allah kaasiiyo

  • @a.a1497
    @a.a1497 4 роки тому

    Mashallah the best channel

  • @amalshido4511
    @amalshido4511 3 роки тому

    Wan ka helay walashey Allah ajar badan haka siiyo thanks keep it up

  • @begoodtoyourself9591
    @begoodtoyourself9591 4 роки тому +9

    Originally I’m from Barawa , and my mum makes it with no tomatos 🍅 of potatoes 🥔. Only loads of meat /fat. The flavour comes from there . But I guess now there are many versions of Garamuudo .

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +3

      This is how reer xamar people make kalamudo and we never make kalamudo without tomatoes and potatoes. It’s always been like this for us

    • @begoodtoyourself9591
      @begoodtoyourself9591 4 роки тому +1

      Cunto Reerxamar oh ok 👍.

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 4 роки тому +3

      Thats right without tomato and potato the galaamudo will not taste well

  • @kuwanjacali3368
    @kuwanjacali3368 4 роки тому +1

    Masha Allah abayo Allah Ku xafidho

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 роки тому +1

    Masha allah bil cafiya qali

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 4 роки тому +2

    Mashallaha ❤️💯👍

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    Maasha alaah Abaayo caafimaad kucuna inshalaah qeyr Badan

  • @fadimomoalimabdirahman9006
    @fadimomoalimabdirahman9006 4 роки тому

    Masha allah adi ma ahan

  • @lovelyqalbidagan4181
    @lovelyqalbidagan4181 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @aisham5456
    @aisham5456 4 роки тому

    Yummy Masha Allah😋😋

  • @safiyaseydomar3914
    @safiyaseydomar3914 4 роки тому

    Ma Sha Allah 😋😋😋😋

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 роки тому

    Masha allah so yummy 💕💕😍😍

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому

    Mash’Allah yummy 😋

  • @fadumocali3364
    @fadumocali3364 4 роки тому

    Mashallah abyo gacantada allaha kuu barakeeyo

  • @coolbeibi4204
    @coolbeibi4204 4 роки тому

    Ma shaa Allah

  • @sheehboy2488
    @sheehboy2488 4 роки тому

    Mash’Allah 😋

  • @ridwaanosmancaafi5355
    @ridwaanosmancaafi5355 4 роки тому +3

    Waxa ka codsanaya cod in ad no saarto ma fahmin aniga inta ila midka ah like dhac iigu sii si eey u aragto

  • @safwanaabintuahmett2297
    @safwanaabintuahmett2297 3 роки тому

    Hoyadey ayaa samen jirte iyadoo makinad lagu samenayo iyo gacantabo wlhi mcn waaye

  • @khadijaahmed6916
    @khadijaahmed6916 4 роки тому

    Mashallah tawarakalah Qatar iska dheeh 😋😋😋❤️👌

  • @sumayoaxmed8184
    @sumayoaxmed8184 4 роки тому

    Masha Allah

  • @user-ne7kr9iu5w
    @user-ne7kr9iu5w 3 роки тому

    اجمل والذ وجبه غداء عندي كلامودو

  • @Rama____1
    @Rama____1 4 роки тому +3

    The one only aan cuntada ka barto ❣🥰👌

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 4 роки тому

    Maa shaa Allah yummy caafimad ku cuna abyo

  • @umumaaidaofficial3244
    @umumaaidaofficial3244 4 роки тому

    mansha allah keep going

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 4 роки тому

    Masha Allah so yummy

  • @koo3296
    @koo3296 2 роки тому

    Al slamau alykum sis
    Do u have to let the dough rise?

  • @aminogasaarif7692
    @aminogasaarif7692 4 роки тому

    Masha.allah

  • @sihaammohamed6836
    @sihaammohamed6836 4 роки тому +1

    Mashaalah🙃

  • @safiyocadey107
    @safiyocadey107 4 роки тому

    Maashaa allaah

  • @zahradenmark6355
    @zahradenmark6355 3 роки тому +1

    Mashallah. It look delicious kalamudo. Inshallah I'll try . 😘

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 роки тому +3

    Ilahay amarkiis kalaamudo saa u jeclhy lee lkn ma aqaan sababta soon ka soon u cuno😂

  • @rktech.1686
    @rktech.1686 4 роки тому +1

    Yummy masala

  • @zahraz603
    @zahraz603 4 роки тому

    Kalaa Muuse aad aan, u jeclahay yaasalaam

  • @farxiyahassan7344
    @farxiyahassan7344 4 роки тому +2

    Wll armeey daqiq daqiq dhadhanta wayo waligay ma cunin iam from hargeysa😂😋😋😋😋

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 4 роки тому

      Wlhi faraha iska gosane tijabi leee

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 4 роки тому

    👌👌👌👌👍

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 роки тому

    Be good to ur self that is true

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 3 роки тому

    I miss you kalamudo m.a

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 4 роки тому +2

    Ani waligey macunin cunadaan mana samayn aqaaan vedio badana kafirsade mar ina isku dayo waaye 😥

  • @bilanbarwaqonline8220
    @bilanbarwaqonline8220 Рік тому

    ❤❤

  • @AqsaE
    @AqsaE 4 роки тому

    yYummy 👍👍👍👍🥴

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 4 роки тому

    Maasha Allah walashay cfmad ku cuna

    • @gabarfiican4801
      @gabarfiican4801 4 роки тому

      Maansha allah gacantada allaha kuu barakeeyo.

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 роки тому

    Masha allah cuntadaada aad baan u jeclahay

  • @zahraz603
    @zahraz603 4 роки тому

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 роки тому +2

    ABAAYO kalamudada rasmiga batati malagudareenin bee

  • @UmSafwanKitchen
    @UmSafwanKitchen 4 роки тому +1

    Masha allaah dhareerka😂🤤🤤😋😋😋👌👌

  • @barkaside362
    @barkaside362 4 роки тому

    😋😋😋😋😋😋😋😋😋🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedmohamed-kr7uj
    @mohamedmohamed-kr7uj 4 роки тому +1

    caloosha haku xanuunto maku dhihi kari

    • @Queen-jb6ms
      @Queen-jb6ms 4 роки тому +1

      😂😂😂😂aniga yabana waligey maarkin kan macan aa umaleyaa😂

  • @hasasanali3266
    @hasasanali3266 3 роки тому

    Those long stick like but looks exactly like basto

  • @nasraabuukar8491
    @nasraabuukar8491 4 роки тому

    😘😘😘😍🇸🇴🇸🇴

  • @najmakhalif4424
    @najmakhalif4424 3 роки тому

    Wan jeclhy cunto reer xamar

  • @asmayusuf2572
    @asmayusuf2572 4 роки тому +1

    Abayo dalbkegi pizza without oven away armad I ilawday

  • @rukiawarsame4794
    @rukiawarsame4794 3 роки тому +1

    Kan dhabar jab waye be ya so alifey

  • @sumayajibriilabdulahi5381
    @sumayajibriilabdulahi5381 4 роки тому +1

    Abayo waxa saficn nogu sharax hada burii ma Mel ba dhigtay meqo daqiiqo aysa yalaya tnx

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +1

      Burka meel madhigin maxayelay qamiir maku jiro wax hadu qamir kujirin meel lama dhigo isla marki wala sameynaa

    • @iqranuur7617
      @iqranuur7617 3 роки тому +2

      Lkn abaayo waala qalajinaa intuu qalalayo ayaa meel la dhigaa

  • @zahraz603
    @zahraz603 4 роки тому

    Gacanta ilahay KAAMA gooyo

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 роки тому +1

    Imika daqiiqdii dhamayd ma baastay isku bedeshay😂😂

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 3 роки тому

    Islaanta gacmaheeda waanka wiswisey sidey ugu duuduubeyso

    • @mustafhusien3929
      @mustafhusien3929 3 роки тому +1

      yaa ku dirsady gacmheda mashqulk jooji

    • @drslarra1938
      @drslarra1938 Рік тому +1

      Akhlaaq malihid haba yaraatee
      Noocaago kale aya dadka ku jira
      oo asigo wax loo faideynaayo badalku
      shukran dhihi laha ku caayaya bila abaal waxid 😡😡

  • @asmayusuf2572
    @asmayusuf2572 4 роки тому

    M.a cadey cfmad ku cun abayo sual hilbka marku karayo gufurta kore mxa uga dadisa marwalba wan arkay sasa samesa marka hilib ariga karinesid

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +1

      Wasaq waye wasaqdaas an didaa inan cuntada kukariyo

    • @asmayusuf2572
      @asmayusuf2572 4 роки тому

      @@cuntoreerxamar6784 sas miya

    • @asmayusuf2572
      @asmayusuf2572 4 роки тому

      @@cuntoreerxamar6784 ani maba ka sari jirine dhib miye kenesa walal

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +1

      Hilibka yurub hilibka afrika camal ma ahan sidaas ahaan an ugu bixiya biyaha lakin hadad wadan afrika jookto dhib maleh hilibkiisa wa fresh

    • @asmayusuf2572
      @asmayusuf2572 4 роки тому

      @@cuntoreerxamar6784 haa alx waye ani Dalki an joga xamar cadey masha alh fresh waye shukran for u kind reply

  • @sihaammohamed6836
    @sihaammohamed6836 4 роки тому +1

    😊😍

  • @inamacalin1
    @inamacalin1 2 роки тому

    Kalamudo ama basto goryaan a dhahnaa. Waxay u egtahay goryanka. Ciddi goryan kudhacay a garankaro.

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 4 роки тому

    burka kee waaye inader

  • @user-ee5wn8eb6y
    @user-ee5wn8eb6y 4 роки тому

    Asc maasha alaah Abaayo lkn dibka loda malagu sameen jirino👍❤❤❤

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому

      Wsalaam runtada waye walugu sameyn jiri ilaa hada neh walugu samestaa qofki rawo lakin meshaan anjoogo malega helaayo

  • @hasasanali3266
    @hasasanali3266 3 роки тому +1

    Can u cook it without hilib

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 роки тому

    WALAAL WAXAAD IISHAAG
    TAA BURKA NOOCIISA PLAIN
    or self raising

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 4 роки тому

    Biyaha qumbaha uma malaynayo inaa helayo😩

  • @thehadster7043
    @thehadster7043 4 роки тому

    I'm sure it tastes wonderful, however, the picture you have for a thumbnail is not appetizing.

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 роки тому

    Kalamudada hore yaanyo badan malagudareynin iyo bataati

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +1

      Yaranteedi ilaa hada kalamudada an arkoyo reer xamar ahaan saan aya losameyaa lakin nin be aqtiyarkiisa waye hilib xata haku darin hadi rabtit 🤣

  • @MoneyHut
    @MoneyHut 4 роки тому +2

    What a time wasting food 😂 it takes too long to make.

  • @fadumocali3364
    @fadumocali3364 4 роки тому

    Xabbti Waxan Ku weydiina adigo mahadsan inan hilib ari Ku sameysto ma loo bahn yahay illah hku sharfo

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  4 роки тому +1

      Hilibka ad rabtit adku samesan karta hilib ari lazim ma ahan

    • @fadumocali3364
      @fadumocali3364 4 роки тому +1

      Abyo qaalli aad ayad u mahadsantahy wallahi wankugu faana cimri Dheer , cibado suuban iyo caafimad allaha Ku siiyo xbbti thanks