RAGGA SOMALIYEED SANADKAAN WAA LAGAYAABANYAHAY (QISO CAJIIB AH)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @Samiirasimanchannel
    @Samiirasimanchannel  2 місяці тому +6

    Si aad uga faaidaysato Fursada Ganacsi halkani kala xidhiidh MANAGER OSMAN
    wa.me/message/VCU3P2XVHTI6F1

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 2 місяці тому +1

    isaga sabar abyo ilmahaga dartod qof uur leh ayaa tahay naftadana ka taxadir insha allah adkarta aqriso quraankana aqriso saladaha sunada badso ducada badso insha allah ❤❤❤

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 2 місяці тому

    Alle qalbiga hakuu dajiyo ninkaagana alle haku wanaajiyo wanaagna

  • @ashahussein1087
    @ashahussein1087 2 місяці тому +6

    Ha tartibsato ganacsi guriga haku bilowdo hadey ninka carurta dartod ugu samreyso wa diyar istighfarta Badi abyo saliga nabiga scw badi mar walbo aqri

  • @deqaosman4224
    @deqaosman4224 2 місяці тому

    Masha allah waa talawanagsan❤

  • @maimunaibrahim1466
    @maimunaibrahim1466 2 місяці тому

    Manshaallah samiroy horay usoxo

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 2 місяці тому +3

    قالي الحَمْدُ ِلله❤❤❤

  • @aishaabdulle4378
    @aishaabdulle4378 2 місяці тому

    Samiraa abyo alaah haku xifdiyo adi iyo oowlada. Walahi abyo Ani kugu fikir ayaan ahay ilmo aabihood wax oga fiican mala han

  • @SumayaIsmailGeddi
    @SumayaIsmailGeddi 2 місяці тому +4

    Anaa u horeeyo abyo wa ku jeclahay allah dartiisa❤

  • @saara3724
    @saara3724 2 місяці тому +12

    Gabdhas commnt keda ma arkin lkn meshan ayan talo kusiinaya ani wali ma guursan guriga hoyadey ayan joga sas ee thyna wan ogahay ine xnun thy ado ciyal heesta ninkana kugu xumado abyo gurigaga dhaqo ma xumo lkn isku day ina adi wax qabsan karto ina lacagtada bilka xita wax ka dhigan kartit qof bini aadam ah ha isku haleyn bls biri wa kala tagi kartan sabarka inu mel dheer ku garsin waayo laga yaba❤

    • @AlmasSadam
      @AlmasSadam 2 місяці тому

      Abyo adi kama hadli kartid nin xune biil xitaa ficn kuma sinayo😢

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 2 місяці тому +2

    Asc illahey qalbiga haku qaboojiyo waxaan dhihii lahaa Into ka xisa dhacaayo le waye korka ha iska saarin hada qabsato oku qeyliso wa si taga iska dhaaf

  • @MaryamMohamed-v4s
    @MaryamMohamed-v4s 2 місяці тому

    Mashallah samiiro runteed waaye abaayo adiga isku mushquul quranka aqriso inta taqaano istiqfaarta iyo saliga nabiga adkaaru sabaax iyo misaa galab iyo subaxdii nimanka dhamaatood naag kale ku fikirayaan adigoo uur leh stress iska😂ilaali caafimaad kaaga umu fiicna ❤is ilaali

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +6

    War waan idin Salaamay jaalayaal waqtigiina ka Faa'iidaysta oo wax hala barto

  • @DowlyMohamedIssack
    @DowlyMohamedIssack 2 місяці тому +1

    ماشاءالله

  • @Madiinoxasan-lb8so
    @Madiinoxasan-lb8so 2 місяці тому

    MAASH ALLA

  • @aishaabdulle4378
    @aishaabdulle4378 2 місяці тому

    Samiraa abyo waa runtaa

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 2 місяці тому +2

    Masha Allah

  • @inamohamedAadam
    @inamohamedAadam 2 місяці тому +7

    Abayo allh ku qaboojiyo qalbiga mida kle wax gurigaga dhaqo la dhahayo majirto mrka kowad isdaji uura ledahay fakirka kuma ficno mrka labaad cunuga hda dhashid wx uurka ka celina gisho hda dhahdid waau sabra gurigeyga dhaqana hada 4 cunug lee waye hadhow 10 kugu noqonyan wlb xldan xld ka xun gale hais ciqaabin
    Mida sadaxad uma qalantid qof sidas kula dhaqmayo diamon thy hais dhigin meel lagaga bahnen
    Mida afarad go'aan qaado oo ah inaa wx meel dhigatid xirfad bartid wey adagthy lkn waa sameen karta yuna ka dareemin inaa wx qorshenesid sidada cadiga udhqan malinta isdhahdid manta wa isku filanhy ilmaheyga waa korsan karaa furiin dalbo noqona qof go'aan adag wana sameen karta wx wlb niyada haiska jibinin caqabado bdn wala kulme lkn hau joojinin naftadana waqti gili isqurxi ilmahaga quruxso asi dhn haka fakarin guuleyso abayo ❤

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct 2 місяці тому

    Masha allah wllo ❤

  • @hudacabdilaahi5073
    @hudacabdilaahi5073 2 місяці тому +2

    Asc samira wllo so khasa ku raba xaga kala so xirira

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 2 місяці тому

    Aaamiin يا rabbii qaaliyey❤❤❤❤

  • @luulshire8301
    @luulshire8301 2 місяці тому

    Samiiro.siman.guuleyso.

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv 2 місяці тому +11

    Abyo mcnto allaha qalbiya ha kuuqaboojiyo lkn gabdho aan runta isku sheegno nin naag lakama reebi karo ee istareecka iska daaya istiqfaarta badsada iyo saliga nabiga teeda kale shaqo aan nin waardiyees aheen yeesha nin intuu kula joogo ayuu nin kuuyahay haduu albaabka kabaxo waa lakula leeyhy

    • @AmranMohamed-x1j
      @AmranMohamed-x1j 2 місяці тому

      Abyo gabadha wani wa sax intu kula jogo ayuu nin kaga yahy lkn hadii lagu daro kwrn marki lajogo xata xafada telku ku hadlaa 😢

    • @luulmohamed1253
      @luulmohamed1253 2 місяці тому +1

      Kaali luuqa sheeka kuu haya cadey

    • @nimcosalad2342
      @nimcosalad2342 2 місяці тому +3

      Wax barta ad barwaqo gadhne dumarow ilahay na u noqoda o tasbixda iyo saliga nebiga badiya scw waliba diinta barta

    • @MaryamoYuusuf-de4wv
      @MaryamoYuusuf-de4wv 2 місяці тому

      @@AmranMohamed-x1j markaas hadad lafariisado ayaad leethy abwe inda anaaad igu qabdaa wixiii shukaansi ah banaanka hakuu ahaadeen adna mesha aad isleethy waad kajilicsanthy wilikaa aan lakaa dereemin waayo biliaadanka hadey ku arkaan inaad meeshaas kajilicsanthy waa kuu dhamaatay

    • @MaryamoYuusuf-de4wv
      @MaryamoYuusuf-de4wv 2 місяці тому

      @@luulmohamed1253 abyo luuqa sida looka soohadlo maaqaan

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 2 місяці тому +9

    Qiso leyne aaway sariirtii😂😂😂

    • @RamlaMuzamil
      @RamlaMuzamil 2 місяці тому

      😂😂😂

    • @zainabali-nl3wv
      @zainabali-nl3wv 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @JamacClmaraxmaan
      @JamacClmaraxmaan 2 місяці тому

      Walaga marme maxa ka galy faduul saniida😂😂😂😂

  • @AmranMohamed-x1j
    @AmranMohamed-x1j 2 місяці тому +1

    Waad mahadsanthy abyo adi abayshakale waan ogahy family keyga garab ima sinayan isoduceya abayal waa codsi

    • @haboonxaaji5352
      @haboonxaaji5352 2 місяці тому +4

      Abyo xalayna wan ku so qoray ina aragtay ma ogi saliga nabiga badso iyo istiqfarta surah baqrah ilaheyna u bari unu kuu so hadeeyo qaali rerkaga ha dumin wa iga dar daaran abyo culeysyo fara badan aya ku so food saarayo xppti wa iga waano iska indha tir ha dareen siinin maseer asiga yaabi doono o dhihi doono qofta kalsooni ayey isku qabtaa cml ❤

    • @sucaadsaafi1582
      @sucaadsaafi1582 2 місяці тому +1

      Abayo dhibkas wan daremi kara wayo anba way kula mid ban ahay o xamulo daryel la aan inan wax cunay inan xanunsnhy shaqadisa maba aha wax farqi no dhaxeya malaha kaliya waxan iska dayey inan daba galo ama muhimad an siyo hadu halka fadhiyo telkeyga ku mashqula inta kale anaba teyda ihaysata ciyalka dharkodi xita tabar anku dhaqa waya wlhy misna wax la aan ku dherthy biil qalalan ba lagu siin marka alle haso hadeyo carurta dartod ayanku samrin inta isku tashanayo adna sida same qali😢❤

    • @AmranMohamed-x1j
      @AmranMohamed-x1j 2 місяці тому

      @@sucaadsaafi1582 alle fosha hakuu fudu deyo qali alle qalbigoda hasohadyeyo

    • @bilicdawadanka4199
      @bilicdawadanka4199 26 днів тому

      Abayo Adi is ku mashquul marka mobilka ku hadalaayo adan Rabigaa la hada kitaabka so qado aqriso labiso is carfi nadaafata ika saxa ilamahaaga quruxi lacagan meel dhiko magalada aa jogto hadey somali tahay ilmaha wada mar mar beeraha dalxiiska geey cumputer xitaa baro intaa asi farin la heed aso ku waala naayo arkeysaa ii farasanow abyo ❤

    • @AmranMohamed-x1j
      @AmranMohamed-x1j 25 днів тому

      @@bilicdawadanka4199 uuu mac 💋💋qali

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 2 місяці тому +17

    Qisada aday kugu socotaa saa qof kle noga dhigaysa😂😂

    • @NasteexodhemanAbdillahi
      @NasteexodhemanAbdillahi 2 місяці тому

      Wa runta

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 2 місяці тому

      Samiro labo carur heysataaa sidee ayada kunoqonkartaa gabadha talada lasiinaayo neh 3carur heysataa

    • @HafsaJama-n4l
      @HafsaJama-n4l 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 2 місяці тому

      Hhhhhh

    • @maryamacuthman7218
      @maryamacuthman7218 2 місяці тому

      Way jidhaa gabadh baa soo qortay

  • @Dashgdwfrhuk
    @Dashgdwfrhuk 2 місяці тому +3

    Marka waxaas walaga cabto maahee ninka sug haduuna raja lahayna iskaga tag lol samayso ilmahaada korso

  • @Faaxarmaxamuud
    @Faaxarmaxamuud 2 місяці тому

    Walal.somaligu.muu.kudhibaya?

  • @luulshire8301
    @luulshire8301 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 2 місяці тому

    ✅✅💯😢🤲🤲

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 2 місяці тому

    Sax❤❤❤

  • @laylacismaan-o6o
    @laylacismaan-o6o 2 місяці тому

    Samira culusow war naga sii😂

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 місяці тому

    Nintilifoon buu kuhadlayay ma wax laga cawdaa

    • @habibamuse-z2z
      @habibamuse-z2z 2 місяці тому

      Wax maalinwalbo lamaro yaalaga cabanayaa😂

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 2 місяці тому +1

    Culusw intee k bxey

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 місяці тому

    kas nin mahane gadad katagi karto iska fur maxa dhikar iskugu ridin nin dadow

    • @MaryamoYuusuf-de4wv
      @MaryamoYuusuf-de4wv 2 місяці тому

      @@sumeyaabdi9176 abyo saas qof talo looma siiyo wayo adi iska sooqaad