TEAM 27 AYAAN U GEEYEY ASAD HAGIO IYO HANI MAXAA KALA QABSADAY 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 560

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 6 днів тому +127

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 днів тому +127

    Sundusseey waku jeda comment aqris kujirta hoos usii wad ane love isar ❤😢

    • @IdmanAbdii
      @IdmanAbdii 5 днів тому +1

      😂😂😂😂

    • @MunoAyaanle
      @MunoAyaanle 5 днів тому

      ​@@IdmanAbdiiMa yaaptey😂😂😂

  • @RiyaanAbdullahi
    @RiyaanAbdullahi 6 днів тому +119

    Sundus wan kujeclhy wan ku farax sanhy inaa. Noqdo qofka uga horeeye ee really kusogado byo hormar wacan

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 6 днів тому +63

    Abayo mcn wn ku jecelahay qof wngzan ayaa tahay lkn hal dabeecad iska badal abyo qosolka dheer markaad qoslaysid afka gacanta iska qabo sidaas ayaa qurux badan xumaan ha iifahmin abayo ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 днів тому +108

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c 6 днів тому +76

    Wlhi inad wahal hesho wan ku faraxsanahy sister mar walpo faraxsanada adi iyo hani 😊😊😊🎉❤❤❤

  • @UmuSahra-pl3qk
    @UmuSahra-pl3qk 6 днів тому +62

    Sundus waa ku jeclahay ee ogaw yah madama comment aqriso😂❤

    • @HindaKayd-kj7wf
      @HindaKayd-kj7wf 6 днів тому +1

      Sickle Anna waaa kujecelhy

    • @luleey381
      @luleey381 6 днів тому +5

      Sundusay say walaalada ku jacel yihiin Mashallaah Tabarakallaah sundun & asxaabteeda Alaah ha idiin jacelado amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin Yaa Rabi dhamaanteen team sundus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 днів тому

      ​@@luleey381Amiin ❤Sundus ❤❤❤❤❤

  • @MaryamaAbdulahi-fy9oc
    @MaryamaAbdulahi-fy9oc 6 днів тому +41

    Team 27 tiro badna😂 masha allah wlh san uma maleynen xafada dhan wada madax😂❤ wani wata ❤

  • @AishaSuleiman234
    @AishaSuleiman234 6 днів тому +99

    Dunidan masoo marin ruux ka wngsan nabiga scw❤❤

  • @HawalulAbdi-cx1ep
    @HawalulAbdi-cx1ep 6 днів тому +113

    Anaaa u horeeyo sunduzdeyda io abyo hani zaaaid idin jclhhhy waaba sugaayi la kulanka team27 isiiii isiiiii❤❤😂😂

  • @BTSARMY-vs9qw
    @BTSARMY-vs9qw 6 днів тому +60

    Inta ka heshay hani oo ku haystaa😂❤❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 6 днів тому +35

    ilmo bulle iyo ilmo ayaanle waa isku egyhiin cajiip😂🎉

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 6 днів тому +276

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 6 днів тому +123

    Inta iska ogeda in team 27 lo geyn dono hani 😂 ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 днів тому +33

    Sundus mid iyada fadhiso tiribaa utimid wlhi qosol midhan ah ❤😂😂

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 6 днів тому +47

    Sundus hi guys naka badal dheh asc walalha saas fiican❤✊

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 днів тому +116

    Inta kufaraxsan sundus iyo walasheed isla joogooda like 🎉❤

  • @Amiira252
    @Amiira252 6 днів тому +108

    Igula Sali xabiibgeena Mohamed scw ❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 6 днів тому +96

    Kooko iyo sundus shactirdooda yaaila jecel😭😂😂😂

  • @imc9270
    @imc9270 6 днів тому +36

    War qof baa malin so qoray vedioga so socda #Team27 Ayn ugaynayaa hani yaa xassuta😂😂balo video gan o la garin ayu ciwanki ino si shegyba😂

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 6 днів тому +77

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤🫶🏻

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 днів тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 днів тому

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @chakirmahamoud9484
      @chakirmahamoud9484 5 днів тому

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 6 днів тому +102

    Ankusalino nabigena muhamad scw 😢❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 днів тому +17

    koko regbgsi oo qof weeyi wlhi mash alha ha noolaato koko 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 5 днів тому +9

    Koko waa gbdh qalbi wngsan Hani sidey u sharfeyso❤

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 6 днів тому +11

    Reer ayaal wa idin salamay sundus wa shactaro Hani wa sidii sundus wlhi shactaro qosal bashaash Allah idin xafido❤

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h 6 днів тому +54

    Artana sundus waa imtixaan ❤❤❤the fani team ka waa kasodahday sundusay 😂😂

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 6 днів тому +32

    Qalpi❤sundusey coming soon 400k inta sugysa hani iyo Amiira❤

  • @RiyaanAbdullahi
    @RiyaanAbdullahi 6 днів тому +27

    Sunday wan kujeclhy wan sugaaye video aad ledahy❤🎉

  • @nimcuushsheikh1862
    @nimcuushsheikh1862 6 днів тому +24

    Marhore aya lashegay in team 27 lo geynayo miss hani

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 6 днів тому +13

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 6 днів тому +69

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @SumayoAbuukar-vr8gw
    @SumayoAbuukar-vr8gw 6 днів тому +11

    Sunduseyy koko mesha fananada lagu sameyo ku geyn rabta umalena😂

  • @FaroBea-ef1dq
    @FaroBea-ef1dq 5 днів тому +7

    Walalaha kuwena cml maha miya mise marki can la noqda lis jeclada😂😂😂😂ani walalahay wanka baqa inta iga wen wanka xishoda😂

    • @Tuuneyy12
      @Tuuneyy12 5 днів тому

      Caanimada waaye😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 днів тому +13

    TEEM SUNDUS
    TEEM ASAD HAJIO
    WELCOME SUNDUS WALAASHEED. HANI

  • @ahmedmohamedreermagaal
    @ahmedmohamedreermagaal 6 днів тому +8

    Sundusey waa ku taageeraa asxaabta 400k coming soon ❤😂😊

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 6 днів тому +15

    Koko waa gabadh qalpi wnagi oqofa ❤❤❤❤

  • @abshirdiiriye6698
    @abshirdiiriye6698 5 днів тому +4

    Aaway teamkii 500k si xaflad nala kugu dhigo hala boobsiiyo
    Teamka Sundus hala ina arko

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 6 днів тому +20

    Sundus saan ubabi asxaabta yutubka wa ku saarayan marwalbo abayo wax cusub no soo duub ❤

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 6 днів тому +12

    Sundus nkii losocdo waa raxeysanaa😂funny wye m.a😂🎉

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 6 днів тому +6

    Ay sundusey walahi mash walashada sidaa team 27 ubarteh waakahele walahi sundusey adih koko farxad miirantihiin saa iskula faraxdiin kahela boh❤❤❤❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 6 днів тому +5

    Walshay intaad iidhiibtay maxaad iiga soo carartay all sunduseey habeenba eray cusub Oo aan ku qoslaaad keentaaa balo walhy funny weeye tani😂😂😂😂

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 6 днів тому +43

    Team sundus one like 👍 ❤

  • @HaniMuhudin
    @HaniMuhudin 6 днів тому +12

    Sundus you and Koko are the best

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 6 днів тому +9

    Wlley haniyey ma inad gbdha naga jabisad u timid ayar wareji dad ba darteed unoole😂😂😂😂

  • @user-YT1BAXSADdile
    @user-YT1BAXSADdile 6 днів тому +8

    Labo kala daran😂😂
    M.a wlalalahy alle darti idin jeclay wlhi❤❤😢

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 6 днів тому +6

    Waan ka qaday koko farxadii qafa 😂😂😂😂😂😂😂 we love u ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiaaHMEDb3o
    @SamiaaHMEDb3o 6 днів тому +9

    Naa fiiri samiira ayaanle wee nila joogtaa maa soo bandhigtid inta aragtay video ga xalay😂😊😊

    • @sumayo2455
      @sumayo2455 6 днів тому

      halke

    • @Mss_reaction
      @Mss_reaction 6 днів тому

      Daqiiqadee I sheeg😂🎉

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 6 днів тому +1

      Markay dhahayso hayga lumina miyaa adiga iyo samiira😂

    • @sumayo2455
      @sumayo2455 6 днів тому

      @@naimaarif745 mar ba maqle amay iska ledahay

    • @Malyun-i1h
      @Malyun-i1h 6 днів тому +2

      Magaceda kuhilmanty san umalaynayo ee mayqariseen sundus waxba nagama qarinayso😂😅

  • @mrssafiyo12mrssafiyo12
    @mrssafiyo12mrssafiyo12 6 днів тому +25

    Igula sali nani muxamed scw

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 днів тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 6 днів тому +9

    Allah asad wu hoos giliyey gbdha camerada ku shidanthuy dhahdey 😂

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 6 днів тому +9

    Inta sugaysay in hani asad HaGio inay arakto👍🫠✌️

  • @KidirAbdi
    @KidirAbdi 6 днів тому +2

    Dunidan ma soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run Badan Nabi muxamed scw scw 😢❤

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 6 днів тому +11

    Mashalah laha isu kiin daayo walaalo is jecel ❤❤❤

  • @fatideq7146
    @fatideq7146 6 днів тому +23

    Rer mudug wax qaris dhan mayaqanan😂😂😂😂

  • @NajahAbdirashiid
    @NajahAbdirashiid 6 днів тому +8

    First comment ❤love❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 6 днів тому +7

    Waan sugaae wllahi ❤❤

  • @Maliiziina
    @Maliiziina 6 днів тому +10

    Anaa uhoreeya like😊😊

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 6 днів тому +7

    MashaAllah sundus always be happy

  • @FahmoWabiin-uz1yf
    @FahmoWabiin-uz1yf 6 днів тому +8

    Msha alah sudus iyo wlasheeyd hlasodhaweyo ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 днів тому +6

    Dadka camera wax kale ilaa filters isticmalayan really live ka xalkoda si kale waaye Omg 🤣🤣🤣

  • @user-yw2og8rx1r
    @user-yw2og8rx1r 6 днів тому +6

    Reer comant asad io Hani ma isku darmaa hhh😂😂😂😂

  • @user-fo6qx7iy8k
    @user-fo6qx7iy8k 6 днів тому +10

    Yaa ila mida oo isiiii markay guriga joogan kuwashan 😂😂😂😂

    • @munish-yi8fs
      @munish-yi8fs 6 днів тому

      me❤😂

    • @user-fo6qx7iy8k
      @user-fo6qx7iy8k 6 днів тому +1

      @@munish-yi8fs ayeeyday maca wan qaybsiiyay saan ulaha ila farah kana reebo waxay idhaha isiiidi igu yedha 🤣

  • @NajmoFarahMohamoud
    @NajmoFarahMohamoud 6 днів тому +4

    Sundus fani waaye wlhi anaa quran dhihi raptay

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 6 днів тому +7

    Koooko sundus sxibo jira ❤🎉

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 6 днів тому +7

    Kooooko vlog iyo wax qurx bdan idinka sugynaa 🎉❤

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce 4 дні тому +1

    Coming soon 400k I.n SundusTeenaH🥺♥️💋

  • @MaryanAli-q1m
    @MaryanAli-q1m 6 днів тому +14

    Love you 😍 sundus iyo hani❤❤

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 5 днів тому +2

    Sundus iyo hani funny waye walhi ilmo ayaanle is not easy😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 днів тому +9

    TEAM SUNDUS & AMIIRA ❤

  • @GOKOBLACK-ko9sc
    @GOKOBLACK-ko9sc 6 днів тому +13

    TEAM SUNDUS ONE LlKE subscribed 400K ♥♥♥♥♥♥

  • @Asad⁰___hagio
    @Asad⁰___hagio 6 днів тому +55

    Team koko one like 👍 ❤

    • @ayanabdinasir4472
      @ayanabdinasir4472 5 днів тому +1

      Asc asad wan kusalamay malesiya ma jecleyn lkn ada ijecley siyay ina qofbug yahay ma ogi lkn mahsanid wall ❤❤❤🎉 and dhman team 27 love you guys ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

    • @user-tg2mh6ml9y
      @user-tg2mh6ml9y 5 днів тому

      @@ayanabdinasir4472asadkan naqaanah maaha kanj 😂😂

  • @MaryamaAbdisalan
    @MaryamaAbdisalan 6 днів тому +8

    Alla hani fanisanaa😂

  • @eddumahir1368
    @eddumahir1368 4 дні тому +1

    Samiya labiska another level Mashllh 😍

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 6 днів тому +6

    Samiiro aad is kugu eegyihiin sudus hani wllhi said ma iskugu eego

  • @user-sn8fk6xr8y
    @user-sn8fk6xr8y 6 днів тому +4

    First one ❤😊

  • @xusenaxmed4065
    @xusenaxmed4065 6 днів тому +3

    Team 27 one love❤

  • @user-ep1qi8gx7o
    @user-ep1qi8gx7o 6 днів тому +7

    M.a sumdudeey horay usoco mcney ❤❤❤❤

  • @SalmaanMahamed-oq7jp
    @SalmaanMahamed-oq7jp 6 днів тому +5

    Team hani one like 😂

  • @AbdirzakMoHa
    @AbdirzakMoHa 5 днів тому +1

    Reer UA-cam izoo Dhaweeya reer Tiktok Ahay😂

  • @Munaabdi5657
    @Munaabdi5657 6 днів тому +2

    Team sundus 400k coming soon ❤👸

  • @AaminoAbdullah-im7or
    @AaminoAbdullah-im7or 6 днів тому +8

    Keep going ❤❤❤❤

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 6 днів тому +16

    MASHA ALLAH Sundus yariisay Abayo waa adiga oo inta taagan 🎉🎉

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 6 днів тому +4

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe 6 днів тому +6

    Koko qalbi wang👸😩🫶💕

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 5 днів тому +1

    Your sister is soo beautiful Mashallah I love her skin color❤

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 6 днів тому +4

    Abaayow sunduseey cidkasta ciyarta mabare isiii isiiiii anile dhiman😂

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan 6 днів тому +5

    hana igu salaam sunduseey❤

  • @SumayoIlyaasAli
    @SumayoIlyaasAli 6 днів тому +4

    Ala cawa ana ugu horeya yessssss

  • @najaxfayn2306
    @najaxfayn2306 6 днів тому +4

    My sister sundus❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 днів тому +23

    12:00 amiish dadka ayaa kadugtaa sundus dadka caanka uun ha xishmeeyn gabadhas aad baad uyastaa

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j 6 днів тому +5

      Calaacalka meesha nagula tag 7+7 😂

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q 6 днів тому +4

      @@Queen-m.j yaa kuu calaa calay adi 😏

    • @Taliso269
      @Taliso269 6 днів тому +6

      ​@@Abeera_cade-s8qha u bixin amish bari bey ayadana kala kaceysaye inshallah❤

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j 6 днів тому +2

      maseer isnot easy 7+7 😂😂

    • @yusraabdllahi7131
      @yusraabdllahi7131 5 днів тому +1

      Qof wlpo marku cusbyhy sas ula dhqantaa o samia marke cusbeed xita sas ahyd
      Lkn Amiisha teamka we ku cusbthy ayda la qabsan donto

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 6 днів тому +3

    Away dadki sunko isku dagalayay 😅

  • @xikmadiyoxarrabotv6099
    @xikmadiyoxarrabotv6099 6 днів тому +4

    SUNDUS IS NOT EASY😂😂😂

  • @UmaymoJaa
    @UmaymoJaa 6 днів тому +20

    Suura majeerteen kutiri ina adeer adba waa wadaa hawsheeni😂

  • @Iamfowsia
    @Iamfowsia 6 днів тому +2

    Team sundus iyo Walashed isku ekaa one like❤🎉

  • @maryanmacalinAbdulaahi
    @maryanmacalinAbdulaahi 6 днів тому +6

    wlhi koko faniwaaye

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 6 днів тому

    Hani Masha Allah

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 6 днів тому +7

    War hani funny sana 😂😂😂

  • @user-ib1cy9hj9o
    @user-ib1cy9hj9o 5 днів тому

    Wow masha allah ❤❤

  • @ifranayanleh-dn5dh
    @ifranayanleh-dn5dh 5 днів тому

    Machallah sundus

  • @user-lc9xw6wf5f
    @user-lc9xw6wf5f 6 днів тому +5

    Qofkii ugu horeye fidowga arka😂😂😂

  • @user-pb8tl6pt8i
    @user-pb8tl6pt8i 6 днів тому +1

    Ayy quruxdeena ilma ayaanle❤