Madaxweyne Xasan Sheekh "Dadka Soomaaliyeed waxaan uga digayaa la macaamilka Argagixisada..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 63

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 3 місяці тому

    Mahadsanid madaxweyne Xasan

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 3 місяці тому +1

    Mansha Allah guul Mudane Madaxwayne guul

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 місяці тому +5

    Taas waxa kaga fican itobiya qofki la xiriiro waa danbiile

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 3 місяці тому +1

    Mudane Madaxwayne Allaha kugu guuleeyo dadaalka aad wadid ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 3 місяці тому

    Maashaa Allah waa war cad!Allah hanaga naheeyo

  • @ShaaleBarre
    @ShaaleBarre 3 місяці тому

    Guuleysta

  • @AboudiM
    @AboudiM 3 місяці тому +1

    Guul iyo Gobnimo

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 місяці тому

    YES qofki la macmila wa Alshab ama khawarij

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 3 місяці тому

    HADAA MAQLI JIRTAY HEBEL KABAHA LALA GASHTAY WAA SIDAAS...❣❤💪👌👌🤛👊🤜

  • @ryusuf3409
    @ryusuf3409 3 місяці тому +1

    Waxaan la ilmeynayaa aqonta maskaxdeda ku jirto iyo sida aan igu adagtahay inan somaliya aan aado, wax walboo cidanka somali ku ciil bixileeh aqontoda ayaan hayaaa walahay, Addis Abba waxaan ka duqeen lahaa kismayo anigoo jogo walahay,

    • @Liverpooledit-e7y
      @Liverpooledit-e7y 3 місяці тому

      Wll Ethiopia wxa ka horeya dadka Ethiopia la shaqeya ee dowlada u jibinya sida mamul goboledyada in la dhaha kii la xariira in takaba laga qaada in dalka dhan shisheeyaha laga saara ka dib wax wa la digali karta lkn dalka eeba ku dhax jiran se ku duqeyne dalkada beba haysta

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 3 місяці тому +2

    Soo asagii lahaa waan la hadlaynaa hadii ay naka hadlaan Mr Cidaan ayaa la gatay Iyo Eritrea maxay natartay isma Maqlayo Miyaaaa

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 3 місяці тому

    ISLAAMAHAAGA UMADA MASAAKIINTA KA CELI TUUUUGO FAMILY 😂😂😂

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 3 місяці тому

    Madaxweyne maha kani

  • @saalaxsheikhmohamedislaaws8521
    @saalaxsheikhmohamedislaaws8521 3 місяці тому

    Xassan gurguurte 3 hrs 1.4k 80 likes wllhi waa yaab

  • @najmabashir9846
    @najmabashir9846 3 місяці тому

    Guul iyo gobonimo khawaarijtii way jebeen waana laga guuleystay alx

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 місяці тому

    Hassan shiekh wa munaafaq

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 3 місяці тому

    Xasan dameeeeeeeeeeeeeeeer

    • @cabdiqadirobsiye1913
      @cabdiqadirobsiye1913 3 місяці тому

      Hooyadaa gus dameer ee jeceshahay kawaran 😂😂

    • @omarabukar568
      @omarabukar568 3 місяці тому

      Argagaxiso doofaar waan kula soconaa meeshaad joogtid cadaaladaana lagu horkeenayaa

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 3 місяці тому

      ​@@cabdiqadirobsiye1913hooyo ceey maleh xooloow

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 3 місяці тому

    Somaliyeey danbaadweysen wadanka xasiliya, labaa iyo. sodan sana ayad isgideysan, somaxishotan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    maamuladiina ku nece xasan munaafaq

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 3 місяці тому

    Abuu mansuur kawaran dhiiqooy

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. 3 місяці тому +1

    Madaxweyne la dagaalan alshabaab waa mashruuc wax lagu cuno , mise mashruuc account ayaa bilaabmay , hadaba adeerka kabo ku tukude ee alshabaab ah weli degaankaagi kaa heysto ma xureen waysay mudo labo sano mise war iyo maaweelo ayaa inoo heysaa inta kaaga hartay xukunka ?
    Mahadsanid

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 3 місяці тому

    Waa dambiile lama rabee aaway arikii bada soomaliya

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 3 місяці тому

    Hassan moryaan walahi shabab be ku dhaama manta

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 3 місяці тому +1

    Tuug weeye Hassan
    Asagiibaana leh ama dadka tuugo kusheegaaya

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 місяці тому

    Adigaba xoolah dadwaynah

  • @moabdika5623
    @moabdika5623 3 місяці тому

    Dhiiqooy Adna waa la macaamilee anagana waa nagu diree xeyka walaxtahay areey😂

  • @muunosaki
    @muunosaki 3 місяці тому

    Soomli ogada comntiga ithopian aya aqriya tagera madxwaynaha

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 місяці тому +5

    MUDANE MADAX WEYNE MOWLE HA KU SAACIDO SHAQO WEYN BAAD U HEYSa DALKA IYO DADKABA DUCAAN KUU SOO DIREYNAA ADIGA IYO INTA KULA MIDA EE U TAAGAN BADBAADADA DALKA DIINTA IYO DADKABA WAANA RUNTAA KHAWAARIJI KHARAABO MA GASHO WAA KUWII CUSMAAN BINU CAFAAN DILEY

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 місяці тому

    Adiga ka shaqyn jiray oo waxa yaqan

  • @muunosaki
    @muunosaki 3 місяці тому

    Wasirada u dhiib waxa shaqadada maha madxwyne madxkanol dawlada haka dhigin mahdsnid

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 3 місяці тому +1

    Daqud iyo diimuqradiya ada uu aadega shaba waba dada muslimin aha diinta uu dgalma ada wax kaa daran ma jiiro

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 3 місяці тому

    😂😂😂😂MUNAAFAQ YAA KU AAMINAAYO TUUGIIYOOW.

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 місяці тому +1

    Dalka markaa utaliso gumeysiganabnaga sarto ayaan aqbaleynaa hadalkaa hada gacma shisheeye ayan ku jirnaa itobiyane weey noo fag faganee

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 3 місяці тому

    Ok kan qabuuraha faagta qaraabo muu leeyahay

  • @abdishakurmohamedmire877
    @abdishakurmohamedmire877 3 місяці тому

    Tuugaa tehee yaa ku aaminaa 😂

  • @khaliifcabdi6106
    @khaliifcabdi6106 3 місяці тому

    Ma wax madaxwayne ku qudbeeyaa madaxwene argagixisada waa waajib ju saaran inaad so qaqabato ama la dagaasho lkin shacab la baaday ama la dilay o meel dawladi joogin la gaystay o ka baqay ma danbiilaa?

  • @yuusufsheikali9712
    @yuusufsheikali9712 3 місяці тому +1

    Dadka madaxweynaha caaynaya waa dad cuqdadadeysan oo midkey rabeen laga guuleystay oo qabyaalad dhiiga iyo dhuuxa ka gashay laakin dadka wax garadka ah waa ogyihiin in madaxeeyne xasan sheekh dhaama burnurkii ka dib inaanuu wadanka soo marin

  • @mohamedmohamud-zi2mm
    @mohamedmohamud-zi2mm 3 місяці тому

    arrinta dhulka ganacsatada lagu wareejinaayo iyo arrinta qaraabada jagooyinka lagu tixo kahadal madaxwayne ...dadka dhan aamadax u tahay .

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    amniga dalka waad ku fashilantey anaga been baad ka sheegtaa

  • @SheekhMaracade
    @SheekhMaracade 3 місяці тому

    Wax magartadu
    Ha'iska caytando
    Indhayargaradku
    Wa kadharagsan yihiin
    In ad dalka iyo dadka
    Iyo diintaba
    Ad uroonto
    Marka lagubarbar dhigo
    Kuwa farqaha kagadhagan
    Kursi daradis
    Nothing else want.
    But waxan rayaynaynaa
    Stable nation
    & Peaceful
    Intan helno Idan Alle

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    xasan munaafaq xabaalo qod

  • @muunosaki
    @muunosaki 3 місяці тому

    Madx weyne dalka xuduudahisa so xir musharkana bixi shacbku way ku tagersan yihine garowena imaw wanku guso dhawaynaynaye

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    dalkii waad ka xoreyn weydey khawaarijta hubkiina xamaaligii abgaal baad siisey ayaguna shabaab bey ka gateen

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 3 місяці тому

    Mudane Madaxwayne mahad sanid nabada maanta taala Gobolka Banadir ciyaar kuma imaan mahad sanid 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey 3 місяці тому

    Gar Guurtow Qorshe Xoolaha Umadda lagu banneysto dhaqan galineysaa burundeeska iyo nafoonta naadane dunida saaran kuwooda ugu liita madaxa saaro dabada udhaq kan dad kuu xigane xoolihiisa baad ku cun
    《 ألا لعنة الله على الظالمين 》

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 місяці тому +1

    Ma akomada dadka ayuu raba war iska hubiya

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    dagaalkii khawaarijta ma waxaad3 ku soo ururisey yaan akoon loo furin

  • @HassanMohamed-s3b
    @HassanMohamed-s3b 3 місяці тому +1

    Xasan sheekhow DALKA 2 jeer ayad soxukuntay wax isbrdela kumasoo kordhin aan aheyn hadal macnadara malinkasta waxad Media latagantahay Al-Shababab wasoo afjareyna ETHIOPIA Dhulkena iyo Badeeba masoo haweysankaran hadana waxad tirahda walalanahay ETHIOPIA hadey Dekedo donayan wasineyna ,
    War labadaa kalada ismagelayan ETHIOPIA waa Cadawga kowad umada Somaliyed Rascaseyr ilaa Raskanboni , marka Xasan Sheekhow wad ku fashilantay Difaca Dalka IYO Iiskuheynta shacabka Somaliyed FADLAN XILKA ISKAGADEG :

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    tuug munaafaq beenlow ah balan kabax badan khiyaana look ah

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 місяці тому

    musuqmasuq iyo boob ayaad caan ku tahey

  • @ahmedhassan2595
    @ahmedhassan2595 3 місяці тому

    Hooyadaa siilkeed u sheeg xassan xaare tuug tuug dhaley adiga iyo alshabaab wax aad ku kala duwantihiin malaha isku si ayaad u dhibaateysaan shacabka nacalaa ku dhalee 👊

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 3 місяці тому

    Afkiisa waxa kasoo baxaya iyo ficilka muqdisho yaalla waa kaladugyihiin.
    Ints xabaal qofka iyo baabi,inta dadka danyartaa guryahooda iyo cagafta lagu xaaqayo qaraxu waa soconayaa.

    • @hassanmawliid4383
      @hassanmawliid4383 3 місяці тому

      Magac haji, hamagacdilin dhig khwaarijyahow, 14october ilaahi ugu dhawaneeseen 2000maskina dadshacaba leynedeen, ilahi aqiro iyo aduunyoba idinku cadaab

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh1696 3 місяці тому

    xsanow orod meel kale xoolo ka raadso oo sadka masaakiinta ah xoolahooda u nabad gali

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh1696 3 місяці тому

    xasan waa tuug wuxuu isagu simaayo ayaa dad kale ku eedaynayaa war lagu baray