Qisadii xanuunka badneed ee Faiza wadani curyaan ka dhigtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 4 місяці тому +2

    Waa doqon naagtan wax ku dhex cunasa waraysiga

    • @zainabdulla1131
      @zainabdulla1131 4 місяці тому

      Xayawaan ah weliba kaga sii daran nagtan wax kasta sheegta waa been

  • @Boojo_boy1
    @Boojo_boy1 4 місяці тому +2

    29 December 2016 waxey rabtay iney disho ninkii furay oo ilmaha ka dhalay kadibna waxaaa la gadoomay gaariga sidaas ay ku noqotay curyaaan beenta dhaaf sxbey wadani ani aaa la socdo waxii kugu dhacay

  • @user-uh4zp5sm8d
    @user-uh4zp5sm8d 4 місяці тому

    Caafimaad taam ah alaha ku siiyo walaashey

  • @hassanhassandahgo4790
    @hassanhassandahgo4790 5 місяців тому

    Allah ko caafiyo amin ya rabiy faiza

  • @abdiissa8347
    @abdiissa8347 5 місяців тому +1

    Hadaad ahaan lahayd gabar maraykan ah oo askari ahaan jirtay maantay Homeless ayaad ahaan lahayd ee sidaas u ogow anigaa ku nool.

    • @sdinim8695
      @sdinim8695 5 місяців тому

      Waryaa stop the lies those homeless are drug addicted I live in USA as well and my neighbor is former military.

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 5 місяців тому +4

    Sorry sister ilaahay haku cafiyo😢

  • @user-vo2jk1rl8e
    @user-vo2jk1rl8e 5 місяців тому +2

    Guleyso

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 5 місяців тому +4

    Geesiyadan waa in dawlada ay wax u qabataa maadama shaqadii qaranka ay sidaas ku noqotay

    • @hindiafsomailah
      @hindiafsomailah 5 місяців тому

      Dowladee wax loo qabto kulahaa war boqolYaal ay ka haaday ayaa ilmahooda waxbo Loo hayn macadalaah naagtan baashaalka sarakiisa qaabilsanayd yaa wax siinayo huuno

  • @ABOWABOWOFFICIALABOWKE
    @ABOWABOWOFFICIALABOWKE 5 місяців тому

    Sorry illahey Cafimad Haku Siyo Walashey Mcn

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 4 місяці тому

    Gabadhan Oo Madow Arki Jiray 2019kii 😂 Maxaa is Badalay Hadda Waaba Iyado Cad 😂

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 4 місяці тому

    Qaranka qaranka waa been dhalinyaro badan ayaa dhibaatoyin badan ka dhaxlay AS ayagana sido kale dhalinyarada aad bay udhibateyen gabadhan si xun ayaa loo galay.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 5 місяців тому

    Lack of training baa haysata ciidanka,
    Her paralize caused by un professional way of removing her from the car

  • @sahalabdi2897
    @sahalabdi2897 4 місяці тому

    waresi hada kahor ad bixiseba waxat kushegtey inu qarax mesha kadhacay

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 5 місяців тому

    Hadaan ku qaban lahaa Anigu khadkaan kugu hagaajin lahaa Toos

  • @user-mr2yw9ou1o
    @user-mr2yw9ou1o 5 місяців тому

    😅😢😢😢😢😢😢

  • @user-en9hc1cb2l
    @user-en9hc1cb2l 5 місяців тому

    😢miskin cidanka waxas ayu ku xanyahay 😢

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 5 місяців тому

    inder germlka xafeed kaa joogta nin inderka ah baa ahyi oo adiga ku raaba ee

  • @amalabdi452
    @amalabdi452 5 місяців тому +2

    How do i contact you