maxaa sabab u ah in IPHONE kaagu dabka dag dag u cuno? daawo muuqaal kan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • 1. Kusoodhawoow suuqa galleriya macmiil
    2. Suuqa galleriya wuxu ka midyahay shirkadaha online ka ah kuwooda ugu waawayn ee ka hawl gala gayiga soomaaliyeed.
    1 wuxu alaabaha geeya dhulka somalidu dagto
    2 sida bosaso, Galkacayo, borama, wajale, jigjiga, muqdisho, kismaayo, hargaysa.
    1. Iyo dalalka itoopiya, jibuti, kenya, uganda, turkey
    2. Hadaba,
    1. Suuqa galleriya wuxu iibshaa alaabaha electronics sida..
    2. Mobilo Iphones ah, SAMSUNG, oppo iwm
    1. Suuqa galleriya wuxuu sidoo kale iibsha laptops noocyadooda kala duwan sida Hp, lenovo, dell iwn
    2 suuqa galleriya wuxu caan kuyahay
    1. Alaaab tayo leh iyo qiima ku raali gasha
    2. Hadaba dagdag u gaar po hada soo dalbo dookhaaga.
    1 hamoogaan hoyga MOBILE LADA IPHONESKA IYO AALADAHA KALO CASRIGA AH.
    2. WIXI FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR
    WHATSAPP+252905048374
    Instagram👇
    www.instagram....
    Ama pageka an ku leenahay Facebook
    / galayriya.so

КОМЕНТАРІ • 52

  • @khadrasaciid4961
    @khadrasaciid4961 3 роки тому +7

    Mansha alla wllo mahadsanid wanka faaiday vedous 🙏🙏🙏🙏🙏 alla siduu nafta iigu keenay dabkas iska dhacaya uun shukran hore usoco wllo

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 2 роки тому +2

    Mahadsanid, walal

  • @MowlidAhmed-iy3oi
    @MowlidAhmed-iy3oi Рік тому

    Thanks brother

  • @ibrapoi8318
    @ibrapoi8318 2 роки тому +3

    Alana kuxafido Wll m.a❤️😍😍❤️😍

  • @alikhumane3797
    @alikhumane3797 3 роки тому +1

    Insha.allah kher Allah ku siyo.jwb.ayaan.walaalkey.muslimka.aha

  • @xasananafi1234
    @xasananafi1234 Рік тому

    thnkiz prothr

  • @nasramaxamed8196
    @nasramaxamed8196 Рік тому

    Mahadsanid wl

  • @cabdifitaxcalicabdi6806
    @cabdifitaxcalicabdi6806 8 місяців тому

    Mahadsanidiin Waxan fariinta idin kaga soo qoraya waa talefon aan idinka soo iibsaday

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 роки тому +4

    Mahdsinidiin waa idinka faaiday lakiin talephnka email ayaa iga xirmay qaabkan ooga furi lahaa iyo halku email verication igu so dhici laha qofki yaqqan iyo galleriyaba iga caawiya jawaab ayaan ka sugaya asxaabta comnatitga

    • @Mohajibril
      @Mohajibril Рік тому

      Verification code ka wuxu kugu soo diraya Gmail kaga number ka kugu save garaysan wll

  • @TheOmaani
    @TheOmaani 2 роки тому +4

    Walaal wa ramadaane iPhone dar ilaahay isiii 😪😪😪😪😐

  • @iqrahaaji437
    @iqrahaaji437 2 роки тому +2

    Iphon 11pro dabkiisa ksohdl wall

  • @abdirahmanhassanbaar7599
    @abdirahmanhassanbaar7599 Рік тому +1

    iphone x ayaan wataa jaajar ka marka aan galiyo video hadaan ku hadlaayo wuu isjaraa wll

  • @hamdihindi6208
    @hamdihindi6208 22 дні тому

    Imisa dabka ku galiyaa iphonka mrku ka dhaco

  • @alikhumane3797
    @alikhumane3797 3 роки тому

    Asc sxwow .able id.sen usameysata. ki.horen magaranayo waan flashay basworki. Ayan ilaway hadad I cawin.kartit.qofki.hor.iso.sameyay.maxasusan.karo.as.idhahay.xooga.xurguf.ba.naxmartay

  • @Adaawe100
    @Adaawe100 Рік тому

    Mhdsnd ustaad ❤

  • @iftinabdullah5885
    @iftinabdullah5885 Рік тому +1

    Ani iPhone x ayaan wataa 2bil bettery health waxaa uu maraa 62 ee maxaan sameeyaa 😢

    • @munahashi4998
      @munahashi4998 Рік тому

      Abyo anba wan wta dpkana adbu ucunya aso dhowr iyo toban kujira dmaya

    • @springbutterfly_914
      @springbutterfly_914 Рік тому

      Aniga Kula qaba dhibkaas waliba keygu wuu cusub ahay Suuqa hadan u qaato xata wuu iga dama

    • @daacadinhodiaz2167
      @daacadinhodiaz2167 Рік тому

      ​@@munahashi4998 wll qali anaa hada saas eh maxaa ku hagaajisay

    • @daacadinhodiaz2167
      @daacadinhodiaz2167 Рік тому

      ​@@munahashi4998 apyo jawaab iga sii nh

  • @ozmanmuruq8594
    @ozmanmuruq8594 Рік тому

    War zxbow kamirada hore iga xeran

  • @abokorxuseeb8360
    @abokorxuseeb8360 Рік тому

    Saacada ayfoonka kahadal sxp

  • @rayaan3496
    @rayaan3496 2 роки тому

    iPhone 6+ kaSo hadl zhp

  • @rayaancabdisalaam
    @rayaancabdisalaam 2 роки тому +2

    Iphone Xs mas khimaheesa walla

  • @cabdicasiiscabdulahi9843
    @cabdicasiiscabdulahi9843 Рік тому +1

    midka 3aad marka jajar gelineysid waala damiyAa si oo ciyow u kugu puxsamo awGD👈👈👈👈

  • @fatuushamohamed2590
    @fatuushamohamed2590 2 роки тому

    Soom maso dhahdid

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 Рік тому

    I phone x ku waa dhib miidhan 5 malmood baan heystaa dabka aad buu u cunaya

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 2 роки тому

    Badhinka dhexe sidee ogamarmi karaa

  • @user-cv1ys9ii1m
    @user-cv1ys9ii1m 7 місяців тому

    Maladministration

  • @raxmojacayl1437
    @raxmojacayl1437 2 роки тому

    Abowe iPhone 12 waa imisa lacagtisu

    • @Galayriyasomalia
      @Galayriyasomalia  2 роки тому

      Xarunteena waa garowe barxada yar hotel nugaal noogu imaw macmiil whatsapp+252905048374

  • @miskiabdi1657
    @miskiabdi1657 2 роки тому

    Aniga iPhone 13ayaan heesta 3bil ayuu ku tagay battery healthy 94 mxaa smeeya marka walal

    • @mascuudozil9200
      @mascuudozil9200 2 роки тому +2

      Walasheyda ani 5 bil aya hesta wan 97 batery health 2 bil aya qof udhibay sidas ayu noqday aniga hada hesan laha 99 ma dhafeen hadaba aan ku sheego

    • @mascuudozil9200
      @mascuudozil9200 2 роки тому +2

      1# intu chargerka ku jiro ha isticmalin hadi ey qasab noqoto 80% kadib isticmaal wa hadi laga marmi wayo 2# chargerka ku gali Marki uu 3 ama 2 uu yimado in uu ka damo iska ilali intas aya aqana

    • @mascuudozil9200
      @mascuudozil9200 2 роки тому

      Gb whatsapp ayaa so degsan wayey hadi ad taqano iga caawi ama numberkaga iireb kadib dellete qoralka

    • @bintiabdallaofficial4735
      @bintiabdallaofficial4735 Рік тому

      Kula mid ban ahy wlh😢