Hg ma amusi karto aqas abaheed bu ka donay liv buu ku walaqaya xishood ma jiro waa ininiyaal dubayo gabadha wuxu ku samaynayo caan kulahaa tuugsi d,k haye abahay wuu iska baxay hadana 7luqadod ku hadla ku te Somali ma aha ninku marti maxa ka dhigay waa ininiyål aan xishonayni ceeb horti howiye ma xishoodo
Illahay ha u gargaro waa nin wanagsan iyo xaas wanagsan illahay hasku wariyo amin
Allah waan hoogay maadaa hyoonisa Oo sacad yoonisa Aamu
Waa naxaye 😭😭😭
Habaryoonis sidan ah😂😂😂😂😂😂2024 habaryoonista cusub waa duruufaysanahay kulaha
@@UbaxMaxamed-h9b kkkk Waa wax waalane duruufina mahaysee waa Nin waalan
Asc Dahir cabdi Raxaman Habar yinis iyubay isku yihin cabdal ismacil wa goni wa Kholada Hereri iyo kholya kale wa cabdle ismacil Asc
Walaahi reer ceyr ee wiilka badhasiiyay waa gob. Gabadhiibay siiyeen, guri Bay dajiyeen. Lacag ay jushaqaystaana waa siiyeen.
Daahir gob baatahay
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab balaayo waataas maxakamad kulahaa
Habar yonis iyo Habargidir oo yaban aa i ag fadhiyo war qof xun qabiil ma leh see wax u wadiin 😢
😂😂😂😂habargidir iyo habaryoonis iska dhal ah ayaan ahay marka waa yaabanahay kkkkkk waxan nagama dhalan jirin e waxay noocan kkkkkk allah yastur
Waxa qeerqabo Allah hasiyo
Daahirow biyaha hayno danbeeyan e maxaad social media iskugu leeftan ku dheh Maxaa bila akhlaaq idinka dhigay dheh naga xishooda awdme
Naagta IYO muqdisho inuu bahdikuu rabaaye iska qabta qofkaan oromada ah
Waar ha nasheegan doqonyahow
Daahir nasab waaye walaahi
Dairy allasow hg haduu ka dhinto ya u hadlaya hhhh
Ax alla maaha sacadyoonis mala
Dameer calasow mesha maxkamed maha dadka beenta Kada xayawan yahow
Hayeey islaantiina tii buu soo dhacay ayadana wuu dhici doonaa waa u fadhinaa
Wlhi waan qoslay 😂😂😂
Adkaatey 😢😢😢😢😢
Ninku isakaba quran saar u baahan. War dhaqalahagii away sowdika qadar ku dhashay waa lakuu yaabaa walee😂😂😂
Beri wuu dilay yaana maqlin naahooy gabdhaha cayr waa naago karti leh is ilaali balaayo la aqoon baad guursatay
Hg ma amusi karto aqas abaheed bu ka donay liv buu ku walaqaya xishood ma jiro waa ininiyaal dubayo gabadha wuxu ku samaynayo caan kulahaa tuugsi d,k haye abahay wuu iska baxay hadana 7luqadod ku hadla ku te
Somali ma aha ninku marti maxa ka dhigay waa ininiyål aan xishonayni ceeb horti howiye ma xishoodo
Habaryoonis iyo habargidir noocan ah maxay yahiin😂😂😂😂2024 nooc walba waad arki ilma isleef
Waa kaa somali dadka dhaqan xun ayeeytaageeran wax siiyaan dadka baahane Indhaha ka xirtaan
Ninkan xoogbay ku hasadaa
Gabdhaha xamar ha is ilaashaan
Sorry naag ah somali 😊😊😊😊😊😊😊
Hoogayeey goorma ragii isaaq siidaan uu jaabeen waa shuweeya dhaandhaan
Qabiilka waa zaaid.
Khaatumo calankeeda muxuu u sitaa.
Khatumo soomaali so maga
Ninkan marti waye kulaha oo ma habar gidir ayaa xamar dagaan ku ah hhhhhhh wale dahir calasoow been ayuu rumaystay, Somali Muqdisho marti kuma aha xasha
Soomaali marti isku ah waa cajiib😂😂😂