YAA SIDAN YELAY . MUNIIRA YAA SOO QARXIYAY 🥲MAXMEDSE YAA KA DOBAAY MUQALKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 125

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 місяці тому +14

    Xamda wanaagsaney waa runtaa waxaad sheegeysid laakin dadka in yar maahee dhimirka ayaa looga jiraa illaa in ilaahey u naxariistay maahee jizaakallaahu kheyran

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 місяці тому +3

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 3 місяці тому +7

    6:50 My sister alhamdulilah in Djibouti 🇩🇯 and Somali Community in Djibouti are educated, have there Din alhamdulilah, have there culture value . you are right about this girl having problems. Because she left while being legally married to her husband. She had problems with the French justice system because of her ex-husband. She had to pay fines to her ex-husband. Buskut also makes mistakes how can he marry a girl legally married to a man whether he is Muslim or Christian? Will a girl who abandoned her children raise your own children? In this story. BUSkUT made serious mistakes too. But now it’s Munira who has to stop the problems on social networks

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +6

    Munira waxay ku socotaa tabtii malyuun rooble lakin buskut sida mukhtaar noqon maayo.
    Waa nin akhlaaq badan sida noo muuqata hada

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +1

    Soomaalidu waa xaasid waa dad tukada sadaqo badan laakiin waa xaasid wallahi

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 3 місяці тому +8

    Hadalkaqga run buu ahaa, that Muniira wajiyo badan Tahay runtii

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +9

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋❤️

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 місяці тому +4

    Xamdiyay ani waa ogaa inaad run sheegayso. Abayo dhaqankii iyo diintii waa lagu cayaaray

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +8

    ❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجيـمِ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 місяці тому +1

    MaashaAllaah Tabaarakallaah waa sax, Allaah haku Xifdiyo adiga iyo intaad jeceshahay Qaali.
    Dumarow Xishooda oo Allaah SWT ka baqa si aad u liibaantaan.

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 3 місяці тому +1

    Maansha Allah, si fiican aad uga hadashay runta ❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому +7

    Muniir waa musiibo

  • @shoshoomer4660
    @shoshoomer4660 3 місяці тому +1

    ماشاءالله.بارك الله فيكي❤

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 3 місяці тому +2

    Hamdi yey habo intan dad arias yay dadka ugu aqli wanagsan bad ku jirtaa social media aqligaga &dad yar isma lahan

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 3 місяці тому

    Maasha alaah gabadh yar oo caqli badan ayaad tahay ilaahay ha ku barakeeyo

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 3 місяці тому +3

    Subxanallah social media waxa ka socda waa wax laga yaqyaqsoodo gabar ninkeeda muuqaal ka duubeysa waa dulinimo ubadkeeda xitaa kama ay san fekerin mustaabalkooda dhaawac bay ku noqonaysaa markey daawadaan aabahood oo madaxa laga fiiqaayo 😢

  • @maryamasiciid9341
    @maryamasiciid9341 3 місяці тому +1

    Manshalah gabadh caqli badan hore usoco wl

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 3 місяці тому +1

    Xamdiyeey fikirkay aan aminsanahy ayabad kahadashy walahy naa walaal tolow ma waxbanu isunahay mise jinkena isyaqaana 😂😂❤ shadiya from america

  • @khadraissa1935
    @khadraissa1935 3 місяці тому

    Walahi dadkan social media cadi Maha , Anu waan yabanahay subhanallah

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 3 місяці тому +4

    Burukada soo danbi maaha horta😢 allaha naso hanuuniyo wlhi god ayaan ku soconaa.

    • @hayathajihayat9788
      @hayathajihayat9788 3 місяці тому

      Buruko ma aha ayaduna way shegtay manta tintiisu labada gees bixiyaa kadibna uu is kusolaaba jeel buu mariya uu kunaba bay dhahdey isaguna tictock buu sodhigay video tintiisa umbay ahayd melaha banan kuqarsanayey

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 3 місяці тому

      @@hayathajihayat9788 Haa mxey dadka mohamed buruko u dhhan marka

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 місяці тому +2

    Mashaallah tabarakala
    Illaah garaashada iyo aqoontada haku barakeyo
    Umadan meeley usocodan iyo waxa ay rabaan gaweyney ee ale haso hadeyo sharwadayashane ale ha inaga wada qabto yasir ale.
    Ha en fin ferie for deg og familien din.

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 3 місяці тому

    Gawadhaan wallaahi wey gardaran tahay wey ceeweysay no keeda subxaannallaah ma xishooneyso Dumarkii dhan wey ceeweysay Allaha ceeweeyo

  • @NuraSiciid-k6u
    @NuraSiciid-k6u 3 місяці тому +2

    Jazakallahu khayr wll

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 3 місяці тому +2

    Waa runta Mohamed ma caynen Munira xataa

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 3 місяці тому +2

    MAASHA ALLAAH WALAASHEEY MEESHEEDI AYAA DHIGTAY RUNTII WAXAAN DHIHI LA,HAAY BAATIRI

  • @Dagan77
    @Dagan77 3 місяці тому +2

    Hamda runbadan allah ku barakeeyo ❤

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 3 місяці тому +2

    Waa Naag bila xishood ah👍👍👍👍

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +5

    ❤Yaaabnay❤ Alloow Na Astur Adaa Faxanne🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +16

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ.❤(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)❤❤❤❤❤❤ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @JiijoLucky-ty9ku
      @JiijoLucky-ty9ku 3 місяці тому

      Walal acuudka iyo aayat kursiga la iskuma xijiyo waad ku danbaabaysaa bisinka loo daxaysiiyaa

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

      ​@@JiijoLucky-ty9ku ❤ Mahadsanid ❤🤲🤲🤲

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

      ❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ❤

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 3 місяці тому +3

    1 sano uu ii qariiyey ino bidar leyahay kulaha yaab wallahi masiibo oo qoorta gashtay uuuf

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 3 місяці тому +1

    Waa runta abyo mcn nagtaas darted ayaaba tik tiko u nacay😂

  • @aishahussian7632
    @aishahussian7632 3 місяці тому +1

    Masha Allah wlshey xamdi runta ayaa ka hadashey horey socomcnt❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 3 місяці тому +1

    Masha Allah wll runta ayad sheegtaa marar badan Alle haku xafido lkn cidaha iska yaragaabi wll WA IGa nastexo qalad hau fahmin wll

  • @Raxma-d8e
    @Raxma-d8e 3 місяці тому +1

    Please qali cidiyaa iska jar

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 3 місяці тому +4

    Kkkk Rerihii ayaa is duubaya waa aduunyo tagtay

  • @Ramla22
    @Ramla22 3 місяці тому +1

    May Allah guide us all ❤

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 3 місяці тому +4

    Wlhi waa yaab ma ceebbaa hadu gashtay burukda munira wey walatay

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 3 місяці тому +1

    Ma yaabteen yaabnaye walee gabadhan muniira ma fahansan media

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +2

    Wlhi nagtan waxa Mel xun uwadan waa nago oo adigada raban iney Mel xun ku ridan I aminan 😢

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 місяці тому +2

    Wamahadsantahay abaayo weykasabri ladahay lakin waxanlayabanahay yagursanaayo bari ragu ineyduubteyba kabaqayaane Subxanalaah

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Isbaaro ayeey isu dhigatay miyaa? Waa doqon.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Waan qoslay walaahi😂😂

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed3278 3 місяці тому +1

    Wallahi adun majogo ilaahey hana asturo

  • @sunta1294
    @sunta1294 3 місяці тому

    Waa naagaha laga guursado socail media mahamed bukut xaqii qabtey uubka galey ninki hore gabdhan qabey ku sheegey gaal caruur buu hooyadood ka heestey xaqa ma raago

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 місяці тому

    Maasha Allaah

  • @ifrahistaahil9152
    @ifrahistaahil9152 3 місяці тому

    Wa ruunta caqliga ilahay ha ku ziyaadiyo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

    ❤Masha"Allah❤I like Fathers❤❤❤❤🤲😘🤲

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 3 місяці тому +1

    Subxanallah

  • @hibaqhasan
    @hibaqhasan 3 місяці тому +1

    I agree with you sister❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 місяці тому +1

    Somali wanag wa diday waxan xuman iyo ceeb aheyn ma raban

  • @omarnur7845
    @omarnur7845 3 місяці тому +2

    You are so beautiful.

  • @FatmaAbdalla581
    @FatmaAbdalla581 3 місяці тому +3

    Waa runtaa hamda
    Follow isoo dhaha asxaabta hamda😂

  • @ramla8285
    @ramla8285 3 місяці тому +1

    Runta u sheg MashaAlaah ❤

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 3 місяці тому +1

    Subxanalaah

  • @fadma638
    @fadma638 3 місяці тому

    Waa naag musiibo ah oo jaahilad ah 😢

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 3 місяці тому +1

    Subaxnallah

  • @SagalCabdi-z8y
    @SagalCabdi-z8y 3 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 3 місяці тому +1

    Subxaan allh

  • @AyaanAbdikadir-xg9to
    @AyaanAbdikadir-xg9to 3 місяці тому

    Wow well said wllshy mcn maashallah

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 3 місяці тому

    Walahy anigu aad baan ulayabanhay naagtan sow iyadumay guursan Yaa dhahay nooduub maxay noodambajinaysa muniira waa aduun gadoon waxay wadaa lkn inta kuracsan ayaba yaableh

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    Waaa Leeys Cacafiyey 🤲 Hadane Waa La Soo Laba Kacleeyey❤😱❤ Si Fiican Maba U Fahminn Storia Yadaan❤🎉❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 місяці тому

    ABAAYO ISMA LAHI GUURKOODA IN UU XALAAL AHAA NAAGTAAN NIN AYAA QABEY WUUNA OGAA 😢😢 NINKAAS NABSI BAA HAYO

  • @nimonurowibrahim2746
    @nimonurowibrahim2746 3 місяці тому +1

    The truth hamda❤

  • @HaniSharaf-s6h
    @HaniSharaf-s6h 3 місяці тому

    Mahlaah allh Hamda❤

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 3 місяці тому

    Guurka wa ii uray wlhi wan ka si foganaya ma ogi sbbt 😢
    Lkn hamaday Dhiira galinta noso dhigi jirty noso dhig tiktok ku arky lk wa wax mar hore
    Tnkle naag kugu dhagned tiktok ma ogi ina argty

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 3 місяці тому +1

    Muniiro wexee ceebihiisa uso fasaxdey waxa weeye inee nag kale raboon oo bidarta lagu cararo😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Naag Soomaaliyeed bidaar ma beceliso. 😂😂😂

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 місяці тому +2

    Maashaa Allah Gabar Aqli Badan Baa Tahey . Runtana Sheegtey. Naagtan Waa Reer Jabuuti Waa Dad Aan Diinta Aqoon. Allah Ka Baqanin habo.

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 3 місяці тому +3

      Asc reer Jibuuti wa dad diin iyo aqoon lee, Muniira nama matasho uuf

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 3 місяці тому +3

      Reer Jabuuti oo dhan maxaad u aflagaadaynaysaa anaga naqaan reer Jabuuti dhaqan iyo diintoodi haysta.Meel kasta Soomaali leedahay qof xun wuu ku nool yahay .

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mumino-s9l
    @Mumino-s9l 3 місяці тому

    Wallahay waa runtaa

  • @ubahsopral133
    @ubahsopral133 3 місяці тому +1

    سبحان الله العظيم 😢

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂waa qarxiskii la sheegi jirey

  • @omarnur7845
    @omarnur7845 3 місяці тому

    I support you a lot.

  • @pilanabdi1999
    @pilanabdi1999 3 місяці тому

    Wlhi waaa lagayaabanyha aduunka suu usocdo

  • @halimomataan798
    @halimomataan798 3 місяці тому +1

    💖🙏💖💖🙌💖💖

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 3 місяці тому

    Gabdhaan ilahy hasoo hanuuniyo wlhi ninkaas in bdn karoonaaday intaan ka aragno balse ilaaha og wx alba
    ilahey sharteed haka qabto
    waaba mid yaaba acuudu bilah
    anaa ladamqaday waxee saameeneso iyo soo u ixtiraamaayo yaa

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Subxallah allkbar

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 3 місяці тому +1

    I really don’t know why people are entertaining their BS!

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 місяці тому

    ANIGA WAXA KALIYA OO II MUUQDO MARKA AAN KU ARKO
    IN AAD FARUURAHAGA U DURATAY SI AAD GUS U DHUUQDO
    MECNO KALE MA LIHID

  • @dajiyahmaxamed6163
    @dajiyahmaxamed6163 3 місяці тому

    Day khayr ledahay hamdiyay u badkedi kamay so dhumaten iyo walidkeda wlhi taan waxay tahay lama yaqano naagan way u qoslaya 😢

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 місяці тому

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good 👍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤝🫶👏

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 3 місяці тому

    Wlhi tani way xanuusanaysa ninka balaayu ilaahay la doontay

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 місяці тому +1

    Oo mcnaheeda yahay muwalad iyo mas hadey kuu soo galaan muwaladka hor dil ka dibna maska dil illaa mid ilaahey u naxariistay maahee

    • @HafsinaJama
      @HafsinaJama 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂 maah maah miyaa

  • @maryamahmed6009
    @maryamahmed6009 3 місяці тому

    Wllhi hamdi waaxanaaqdaya maanta😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    ❤Thank ❤ Hamdi 🇸🇴😘🇸🇴

  • @faizaosmanmohamed3518
    @faizaosmanmohamed3518 3 місяці тому

    First comment ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +1

    Hamdi yaa kale sarirta ugu tagi ceebi dhimatey 🤣 bidarta ceeb miya raga way gasha ninkayga waa leyahay waxba uma arko 😂 waaba ku jecelahay

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 3 місяці тому +1

    Waa naag xun

  • @bintialichannel3770
    @bintialichannel3770 3 місяці тому

    Waliged aya kala tagi jire maxa kenay ina marada ka hadadhid mida Kale ilmaheda May unaxdo mustaqbalkisa ilahey haso huniniyo😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

    ❤Wa 3alikoum Salam ❤🎉❤ Khaalli❤🎉❤😘🤲😘🤲😘🤲

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso 3 місяці тому

    hodaney adigu waxad aragtiid anba aad maqashiid un baad xukumaysa lakin xukunka ugu fiican wa waxaad aqliga ku garatiid marka naagtan Amira wa doqon sida la isku daafaco ama sida lo arsaado garaneyn ee qofka xun wa mohamed waali lakin Amira wa doqon camerada awood modaysa lakin waxay garan weynday wadan cadaalad lee baa joogta ee dowlada ku dacwee doqon waxa ma garaato marka camerada awood mooday doqontu hadana ceebee bay isleedahay waayo block bu saaray wa doqon ee ha la yaabay doqonta lakin mohamed wa nin xun aad u xun oo dumarka masakinta duliiya imika cabsi baa haysa wasida wuxu la aamusan yahay ee wanag kama ah duliga

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 3 місяці тому

    Horta waxa wax xun ah ilmo nin aay idinka dhexeeyan ceebtisa raadi dad mar haday ilmo ka dhexeeyan wa ceeb inay wax iska duban oo soo dhigan media

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 місяці тому

    Kkkkkkk Haa

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 місяці тому

    Hada ma bidar ceeb lagay dhigay walee waa yaab yaa Imika ceebaysan

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 3 місяці тому

    Wey xanuun santahay naagtu ninkeeda oo la hurda bey duubtay si ey bari ugu caydo aamin malaha burukona muu xiran iyadaa tiri timaha dambe buu bixiyaa kudib buu isku soo rogaa buruko buruko bey ku waasheen

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 3 місяці тому +1

    Horta Somalida maxa ka sii ah , ayaada ka dubtay meeshana soo dhigtay ee maxa melwalba niic la laa fadhiya yaab no one has access to our personal phones other than us so let’s all just stop entertaining her bullshit

  • @HamseHamse-s9q
    @HamseHamse-s9q 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 місяці тому +1

    Naagta nin ayey ku waalatey ayadoo ceebeesan ayey da caane waxey naooled ningaal jaeerah aimo bilaa sharci ah ayey heesataa eewali dadk a kucaynaa dhilo waa ceeb matka uurka waabeen wax kajieo malah 😂😂😂😂😂

  • @sacdiyocabdikariim8683
    @sacdiyocabdikariim8683 3 місяці тому

    Abaayo waa qaldan tahay labo qof in aad soomaali ku matashid waa wax laga xumaado pls joogi dadka xun gooni ooga hadal

    • @BeutyNaima
      @BeutyNaima 3 місяці тому +1

      😂dee badan keena waanu xumahay wll runta inad xaqiiqada wa xalinta kobad ee mushkilada😂

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 місяці тому

    Naago xun baa gadaal ka soo diraya oo Amiira ay ka mid tahay
    Iyaduna caqli malaha .

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Dadkan isqaaba dad walan baa bisink

  • @SsAa-k7t
    @SsAa-k7t 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂