h pylori iyo dulqaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @luulsharib
    @luulsharib 7 місяців тому

    I really love your topic Habo !❤❤❤❤
    Shukran ✅✅✅

  • @xamdiumal
    @xamdiumal Рік тому +5

    Ilaahay abaalkaaga ha gudo maryam waxaad jeceshahayna haku siiyo, waa wadaa processkii sokorta waa joojiyey subaxii liin dhanaan cabaa anoo waxba cunin biyo qaboow aroortii ku qubeystaa jimicsi waa sameeyaa early result, isbadalka aan dareemay bishii aan taladada qaatay kaniinigii madaxa xanuunkii waa joojiyey, kaniin gaaska waa joojiyey waayo soo soo bogsan rabaa Alxamdilulaahi insha allah I will keep on

    • @Moween44
      @Moween44 9 місяців тому

      Abaayo aniga kininiga gaas ka 7 Sano waday sidee ujoojisay maxaa sameysay

    • @xamdiumal
      @xamdiumal 9 місяців тому +1

      @@Moween44 Abayo Subaxii adoo waxba cunin cab cibitaan kana samee sanjabiil qoyan xabad tufaax ah xabad toon halgalaas kadhig cab adoo hamuumin waa ka reysanee gaas kaniini wax ma daweeye ee calaada gaaska buu damiyaa mardanbana jirkaa la qabsanaya sidoo kale cuntada iska sax Jooji bariis iyo baasto Cun cuntada baalka leh canjeelada qamadiga madoow ka sameyso waa caafimaade insha allah cabitaanka beytu root galabkiina cabaa Alxamdilulaahi

    • @Moween44
      @Moween44 8 місяців тому

      ​@xamdiumal abaayo jazakallah meeqo sano qabtay hada waxaan cabaa luuban ta iyo licorice root sharab ah waan soo fiicnaaday acid kii badnaa ayaa iga ba'ay lkin kii gaska weli majojin abaayo Instagram hadaa leedahay iisheg

    • @Sacdiyo2Axmed
      @Sacdiyo2Axmed 8 місяців тому

      ​@@xamdiumalabyo gaaska qabtid waa nuucee ani waxan la dhibanahy h pylori dawadiina wan ku dalay sanjabish io tonta soo gaas ma kiciyan abyo sifican igu sharax wlh h pylori nolosha ila qeybsaday

    • @xamdiumal
      @xamdiumal 8 місяців тому

      @@Sacdiyo2Axmed H pylori kaas baa soomaalidu inta badan qabaan Walaahi caruuda qoyan hadaan bilaaba caano ku daray maasha allah calooshayda waa raysatay Alxamdilulaahi

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 2 місяці тому +2

    H. Pylori ban qaban Dhuuxa geela ma kiciyaa

  • @muxyadincali1691
    @muxyadincali1691 10 місяців тому

    Asc maryam timihii qay iga daateen hpylori siduu timaha udaadiyaa

  • @al7ayat-alsa3yda
    @al7ayat-alsa3yda Місяць тому

    اختي الكريمة اولا اشكرك على المعلومات القيمة انا اصبت بجرثومة المعدة واعتقد انها اثرت عاى الغدة الدرقية هل اصبر واكمل العلاج الطبيعي ام تنصحينني بالعلاج الدوائي

  • @tasliimtasliim9623
    @tasliimtasliim9623 Рік тому +4

    Abayo ani wan qatay taladada wan ku duceyaa walhi ❤❤

    • @mariamadam-noor140
      @mariamadam-noor140  Рік тому

      Alhamdulilah. Isbadal ma isku aragty?

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm 4 місяці тому

      Abyo sidee lagu hayey adi
      Ani magranyo inan h pylori qabo lkin waxay igu shegen gas ka labjeexa calmadahan isku arkay waa
      1 cunaha oo icasady nabro yaryar yeeshy daaco badan neef ,kulul oo sanka iga imanysa neef qadhmuun dadka madhex galo cabsi darteed😢
      3 lab olol, kalsoni daro warwar cabsi please help me 😭

  • @shamsoosman9573
    @shamsoosman9573 Рік тому +2

    Abaayo aniga waa qaba wlhi xanunka ey igu heysso alle un baa og iso duceya iinu alle iga cafiyo iso duceyaa plz😢

  • @zaboodijard9967
    @zaboodijard9967 5 місяців тому

    Asalam caleykum dikatora waan xanuusanahay talefonakaga ayanraban iinkulahadal

  • @shuceybabdullahyusuf2591
    @shuceybabdullahyusuf2591 2 місяці тому

    Maryaneey wll ma icaawin kartaa inaan kula soo xidhiidho ayaan rabaa

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 10 місяців тому

    Asc abaayo. I stopped bad habits. I need to know if plain yoghurt is ok in the diet because every time I eat I feel inconfort and lots acidity ? JazakAllah khaire

  • @Moween44
    @Moween44 9 місяців тому +1

    Abaayo 7yrs qabaa h pylori meelkasta waa ixanuuneysaa hurdada markaan kasoo kaco tired baan ahay wlhi

    • @mariamadam-noor140
      @mariamadam-noor140  9 місяців тому

      Isdiwaan gali Programmka Warshada cafimaadka

    • @Unknowndemon12
      @Unknowndemon12 4 місяці тому

      Intee iska diwaan galiyaa abyo😢ana rabo

  • @sacdiamohamed3749
    @sacdiamohamed3749 Рік тому +2

    labo saac ma dhagesan kri qof dhagestay hdu jiro iso qor please waxa jooji na dhahde

  • @NasraShariif-n5p
    @NasraShariif-n5p 7 місяців тому

    Asc halkee iska diwaangaliyaa

  • @naleeyAbdi
    @naleeyAbdi Рік тому +1

    Waa wayay vedioga 2 saac ma arko ii til mama waa goormee

  • @shacniabdikarin1470
    @shacniabdikarin1470 Місяць тому

    Abayo meela kala so xiriira raba

  • @sakariajamac7407
    @sakariajamac7407 Рік тому

    Maxa ku daweeya dibnaha cascas ah oo kala laba color ah

  • @saarabdi
    @saarabdi 8 місяців тому

    Talooyinkaga ubhahy intee kala so xiriraa wllo

  • @mohamedabdullaahielmi4922
    @mohamedabdullaahielmi4922 4 місяці тому +1

    Drs maryan adbad u mahadsanthy
    Runti wxn dareemayo ayad ka shekenesa
    Wxn smeyana ma aqani heer wxn mara an cuntada an ka go ay o miisankeyga an lumiyay

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm 4 місяці тому

      Abowe please iijawab ,anuu waxan isku arkay calmadahan
      1:cunaha oo icasady qaleel ka daremin
      2 markan sanka ka neefsado neefydu waa kulayl urteduna mafiicna 😢cabsi dadka xata wan ka fogada Sianey iidhibsan
      3 dhakhtar walba wan tagy waxay yirhden qumankagu waxba maqaban gass labjeex ayad ledahy iska dawee dawadiina waxba igama tarin
      Calmadahas adi maledahy?

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm 4 місяці тому

      Neefta oo idhibaysa labta oo ixanunaysa war war badan kalsoni daro dadka wan ka fogada wayo neeftydu maficno sikaston biyo badan ucsbo afkayga unadifiyo please help me

  • @nawaal-
    @nawaal- 9 місяців тому

    Shukran abaayo❤❤❤

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Рік тому +4

    Cudur xun waye stress miran ah

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 7 місяців тому

      Wllo sress iyo walwal isku arkay iyo lalabo sidii naag walac sidaas miyaa calamada cudurkan

    • @RamloJeylaani
      @RamloJeylaani 9 днів тому +1

      Wlh frxd laaan streets murugo

  • @marwaabdi9927
    @marwaabdi9927 10 місяців тому

    Abayo ilma yar hpyloric igadacay dawa waxba umatarin

    • @FahmoMuhudiin
      @FahmoMuhudiin 10 місяців тому

      Abaayo hadaa hesho isoo qabo canug 4sano jira leygaga sheege

  • @Yusra812
    @Yusra812 Рік тому

    Masha allah

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey Рік тому +1

    Plz maryam meel walpa wakala so hadle isoo jawab waa xanunsanhy wll😢

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 10 місяців тому

    With Lubaan also I feel uncomfort.

  • @KiinSaciid-m6u
    @KiinSaciid-m6u 5 місяців тому

    Abaayo xagee vidioga ka helnaa

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 9 місяців тому

    Hpylori

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 6 місяців тому

    Machaala

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi6542 10 місяців тому

    Exercise nocee ah ayaan sameeya h pylori naf ban la ahay

    • @Moween44
      @Moween44 8 місяців тому

      Kula mid ahay

    • @LeyloXusen-qg2rg
      @LeyloXusen-qg2rg 6 місяців тому

      ​@@Moween44see knqty wll ani nfte ikenty dwo wkudly😢

    • @NuuraahmedNuuraahmed-t6v
      @NuuraahmedNuuraahmed-t6v 4 місяці тому

      Abaayo seetahy ani ihaysaa h paylorya​@@LeyloXusen-qg2rg

    • @RidwanCadde
      @RidwanCadde Місяць тому

      Allaha ku caafiyo walaal anigaba 10 sano 3 mar ayaa leega daweeyay

  • @halimasacdiya4182
    @halimasacdiya4182 Рік тому

    shugran habo

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому +1

    Hpylori ayaadaba weight loss igu riday cuntadii baan kagoay kadib dawo ayaan qaatay 3 years ago alxamdulilah iguma soonoqon

    • @azimaabdi344
      @azimaabdi344 Місяць тому

      wllo hda side ka noqotay

    • @azimaabdi344
      @azimaabdi344 Місяць тому

      wllo hda side ka noqotay

    • @yohan___abdi___68
      @yohan___abdi___68 Місяць тому

      Asc wll dawa nocee ayaa isticmashay aniga aya la dhibane

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b Місяць тому

      @@yohan___abdi___68 dawo dhaqtarka isiiyay wa kit qalijiye iyo tan gaaska isugu jirtay wa dawo farabadan oo culus sadex loo laqaa anti acid wu lasocdaa kolay anugu Kenya kunolahy marka wadamada kale maqaan

    • @FatuushCcaziiz
      @FatuushCcaziiz Місяць тому

      Dr kewaye iyo isbitalka

  • @degancadeey9456
    @degancadeey9456 3 місяці тому

    video wan wayy

  • @hfhfhfjddjdj1571
    @hfhfhfjddjdj1571 Рік тому

    Shukar xabibti

  • @AmalMorocco-w6q
    @AmalMorocco-w6q 8 місяців тому

    ❤❤❤🎉

  • @fariahnoor8185
    @fariahnoor8185 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @elhamfarah5785
    @elhamfarah5785 Рік тому

    حبيبتي امي عندها امساك مزمن شو اعمل

  • @aminamahamed2707
    @aminamahamed2707 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @hassandaher6437
    @hassandaher6437 Рік тому

    Asc calooshaAyaa ixanuunaysa. Cuntada.markaAancunogaraakAyaysamaynaysaaiyodibiro.maxaansameeyaa

  • @NewNew-sq3nw
    @NewNew-sq3nw 7 місяців тому

    Asc

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 Рік тому +1

    Taas way idhibta noloshii oo dhan bay inacsiisa

  • @cawoahmed9042
    @cawoahmed9042 Рік тому

    Video halkeeyala