Heestan inaba caadi maahan. Waa ini jecelnahay reer xamar iyo wixii Somali ah ba. From hargaysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴anakana noo soo heesa Mise Somali ma nihin miyaa
Gabadhaha reer xamar aaad ayaan u jeclahay from jijiga waanan ka guursdy Alla yaaka fiican gabdhaha reer xamar aboowe marka ku tiraa baaba wadnahu laba ku kala noqon
Qaar badanaa u haysta marka la leeyahey gabdhaha reer xamar hablaha muqdisho maaha laakiin waxaa loo heesayaa hablaha qabiilka reer xamarka ama banaadiriga
heesta dad aa ku dhunsan markii ladhahaayo gabdhaha rer xamar maaha gabdhaha muqdisho joogo ee waxaa waaye qawiilka reer xamar gabdhahood ee lama goodle lama haasto iska jira hee reeer lama goodle lol lama goodle ashahaado awowayashe dhaheeen
inkastoo laxanka dhabta ah hindi tahay hadana mar hadeey carruur wax la xameeyaan kuna luuqeeyaan waa iska sidaa waxaan ka raali galinaynaa gabdhaha soomaaliyeed dhamaantood ee sharafta leh waxa ay carruurtaan ku khaas yeeleen gabdhaha reer Banaadiriga ee sharafta leh (geesigii gurigiisa loo guuriyo maka soo guxaayaan gadaashiis) waa dhaqanka diinteena suuban gabdhaha Soomaaliyeedna ka wada simayihiin
THANKS TO YOU ALL ❤❤🙏
Maasha allaah
M.a sem u to u
Masawrkega aya mesha ka ilowday
Heestan inaba caadi maahan. Waa ini jecelnahay reer xamar iyo wixii Somali ah ba. From hargaysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴anakana noo soo heesa Mise Somali ma nihin miyaa
🤣🤣🤣 WA tihiin abayo somalidii dhabta ahaaa❤️ frm muqdisha❤️❤️
@@farhiaali8967 anigupa wllo kulu mid baan ahay
Somalia ma nihin wllhi bllhi tolhi lkn waxan ahay somaliland waxaana inaga dhaxeeya sinjiyada somali
Hees Reer Xamar waa sidaan ficaan walle mashallah from Hargeisa Somaliland 🙌
Warsame adiga waxaa lagu yiraahdaa lama goodleh akhri comments war moog ayaa tahay
@@ziadera2137 kkkkkk waa iga qoslisay
Soomaaliwaaye reerxamarka noocba nooc mashaa Allah allaah ha iskadaayo gabdhaheena soomaaliyed Viva all somalians
Gabadhaha reer xamar aaad ayaan u jeclahay from jijiga waanan ka guursdy Alla yaaka fiican gabdhaha reer xamar aboowe marka ku tiraa baaba wadnahu laba ku kala noqon
Anba waligay waan jeclaa xitaa heesohooda ayay iigu baxdaa.
INOLOWOdaa 🙏🙏reer xaxar from Djibouti 🇩🇯
Wixi rer gobola heestani maqosayso ciyal magalo leee😁🤗🤓
Hhh reer gobol maxaa ka wadaa, Banaadir ba soo Gobol maahn, see wax u wadda mse Gobil baa cey noqdy, Ma fahmn annu
Ax Xuurul-Ceyntii oo aduunka ku soo degtay😆💙🤍💙Ax ax siyaad barre waa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Soomaaliya AUN sharafta Somaliya, malab 🍯 "Boqorad" waddani ah wax ka qurux badan oo ka sharaf badan ma jiro aduunka waa xaqiiqo cad, Wadani Queen👑 Qurux kaliya ma lihid ee waxaad leedahay caqli iyo maskax iyo garasho! Boqorad buuxda ayaad tahay 100/100 mashallah!😎💗🤍 Qofka aduunka ugu fool xun ugu liita waa qof aan wadani ahayn-aduunkana qofka ugu quruxda badan ugu sharafta badan waa wadani💙🤍💙
Reer xamar reer ayaa la yidhaa Hawiye loma jeedo
Qaar badanaa u haysta marka la leeyahey gabdhaha reer xamar hablaha muqdisho maaha laakiin waxaa loo heesayaa hablaha qabiilka reer xamarka ama banaadiriga
Waxbo hakala saarin rer xamar qabiil ma ahan ee waa gobol all gabdhaha xamar loqaday
@@amalabdulahi9692 💯
gabdaha reer mudug😂😂😂
Banadir reer xamar maleh wayahe hhhh
Fanaanka sheegay gabdhaha reer Muqdisho u qaaday yiri maahan qabiil
Ilahay Amarkii Reer Xamarka Waan Jeclahay si niyad ah, Anoo ah lama,Go'dle, lol, Allah ha idin barakeeyo, ❤ 💕😘😘
Surah alhakum takathur says dadoow waxaa idin shuqliyay isku faanid ilaaa aa qabuuraha tagtaa saas ma aha ee waad ogaan doontaan ciribta faanka Markaa jaxiimo si dhan ah u aragtaan markaas ayaan idin weydiin doonaa subxanalah
Runtii waa Hees aad u Macan Hablaha reer xamar From Taleex Somalia 🇸🇴
Wan ka helay heestan from burco❤👏
فديت اصومال 😍
Cad cadka kaliya iskaleh, masha Allah
Guulaa saaray garaadada saaray yaa gaarikaraa ..waah waah 💖🌹🌲🎸🎻🎶🌺🎀
Daiya daiya Best Somali Version
Waan ku heestaa gabdhaha rer xamar caadi maahin ilove you somali meelwalbooy joogaan ❤️❤️❤️💐💐💋💋🛫🛫🛫
Boqortoyo
Really cool song🇮🇳🇸🇴😘
SORAJ MOHAMED SANG IT
I love gabadha reer reer xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📯📯
Hees tanoosoo badiya gabdha reer xamaree waan kahelay
Daaya daaya re bolllywood song in these version Awesome❤❤
Heesta ee bollywood magaced wlal
ماشا الله اللهم يحفظكم ويحميكم
Gabdhaha xamar joog iyo jambalaya,
Wow hees macan waye lkn reer xamar maihi,keep going asxabta
Keep going
Gabdhaha reer xamar from Yemen sanca
From omaar bar bar saara ninkeeda😂😂
Qabil in lagu heso mid cusub mahan
Reer xamar cida ugu shidan waa cad cadka😍😍😍😍
Saxiix
Love this song ❤️❤️😍❤️💙💙
Hesta Hindi mee u ogtahiy ama anaa umaleeya
Niyoo editing ka si wcna u smeesay bro mcn wye m.a keep going bro
Anuu ma Somaliban imka dhgeysnya Mise Hindi yaryar war dhaqankaga iyi fankaga kufan inanow hindi iska dhig faido kuma so kordhineyse
I Love gabadha reer xammar
Wll fadlan calanka shaanshida waa nooce waaye
Wlhi gabadh reer hamar meel iigu sheega ani Switzerland ayaan joogaaye
Sorry ma guursno somalida
Saxiix
Gabdhaha reer xamareeee❤
When you watch too much indian movies
Kkkkkkkkk
you are right😅😂
Qorgaraad baan uso ibinayaa wilisha reer xamar jel jelex ayee yaheen markaa nagha ayaano ku darenaa😂😂
Kkk luuqada kufsiga ka daa
hhhhhhhhhhh that is right
Ben mashegin afka xalwo iyo cano ❤❤❤👏👏👏👏🎁🎉🎉🎁🎁sas waye rer xamr
❤❤❤❤ hah alla❤❤❤
Wllhi Somalia funny waye😂😂😂😂
Ilike the song woow m.a
Ech'cala hees igadheh
Wooow wan ka hely 😍😍
Imisa laha is muujiya hada ayaad boorka iska jaften viva reer xamar
❤❤❤💞gabdhaha reer xmara
heesta dad aa ku dhunsan markii ladhahaayo gabdhaha rer xamar maaha gabdhaha muqdisho joogo ee waxaa waaye qawiilka reer xamar gabdhahood ee lama goodle lama haasto iska jira hee reeer lama goodle
lol lama goodle ashahaado awowayashe dhaheeen
Saxiix
Lamagoodlow ashaata maahin
Kkkkk
Viva boqortoyada BANAADIRIGA reer xamar
Ahhahahahah istaqfurullah al cadiim wax lee sheege
Ceeshcalaa hees
Hey asxapteyda ahaa dadkan keep going wlaladey
shaanshi iyo intii soo raacda ayaa heesta leh
lama goodle inta maloga baahno
2 Goodle ama 4 goodle mar hore aya laga tagay sxb xamar wa xamar iyo inti gadto na wa rer xamar basta
Shaanshi shirtooy yaa.ubahan
Soomali waa ka yaabay qabiil qasaarahiisa intuu idiin baa baiyay wadamayaal islaameed idiinka xooray heesihiina maku dagaalameysiin dad dhintay aa tihiin dhamaantiin wax barta ee caalamka la tartarama soomali maryooleey kiina cad iyo kiina madow dhulka iska qaada yaaqeey
@@deeqorooble9169 laba qabiil oo is dirirtay bal ii sheeg iyo meel ay isku dirireen iyo wax ay isku dirireen .
@@nagaaxmmq meeshaan u tube aa la dhahaa haddii xabad iyo qori heysan leheed waxaa isku qabsan leheedeen heestaan unukaa leh iyo mayee anakaa leh kkkkk saas lee ka waday aboowe
*Hindi Miya Gabdhaha Reer Xamarka* 😂😂😂👍👍
Haa wey quruxbadanyihiin
@@safiyoabdurahman7143 nice
Hhhh haa iska dhalwaye iyo yamine
@@aishaosman3768 So Cute👍😂
Waa hees hindiya oo lasoo xaday hhhhhhh🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Dayooth nimada aad wadtiin maxeey tahaaye, hana ceebeynin, naga dhaaf wasaqnimadaan.
❤❤❤❤❤❤❤ilove reer xamar
M.a keeping going ku leyahay gabdha rer xamar love it all of them
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Masha Allah hees fcn iga dheh hees iyo wax kafiican ba wey istaahilaan
Gabdhaheena Allow noo daa
Heestan wa kahelaa xaqiq
WE LOVE 💘GABDHA REER XAMAR
waaaaaw xabeyt
Manshaallah rer abti😍😘
Gabdhaha reer xamar dad ayaa isku cadeeyeen sidii diana reer cadaabta
Ogow in ay jiraan somali dhalad ah oo ka cad cad heer xamarka cadaana qurix ma ahan quruxdu waa suurada iyo qaabka illah ku siiyey. Gabdhaha aduunka ayey laab geliyeen gabdhaha somalida adna waxaad ka hadlee reer xamer. Diyaanada aad sheegayso yaa loo soo saaray ma taqaan dadka cad cad ayaa loo soo saaray markay qayirmaan ayey isku nadiifiyaan carabaha ayaa soo saartay inta badan waxaa loogu tala galay nabrah waxa mad madow oo ku hara maqaarka markay nabruhu reystaan. Gabdhaha somaliyeed midab wanaagsan ayuu illaah siiyey weligiisna qayirmayn coorcoorayn marka meel fariiso saaxiib hanaga gadin cadaan
Respekt 🥰😘🥰😘
Saaaaaaaaaas waaye
Asc waalalahay waan in salaamay beeloyaye💘💘💘💘
Ba a ba a wxy kaa afka la kkkkk
natelordbpa😗
Muxuu kahadlayaa mid kamaan fahmin wale gaw
Oo maxaad waqtiga isaga lumisay hadaadan fahmeeyn, 🤔🤔(Qabta reer xamarka armuu leeyahay)
Waaw❤
Maashaa allaah. Sax
❤❤❤❤❤
walahi waan ka helaa hablaha reer xamarka ah yacnii banaadiriga ah
Masha Allah tabarakallah soo dhawaaw
Guul iyo gapanimo idiin rajenaya xamar💋😍💟
Nagaha reer xamaree
Somalidha Hamar Hindu Maxaa Walalo.Nacass yo
💪💪💪🇸🇦🇸🇦🇸🇦
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇸🇦💗💙💞💗💙💞💗💞💗💙💞👌👌👌👌👌🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
gawada udambeso somali mahan
Carab iyo 🇮🇳 ayaa layska dhigayaa!!! T
Reer isxaaq miyaa
maxaa naqa aheeni xamar ahaan laheeni 😅
inkastoo laxanka dhabta ah hindi tahay hadana mar hadeey carruur wax la xameeyaan kuna luuqeeyaan waa iska sidaa waxaan ka raali galinaynaa gabdhaha soomaaliyeed dhamaantood ee sharafta leh waxa ay carruurtaan ku khaas yeeleen gabdhaha reer Banaadiriga ee sharafta leh (geesigii gurigiisa loo guuriyo maka soo guxaayaan gadaashiis) waa dhaqanka diinteena suuban gabdhaha Soomaaliyeedna ka wada simayihiin
Great challenge 👍
Guyiin
Hees shidan gabdhaha reer xamar
Gabdhaha reer xamar
OGAALKA QOFKA
Great job
Laba labo waxaan hees meshee waaye hindiga dadkan lee madax kadagay waryaada rer xamer mel ayaad uga dhacden😡
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘⚘⚘⚘⚘
What is the real song😚😚😚
Daiya Daiya Daiya Re
Jecliyaa tolkayga banaadiri hableena alaha hanoo asturo
Aamin yaa rabi
I love my people ❤️💯
Mashaa Allah isha baxarka
Nimankan walahi jil jileec
Waawo masha alllah
Waaw
Heestan soomaali u dhama ee suaal baan ka qabaa
Heesta heeb sooca ayaan dhihi lahaa 😂😂
Gabdhaha reer Mudugee, waad dhihi kartaa hadaad doontid
❤❤❤❤❤😽😽😻😻😻
2024
Reer xamar iyo hindi jacelka .. Hindi music copy.
Masha Allah ilaahay hakudaayo junior waagabar layirahdo Asio m dalab
Reer-Land hestan malahan
Kaftan wyeh 😂😂🇸🇴✋
HeeH
Copy indian music😂😂😂
Masheege marka 😂
🎉😂😂😂😂