DEG DEG; Dhulalka Beesha Daarood e Mogadisho oo xooga lagu qaatay, dhul boobka oo meel xun gaaray..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 місяці тому +2

    aadan madoobe ma daaroodka unbuu dhacaa cajab cajab cajab walee waxaa la yiri nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin ayaa taga insha allaah way dhammaan

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

      Hawiye wuu ka cabsadaa doofaarkaan, laga roonaha ah.

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 2 місяці тому +3

    Sida loola dhaqmay askarigan waa si aada iyo aad u foolxun askarigu cadaalad ha helo

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

    Askarigaan dacwadda wato,wallah hadii aad ka dhalatay Beeraha Daarood, guryahàaga ka samir, raqiis ku ii so,iskaba tag, dhulka Daarood meesha aad doontid Guri yar ka dhiso,waa OK, maxaa Qaarmadoowe dhulkiisa ka qabanaysaa, meesha waa lagu kala tagtay jaalle.

  • @SiyaadHolal
    @SiyaadHolal 2 місяці тому

    Oky

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 місяці тому

    War sheekhaaga ma ogiye yaan lagu dilin ee Run for your life .
    Waa qofkii labaad ee Ka dacwoonaaya Aden Madoobe
    Waxaa jirta xaajiyad guri looga haysto baidhabo weliba waxay dhahday yaan la iga aasin Aden Madoobe .
    Sharci kama jiro dalka

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 місяці тому

    WAXAAN MAQLI JIRAY BERISAMAADKII : XAMAR XISAAB ; XARADHEERE XOOG .
    HADDA WAA : XAMAR XOOG !!!!.

  • @alidahir467
    @alidahir467 2 місяці тому +1

    Waa muhiim in lahelo Hay,ado filing
    Oo awood leh
    Shariciga gudoomiyihii baarlamnka diidey hadii hadalaka Ninkaan dacwoonayaahi uu sax yahay
    Waxaa muuqata inaan dowladnimadeenu soodhoweyn

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому +1

    Aden madoobe Waa tuug baydhano islaan Warsame galiyana Waa qaylinaysay

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 місяці тому

    Asc wll mogdisho waxbaa salag leh

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 2 місяці тому

    Xaga. Alle. Haw. Hiiliyo. Dadka. Sida. Xun. U. Fekerayow. Waxad. Ogaataan. In. Dhulka. Soomaaliyeed. La. Wada. Degan. Yahay. Meel. Kasta. Guri. Ka. Dhisan. Yahay. ......oo. sidan. Oo. Kale. Loola. Dhaqmi. Karo. Markaa. Godobta. Ha la. Joojiyo

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Aadan MADOOWE soo kii Baydhabo Guri Xaaraan ah, uga haystaan, Babar Somaliyeed maa aha, dadkaani, kii ugu xumà ayaa Madaxa noqonay soo maa aha? Waa Sababta Allah faqri iyo dhib uu siiyey Somali maryooleey, madaxdu Jahannama ha aadan insha Allah.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Walee aad sheeydaan umadda allah ka qabto tuug waaye guryo agooman ah xataa wuu haastaa

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Waddan dhan o Tuugo xukunto waa cajiib, madaxweyne illàa xildhibaanada kii xukumay, Gudoomiye Paarlamaanka, Tuugo ayaa meeshaasna isugi timid.Anigu Somalinimada waaba ka baxayaan, tuugo tuug dhashay.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    ANIGU TALIYE WAXAAN KU DHIHI KARAA IQILAAB KU QABSO ADIGA IYO INTA KU RAACSAN EELEEY BAA DHULKA KAAQAADEY BAAN NALEEDAHAY

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 місяці тому

    Wax maxkamad xukuntay in sh aadan madoobe diido waa cajiib ,markaa dalkan dawlad kamajirto waa runtii inka meesha wakiilka ugavah kalsooni ayuu kuqabaa ninkii 2aad ee dalka ugusareeyay

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 місяці тому

    Maxaad general ka tahay

  • @FartunK
    @FartunK 2 місяці тому

    Adan madoobe waa tuug Gabar kale guri baydhabo Ku yaal buu ka dhacay xabsi waa in la dhigaa

  • @IsmailMohammed-v5w
    @IsmailMohammed-v5w 2 місяці тому

    Wax Dowlad ah Somalia Malahan War Nagu Kala Wada Ilaa Shareeecada Islamka laga Qadanayo Waxba Iskuma Darsan Karno Ogaada Bari Baanu Idinka Nahay Idinka Iyo Dastuuriina Demuqradiga Ah Kan Cawanaaayo Sargaalka ah Waxan Ku Leeyahay Adiga Demuqradiyada Garab U Noqday Warkaaada Waxba Nagama.Quseeeyo Dalamiiin Isdhacaayo Baad Tihiin Halagu Kufryo Demuqradiyada Iyo Kuwa Cabudayo

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 місяці тому

    Xasan shiq miyaa kudhahay iisheeg ana kuu duminaayee

  • @samirr546
    @samirr546 2 місяці тому

    Daarod iyo idoor mar hore ayaa laga nadiifiyey
    Muqdisho
    Dadkii lahaa baa u tashaday muqdisho ee dhulkii aad ka timaadeen ku noqda oo ka sabra muqdisho cadeey!!!

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 2 місяці тому

      RRA 🥰🥰🥰🥰

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 місяці тому

      adigi mirif laa tahey xamar Waa kaga guryo baden yahey darood kama xigtit Waa casimada somaliyeed

    • @samirr546
      @samirr546 2 місяці тому

      @@magafeabtigiis1852 yaan la maqlin mar danbe darood aa ka qaxaya muqdisho Ani hal mar aan ka qaxay mana soo jeensan daroodna waan ahay!!!

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 місяці тому

    Dhulka miyaadan uheeysan sharciyad maxaa warbaahinta keenay taasi wexeey cadeeyneeysaa in aad qararc wax kudooneeysid waayo qofku hanti sharci uleeyahay ayaa leeyga heestaa cidi kaadhegeeysan meeso

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 2 місяці тому

    Adiga oosareya guta hadii sidaa lagu yelay maxaad ufilaysaa maskinka

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 2 місяці тому

    Asc genanka sory waxuu ahaa sarakishi soomali dhulkas isagana leh anagu bangariyada aylaborka u dhow baan deganaa iyo boondhere si sharci ah baa loo siiyay xakumadii siyaad waana la ogyahay waana la waydin karaa sarakishii aqonyahanki genanki yaqanay sharci daro wax lala yaabi weeye in shiikh madobe dhaco iyadoo genanka usan cid dulmin nin xoog wax looga qaAto usan ahayn maxuuse ahaan jiray taliyaha xooga iyo xasan shiikh oo macalin ahaa wakhtigii sarkalkan si sharci loo siiyay sheega Yaa aqon jiray xasan shiikh iyo shiikh madobe iyo taliyaha xooga ninka loo magacabay iyo ciidanka u hiilanaya shiikh madobe Yaa Soo diray taliyasha Soo diray sarakil qaran ma ahan jireen mase yaqanin cidanku sharciga mise waa cidan beeled taliye police maxuu ahan jiray raali arintan miyuu ka yahay sharci xasan mi sidas baad madaxweyne ku noqotay sory shiikh madobe baydhabo iyo xamar dhul usan lahayn xoog ku haysto gudoomiye sheegto sory sharciga ilaasha dhulkisa uga baxo jananka iyo dadka shacabka dhulkoda la siiyo shacabkana ka daa barakacinta iyo qabilada aad hubaynayso sidaas lacagta xaniban ku heli mayaan xasan iyo shiikh madobe iyo kooxdisa

  • @MXuurahe
    @MXuurahe 2 місяці тому

    dhibkano dhan waxa kena rer maxamed siyaada dhul eysan lahan lo dhaca dadkan waa tuugo ee yaysan ini warerin ducumiticana halaga qaado hana la xiro