Rasmi rays mey dhashey ha ama Maye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 908

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +150

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @amizhfarxzan2371
      @amizhfarxzan2371 2 роки тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @naciimaawale9398
      @naciimaawale9398 2 роки тому

      Scw❤️Scw❤️Scw❤️Scw❤️ Scw❤️Scw❤️Scw❤️Scw❤️ Scw❤️Scw❤️Scw❤️Scw❤️ Scw❤️Scw❤️Scw❤️Scw❤️ Scw❤️Scw❤️Scw❤️Scw❤️

    • @najmaissackchannel
      @najmaissackchannel 2 роки тому

      Abayo subscribe isar ani wankusare

    • @xuseenburcaawi2911
      @xuseenburcaawi2911 2 роки тому +1

      Umushay dheh wll

    • @xuseenburcaawi2911
      @xuseenburcaawi2911 2 роки тому +1

      @@najmaissackchannel waan kuu saaray wll

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 роки тому +209

    Iisoo duceeya inuu Illahay mataano aan fooshooda lagu dhibtoonin isiiyo abaayo adna Illahay hakuu fududeeyo 🤲🥺

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 2 роки тому +2

      Mataaano iyo foool ma dhib yare kor kaso bixi

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 роки тому

      Allah ha kuu siiyo insha allah Macnto

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 роки тому

      @@maimunmohammed1 oo qaliin cml laa 🙄

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 2 роки тому

      @@saynabcadey2627 thank you abaayo mcn aamiin

    • @malabey197
      @malabey197 2 роки тому

      ILAAHAY haku siiyo hana kuu fududeeyo Bi'idniLLAAH Saalixiin ILAAHAY hakaaga dhigo

  • @maxamedjaale1468
    @maxamedjaale1468 2 роки тому +83

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet muhammed SCW ❤️🙏

  • @leylonuur4917
    @leylonuur4917 2 роки тому +5

    Masha allah abyo allah haku fududeyo abyo mcnto marnaba haka ogolan iney ku dadajiyan wayo wax walibo allah aya awodo allah ayana keno allah ayana nagu dhax beray asagana aya og xiliga nofududeynayo inshalah wax qer qabo allah hana siyo inshalah intan hesana allah hasiyo inshalah

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 2 роки тому +14

    Ilahy ha ku fududeyo abayo afar indhod nabd ah in sha allab

  • @ugbadsaleban1240
    @ugbadsaleban1240 2 роки тому +1

    Qaalidaaydii rasmi raays waan kuusoo ducaaynayaa insha alaah aleh haku kala nabadkeeno caafimaad qab insha alaah waxaan ahay hooyo hada laqalay soo martay xanuun aad ubadan waxaan ubaahanay inaay isoo ducaayso asxaabta rasmi

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 роки тому +8

    Ilahaay haku cafiyo welcom back videogan videogisa xiiga waxan rajeyna adigo fican inad soo fadhisato hawshuna aay kuso fududatay insha Allah🥰🥰🙏🙏
    HOOYO WALBO ALLAH DANBIGODA HA DHAFO JANADA HA GELIYO AMIIN❤️

  • @farhiyamohamed7554
    @farhiyamohamed7554 2 роки тому +9

    Allah kufudhudheyo abayo aniga exercise ayaa icawiyay anigoo xiliga daafay ayan exercise fosha fudhudheyo sameyay islahabenki Alhamdulilah waan foshay nabad waankudalay ….Bless you abaayo❤️❤️

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 2 роки тому +9

    Insha allh 4indhood oo abshira illhay idankii allhuma aamiin yaa rabi ❤ ♥ 💖

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 2 роки тому

    xayaati ha is murjin dad waxa jiro 10bilod kudhala xiligooda aye dhalanayaan ha isku murjin xabibti haduba xanuun kuheynin wa caadi Allaha kufududeyo 🤲🥰🌹

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 роки тому +5

    IllhaY Cafimadka Haku siyaadiyo IllhaY fosha Si dhipyar Hakaga dhigo Illhay Adiga Nunahaga Cafimad ku dhashan IllhaY Qalbiga Farxad Haku gasho Quranka akhriso Surata Alam nasharax akhri

  • @cayga0cauga462
    @cayga0cauga462 2 роки тому +2

    Abayo qali muradkaga allaha ku sahlo Amin yarabi 🤲🤲

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed 2 роки тому +14

    Illahay hakuu fududeeyo abayo mukulaaal matagtay cml allaha kaaga dhigo mcneey😍🤲❤️

    • @fardowsacadey4773
      @fardowsacadey4773 2 роки тому

      llahey hakuu fududeeyo abayo

    • @maariyacabdirashid6557
      @maariyacabdirashid6557 2 роки тому

      Illahay hakuu fudueeyo abayo mukulaaal matagtay cml allaha dhigo mcneey🤲🤲❤

    • @suldanamohamed3609
      @suldanamohamed3609 2 роки тому

      Go to dr zahara she s n nairobi south hospital … she s the best

    • @ashaadan4286
      @ashaadan4286 2 роки тому

      Mukalal matagtay dibey lamatagtaye.....masahlano just wa iska kaftan hoyo walibo alle ha u fududeyo amin amin ya rabi

  • @xuseenilkcse4329
    @xuseenilkcse4329 2 роки тому +1

    Alle aku fuudeyo abyo afar indho is jecel alle aku siyo aamiin yaarabi

  • @yaaskabeautychannel623
    @yaaskabeautychannel623 2 роки тому +14

    Ilaah hakuu fududeeyo abaayo mcn🤲🥰

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 2 роки тому +2

    Mcnto Alle haku kala keno Adigo Nabada qabo Afar indhoda oo Nabada Alle haka dhigo Adigo lagu qalina Adigo lagu Folina mcnto Queen 👑 Aniga iyo Adiga isiku dhiga bana nahaya dhigasa waxa Laga Hela 100 qofa 20 Aya Laga Hela

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 роки тому +50

    Xunun badan rafaad iyo qaliin Alx my first baby boy wan dhalay allah kufududeyo foshay adigana inshallah 🤲

    • @Bbemom458
      @Bbemom458 2 роки тому +1

      Isku mid ban nahay wlhi alx ilhy baa mahadleh

    • @dheman6929
      @dheman6929 2 роки тому +1

      Axl dheh wll anagana hano fudaydiyo

    • @umucazam964
      @umucazam964 2 роки тому +1

      Abayo illahy haasiyo adinkana illahy haidiin barakeeyo iso duceya waa jimce

    • @zainabmohamed4481
      @zainabmohamed4481 2 роки тому

      @@umucazam964 amiin abayo awlad barakaysan allah kusiyo inshallah

    • @warsanidiris7350
      @warsanidiris7350 2 роки тому

      @@umucazam964 aamiin abayo awlad salixa allaha ku siiyo insha Allah 🤲🤲

  • @maaidoruun4922
    @maaidoruun4922 2 роки тому

    Abaayo ilaahey hakuu fududeeyo foosha mcnto ilaahey qaliin hakaa badbaadiyo

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +7

    ILAAHAY haku Caafiyo hana kuu fududeeyo Bi'idniLLAAH ❣️

  • @jowharoahmed1292
    @jowharoahmed1292 2 роки тому

    Abayo afar indhod oo nabad allah kaa dhigo inshaallah makulala mataqdey allah kaga dhigo inshaallah

  • @ayaansaciit1836
    @ayaansaciit1836 2 роки тому +6

    Abaayo illahay hakufufufeeyo adoonabad qaba illahay hakukalakeeno aamiin 🤲🥀❤🌹

  • @suadqalbi1344
    @suadqalbi1344 2 роки тому +2

    Ilahey haku fududeyo 2022 foosha xanun ay noqotay tii horey aan aqaanay ma ahen tan sanadkan arkay alxm Atlantic kaas wuu ficanyahay misdka madina mol ku yaala ilahey afar indhod oo nabad ah ha kaa dhigo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +7

    Masha allaa quruxey ilaahey ha ku xafido insha allaa xabiibti 🥰

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 роки тому +2

    Abyo waxyabo ku cawinayo samee sida inaa socoto biyo badan cabto xulbada waxa ladha wey ficn thy minkey furtaa cml illahy hano wada fududeyo adiyo aniba iyo dhamaan gabdhaha nala midkaa hurdo la,aantu waa jirtaa ani xataa waa isku arkay waxn umaleyn 8 bil lagu jiraa saas la ya yhy🥰

  • @hanuubintuhusen8902
    @hanuubintuhusen8902 2 роки тому +9

    Ilaheey ha ku fududeeyo xayaati ❤️🥺

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 роки тому +1

    1.Rasmi wll socod badan samee
    Soco habeen ki
    2.Marka dhashana irbada qaado hada B- tahay
    3.H.b la soco intadan dhalin
    4.asbuca cuntada badan yaree ilmaha miisan kiisa yuusan kordhin 3.5kg waa miisan ka ugu fcn aad ku dhali karto
    5.Isku day inaa foolato oo qaliin ka inta iska ilaalin karto iska ilaaliso
    6. Biyaha qabow ama barafka ku badan yahay iska ilaali oo waxa cabta biyo cad aan qabow lahayn
    Ilhy haku fududeeyo abaayo

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 2 роки тому

      Talo fican sisay thanks abayo

    • @draisha4699
      @draisha4699 2 роки тому

      @@princessamina9363 adiga mudan abaayo mcnto ❤❤

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 роки тому +6

    Wlhi dar ilaahay ayaan idin jecelahay Rasmi iyo baara Farxad ku noolaada hppti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cafaafcadey1455
    @cafaafcadey1455 2 роки тому +2

    Abyo Allah ku fududeyo farxadada hawarto rasmiyey ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🙏🏻💯

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 2 роки тому +7

    Abayo ana ku dhalay 9 months ka hore neyrobia east waxa fican drs Hindi waa gabar carab ah oo muslim ah ana Snapchat kugu so qoraya telkeda abayo ayada fican oo masha allaah ah waxe fadhisata axad iyo jumca abayo wxa ku dhaha babayga iyo cananaska iyo timir badan cun dhaqsa folane insha allaah allaah ku fududeya

  • @ashoabdimohamed6625
    @ashoabdimohamed6625 2 роки тому +2

    Abayo aniga aya hdda ka hor sidan cml noqday wxay i dhehen 5days aya ku dhiman 15days ayana isii racday ayado qlin la igu qalqalinayo ayana ilahay si nabada igu kala kenay ha degdagin alle isku xir qurana aqriso isa saar i.a alle haku fududeeyo hooyo ka naxariis bdan ma arkine sharaf korkaaga ha ahato wlshey iga yareey

  • @mustapheugaas3849
    @mustapheugaas3849 2 роки тому +4

    Ana u horeeya Rasmi Rays hbn lmda wa ku tafera💯❤💯👌🏻

  • @rayaancali8687
    @rayaancali8687 2 роки тому +1

    Alle hakuu fududeeyo
    Xbti rasmi caafimad na alle hakuu daba mariyo from somaliland

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 роки тому +6

    MashaaAllah ❣️

  • @sacdasiman4161
    @sacdasiman4161 2 роки тому

    Illah haku fududeyo xabibti aniga Dr Hassan Aya la I amanay ma kudhalin Al amiin Ayan kudhalay dadka dhan way ila yaben naa wadhimanesa Al amiin ha isku adin masha allah hada kadibna asaga le kudhala wan kahelay lkn aniga meshaas kudhal Kuma dhahayo isbitaalka aduunka ogu qatarsan hada ado waxbo kama cawinkaran in uu illah ku cawiyo Moye waxa samesa Quran Isa Saar ale bariga Badi kdib isbitaalka hada shegeso aad dhaqatiirna hakala doran ninka hada shegeso hebel salad adhaheso dheh qofka ogu fican oo iga dhalinkaro idor qalaas waliga ha iska walin qalaas illah dhib Kuma tuso xabibti😘

  • @halimadaud7438
    @halimadaud7438 2 роки тому +4

    Take care siz never go private clinic always go public advice am your sister nurse

    • @faizaahmad4466
      @faizaahmad4466 2 роки тому

      You right walahi ❤️

    • @umu.hamzahs5245
      @umu.hamzahs5245 2 роки тому

      You right abyo isoduceya I am going for my 4th C's very soon inshallah

    • @faizaahmad4466
      @faizaahmad4466 2 роки тому

      @@umu.hamzahs5245 InshaAllah xabibti I will 😘

  • @shukriaxmed4660
    @shukriaxmed4660 2 роки тому

    Mashaalh mashalh xbbti qali adigiyo maysa alaha idinkala nabad keenay ayaa mahadi usugnaaty alx

  • @yaaskabeautychannel623
    @yaaskabeautychannel623 2 роки тому +5

    Socodka badi mcnto insha allah caawabo fool aad noqonee ama habeen danbo 🥰🤲

  • @nadiiroahmed7705
    @nadiiroahmed7705 2 роки тому

    Masha allh

  • @diyaradimacmacaanka8003
    @diyaradimacmacaanka8003 2 роки тому

    Ale hakufududeyo mcnbdn waxan kurajeyna adi iyo nunaho nabada inad nosolabato insha Allah

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 роки тому +8

    Masha allah 👑 ❤

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 2 роки тому

    Abayo mcn 4indhod oo nbd ah allow kuu fududey wan kula daremeyna wlhi dumar ayn kula nahe anah iisoo duce bishi 8 ayn maraya aan isku duceno i.a rasmiyey🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯👈

  • @hawocali5155
    @hawocali5155 2 роки тому +5

    Asc abyo ugu horeen ilhy hakuu fududeeyo abayo mcnto kula mid bn ahaa sanadkiii hore bn xamila ahaa 8/16/2021 baad ku beegan thy baa lay dhahy mana aan dhalin waqtigaas 24 bn dhalay talan ku siinayaaa. Abaayo socodka aad u badi socodka foosha wy kuu soo da dajin insha alhaa ducada adkaarta quraanka badso afar indhood oo nabda kuu rajeenayaa

    • @iskufilandulmiddid3569
      @iskufilandulmiddid3569 2 роки тому

      Baby gaada keyga wa 1 malin kalahorena anbo wxn dhaly 25/8/2021 wxey hal sano galne hda illahey hanawada siyo ciri dheer 🙏🙏🙏

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 2 роки тому

    Insha Allah 4 indhood nabada

  • @haniahmedwarsame9951
    @haniahmedwarsame9951 2 роки тому +6

    Allah ku fududeyo abayo dhaman teen bay 🤲

  • @noradinmohamoud1231
    @noradinmohamoud1231 2 роки тому +2

    Like saara wixi u duceeyay abwaan hadraawi alle haw naxariiste

  • @fatumadhagaduleel7017
    @fatumadhagaduleel7017 2 роки тому +4

    Asc abayo rasmiyey ilahay haku fududeyo nagtas wa sodas dadka wey Amana lkn ma ficna qalin waxan ahen mayaqanan ha adin Ani xata walay qalay ilahay wuxu ku qoray ayad mare rabi si dhibyar hakugu kala keno 🤲🤲🤲

  • @idilismael4316
    @idilismael4316 2 роки тому

    Inshallah macanto Allah haku fududeyo

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 2 роки тому +13

    Abti ALLAAH haku cafiyo muradkada ALLAAH haku yeelo oo wanag ah (Abti waan ku duceyey).
    يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ، بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغِيثُ، أَصْلِحلِي شَأْنِ كُلَّهُ، وَ لَا تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْن

  • @halimamohamed4513
    @halimamohamed4513 2 роки тому

    Mcnto Allah hakiufududeeyo in Sha Allah. Balse maxaan kuguwaanin nrb south kulaabo plz. Dr Yusuf arag. He is the best, aniguu igaumuliye 3wks ago and I had complicated pregnancy and labor. I even requested for CS but he refused. He offers the best advice too.

  • @qaaliluula5327
    @qaaliluula5327 2 роки тому +14

    Gabdha kaliya farxadeda jeclhy❤👸🏻

  • @leylahired8809
    @leylahired8809 2 роки тому

    Amiin amiin

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 2 роки тому +3

    ilahow ku fududee abayo mcntoo oo hakugu dhibiin 🥲🙌🏼❤️

  • @mursalali2085
    @mursalali2085 2 роки тому

    Walaashey qaali Alle ha kuu fudeeyo walaahi hooyo mcn Alle ha kuu fudeeyo 🤲🤲🤲🤲

  • @ikranaden9724
    @ikranaden9724 2 роки тому +5

    39 week ban ahay iso duceya in ilahey I fududeyo wan cab sanaya wa cunugi igu horeyay

    • @dahraanyuusuf569
      @dahraanyuusuf569 2 роки тому +2

      Insh allah mcnto rabi ha ku fududeeyo cfimaad ku dhal

    • @nafisocisman9074
      @nafisocisman9074 2 роки тому

      abayo ha cabsan wax dhiba malahan wlh dadka yayka walin fosha lagu shegayo wa sacado yar aniga alx hal wila ijoga o sanad iyo 10 bil jira hadana 29 weeks ban ahay waxa dadka shegayan ha aminin abayo nabarka le wax dhibo kale majiro

    • @cureejmohamed7148
      @cureejmohamed7148 2 роки тому

      @@nafisocisman9074 waa sax Mar walba dadku way baqan lkn illaahay ba la talo saarta

    • @nafisocisman9074
      @nafisocisman9074 2 роки тому

      @@cureejmohamed7148 haa wlh abayo aniga sidan u sugayey waxa dadku shegayan hadana nabarka wax dhafsisan maba arkin alx of walba waxbu ku shegaya hadad dadka waraysato

    • @ikranaden9724
      @ikranaden9724 2 роки тому

      @@nafisocisman9074 hyeh abayo mcn sida shageso iyo sika sifududbo ilahey ga iga dhigo adi nah wa mahadasan tahay

  • @caashoilkacas1609
    @caashoilkacas1609 2 роки тому +2

    Aniga oo walac ah ayan dr anku xirnaa o nairobi ah utagay waxn ushegay inay lablabo idhibtay o aana wax cunto ah cunin waxay iso siyen kinin yaryar oy dhehen wa lablabo ilahay amarkis maba isticmalin wxn so aaday rerkanaga o
    Kismayo dagan ano kininki wata aabahay o dr ah ban tusay aabo ho iifiri bal wuxu yiri yaalo qoray wxn dr anku xirna ba iyiri lablabada uliq aabo wuxu yiri kininkan qof uur leh o waliba bilo yar ah lama siin karo lablabana shaqo kuma laha wa qalajiye tan wayn wuba so dhames tira uurka yar 😭ma garanayo sidaan u aamini dono dr danbe o nairobi dagan alx hada nabad banku dhalay wiilkayga marwan ban dhalay 😍

  • @fatumoabshir6357
    @fatumoabshir6357 2 роки тому +4

    Ilahay haku fududeeyo walashey foosha 💜❤️‍🩹

  • @hamdiomar7508
    @hamdiomar7508 2 роки тому +2

    Inaa aderey. Ilahay. Foosha kuguma dhibo ilahay ha ku fududeyo cafimad ku kala imow afar indhod oo nabada inshallah Aniga caruur badan dhalay fooshu cadi mahan Ad ban ku daremaya. Lkn wan ku ducaynayna dhib arki maysid ilahay idankisa. Farxad ban ku rajanayna noo soo sheeg abaayo qali qaalbi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @filsanmohamed795
    @filsanmohamed795 2 роки тому +6

    Abayo 42 weak waa lagudhalikara wa OK inshalah socodka badi Malab isticmaal iyo babayga inshalh nabArki saxdahaa wuukuu iman iyo labor exercise aniga lixaad baa dhalay waxyabahaas baa icaawiyey 42 weeks kudhalay

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 роки тому

      Qofka hadii ilmaha toosanyihiin oo biyahoda caadi yihiin socod unba daawadiisa ah hadii maalintii 3 oo ka mid ah socda wa ku filantahay tankale waa runta 42 weeks waa lagu dhalaa lkn doctor Africa jooga qofka ma eegayo ee lacagta ayuu eegi marka anaga ayaa nalaga rabaa inaan socodka ku dadaalno mar hadii ilmaha xaladooda caadi tahay Allah ha u fududeeyo gabadhaha dhamaantood

  • @nimcohassan2672
    @nimcohassan2672 2 роки тому

    Abayo alah ha kufududeyo mama zeynab aad isbitalka burhan

  • @koutharabdi1564
    @koutharabdi1564 2 роки тому +4

    Allah kuu fududeeeyo walalo, liin macaanta habeenki iska ilaali waayo energy bey leedahay dhaqsana hurda kaamaso dhaceyso. Inshaa Allah fooshana Allah kuu fududeeeyo inteena kale ee xaamilada ahna Allah inoo wada fududeeyo.
    Doctor Beleth my first born ayey gynaecologist ii aheyt balse igama umulanin but i think doc Samira is much better than her. Hadii ay Nairobi south tahay.
    Shukran dhamaan

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 роки тому

      Samira hospitalkee joogta

    • @koutharabdi1564
      @koutharabdi1564 2 роки тому

      Doctor Hassan abaayo

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 роки тому

      @@koutharabdi1564 haa aniga doctors Beleith ayan u tagay bishan so laabo ayey igu dhahday mana u laaban markas 3 months ayan ahaa bilkasta wa imaan ayey dhahday aniguna hadanba caafimad qabo alxm maxad hospital ka raadin ayan isdhahay

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 2 роки тому

      @@saynabibrahim4703 Abayo dhakhtar soo laabo haduu ku dhahaho waa loo tagaa waligaa dhakhtarka warkisa lama daba maro marba hadaad baby aad wado hadana kuma sii jirto cfmdka Ilaahi ha kuu siyaadiyo

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 2 роки тому

      @@saynabibrahim4703 Abayo dhakhtar soo laabo haduu ku dhahaho waa loo tagaa waligaa dhakhtarka warkisa lama daba maro marba hadaad baby aad wado hadana kuma sii jirto cfmdka Ilaahi ha kuu siyaadiyo

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 2 роки тому

    Uur biyo badan ayaa lacabaa bilaha danbe ____iyo socod. Allaha kuu fududeeyo.

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 2 роки тому +5

    Allah ku fududeyo abaayo🤲

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 2 роки тому

    Resmi abyo ilahey ha kukala gano adigo iyo meyza mowlid o nabad ah inshaa allah

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 роки тому +6

    Ilahay hakuu fududeeyo abayo mcn

  • @farhiyayusuf551
    @farhiyayusuf551 2 роки тому

    Msha allh mcnto afar indhood oo nabad allh kaa dhigo oo caafimaad qabta

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 роки тому +8

    Ilahey ha no fududeyo dhaman teena inti xamilo ah insha Allah

  • @idilabdirahman2100
    @idilabdirahman2100 2 роки тому +2

    Asc
    Abayo ilahy haku fududeyo insha allh 🙏🌹❤️

  • @faaisocali6351
    @faaisocali6351 2 роки тому +40

    Abayoy qalinka haku degdegin insha llh babyga Hadu cfmd qabo Illaahy talaa saaro jnsha allh xulbadna cab fosha kuu fududeynee insha allh ❤💯

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 роки тому

      Abayo ma adiga tijaabisay xulbada

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 роки тому +1

      Masha allah talada walasha qado qalinka wa dhib xbbti haku degdegin xbbti rasmi hadan fosha ku dahin oo adan malmo ada xanusanayn ama aan ilmaha biyaa ka dhaman dhaqaadiirtu badanaa wa dhahan imow xiligii fosha wa dhaftay

    • @abassrebha6267
      @abassrebha6267 2 роки тому

      Hulbad safe meyaa abayo

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 2 роки тому +1

      @@saynabcadey2627 meeshaan Nairobi la dhaha doctor badana lacag baa u cad qaliinka afkuu ka saaranyahay Africa nafta qaali kama ahan lacagta qaali ka ah 😭

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 роки тому +1

      @@abassrebha6267 haa hadii aad 9 gashay. Lkn foosha iyo ilmaha waxaa soo dhaweeyo socodka lugta dheer

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 2 роки тому +1

    Abayo dr xasan hadaad tagtay dr hodon dhakhtarad la dhaho baa fadhiisato oo fcn taas la xariir Abayo weyna naxariis badan tahay

  • @fatmabashir4951
    @fatmabashir4951 2 роки тому +7

    Mashaallah abaayo Allah hakukala keeno mcnto adiga iyo babyga aniga wxaan kudalay nairobi south dr hodan aniga 9 bil dameste 10nka 3 bari kaqaatay markaase wxeey daheen week gan haduu kudamaado isaso xaree malinki 5 naad waan dalay alxm marka mcnto socodka baadi wlhi. 8 km baan soconaaye 2 daas bari alxm marki dambe Allah ikala keenay abbaayo

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 2 роки тому +2

      Meeqa bilood baad socodka ku bilowday Abayo

    • @fatmabashir4951
      @fatmabashir4951 2 роки тому +1

      @@rahmashine2261 bisha 9laad bilaaway abaayo

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 2 роки тому +1

      @@fatmabashir4951 masha Allah aniga hadaan shanta gali rabaa insha Allah 9 markaan gaaro waan dadali insha Allah

    • @fatmabashir4951
      @fatmabashir4951 2 роки тому +1

      @@rahmashine2261 inshaallah dadaal kuugu ogahy abayo

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 2 роки тому +1

      @@fatmabashir4951 insha Allah xabtii

  • @ahmedsadak6904
    @ahmedsadak6904 2 роки тому

    Abaayo mcnto alle haku fududeeyo umushii isaxanbarato alle ah ka dhigo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому +3

    Queen 👑 mashallah

  • @zaynabcadeyxasan8727
    @zaynabcadeyxasan8727 2 роки тому +1

    Alle ha ik so fududeeyo abyo waxan rajaynaaa hadii alle idmo inaa is nbad ah u dhasho

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому +5

    Mashaalaaah 💯💯👌👌👌👌👌👌👌

  • @honaqali7822
    @honaqali7822 2 роки тому

    Wakujece lahaay lakiin imaso jawabtiid

  • @luqmaanahmed46
    @luqmaanahmed46 2 роки тому +5

    When you are pregnant the medicine can harmful to the baby it's better to use natural sleep meditation like yoga or relaxation tea may Allah make you easy Allahuma amiin

  • @nasimasead2419
    @nasimasead2419 2 роки тому +1

    Alle haku faduudiye qaaliye

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 2 роки тому +8

    Allaha kuufudeeyo inshallah abaayo caafimaad afaridhood oo abshiir ah inshallah ❤️

  • @lfaaxmukhtaar3023
    @lfaaxmukhtaar3023 2 роки тому

    Abaayo neyrobi esti ayaa fcn anaa ku dhalay umul ayaan ahay Masha allah si fcn ayaa la iisoo dhaweyay dhaqtar salaad

  • @wacanchannel1691
    @wacanchannel1691 2 роки тому +6

    2 weeks wa ku darsan karta Allaha ku fududeeyo abaayo qaali

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 2 роки тому

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @iskufilandubow5541
    @iskufilandubow5541 2 роки тому +4

    Allah hakufududiyo sweetheart ♥

  • @miskiabdikadir2054
    @miskiabdikadir2054 2 роки тому +1

    Cirbada weytala Dagahaley Anti D aladhaha sister

  • @haniahmed7804
    @haniahmed7804 2 роки тому +7

    Mash Allaha wllo mcn waan ku jeclahay rasmi

  • @amalmuqtaar4613
    @amalmuqtaar4613 2 роки тому +1

    Allah ku fududeyo abayo I.a xata hadji ey qalin noqoto wax dhib ah malhn niyada qwyr usheg

  • @sumayayussfhassan6623
    @sumayayussfhassan6623 2 роки тому +8

    Mashalh ❤️🥰

    • @khadraahmed2273
      @khadraahmed2273 2 роки тому

      Maasha allaha ilahay haku Sikhiro fooshu ciyar ma aha aaamiin yarabi

  • @nuriamohamed1106
    @nuriamohamed1106 2 роки тому

    Allha ado nbd kukalaa keeno abyoo qofki wx dhalee lee ogan karaa rabi ha kufududeyo

  • @sulekhaabdiwasac281
    @sulekhaabdiwasac281 2 роки тому +8

    Waan ku jeclhy huno qli ❤️❤️❤️

  • @samiramaariyow8631
    @samiramaariyow8631 2 роки тому

    Abyo adooo nabad qabo allaha ku kala kiino waa ku soo ducaynaynaa 🤲🤲🤲🤲

  • @maryanfoley6155
    @maryanfoley6155 2 роки тому +6

    Alaha kufu dudeyo abaayo insha alaah

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 2 роки тому +2

    Abayo adikow nabada alaha kukalakeno wankuw duceenay wax dhiba alaha kumatuso wankujclhy rasmiyey waleshe ookala aya tahay

  • @luulqaliif6329
    @luulqaliif6329 2 роки тому +6

    Insha allah happti alleh hakuu fududeeyo in aad cadi u dhasho kugu soo duceynayaa

  • @hodancalibocor7297
    @hodancalibocor7297 2 роки тому

    Abayo markastan kuduceyaa qali alle haku fududeyo qalin hadi lagudhoho xita wax dhiba maleh anigaba sadax jeraa ley qalay wax dhiba kuma qabo cadina wa udhalay lkn waxan rajeyna inshaa allah inu alle kufududeyo

  • @hodan67890
    @hodan67890 2 роки тому +4

    Gabadhkasta ilahay awlaad aay ku faraxdo ilahay hasiiyo 🙏🥺

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 роки тому +2

    Allah ku caafiyo abayo adoo nabad qabo dhal adiga noonahaga oo cafiad qabo allah natuso aamiin inshaallah

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 роки тому +11

    Quruxdeydii🥰

  • @samiiracudoon6994
    @samiiracudoon6994 2 роки тому

    Mnsha allah xpti allah haku fudfudiyo amèn
    .mcnto suaal waxad no so sheegta waxa xili ururka xga cuntoyinka u fcn no so sheeg anigun wxn ahay 5 biloda mcnto adigan allah haku dhibe yaro🤲🤲🤲🤲💯

  • @drsnaciimanalka9349
    @drsnaciimanalka9349 2 роки тому

    Xabiibti illah ha ku fududeeyo idinka oo nabad illah ha idinkala keeno quruxleydeyda

  • @munaabdullahi6809
    @munaabdullahi6809 2 роки тому +2

    Allah ha ku fududeyo abaayo macaan

  • @idmanush-----3943
    @idmanush-----3943 2 роки тому

    Abaayo hacabsan allaha kuufududeeyo aniba 3isbuuc dhalanahay alxmdulillah 5yrs kabdn udhexeysay. Duceyso un.