Fanaan Somaliyeed for those of you still confusing about nationality. We all know BK is from Somaliland but at the international arena he represents Somalis everywhere.
bk runtii fanan ayaa tahay lkn inta dartaa gabar timaha u soo baneeyay jirkoodana bananka keenay si xaflada u imadan kolay dambi ayaa kugu waxani waa adun waa laga tagayaa wllkay alle ha ku soo hanuuniyo
+asma sakia hahaha Reer xamar inaan ahay darteed ma ahan asma Haa aniga Reer xamar waan ahay Hadane Nimcaan wan taageersanahay maxay ku dhacday kuma xerna halka aan ka soo jeedo.. Laakiin aniga Bk fanaan ahan uma aqoonsani inuu yahay
ka taga mesha bk show in london wtf uk prometer yal ma hayan kk bk swedan iyo helsinki haku qabto show dj subeer Aj events aya kala kicinayo u.k seexda
Why the lip-syncing though? Could he not sing his own songs live? Waar fannaanada muddooyinkan dambe waxa haboon in ay si toos ah dadka jecel ee daneeya fankooda ugu heesaan, intay CD codkooda studio horay loogu duubay afka ugu dul dhaq-dhaqaajin lahaayeen. I really like BK and his music but he needs to get his shit together and sing live for all the thousands of fans that showed up to watch him singing, not lip-syncing. Such a shame!
live ayuu u qadaya lkn marka danbe la soo galunaya video UA-cam ka ayaa la dulsaara mar kale heesta hadii kale dhadhan ma yeelanayso waayo dadkiiba ka dhex buuqaya heesta sweden daawo kuwa dadka caadiga ahi doo beyn ee aan products ka aheyn
+Somalia anigu ila fiska holland mar ay ka heesay iyo bk clip yadii markii hore laga soo duubay aaan arkay fikirkaas ayaan aaminsanaa lkn fanaaniin sidas samaysa way jiraan
Fanaan Somaliyeed for those of you still confusing about nationality. We all know BK is from Somaliland but at the international arena he represents Somalis everywhere.
bk fanaan nagu qaliya baad noo tahay we love you🌷🌷💞💝 illaahay haku dhawro
Maxamed bk
waa inaa Nairbo mar noo timaado.
shacabka Nairobi aa ku sugaayo.inaa isla caweyno thankz
reer london waxay ku jawaabeen " Alle hakaa keenee waad naga keentay "
Waan joogay showgaan maasha Allah Al fanaan Mohamed Bk
still iam wtching
April 2 2019
BK umadeena maaha caadi maaha...energy badan baa ku jira """""dadkii wuu RAALI GALIYAY SIFIICAN'''NICE PERFORMANCE
BK WAAA FANAAN CULUS
BK WAA THE NEXT SAMATAR, KULUC,JUBBA ,GACAYTE ,EGAL
bk fanaaankii fanaaanada codka iyo midhahaba waa fanaankii qarniga cadoowgaa unooloow bk
Heesaa Aan waligood duugoobayn 2021🥰❤
woooooow my best funy maxamed bk nice songs I like all your songs
This guy has a amazing vibe
Xamse
Alla yacisak Bk habeenkaas caajiskaad naga bi'isay.
yo moxamed bk the best brother u can song good always!!!
bk runtii fanan ayaa tahay lkn inta dartaa gabar timaha u soo baneeyay jirkoodana bananka keenay si xaflada u imadan kolay dambi ayaa kugu waxani waa adun waa laga tagayaa wllkay alle ha ku soo hanuuniyo
mashaallaa walaalo thankyou waa nadaarabkhakadaalin
BK LEGEND
hore u soco bk isha rerxamar kuma qabato
WOW! NOOLOOW BKBKBK geesi qaran 👏👏👏💖💋⚘😘👏
bro na soo mar sweden okey thnk you
dadka dhan waay la yaban yahiin waan tagaan yahiin dee ma haystaan Music aay ku ciyaaran
mansho allah bk fanan qaliya we love bk
fanaan ayay kuleyihin ma waxan ayaa faniinina aduunka fanaan ayaan ugu necbahay markaasay fanan kuleeyin wax ay xayawaanku sharaf dhaamaan bahaayinka ayaa igala qiima badan fanaaninta maxaa uu kuuqabtaa waantaageeraa ayaadkuleedihiina mise wax ayaa uu Odin qaptaa cadaab uunbuu idiin horseedayaa ye anigu dad walaalahauya oo lunsan ayaad tihiina waxaan idinku waaninayaa in aad ka waantowdiin waxyalahan macsida ah asxaabeey ilaahiina unoqda oo toobad keenA aniga intaasi waa waano iyo wax sheegnimo waalal tinimo asxaabeey waan idin jecelahay walaalahayga oo dabku ka dhasanyahay ayaad tihiin hadal badani haan mabuuxshee walalayaaloow kawaantooba arinkan sidaasiyo wasalaamu calalyku reer muqdisho noolaada soomaali waxaan leehay meelkastood joogtiinba noolaada cisi iyo sharaf iigu noolaada good by
Mohamed Bk is a legend
fanaaniintu iskuma jiraane ninkani waa fanaan
umada soo soomaliyeed waa baadi allah cazaa wajal waxaan uga baryayaa hadeeyo
Manshha allah
waxaasaa imara big fanaan bk
axzan faan alle
codka hakuu dhowro
aaway reer Muqdisho ma waxay iloobeen inuu yiri Muqdisho intaan tagi lahaa dhimasho ayaan ka xigaa.
asalnuur maaha dadkani reer xamar ee waa wada somalilander haysku kaayo qorqorina
Meesha somalilnder ayaa ka buuxa adeer shalaad qurbaha kusoo dagaagteenee hortaaba ladagaaba london waa halka soomlida joogta 90%waa soomalilnder walipa isaaq idhaha meelaha uqaybi hoyada iyo reer xamarba wasee
Boqorka codka walee Ragu iskuma jiraan BKKKKKKKKK
nice song
reer xamarku markii hjre how tagina ayay dhaheyn lkn markii loo buuxiyay wacdiba ka soo hadhay
afka ilahey kuma goyo bk
brother dan bigaga nairobi haiman hana halajin hargeysa wwalaaq
BK BK nin NIN CULUS ALLE HAKU daayo😊🤗
mashallah beautiful bk
kkkkkk maxamed bk ilahay kacabsood oo fanka isjaga bax adunka waa laga tagaa akhiro la adaa kof kasta waa dhimanaa markasta ilahay xasuso akhiro maxaa shaqaysatay baa lagu dhihin waa heesi jiray bay dhihin miyaa nag ajinabi kaa ah baa tatabanaysaa allah kusoo hanuuniyo wax van kusheegay ha ieedin aday kudarantahay
siilka hoyadaa Ayaa cararayi
bk ish calaa fanaan
Masha alah ina dero nolow
😭Yaaa og hee waa losimanyahay🤗🤭🤣🤣🤣
Bk WAAA FANAAN CULUS.....
Bk aniga fanaan inuu yahay umaba heysto
adigay ku taala hadanad u haysan reer xamar bad tahay so maha
+asma sakia hahaha Reer xamar inaan ahay darteed ma ahan asma Haa aniga Reer xamar waan ahay Hadane Nimcaan wan taageersanahay maxay ku dhacday kuma xerna halka aan ka soo jeedo.. Laakiin aniga Bk fanaan ahan uma aqoonsani inuu yahay
+dueysane Mohamed okey wll iga raali noqo runti hadalkaga qof fcn bad u eegtahay sorry wllo
+asma sakia Dhib malahan sister raali waan ahay adigane iga raali ahow My sister.
+dueysane Mohamed thanks akhii
somaliland iyo somaliya buu kawadaa heesta
fanaanka Qarnigan
Viva bro bk
warkasa imara Maxamed siciid bk
walaahay cadaankii ayaa codkiisa layaabay jaw
bk cidksta way jeceshay heer londan
Somalia magaca adlabaxdey aya naclada adna nacdalbatey
Sidee ayaan ku gu aminaa
waa umad baadi ah ninkani waa dayuus aan dareen diineed lahayn iyo mid uma deed inuu ilmeeyo baay aheyd intuu heesaayo
+Hasan Yusuf hhhhhh yaan laga daremin nacaybka sxb bk dadko dhan ayaa jecel
soomaali diidoow silic u dh
weey OdaY laftii
kan hadlay ma wajiba
cajuuso facamaad maxku qawisan alhakusohanuuniyo adiyo kan fusuqa wadaba wahobolkee inadeer bk dadka hafasuqin ilahow sohadee
malagu fahmin adi ma waxbad amani mise kaso horjeda
hhhhhh #abdilaahi amba waan fahmi waayay waxay ka hadlaydso
ka taga mesha bk show in london wtf uk prometer yal ma hayan kk bk swedan iyo helsinki haku qabto show dj subeer Aj events aya kala kicinayo u.k seexda
axya hes
16:50😂😂😂
wooow wax bakadhacay bk halka wad
The white security guard is so confused lol
war kan fanaan mahan luuqada ayuu nooga ciyaaray Maamul Goboleedka somaliland luuqad samaysta ama luuqada ka daya kabta
kkkkk alaylee waa iga qoslisay
dameer baad thy Somaliland luqada saxda looga hadlaa lax baad tahay cuqdada iska saar idinka maymay iyo abayo abowe ad somali mahane
oo adi maxa tahay ma lax war kan fanaan ma ahan mamul goboleed yar ayaa tahiin aya tahiin sooraca dadkiina somaliland kulaha
madax bakeeri ceergaabo gaay ka dib soo bar Afka somaliyed
xamadi abdi naasi
das was 19 43
Why the lip-syncing though? Could he not sing his own songs live? Waar fannaanada muddooyinkan dambe waxa haboon in ay si toos ah dadka jecel ee daneeya fankooda ugu heesaan, intay CD codkooda studio horay loogu duubay afka ugu dul dhaq-dhaqaajin lahaayeen. I really like BK and his music but he needs to get his shit together and sing live for all the thousands of fans that showed up to watch him singing, not lip-syncing. Such a shame!
live ayuu u qadaya lkn marka danbe la soo galunaya video UA-cam ka ayaa la dulsaara mar kale heesta hadii kale dhadhan ma yeelanayso waayo dadkiiba ka dhex buuqaya heesta sweden daawo kuwa dadka caadiga ahi doo beyn ee aan products ka aheyn
yasin abdi
Good point. I think you're right. Waa runtaa oo Soomaalida bandhig-fanneedyada isugu timaadda waxay jecel yihiin in ay fanaanka heesaya la heesaan, marar badanna masraxaba lagama dejin karo. Haddey si aayar ah u wada fadhiisan lahaayeen oo heesaha u dhegeysan lahaayeen way wanaagsanaana lahayd, balse inagoo idil ayaa wada fanaaniin ah. Waa waali cas!
+Somalia ha wll dadkoo dhanba masraxa isku eryanaya
+Somalia anigu ila fiska holland mar ay ka heesay iyo bk clip yadii markii hore laga soo duubay aaan arkay fikirkaas ayaan aaminsanaa lkn fanaaniin sidas samaysa way jiraan
+Yasin abdi
cali seenyo jidhidhico ayaa katimi codka kkkkkk
worst guy ever