Munaafaq ninkan waa reer awdal dhalada oo aan meel ku wada kornay qabyaalada iyo qudhunkuna wax ba mataraan dadka uunbay kala fogeeyaan reer borama reer Boormay ahaayeen ee qabyaalada iyo qudhunkuna hargaysay naga soo galeen iyo in aragti gaaban
Adeer barigii doorashadii UDUB reer boorama waxay codsiiyeen oo ay xildbinan dawlada hoose ku soo saaren nin la odhan jirey Diiriye oo ahaa nin aad u furfuran dadkana si fiican u dhexgaley dadkana ka kaftami jirey,in uu noolyahay iyo inkale ma garanayo,haduu dhineyna Allaha u naxariisto,haduu noolyaheyna Allaha cimriga iyo caafimaadka ha siyaadiyo.
Ina xaal qaado. Reer Borama waa in Beesha Gabooye la siiyaa xaqa ay ku leeyihiin Borama. Golaha degaanka ee wada Samaroonka ah 2 ha laga siiyo Beesha Gabooye.
Masha Allah ilaahay hakaryelo rer shekh muse .
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Macaliin abiib. GUEESII GUEESII dahleey. Aad IYO. Aad. Ayaan. Ku salaamey
Waa ❤run berbera gabiley waa ku nool yihiin arinkaa 95kii bay ahayd reerkii difaacay na reer berbera ayey ahaayeen berigii hore sax
Anigu majeerten ban ahay walaahi kalmada abiib yiri arday baa ereygaas igu yiri aad ban uga naxay lkn jawaab fiican buu siiyey ardaygi Masha alaah
Walaalahayga beer awdal ee sharafta let waxaan ka codsanayaa in ay beelahaa hoos u eegaan
Walaalo waankaaraaligalinaynaa araygaa fadlan karaalinoqo from awdal
Saaxibkay abiib aad ban u salaamayaa
AWDAL STATE OF CIISE. Somaliya
Kkkkkkjkkkk waad iga qoslisay garba ciise maaha waa awdal
Hargaysa uguura halkan la idinkama rabee
Munaafaq ninkan waa reer awdal dhalada oo aan meel ku wada kornay qabyaalada iyo qudhunkuna wax ba mataraan dadka uunbay kala fogeeyaan reer borama reer Boormay ahaayeen ee qabyaalada iyo qudhunkuna hargaysay naga soo galeen iyo in aragti gaaban
Soo sheeg magaciisa iyo sanadkii iyo galaskii hadaanad xildoon ahayn
Adeer barigii doorashadii UDUB reer boorama waxay codsiiyeen oo ay xildbinan dawlada hoose ku soo saaren nin la odhan jirey Diiriye oo ahaa nin aad u furfuran dadkana si fiican u dhexgaley dadkana ka kaftami jirey,in uu noolyahay iyo inkale ma garanayo,haduu dhineyna Allaha u naxariisto,haduu noolyaheyna Allaha cimriga iyo caafimaadka ha siyaadiyo.
ZAYLAC IYO LUGHAYA STATE OF CIISE. SOMALIYA
Maansha Allah walaal waxaad tahay qof qalbi wanaagsan mana hungoobeysid waayo waykaa miqataa inanka wariyaha ahna shaqo fiican ayaad haysaa waayo intaaba mana ogen oo adigaaba ku dhiiraday inaad wareysika qaado waliba muduucaa dortey waa qab ka mida sida dadka ladulmiyo loogu hiiliyo guleysta labadiinuba
Ninkan waa la tokoora muxu uga hadlaya dorashada Somaliland.
Reer❤Awdal❤helxaqbaaduleedahay❤
Waa khalad in midgaan lagugu yidhaado waan kaaraaligalinaynaa caydaas
Wllkayhadalkiisa aadbaan uga helay lkn iyaguna dadaalkooda yaanay joojin midda kalan cid yaanay wax ka sugine qaylada bilaaba
Reer Awdal ma amaan jecla
Waa arday khadamay walaalo
Ina xaal qaado.
Reer Borama waa in Beesha Gabooye la siiyaa xaqa ay ku leeyihiin Borama.
Golaha degaanka ee wada Samaroonka ah 2 ha laga siiyo Beesha Gabooye.
ninkan waa geesi
Waar ninka waa nin soomaaliyee oo aad uqurux badan muxuu isku liidayaa
Boorama.wax.hakasheegin
Rer borame xaqa dadka wadanka laleh wainay siyaan
Kabax borama aabahaa malaha ee
😂😂saa uhadline kdaa waa lawada mabee iyaguna ha cunaane madaama dadka dalka le ayihiiiin
Wllkay waxan leeyahay arday carooday kalmad uu kugu yiri umad dhan ha ku xukumin reer awdal dad saas u xun maahine
Waar guur xaba kuuma yaalane
Raali noqo wll
Reer boorama waaba kuwa kaliya ee kuu ogolaaday inaand shacabka la mid noqotqqn oo macalin kuu ogolaaday ee wax ha ka sheegin