Showga Ciidda Live Music | Khadar Keyow | Astaan HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan. Astaan Tv 2020

КОМЕНТАРІ • 270

  • @wadanifitness8277
    @wadanifitness8277 4 роки тому +58

    Ninkii hadlaya ha hadlee Keyow waa heesay waana heesi karaa

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 3 роки тому

      Eeba ogoow run aad ku sheegtey nabe

  • @romaalrihaaniofficial278
    @romaalrihaaniofficial278 4 роки тому +49

    Somaliyey fanan nagaso barejen kara Oo Cadan kula tartano wa khadar ee iga taas like sar hadad fahantay qorolkan

    • @hothomohamet1446
      @hothomohamet1446 4 роки тому

      Rer xamarku badana kute cadaan nagaso bareejen kara🤣🤣🤣qosol looma dhinte kalyo xanunba laga qaada

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 4 роки тому

      😂😂😂

  • @zakariaali7523
    @zakariaali7523 4 роки тому +39

    wlhi laisma yaseee anoo jooga hargeisa khader ibraahim keeyow waannuqirey khader fanaaniintu haku daydaan maskaxdiiisa kalsooonidiiisa iyo edebtiiisa iyo heesaha uuuqaadanyo micnaha kufadhiyaaaa khader

  • @qeyshappy1994
    @qeyshappy1994 3 роки тому +5

    international Singer 10 bil kadib Ayaan Daawanayaa Mar kale Waxaanba Moodaa Show cusub inuu wali yahay hbn Taariikhda kuugu jirto Ayuu ahaa Eebowgey Xaqiiiq Fanaan Soo baxay waqtiyadii danbe oo Recordkaan soo bareejeyn karo inuu jiro uma maleenaayo Saluto king Keeyow

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 4 роки тому +18

    King Keeyow 👑 been ilahaybaa nacay Wllhi hadaan lays xaqirayn Kalsoonida iyo geesinimada Uu muujiyay ma jiro fanan mujin kara oo live music Ku heesi kara Anigu mar hore iyo hadaba waxaan kuu aqaan Hobolka Inta somali degto Walaal hore usoco From Somaliland🙏🙏

  • @baashiyare8493
    @baashiyare8493 4 роки тому +26

    Wllaahi
    Adunkan waa laga tagaa
    Ee ilaahow nasoo hadee 🤲🤲

  • @abdisalanhagar2487
    @abdisalanhagar2487 4 роки тому +25

    legand wlhy talent cajiiba buu leyahay waxan so xasustay istayjyadii xasan aadan iyo taagnan jireen oo ka heesi jireen jawigu jawi kale❤👌

  • @abdinasirmohamed350
    @abdinasirmohamed350 4 роки тому +4

    Wlh sidi adeer xasan ayu musiga gacmaha ugu hagaya landheere keeyow 🙌🇸🇴

  • @abdifatahafrah9500
    @abdifatahafrah9500 4 роки тому +8

    Khadar keeeyow wlhi caadi mahan talent leyahay record uu sameyay live Kan fanaan bareejeen karo malahan over to reer hargeysa xidiga muqdisho iska bareejeeya waaaw waan ku hesytaa recordkaan

  • @iamrizann3971
    @iamrizann3971 4 роки тому +10

    KhaDar xaqiq waa heezaY mNa Lagu dHagi kaRo 🙏qoFki Fan wax ka yaQana wuu faHmi kaRa mAha daDka haDa pLay bacK uN fAn u aRka🤔
    .
    QaLadaD yAr yAr weY jiRan LkN wa iZku daYgii koWad wuNa ku guLeystAy🙏

  • @mustafka1237
    @mustafka1237 4 місяці тому +1

    Best Program. Keyow in the building. 🔥💯🙏

  • @munajimale
    @munajimale 4 роки тому +4

    Kolley nacas iyo mid lita am qiran libtade wllo wad dhafty cayayanka 👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 роки тому +14

    Inaba caadi ma ahan khadar keeyoow almost 1hr buu live u hesayay oo usan codkisu is badalin👏👏👏👏👏👏
    Marna ma modayn in uu saas u adag yahay ninku Salute laandheere 🤚😍

  • @kbofficial6154
    @kbofficial6154 4 роки тому +27

    C/qaadir sanka oo heesayo ilanoqotay inta igu racsan❤

    • @shuutaayecadde6691
      @shuutaayecadde6691 4 роки тому

      Wlhi aniga kugu racsan sxb sanka oo inta tagan luba ila noqday

  • @zakariyehassanhassan9214
    @zakariyehassanhassan9214 4 роки тому +2

    Aniga waxaan filaa alle haduu ii saqiro inaan fanaan noqdo taas waxaa usabab ah muxibada aan uqabo tankle keeyow waa in shaqo badan soo qabtay meel ma dhasiin waxuu is baranay dhaman musicians ka waxuu xifdiyay dhamaan heesaha somalida loogu jecel yhaya ninkan aqligiisa dadiisa islama eka keep going ninkle kaliyah aamin sanahy fanka somalida inuu udub yhay

  • @shaafiweyne9127
    @shaafiweyne9127 4 роки тому +20

    Walhi qadar waa fananka kaliya ee ku kalsoon codkiisa runtii waxan jeclan lahaa inay ku daydan fanaaninta oo idil oo show yada ay uqabsadan sidanoo kale waa un kaliya fanaaniinta codka macn
    sida
    suldan serar
    nimcan hilac
    cawaala aadan
    iskalaji
    dayax dalnuurshe
    Guuled simba
    Marwan yare
    Xariir ahmed
    Abdirisack anshax
    Mohamed bk
    Waxan kaloo jeclan laha iney fanka fowdada ka dayaan sida
    Fartuun balbalarka
    Lilbaliil
    Ck
    Isma ib
    Big bro
    Wizz b
    Iyo xayawaana kaloo lamid ah oobadan

    • @MohamedHassan-tv1xf
      @MohamedHassan-tv1xf 4 роки тому

      Qofkii ugu horeeyey we runta sheega

    • @hanyy155
      @hanyy155 4 роки тому

      Fanka foodada haka dayaaan ku aad dhahde oo hoos ku tirise ban ku qoslay wlhi😂😂😂😂

    • @ahmedsahal3795
      @ahmedsahal3795 4 роки тому

      Jamac Yare 🤣🤣🤣🤣✌🏽

    • @qadaasbinabdalla739
      @qadaasbinabdalla739 3 роки тому

      Wizz B iyo LiilBalil ka reeb wa legends

  • @farahabdullah4227
    @farahabdullah4227 4 роки тому +15

    Keyow wo tilabsaday ben lama rabe wxa huba ino anther level noqo dono hadu san kusi socdo😍🤗

  • @mohasaid8358
    @mohasaid8358 4 роки тому +10

    xaqiiqatan keeyow 100$ xitaa kugali lahaa showgaaga ❤❤❤🔥🔥🙏🙏🙏

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 4 роки тому +12

    Keeyow waa wiil yar misna maskaxdiisu ka weyn tahay dadiisu, aad baan kuu taageeraa khadar Ibrahim keeyow, walalo horumar wacan

    • @halimaali431
      @halimaali431 4 роки тому

      Masha allahi alle ha u siyadiyo maskaxdisa🤲💖💯

  • @hanyy155
    @hanyy155 4 роки тому +2

    legend hada maqasho mel kale haka doonin khadar waa fanaan da.yar caqligiisa io da.diisa caqligisa weyn mida kake labiska io dharka iski so baxayo siduu iskugu doortan jeclahay😍

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 4 роки тому +4

    Keyow legend Man wad kabaxsatay xasidkana dheg ha udhigin

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 2 роки тому +2

    Ilaahey ha u naxariisto ajakis amiin yarabi

  • @beerlula44
    @beerlula44 4 роки тому +18

    nin adag kalsoonida wa muhiim wan kugu faana our king💯✔

  • @abdirisaqabdiali2111
    @abdirisaqabdiali2111 4 роки тому +7

    Nafka somalida marhoran nici laha hdan ahayn legend kaan 😎💓

  • @abdihashinoursed1074
    @abdihashinoursed1074 4 роки тому +9

    Khadar keeyow Waa Fanaan Badalikara Fanaaniintii hore

  • @omaregal164
    @omaregal164 4 роки тому +5

    Aar khadar keeyoow iigeeya. The best styler singers

  • @khadarmedia3522
    @khadarmedia3522 4 роки тому +7

    Ka beesaanisan fanaanniita mogadisho

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 4 роки тому +6

    Keep going si fiican buu ula haystaa xataa musiga gacmihiisa ayuu sidii Xasan Aden ku dalbanayaa Macha Allah

  • @deqdhiblawe2324
    @deqdhiblawe2324 4 роки тому +16

    Best show for ever Keyow

  • @laylahassanahmed1334
    @laylahassanahmed1334 4 роки тому +29

    Wiilku aad ayuu ukeenay
    Waxa fahmaya uun nin qaraamiga dhagaysta
    Aad ayuu ucod macanyay xasan adan yar weeye

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Layla abaayo adoo raaliya igu caawi subscribe mahadsanid

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 3 роки тому

      Wale anigeey igu socotaa q

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 3 роки тому

      @@lamahuraanChanel 👍👍👍👍

    • @ahmedwarsame5028
      @ahmedwarsame5028 3 роки тому

      Lakin kuwani badanku wa heesihiisa uu dhowaan isagu qaaday

  • @MohamedIsmail-go8wk
    @MohamedIsmail-go8wk 4 роки тому +7

    OMG what a dance the one has a grey shirt in dawadii qalbigaay song really i like it..............................

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 4 роки тому +4

    New cumar dhuule super stylish boy ka baxsaty bro nin weyn dayax yaal kuma soo garayaaan

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 роки тому +8

    Walahi khadar waa fanaan buuxa
    Fanaanku marka uu saan u heeso ayuun buu fanaan yahay
    Suldaan seerar iyo qamar way ka baqdaan live ka

    • @hothomohamet1446
      @hothomohamet1446 4 роки тому

      Qamar wuu kuheesay liveka inbti liiska haku darsan

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 4 роки тому +1

      @@hothomohamet1446 mar buu qaaci ku heesay kaaso sida la wada ogaa uu ku fashilmay
      Laakiin kan oo kale weli kuma heesin
      Hana i moodin in aan nacayb u maagayee waxaan jeclahay horumarkiisa
      Marka sxb qamar hadaad qoraalkaygan aragto is cadee oo orchestra live music noogu hees
      Xataa hadaad 1000$ tiraahdo waan ka soo qayb galaynaa

  • @omarmohamedahmed9737
    @omarmohamedahmed9737 4 роки тому +3

    Ciil qabiw quqdad udhimo shuban biyod yuuna kugu dhicin qol isku so xira hee keyow king of 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏 dadka qarkii markay arkan quqdad isku dili rabaan allah ka dhowro il xun kuma aragto king of somalia guul Mar kasta 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 роки тому

      war waxan aad akhrisay sidi dumarki wa maxay keyow cid cuqdad u qabto ma jirto wa wiil yarhada so kacaya adiga balayada mesha kala tag

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 роки тому +6

    Mashallah walhi waxaan soo xusuustey juba actoin iyo codka waaaw noolow keenyoow

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 4 роки тому +2

    Reer xamar fananka ugu baxarsan uguna wanagsan

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 роки тому +12

    Fan nooleeye Khadar keeyow horey usoco zhp ❤️💯

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 4 роки тому +7

    Fanaanita hargaysa hadii loo heli laha tiyaatarka iyo goobaha cawaysyada ee muqdisho fanku sidio barasimaadki bu tegi lahaa

    • @abdirizakfarahahmed178
      @abdirizakfarahahmed178 4 роки тому

      Fanaantii xamar ka heesi jiray ma waxeey ahaay Kaliyah reer hargeysa yaab

    • @liiii736
      @liiii736 4 роки тому

      Hadunu u bahanay meel laga heeso waay buuxan wadanka every where hargeysa waa kaso helaysa lakiin waligeedba somali rag uunba gaar ulaha hibada Ee dhowr ciyaryahan soo iibsada malinba wadinka mid iibsade✋

    • @hothomohamet1446
      @hothomohamet1446 4 роки тому

      Wagareey oo mawaxaad maqashay fanaaninta hargaysi meelo lagu caweyo amba lagu heeso mahastan
      Nio way buuxan meelo badan way jiran
      Horta idinka fanaan live kuheesa ma khadar keeyow unbad haysatan wa yaabe ileen mesha ninkale kumaba arke

    • @kahadalwaxakuquseeyoonly4565
      @kahadalwaxakuquseeyoonly4565 4 роки тому

      Kan hadda heesoyo Ethiopia miyaa
      Xamar laf dhawarta fanka waaye
      Fananintedana wada tayatar waaye

  • @AhmedMohamed-gr9tb
    @AhmedMohamed-gr9tb 4 роки тому +1

    Millions views and likes hadan awoodi lahaa khadar keyow wan siin lahaa fanan jiro❤✊🏻✊🏻

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 4 роки тому +2

    Wow show kala kacsan qurux iyo shacni kamuuqata dadku way raaxaysteen,isaguna wa kubaashaalay kooxda utumaysana caadimaha waxba lagama qabankaro khadar keeyow guulayso

  • @nololiyojaceylchannel4799
    @nololiyojaceylchannel4799 4 роки тому +1

    I feel like watching ruwaayadihi jabouti lagu jili jiray ee tvyada laga soo deyn jiray

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 роки тому +4

    Keeyow waa Nuurka Fankeena
    Allow noo Xafid Boqorka Qarniga

  • @hidaayanalka2965
    @hidaayanalka2965 4 роки тому +3

    Best show keeyow fanan qaliya live music ahsan cod m.a

  • @siciidodiirsheroonle2517
    @siciidodiirsheroonle2517 4 роки тому +7

    Tan iyo barri samaadkii ma,arkin shaqsi isoo xasuusiya dhadhankii fanka balse caawa waxan arkaa wax ishaafiyay

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f 4 роки тому +5

    Wow waa uu ku raaxeeysayay wlh
    Khadar legend weeye 🙌 🙌 🙌

  • @mohahaaji8109
    @mohahaaji8109 4 роки тому +9

    Inta facebook ka aregty like ha ila dhafina😂

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 4 роки тому +2

    Keyow wa fanan buxo walee kuwii iska cabadaaye ma ahan oo se raban u qelinayen best fanan fanaaninti hore ayu iso xasusiye wlhi

  • @eg4l719
    @eg4l719 4 роки тому +4

    Waxa u sameyay wixi ay samayn jireen 100%🔅

  • @zamiramohamed9189
    @zamiramohamed9189 4 роки тому +2

    Wow khadar ibrahim keyow best fanaan tageerahagan ahy💞

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 4 роки тому +3

    Siidi cali winkey iyo team kiisa waa uhagar baxeen khadar keeyow
    Libaax horay usoco

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +14

    Astaan TV please ifraah tolmon noo soo casuma

  • @yuucalipmc8393
    @yuucalipmc8393 4 роки тому +6

    ABSOLUTELY BETTER SHOW KEEP GOING MY FREIND.....

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 роки тому +4

    Kaalay iska arag khadar keeyow cabdiqaadir juba booskiisa waad buuxisay really

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 роки тому +7

    KHADAR KEEYOW KABTIISA LAMA GASHAN KARO FANAANTII HORE HEESAHOODA LIVE LAGU QAADAY SIDA AUN C/QAADIR SANKA CUMAR DHUULE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC IYO C/QAADIR JUBA IN AAD HEESAHAADA LIVE KA QAADO XITAA WAA KU SHARAF FANAAN BUUXA BUUXI BOOSKA AY BANEEYEEN HALYEEYADAAS

    • @ibraahimhasan9477
      @ibraahimhasan9477 4 роки тому

      iyo qaar kaloo badan khadar keeyow fanaanka fanaaniita kalsoonida waa 100%200

    • @halimaali431
      @halimaali431 4 роки тому +1

      Masha allahi alle ha xifdiyo keyow cadawgisana ha jabo. amiin yaarabi 🤲💖💯

  • @mahamedyuusuf4511
    @mahamedyuusuf4511 2 роки тому +1

    Yaa iLadawanaYa 4/7/2022🎤
    King of the voicE 🎤❤🙏

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 4 роки тому +8

    War Khadar keyow ha duu san aheey maba is dambajinayi wlhi 🤣😂😂🤣
    Meshan iga firi ya

  • @mohamedjaiir747
    @mohamedjaiir747 3 роки тому +1

    Best best best
    Fanaan weyn tahay wlhi
    Heesaha waa wada keentay

  • @kaamilahmed4995
    @kaamilahmed4995 4 роки тому +6

    The one and only fanan khadar keyow gabadhi dayax aheed halaga qariyo 😂

    • @sahalzuhri2617
      @sahalzuhri2617 4 роки тому +1

      Adigo nin rag ah wa fool xumo inad nin rag ah aflagadeyso fodleey

  • @zakariyambillow1150
    @zakariyambillow1150 4 роки тому +2

    Awesomeness we need such and Much more Shows 💖💝💝💝

  • @alinasirhassan4653
    @alinasirhassan4653 4 роки тому +1

    Khadar wuu kasoo baxay isku daygiisa waana diyaarsanyahay weliba rag fara badan buu ka horeeyaa balse musicians-ku way ku fashilmeen heesta Cabduqaadir jubba inay soo dhoweeyaan ama ay ugaraacaan sidi ay ahayd! Way ka fogtahay sideedii hore

  • @ceyniabdiqaadir8466
    @ceyniabdiqaadir8466 3 роки тому +1

    fanka kaliya live 1 sac ku hesayo lama arag wali kep going ❤👌

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani8413 4 роки тому +4

    Hadal iyo dhamaanti hore usoco boowe xirfadaada live musica sooo celi fanak

  • @imzaajichannel6710
    @imzaajichannel6710 4 роки тому +6

    Wll______keyow waa ku wataaaaH LpH

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 4 роки тому +4

    Legend best song asaxan voice ❤️

  • @peelakareena8751
    @peelakareena8751 4 роки тому +4

    Keyow ninka fankiisa Aan tageero hory usoco

  • @Razaam-20
    @Razaam-20 4 роки тому +4

    Waa ihalay Jacayloow
    Hami igu badnaadiyo
    Waan hubaa galgacaloow
    Way ihayaa Dhibtiisee
    Sida haadka Laylkii
    Heehaabaa mooyee
    Hool yari ma seexdoo
    habeenkoo bar tagay baa
    la’ikaa horkeenaa
    Waa howl aduunyee
    Ma ihiilineeaa
    Qofba waa halkiisee
    Ma ii hagarbaxee
    Waa halis naftadiyee
    Alla Hadma hadma
    Goormaan ku helayaa
    Hilaac iyo Daruuriyo
    Hoobaanta laacdee
    Ishu calacsanaaysaay
    Hibashadii naftaydaay
    Ma huraan halbowliyo
    Wadnahay halwanayee
    Sida geed hileelaa
    Hugunka iga baxayaa
    Waa hirashadaadee
    Waa howl aduunyee
    Ma ihiilineeaa
    Qofba waa halkiisee
    Ma ii hagarbaxee
    Waa halis naftadiyee
    Alla Hadma hadma
    Goormaan ku helayaa

  • @qosolchannel5427
    @qosolchannel5427 4 роки тому +5

    Live ayuu ku heesayaa ogaada ma aha cod la qur qurxinayo

  • @aziizinour5713
    @aziizinour5713 4 роки тому +7

    dadka dhahayan keeyow cod maleh videogan live loo heesayo ha dawadan horay usoco fanan♥️💕

  • @sumuli.
    @sumuli. 3 роки тому +1

    Ninkaan legend waaye cadiya waba fananiti hore oohalkaa tagan stylkana waba boqor dhankas

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 4 роки тому +2

    Keeyow heesaa maha ee waa fanaan waxaa larabaa heesaa yaasha kale iney is cadeeyaan iney fanaaniin yihiin sida keeyow

    • @shukridahir3925
      @shukridahir3925 4 роки тому

      Waxbaa ka dhacay coda iyo quxur labisa mash allh keep going my dhiiga

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 4 роки тому

    Keeyow waa fanaan buuxa uu ismujay la isma yasee wlh raag badan oo la buunbuniyo oo live kuheesikarin buu keed saray horay usoco wall keeyow

  • @iqraali6357
    @iqraali6357 4 роки тому

    Keeyoow wuu tagay hore u soco aad baan kuugu faanaa👌👌

  • @luulsh9811
    @luulsh9811 4 роки тому +3

    Keeyow waa fanaan u dhigmo kuwii hore

  • @mohamethadam7146
    @mohamethadam7146 4 роки тому +6

    Hanaanka ilaah kusiiyey hap socodkaad dhaqaaqday how keeyow is' say amasing wlhi🤚

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 роки тому +1

    Unik Keeyaaw Wuu tagay 👌👏👏👏👏

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 4 роки тому +1

    Maasha allaah waa sanka oo inta taagan ee alah ha nabad geliyo keep going

  • @shafii48
    @shafii48 4 роки тому +5

    Wan sugaayey heesaha qaabkan halagu soo celiyo

  • @MohamedHassan-tv1xf
    @MohamedHassan-tv1xf 4 роки тому +4

    29:30 ayaa Ila arkay museyga sida uu dheelayo wow amazing 😂😂😂 keeyow I wonder how you did the first time live with audience on stage it's really hard but amazing job 👌 bro move forward there's no one like you in your cheneration

  • @maxamudmaxamed6577
    @maxamudmaxamed6577 4 роки тому +5

    Waaaw caadi maaha

  • @fardowsomursalfadowso4466
    @fardowsomursalfadowso4466 4 роки тому +4

    Keeeyow wa wataaa keeb going

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 роки тому +3

    khadar keyow inta hore waa play back inta danbe lakiin waa live waanad aragta in ay ka macaan yihiin inta hore sida heesta inan yahay nafsigu iyo heesta udgoon badaneey

    • @zakariyefante1769
      @zakariyefante1769 4 роки тому

      Bro iska sax wax play back la dhahaayo meesha ma yaalan qofkaan haduu playback rabo maba isdhibi laheyn

  • @user-kb4pp4io5e
    @user-kb4pp4io5e 11 місяців тому

    Almost 1hr live codka isbadalin oo geesinimo kalsooni qoob kaciyaar is ilaalis kujirin bro waaka haray ❤❤❤12/09/23 cawa inu live aha modaa wa before 3/4 years kahor😢

  • @Misissqasim
    @Misissqasim 4 роки тому +3

    Legen waaye kalsoonidaas larabaa more live khadar keeyow

  • @mohamedabdishakur9642
    @mohamedabdishakur9642 4 роки тому +14

    king keeyow

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 3 роки тому

    Alfanaaan khadar keeyow waa fanaanka keliye lagu soo xasuusan karo fanaaniintii hore sidda xasan Aadan samatar iyo A jubba yasiin digfeer
    Legend horey usocod wngs

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 4 роки тому +5

    Amazing keyow🔥🔥

  • @nimcocalixirsi4270
    @nimcocalixirsi4270 3 роки тому +1

    Keyow fan noleye ku aminsanay keep going💯❤🙏

  • @abdirazakmohamed8599
    @abdirazakmohamed8599 3 роки тому +2

    The one and only that can sing live in this era king keeyow

  • @updyrahmankalif9701
    @updyrahmankalif9701 4 роки тому +1

    Khadar keeyow father of ShOw

  • @moali6857
    @moali6857 4 роки тому +4

    Next Xasan Aadan Samatar

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 4 роки тому +1

    Nin ween khadar keeyow💙👌

  • @bakiincade1378
    @bakiincade1378 4 роки тому +7

    Wilkan ani waxanba dhihi lahaa 50$ wuu uqalmaa inlagu galo Show giisa waliba 100$ uqalmaa

  • @Shiine10
    @Shiine10 4 роки тому +1

    Hool yar mahan in Heeso kala duwan si live loo qaado Well done brO 👏👏

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 4 роки тому +4

    Eesh, calaa, nuur, calaa nuur keeyoow

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 4 роки тому +3

    Nin ka kaliga ku day do keyow

  • @GoodmorningDubai-vr8ve
    @GoodmorningDubai-vr8ve 4 роки тому +1

    Cabdi fataax yare ninkii badaly o live u heesa iga dhe 👌

  • @chirdonhoussein6926
    @chirdonhoussein6926 4 роки тому +5

    Intéressant

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 роки тому +1

    Fanaaniti horw juba kulahaa fanaaniinta maanta khadar iyo nimcaan hilaac kuleeyhy

  • @salmanfantastic8883
    @salmanfantastic8883 4 роки тому

    Khadar walahi fanan mustaqbal fogleh bad tahey codkaga inaba caadi maha brother fananinta wiilkan sidasa oo kale wa inaat uu heestan kaliya fanan ban ahay playback ku heesiya waxasi fananimo ma aha sida khadar wa inaat noqotan heesaha qarmiga xita halkoda ayuu digay

  • @ahmedtaajir3647
    @ahmedtaajir3647 4 роки тому +2

    Our legend qadar keyow