QISO HOOYO ASMA KALI IYO MAKAANKA IGALA BAXAY DEED ISOO TARXIILAY NINKAYGII WAY HAYSTAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

КОМЕНТАРІ • 63

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Місяць тому +6

    Mashaa Allaah, Daahir Calasow gadaalsamidii Nabi Yuusuf Salallaahu calayhi wasallam Allaha kusiiyo Adiga iyo Akhyaarta qolka kujira ee waliba Wacdiga iyo Ducadda iyo Baraarujinta iyo garab istaaga utaagan. Soomaali waa Gob Allaha Subxaanahu Watacaalaa hamideeyo. Gabadhaan yeysan Carab kunoqonine. Odeygeeda hayimaado wadanka oo hakushaqeeyo Lacagtaas Mashaa Allaah. Allaha ubarakeeyo.
    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين.

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Місяць тому +5

    Ilaahayow soomaali midee cadogoodana jebi bogoodana burcad isu mari caawa carab waa looga hiiliyey

  • @OmarHuud
    @OmarHuud Місяць тому +6

    Mashalaah iLaahow intii kaalmeysay gabadhaas iyo intii uurka ka jecleed ilaahoow u kaalmeey waan ka Naxay

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 Місяць тому +4

    Masha'Allah Jazakallah for helping our sister. May Allah swt reward you.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Місяць тому +4

    Shan ciyaala aabahood tahriibay midna kaa xanuunsan yahay hawl yar ma ahan ilmo galeen waxaad ugu oydaana ma muuqato midda kale wadankaaga aamin oo iska ilow qurbaha aad u sii hanqal taageyso adoon dhaqaale haysan Allah ha kuu sahlo

  • @Hoodo-jh5ml
    @Hoodo-jh5ml Місяць тому +1

    Mashaalh

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 Місяць тому +1

    Mashallah Illahay ajar badan ha idin kasiiyo amiin Ya Rabi ❤

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Місяць тому +2

    Daahir waa dhaqan yaqaan

  • @nimcoahmed6361
    @nimcoahmed6361 Місяць тому

    Daahir calasow iyo asxaabtaada khayr alle ha ku siiyo

  • @bashirabdulaahi8919
    @bashirabdulaahi8919 Місяць тому +1

    Khayr badan Allah hasiiyo

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Місяць тому +6

    Ilaahay meel xun kuma dhigo wllo iska sabir qadar ilaahay ayaa kugu dhcay caruurtaada alha kuu barakeeyo qof waxaa jira ilmihii ugu horeeyay markuu dhlayayba lga saaray riximka adiguse 5caruura ayaad haysataa maashaa allh alha kuu daayo 🤲🤲🤲

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Місяць тому +3

    Maasha Allah daahir allaha wuxuu tabaayi allaha siiyo aamiin

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl Місяць тому +2

    Asc eedo alaha ku saqiro

  • @SaadoDucaale-oz8ie
    @SaadoDucaale-oz8ie Місяць тому +3

    Alle haku caafiyo murug ta dhan na farxad degdega o aan dhammaan rabbi ha kuugu bedelo

  • @user-be9eq1vj7y
    @user-be9eq1vj7y Місяць тому +2

    iLAAHAY HACAAFIMAADSHO IYADA IYO UBADKEEDABA IYO ODAYGABA
    AAMIIN

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed Місяць тому +2

    Ilaahayow kurbada kafeyd adaa weyn oo waaxid ahe Aamiin yaa Allaah

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Місяць тому +2

    Ha Ceebayn isaaqu Hadaan cidiba ogayn dadku ma uurku taalaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Місяць тому +3

    Oo wllo xaqaaga may ku siiyaan mar hadayba qirteen inay kugu khaldameen😪

  • @AhmedMohamed-yd9dq
    @AhmedMohamed-yd9dq Місяць тому +2

    Maashaalaah daahir

  • @user-ux5ie1le2e
    @user-ux5ie1le2e 3 дні тому

    Madaxweynaha mustaqbalka daahir cabdule calasoow shaqo madaxda soomaalia looga baahnaa ayuu haayaa wallhi

  • @sheikhibrahim4350
    @sheikhibrahim4350 Місяць тому +1

    Daahir iyo tiimkiisa janadtul fardawsa alla ha idinku bushaareeyo ammin

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 Місяць тому +2

    Allaw ugargaar wlhy aad bay uga xishonaysa in ay camerada soo hor fadhiisato oo baahideeda mojiso Dhib wayn baa haysta. Way ka fursan waydy in ay halkaa soo faadhisato meeye siyaasiyiintii ku qarwayey qaranka

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Місяць тому +2

    War Isaqow sidaan maa tihiin walaalayaal.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Місяць тому +2

    Ama Adan u Cidiba ogayn isaaqu wax way bixiyaan

  • @Naciimasweety
    @Naciimasweety Місяць тому +1

    Illahay hakuu caafiyo wiilka iyo xaajiga baa

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Місяць тому +1

    Dhulbahante iyo isaaq masiibo is dhalay

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +1

    AX. ALLE. HAKU. CAAFIYO. ILMAHANA. ALLE. HACAAFIYO. DHIBKA. IYO. CULEYSKA. KU HAYSTA. ALLE HAKADULQAADO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Місяць тому +2

    Ilaaahow kubada iga kaligaa ayaa fayda ee farxad ugu badal

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +2

    Reer shixi saxaaq hadanay isu sheegin yaa siinaya

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @SucdiMohamed-co6zr
    @SucdiMohamed-co6zr Місяць тому +1

    Anii xataa walaigaa bixiiyeey wan samray

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Місяць тому +2

    Allah caafiyo inanka yarka abahana Allah caafiyo.

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h Місяць тому +2

    Meesha riximka lagaaga bixiye amey kaa gaten marka wiilka yar yaan Kalyaha yaan lagala bixin

  • @user-bu4yr5yo3x
    @user-bu4yr5yo3x Місяць тому +2

    Maskiin weeye ax😢😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому +2

    hadan isaaq wax is tarin somali wax is tara ma jiro isaaq sowka dadka kaleba cawinayaa sowka hospitalka dhimirka ka dhisayan muqdisho sowkuwaa meeshii gubtay daqiiqad ku dhisay isaaqaa malain walaba dadkooda bahaan lacago siiyaan iyada haday isa soo bandhigin maaha inay u gefto dadkeeda wa duulinimo inay umada u gefto iyado aan tv tegin soo ban dhigin imsisay dawo ugu diran debadaha imaisay geyaan sharafta isaqa inay ku tumato wa khalad walahay wa la siin laha haday tagto coldoon imisu cawiya oo inderkeda telsome telcome baba joogee may u tagto

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri Місяць тому +2

    Ilaahay ha ku ca wiyo

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 Місяць тому +2

    Wlhi waa xanun allow cawi 🤲🤲🤲🤲

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Місяць тому +2

    Asc isaaqu dad goba weeyee maxaa jira

  • @fahimacilmi3577
    @fahimacilmi3577 Місяць тому +2

    Subxanallah wadan aadan u dhalan wlhi waa xanuun illaahow gabdhaheena amaanso meelay jooganba 😰😰😰

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 Місяць тому +2

    Dahir Casalow, waa nin rajul ah.

  • @user-bh8wy3lx9v
    @user-bh8wy3lx9v Місяць тому +1

    allaha idiin gargaaro dha maantiiin tiim daahir calasow viv guuul esta

  • @nimcoahmed6361
    @nimcoahmed6361 Місяць тому +1

    Daahir nin wanaagsan ayaad tahay janno

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Місяць тому +2

    Uurku baale dadku maahan Eedo isaaq haduuna ogayn ama aan at hadli yaa ogaanaya

  • @NasroXassanmaxamed
    @NasroXassanmaxamed Місяць тому +1

    Alle ha ukaalmeyo walasheen

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 Місяць тому +2

    Veva ogedan for ever

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Місяць тому +3

    Illaahay hadin barakeeyo teemka daahir calowsow khar hela 🙏🏼

  • @faysalcise2523
    @faysalcise2523 23 дні тому

    Douo

  • @bashirabdulaahi8919
    @bashirabdulaahi8919 Місяць тому +1

    Ca bdi spm

  • @user-qp1mx3sz6n
    @user-qp1mx3sz6n Місяць тому +2

    Maskiintan Allah ha ugargaaro qalbigana ha u dajiyo

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Місяць тому +2

    Horta daahir faataxada ma dhamaystiri yaqaano faataxo haafa xagee lagu arkay
    Mida kale daahir markuu dadka caawinayo waa geesi markuu dadka isku dirayo ayaan karhaa ally yahdii baan kuleeyahay

  • @user-jj5dq9pi2k
    @user-jj5dq9pi2k Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Місяць тому +1

    Oo Hada ma og yahiin Isaaq

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed Місяць тому +2

    Heedhe.natus hadhihine gabadha caawiya Alle dartii kadaaya wareysiga badan

  • @mohameahmedsaid3316
    @mohameahmedsaid3316 Місяць тому +1

    😢😢😢😢

  • @kaltunyasiin4145
    @kaltunyasiin4145 Місяць тому

    J

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Місяць тому +2

    😪😪😪😪😪😪😪

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Waxaa reer weyd ah martin us jooga

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 Місяць тому +2

    Waan ooyay illhy ugargaar qabiil wax ma taro labada reer ay ka dhalaty waa labo reer aad loo yaqaan ha la caawiyo

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h Місяць тому +1

    Wali wuu yaryahe wiilka xaniinta markuu xooga weynado balsoo bixiyaa oo lasoo dajiya

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o Місяць тому

    War tanoo kale yaa arkay isaaqu ileen waa gun

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 Місяць тому +2

    Isaaqii way u dhamaatay siiba reerki gx la.odhan jirey