14 Sano Jir Ku Nool Burco, Wuxuu Gacantiisa Ku Qoray Kitaabka Quraanka Kariimka Qaybtii Labaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 442

  • @mohamuudsiciiddollar9586
    @mohamuudsiciiddollar9586 4 роки тому +29

    Masha alllllh ilahy ha ubarakeyo maskaxdisa ammiiin amiiim
    halkan waxan asxaapta uga shegaya inta jecel iney ku deydan maxamed yare sidisa uqoran musxaf liketa ku qabo 👍👍👍👍

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 4 роки тому +5

    Burco oo looga bartay magac ay bixiyaan iyo xaraabo aya waxad naga tustay in ay ku jiraan xamalatul quraan Masha Allah hore u soco wariye ducaysane.

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 4 роки тому +14

    Horta Maansha Allah, Ilaahay ha barakeeyo. Ilmaha yar iyo waalidkii iyo macalinkiisaba. Waana guul soomaaliyoo dhan usoo hoyatay. Kitaabka ilaahayna kitaab qaran ma aha ee waa kitaab ilaahay. Masaajidka ugu wayn in la dhigaa ka sharaf badan. Oo wadaadada dalka lagala tashado. Sida Sheikh Mustafa iyo Sheikh Dirir iyo. Madax madax lahaane.

  • @deeqamohamed9555
    @deeqamohamed9555 4 роки тому +2

    Mansha allh walhi intaan UA-cam waxa ka dawan jiray wax ka qiimo badan iyo wax ka farxad badan man arag vidhogan walalky iga yar ilahy ha ku xafido waa ilmo yar oo ku dayasho mudan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismailmohamedawalle6829
    @ismailmohamedawalle6829 4 роки тому +8

    Mansha allah sheikh mohamed yar
    Cilmiga ,cafimadka iyo cimrigaba Alle ha kuu barakeyo Aamiin yaa rabi

  • @Askamedia142
    @Askamedia142 4 роки тому +17

    Mash Allah Allah ha barakeeyo waa wiil aad u da'yar run ahaantii waxay ku tusaysaa inuu dadaalay waalidkiisa iyo macaliniintiisu dadaal galiyeen waana wax lagu farxo

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax 4 роки тому +1

    Mshalah sh cismaan cali xuseen alle ha dhawro
    Waa macalimkaygii tafsiirka ii dhigi jiray

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 4 роки тому +3

    Maasha allah alle ha barakeeyo wiilkan yar waxaan kuraacsanay hadalka aabihi waxa jira barnaamij carbiya oo ladhaho musaafir macal quraan waxaad arkaysaa qaar indho la' oohadana quraanka lanbar iyo Safxad ba saa dhakada uga haya waxa ee arrintan soomalida uunbay ku cusubtay waana runti wax aad loogu baahnaa ilahayna waafajiyey wiilka iyo aabihi iyo mclinkiisaba allena ha barkeeyo waalidiinta dhagaysanaysana waxaan leeyahay ubadkiina ku barbaariya quraanka sidaa maxamed ookle

  • @abdullahasan8721
    @abdullahasan8721 4 роки тому +1

    Asc wall waad mahadsantahay hada kahorna waxaan ku arkay adigoo yar darbi jiif ahaan jiray adigoo waraysanaysid alaha kubarakeeyo niyayso in ilaahay danbi dhaaf kaagadhigo ilaahay asagaa keensanay dad kitaabsiisa ugargaara adiguna kuwaas ayaad kamid tahay ee niyayso insha alaah horaadna inanka alaha barakeeyo maasha alaah shikho waa shikh somaaliyeed

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 4 роки тому +1

    Ilmaha isku xaafad ayaan ha jirnay aabahihi alle ha xafide hooyadi barina guri ayaan ku wada jirnay ❤️❤️Mnshalllh taarikh doda dhanba wn haya

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 4 роки тому +5

    Sheekh Cismaan Cali Xuseen waa macalinkii Sheekh Dirir dhanka axkaamta, waana Sheekha ay wada haystaan Maxkamadda islaamiga ah ee Hargeysa. Ale cimriga ha u dheereeyo Sheekha, macalinka, wiilka iyo waalidkii ba.

  • @abdulrahmanaden6769
    @abdulrahmanaden6769 4 роки тому +3

    maa shaa ALLAH ILAAHAYOW HAFID ASAGA IYO CARUURA MUSLIMKA AH FROM SEATTLE THANK YOU

  • @Bk-wu8oc
    @Bk-wu8oc 4 роки тому +11

    Maasha allah I’M so proud of you and I want to say Your parents and your teacher thank for the Amazing things.

  • @najahfaysa7034
    @najahfaysa7034 4 роки тому +4

    Masha allh masha allh hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo wllo alle haku xafido adi iyo Muslimka dhana

  • @ninismood123
    @ninismood123 4 роки тому +2

    Masha allah Mahamed yare allaha xafido aduun iyo akhiraba isaga iyo waliidkii iyo macalinkii baray quranka awaladeenana maxamed oo kale allaha nooga dhigo

  • @khadarmuhammad5412
    @khadarmuhammad5412 4 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن.
    بارك الله فيك وبارك في اباك الذي رباك على كتاب الله وبارك في معلمك الذي علمك اللهم اجعله ذخرا لوالديه.

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 роки тому +1

    Masha allah sheekh cismaan in badan ayaan tafsiir ka dhagaystay hargaysa masjidul huda

  • @الداعيةالصومالي
    @الداعيةالصومالي 4 роки тому +7

    Masha Allah maclin khaashic dadaalkiisa Alle habarakeeyo iyo ardygiisa maxmed yare

  • @nimosaalah8785
    @nimosaalah8785 4 роки тому

    Mansha Allah tabarakallah mohamed yare illahay ha ku xafido adiga iyo waalidkaga macalinkaga quranka ku baray ❤️❤️

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 4 роки тому +18

    Xishood, xikmad iyo isku kalsooni
    Ayuu leeyahay alle ha barakeeyo.

  • @jamalahmed1282
    @jamalahmed1282 4 роки тому +11

    Alle qalbiyadeenna Qur'aanka haku sugo

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 4 роки тому +3

    Maansha Allah Tabaarakallah. Ilaahay Ha Ku Xifdiyo Adeero.
    Haddi Qof Inuun Dhiiri-gelin Mudan-yahay Yarkan Baa Mudan In La Maamuuso Oo Aduunyada Looso Ban-dhigo

    • @maymaahmed2451
      @maymaahmed2451 4 роки тому

      Hamsa Moh wariye arkhaamta Ma aha Waa axkaamta

    • @hamsamoh1454
      @hamsamoh1454 4 роки тому

      @@maymaahmed2451Ma Weriyaha Yidhi Arkhaamta??

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 4 роки тому +1

    Masha Allah
    Allah barakeeyo inanka
    Wuxuu anfici doonaa soomaali oo dhan haduu

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 роки тому

    Maasha allaah tabaaraka laah illaahay ha barakeeyo maxamed yare

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 4 роки тому

    Msha allh ilhy haymaga dhigo kuwa jidka toosan ku socda mar walba wiilkana ilhy khayr ha siiyo❤

  • @اممجاهدالسلفيه
    @اممجاهدالسلفيه 4 роки тому +10

    ماشاء الله، لا قوة إلا بالله،الله يحفظك اخي الصغير محمد انت ووالدك ومعلمك 💞💞🛍
    قولو ماشاء لله!!

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 4 роки тому +4

    Masha allh
    Masha allh
    Haka ilaabina Masha alllh
    Ilahy ha barakeeye

  • @aymanamaan2020
    @aymanamaan2020 4 роки тому +1

    mansha allah mansha allah. alle haku xafido mansha allah. ilaahay gacantaa aad ku qortay hakuu barakeeyo mansha allah. Ana illaahay ha ii sahlo waxaan rabaa inaan ku daydo wiil kaa yar insha allah

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 роки тому +1

    Maxamed yare Allah haku barakeyo adeer waa wiil yar oo dadaalay

  • @umuhafsachannel1095
    @umuhafsachannel1095 4 роки тому +4

    Mansha allah habo macaan illahay haa kuxifdiyo amiin

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 4 роки тому +1

    Ilaahay ha barakeeyo isaga waalidkii iyo macalimiintiisiiba wiilkani wuxuu noqon karaa sida bukhaari iyo culimadii islaamka ee hore

  • @faisanuh1522
    @faisanuh1522 4 роки тому

    ManshaAllah tabarakalah illahay ha usiyadiyo wiilka yar Macalinka iyo waalidkii ba illahay janatal fardows ha ku geeyo wiilka xagee lagala xidhiidhi kara abaal marin baan udiri lahaa qofkii haya lumber ka walidkii ii soo qora khayr baan idin rajaynaya

  • @nuriamahmoud3034
    @nuriamahmoud3034 4 роки тому +2

    Masha allha masha allha ilahaya ha ku barkiyo

  • @BRG4776
    @BRG4776 4 роки тому

    Manshaaaa alaaah ilahay haku xafido maxamed yare ilaahay isha hakaa xijaabo aaamiin

  • @geel-qaadabdi4538
    @geel-qaadabdi4538 4 роки тому +3

    Masha allah Illaah ha barakeeyo wiilkaan qiimo badan.

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 4 роки тому

    Mansha Allah amin ya Allah Insha Allah qalbigisa ki si wanagsanado Allaha ka dhigo Insha Allah Ki janada kula kulmo Nabi Mohamed scw Iyo asxabti wanagsaned Allaha ka yelo asaga iyo walidkisa iyo macalinkisa Insha Allah qalbiga idinka so duceye rabi ha idin aqbalo Insha Allah wax dhiwo Alle ma tuso aqiro iyo adunkabo Mohamed yare ilna Allaha ka qabto insha Allah 🤲🤲🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому

    Masha Allah baraka Allah. Xafidaka Allah, wa Raxmatu Allah caleyka.

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 4 роки тому +1

    ManshAllha keep going Mohamed habo

  • @mos1954
    @mos1954 4 роки тому

    Allahu Akbar waa in aan Burco usooguuro si ubadka ay wax iigubartaan.
    Manshallah.

  • @mohamedsheikhmohamed7337
    @mohamedsheikhmohamed7337 4 роки тому

    Mashaa Allaah Mohamed Guul iyo Horay Usoco xidig soomaalyeed Baatahay

  • @abdirahmanomarstello4879
    @abdirahmanomarstello4879 4 роки тому +1

    Mashaalaah tussle ayuu u yahay qof kasta oo muslima isagoo wiil yar ah

  • @kralicelerinkralicesi2113
    @kralicelerinkralicesi2113 4 роки тому

    Masha allh Alle haku xafiyo, isha adamahana Alle gees haka mariyo

  • @xaliimosacdiyo9246
    @xaliimosacdiyo9246 4 роки тому

    Masha alaah ilaheey haku xafido mamo ku dayasho ayaad mudan tahay mamo xafidulaah

  • @abdikhaliqahmed5152
    @abdikhaliqahmed5152 4 роки тому +2

    Maansha Allaah.Allaah ha barakeeyo cimriga iyo caafimaadka

  • @hodanmaxamed7111
    @hodanmaxamed7111 4 роки тому +2

    Masha allh ihy ha xifdiyo alow xifdi wan uhanahy inanka
    Walidkana wan umahad celinaynaaa Abe waxa tahy abo ficN
    Maxamed abihis wa uegyay
    M.a cafurteena midkasta meel ayuu mufican yahy waa in miskata waa inan soo mujinaah alow nawada xifdi

  • @sadocali62
    @sadocali62 4 роки тому +1

    Masha allh allow barakeee wiilkaa yar yaa rabii

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 2 роки тому

    Mansha Allah tabaarakalaah ilaahayow xifti ilaahayow oo u siyaadi cilmigiisa

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 роки тому

    Maansha allah ilaahay ha daayo caruurta ilaahay hanoo hadeeyo tacabkeena ilaahay khasaaro kama dhigo

  • @wacanxxmaxamed6966
    @wacanxxmaxamed6966 4 роки тому +5

    Masha allah wll waxad ku dhiri gelisa inuu ku soo badhingo warbahinta si carurte iminka carurtena waxay u egyihin qaar aad uga sii jeeda kitabka

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 4 роки тому +2

    Masha Allah
    Ilahay ha xifdiyo
    Isha iyo cawrida
    Dadka ilahay haka hayo
    Ammmmmin

  • @munamahmeth808
    @munamahmeth808 4 роки тому

    Maaansh allha alle haku xifdiyo shiikh maxmed yar Alle haku barakeeyo carabka insha allah

  • @اممجاهدالسلفيه
    @اممجاهدالسلفيه 4 роки тому +2

    Wll ahmed hiis Allah hakugu abal mariyo khayr dhmnti!!!!,wariyo tixgalinaya kitabka qur aanka bad thy man sha Allah !!

  • @rodoahmed43
    @rodoahmed43 4 роки тому

    Masha Allah tabarakallah allahuma barik mohamed yare. Illaahy ha ino badiyo mohamed yare oo kale.

  • @maryanmohamed1395
    @maryanmohamed1395 4 роки тому

    Maashaalaah ilaahay hamigaaga haku rumeeyo waxad noqoni culimada mustaqbalka inshaalaah

  • @yahyaali7190
    @yahyaali7190 4 роки тому +1

    Mansha alah Muhammad, wariyaha laftiisa hore u soco walal

  • @qazimabdirizakarab5448
    @qazimabdirizakarab5448 4 роки тому

    Mansha allah allah ha barakeeyo Maxamed Abduraxman

  • @maxamedaxmed5902
    @maxamedaxmed5902 4 роки тому +3

    Maansha allah ilaahay khayrka haw sii siyaadiyo maxed yare

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 роки тому

    Mansha allah tabarikalaha allah wa hibo allah siyeya mansha allah allah ha Ku xifdiyo o ha Ku siyadiyo nimcada iyo wanaga allah ku siyaye

  • @saidabdullahisuufi6000
    @saidabdullahisuufi6000 4 роки тому

    Masha allah Dhacdo Farxad leh Allah haw barakeeyo maskaxdiisa waalidkii io maclinkiisane allah barakeeyo laakiinse walaal kadaa kiTaabka aad Leedahy madaxTooyo ayaa Mudan

  • @fatumamaalinhuseein3570
    @fatumamaalinhuseein3570 2 роки тому

    M.a Allah Allow barakee ona xafid muxamed

  • @abdikafirashid4802
    @abdikafirashid4802 4 роки тому

    ما شاّّّء الله تبارك "خيركم من تعلم القرءان وعلمه" الله يحفظكم جميعا انتم اهل القرءان واهل القران اهل الله وخاصته. اللهم زد وبارك.

  • @hiboibrahim2530
    @hiboibrahim2530 4 роки тому

    Mansh alh mansh alh ale ha ku barkeeyo habo rabi ha ku xafido

  • @nusiybamohammad4688
    @nusiybamohammad4688 4 роки тому

    Mansha allah tabaraka allah illahay ha usiyaadiyo cilmigiisa hana xafido inankaa yar

  • @yasinaliyasinali8469
    @yasinaliyasinali8469 4 роки тому +5

    Masha alaah waa sharaf diintu alle ayaan ku baryayaa in alle kugu sugi diinta amiin

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому +3

    Mash allh sh cismaan alle ha xafido

  • @mohamedisahaq9767
    @mohamedisahaq9767 4 роки тому

    Mansha allaah waa ilmo waalid fiican iyo macalin fiican kutabceen ilaahay haka abaal mariyo isagana ilaahay habarakeeyo

  • @soomane5828
    @soomane5828 4 роки тому +2

    Mzha allH alle ha barakeeyo

  • @engmohamoudyusuf3960
    @engmohamoudyusuf3960 4 роки тому +1

    Mansha allah
    Illahay gacmaha ha ubarakeeyo insha allah

  • @mustafaali7397
    @mustafaali7397 4 роки тому

    Mash Allaah Allaah Allaah iyo barik fikk Allaah haa xafiido

  • @mahyeofficial6206
    @mahyeofficial6206 4 роки тому

    Ilahay ha barakeeyo mansha alah ilahay ha xifdiyo

  • @khaasimdiriye4022
    @khaasimdiriye4022 4 роки тому +1

    Masha ALLAH waa mucjiso runtii ALLAH hadowro aamiin aamiin insha ALLAH

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 роки тому

    Mashalah Alaw ubarakeee Wilkan Mashalah,,,,,Wax ka wanagsan Majirto,,,,,,,Ilmahado ooquranka Bartay oo wadada fican Ahay

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 4 роки тому

    Maanshalaa kheer iyo guul ayaanu kuu rajeenayaa

  • @zhaficisomali816
    @zhaficisomali816 4 роки тому

    Mnsha Allah alle cilmiga Iyo cimrigaba haw barakeeyo

  • @barkhadka6341
    @barkhadka6341 4 роки тому

    Masha AllaaH wataa Ragganimadu Alle Caqli wacan Hakuu Barakeeyo wllo😍

  • @yuusufnuur1407
    @yuusufnuur1407 4 роки тому

    Masha allah alle haku xafido maxamed yare

  • @abdiaziz5107
    @abdiaziz5107 4 роки тому

    Masha allah wll maxamed yare allah hakuu siyaaadiyo cfmdka wll qaaaaaali

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 4 роки тому

    Mzha Allah wllo Mohamed yare
    Alle haku barakeeyo

  • @sheekomedia755
    @sheekomedia755 4 роки тому

    Allaah haka ajarsiiyo maxamed oo ha ubarakeeyo cilmigiisa

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 роки тому

    Mashallah tabarakaAllah ilaahey subaxana watacala ha xifdiyo 🙌💯!

  • @fataahmohamed478
    @fataahmohamed478 4 роки тому +1

    Macha AllaH
    Alle hakubarakeeyo

  • @osmansubeer6722
    @osmansubeer6722 4 роки тому

    Weligay barnaajim maan dhanaysan llkn duacaysane barnaamijyo wangsan oo dhanka diinta ah ayuu soo gudbiyaa haka ka wad wll

  • @abdirisaaqaadan4044
    @abdirisaaqaadan4044 4 роки тому +1

    Masha allah wll lagu daydo.illaahey cilmiga hakuu barakeeyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 роки тому

    Mashallah ilahay ha ku xafido abo wacan ayaa dhalay

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 4 роки тому +2

    Wariye masha Allah weeye hore u soco Allahuma Baarik

  • @muhammadabuukarry5414
    @muhammadabuukarry5414 4 роки тому

    Masha alah IL xun ilah matuso mid dalkisa iyo dintisa anfaca ilah haka dhigo

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 4 роки тому +2

    Mashalaah tabarakalaah ala ha ino xifdiyo miisaalkiisana ha ino badiyo

  • @wacyigalintaBulshada
    @wacyigalintaBulshada 3 роки тому

    بارك الله فيك

  • @fathiaosman1620
    @fathiaosman1620 4 роки тому +3

    Mashallah tabrakallah illahy hakucafiyo 👐👐

  • @hamdasamir8755
    @hamdasamir8755 4 роки тому

    Mansha alaah barakalaah alaah hakaa xijabo isha xasidka aamin ❤❤❤😍😍

  • @munahassan880
    @munahassan880 4 роки тому

    Waaladiintiisa iyo macalimiintiisab allaha ka ajarsiiyo

  • @abdiadammohamed4258
    @abdiadammohamed4258 4 роки тому

    Maasha Allaah barakalaahu fiik

  • @abdelazizdacar1308
    @abdelazizdacar1308 4 роки тому

    ماشالله Alle ha ku dhowro walaal Maxamed yare

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 4 роки тому

    Waa maxey cowri iyo waxey ka hadlayaa kalaam-ka Alle ayuu xifdiyey kasoo dawo u ah cudur kaste iyo ilba mida kale hadaadan lasoo bandhigin oo aan dadka lala wadaagin alle Fahmada iyo wanaaga uu ku maneystay.
    Alle Hala garab galo juhdiga Maxamed yare

  • @naasirdayib7299
    @naasirdayib7299 4 роки тому

    2dii Barnaamijba Waan Dhamaystay Incha ALLE Ilna Ku Dhici mayso Ee Maasha ÀLLAHDA U Badiya

  • @fardusmuse5266
    @fardusmuse5266 4 роки тому

    Manshallah tabaarakallaah barakalaahu fiik yaa ibnii❤❤❤❤❤❤❤

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 4 роки тому

    Masha allah masha allah alle caqliga cilmiga iyo cimrigaba ha ubarakeyo

  • @axmedjookar2208
    @axmedjookar2208 4 роки тому

    Mazh allah allah hakuubarkeeyo wllky maxmed yare

  • @qadarblue6784
    @qadarblue6784 4 роки тому +5

    Sido waxa xusid mudan tvka saab iyo ducesane oo faaa fiya barnamijyad hormarka dhalintena uleh qerkana badan

  • @fatal2340
    @fatal2340 Рік тому

    Sc , fadlan magaca madarasada ma noo sheegi kartaa iyo sida ama meesha lagala xiriiro Ajar iyo xasanaad Alaha kaa siiyo