Xog Cadowga Qarsoon,Sirdonkii Jabuuti iyo Somalia oo La ogaaday? SL maxa ka dhexaya Geele iyo Abiib?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 93

  • @Salsabil123
    @Salsabil123 4 дні тому +5

    Guul Somaliland 🎉🎉🎉

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 4 дні тому +7

    Waxay doorashadasi labadaa hildhiman kusobexen watalaku khasaaray ee Illahow umada somaliland guul❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 4 дні тому +10

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 дні тому +9

    Dibjiriinta Shacabka Somaliland Cadowgeeda la soo saftay ha la kala Dareeriyo. Wixii mushahar ay Qaareena dib Shacabka hawgu soo celiyaan.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 дні тому +7

    Waa huwan cadow ah kilaabtan iyo kuwa kale oo badan.

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 4 дні тому +4

    Waa Munaafaqiin ilaahay Haka Qabto ummadda,Xisaabtii ilaahay ayaa u dambaysa,Dad halkii wax aanay ahayn ka dhigay oo hadana Khiyaamaya weliba Afkagaado iyo cay joogta ah la taagan baraha bulshada, shacabku waa og yihiin waana loo samray wax badan intay socon doontaa Sidan ay u dhaqmayaan Hasbiya-llah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дні тому +7

    Waa talaabo laga qaadaa

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 4 дні тому +4

    Darashada ha la qobto si ay inoo dhaafaan baalamkani tuuga ugu wayn ee fadlan ugu shubo ayaa baarlaman inoo fadhiya ilaahay kuwaan hayna dhaafiyo waa barlamaan kii abid ugu xumaa ee somaliland soo mara isha alaa

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 4 дні тому +4

    Abiib Horta Waa Xanuusanaya Tolkiii Tolow May Cilaaj Ku Xidhan

  • @warss11
    @warss11 4 дні тому +4

    waa qashin

  • @user-lt1xj4uu5q
    @user-lt1xj4uu5q 4 дні тому +3

    OOYAAYE IYO BATUUN CIILQABE WAA INLAXIDHAA INSHA ALLAAH

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 дні тому +3

    Xildhibsnkii reer yoonis kumad soo Darin

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j 4 дні тому +3

    Ha LA xidho

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +2

    Guuuuuuul guuuuuuuul somaliland geeeesi

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 дні тому +3

    GUDAHA SL WAAA LASIFAYNAYAAA BATUUN IYO RUQI MEEEL HALA SAAARO

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +4

    Geeeeesi. Buuuuufi waa tuuuuug xassn xaar ushaqeeya dameeero

  • @burjilibax
    @burjilibax 4 дні тому +3

    War yadheh diiradina kor u qaada gudehena wax kama jiran shekadas wariye badax banan noqo

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 дні тому +3

    Waa faqashta gudaha waana in wax laga qabto

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 4 дні тому

    2nin wacadawga JSL suxufi Yusuf 👍👍👍thanks for your support our country ❤

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 4 дні тому +3

    Gacan. Bir. Ah. Ayaa. Lagu. Qaban.

  • @OmarSholi-oj8ev
    @OmarSholi-oj8ev 4 дні тому +3

    Niyaw waan kudhagaysta mid aan kusheego marked ledahay madaxda somalild cadawga gudaha kujira cadayn nooken aka adan Ku arka cadawga Somaliland sababto ah wxd kashaqaynaysa kala fogaynta shacabka iyo madaxda

  • @mohamedmuhumed2619
    @mohamedmuhumed2619 4 дні тому +2

    Waxay waxan oo dhami u dhacayaan waa jilayc laga arkay madaxweynaha. Waxa layidhi "ishiisa laga arkaa ushiisa lagu dayaa".

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 4 дні тому +3

    dhagax in lagu dilo ayaa u dambayn ma xishoodayaasha

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 дні тому +2

    Ha la qabto ayda

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 4 дні тому +1

    Waad ku mahadsantahay sida aad runta u sheegtay, laakiin waa in xeer ilaalinta guud ay dacweeyaan cid kasta oo cadow ku ah shuruucda Somaliland, sida Awkosi, Maxamuud, Xarsi, iyo cid kasta oo Somaliland wax ka sheegta.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 4 дні тому +2

    Marna wa walaal dheh jabuuti marna cadow

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 4 дні тому +3

      Siyaasadu waa si,daas dal walba dantiisa buu eegtaa- shacabkuna dalkiisa buu taageeraa, guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 4 дні тому +1

    Walaahi waa runta waab kuwi uguliitay lakiin cadawogu marnab Inga guulesan mayaan guuul somaliland guuul ciidanka qaranka jamuuriyad barkeesan guuul 🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥💚🤍❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +1

    Guuuuuuul guuuuuuuul somaliland jun 26 1960❤❤❤❤

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 4 дні тому +2

    Xariirtaba. Ku. Wii. Ku. Xidhad. Xaasid. Kood. Tahay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дні тому +1

    Gole Xashiish ah inta badan oo Hunguri nasabiyadii slanderka Hunguri dhaafsaday

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 4 дні тому

    Barkhad batuun waanukukhasaray codkayagii

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 4 дні тому +1

    Xish. Mad. Malahe. Midgaan. Xeedho. Loo. Dhigay

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 3 дні тому

    Muuse biixi shalay isgaaba hoos joogey

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs 4 дні тому

    Ninkii Bixi dhaliilaba hadii uu noqday cadawga S/l, dee meesha wadanba ma jiro.

  • @hamzadualle3391
    @hamzadualle3391 4 дні тому

    Nocaga carabta waxay tidhihda طبال لحكام durban tumaysha xukamta, amaba ابواق لحكام inagana waxaynu nidhahnaa Guulwadayal.
    Sxbka Muse 7years 250km dhumiyey, 10kun oo cidana dhimasho, dhawac, maxbus kadhigay ma arkaysid aragtidada marwalba dadka kle khaldan.
    Allah bixi iyo koxdisa ha ina dhafiyo
    Cadifada iska dadya waaqicin noqda

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 дні тому

    Runtii waxay ay ku kacayaan Waa wax laga cishoodo,waa in sharciga la hor geeyo Cid kasta oo' Ka soo hor jeeda Qaranka, takale waa in musharka laga yareeyaa xilbanad, waxa hayaa war biyo Kama dhibcaan ah oo ku saabsan kuwii shirqoolay ciidankii iyo qarankii ay waxa u djaceen.😮

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 4 дні тому

    Muuse ilahay iyo umadiisajecel waxabakaqadimayan

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 4 дні тому

    These men and other ones need to go to jail 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 4 дні тому

    takale geelle wuxuu xidhiidh layeeshaa dawladaha geeska siyaasiyiinta ugu cadcad iyo xildhibaanada codka sare ku soobaxay

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 4 дні тому

    Labdaasi waa Midgaan iyo maqdaar ale hainaga qabto

  • @GeelJire-ue6bx
    @GeelJire-ue6bx 3 дні тому

    Muuse waa hLayay qaran

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 4 дні тому

    Waar waxan waa dabajiir waana waxa keliya ee SomaliLand magaca xumo u soo jiida wadan kale hadii ay ka tirsanaan lahaayeen oo arrinkan oo kale ku kici lahayeen ama badhka ayaa la geen lahaa ama xabsi daayiin

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 4 дні тому

    Sadexdaaba hala ciqqbo waa khaayiniin Qaran sida aduunku ulaxsaabtamo haloola xissaabtamo.💚🤍❤️🫡

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 3 дні тому

    walahay pasporak jabuuti waxa lagu tagikara farans oo waliba aad lacag dhigaysid safarada faransiska ee jabuti

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 4 дні тому

    Waa ciilqabayal illahay inagu soo saaray kani midgaaka ahi weligiiba cuqdad ayuu qabay kanina dee waa cadogii ina layinaayey 1988 kii marka maxad ka filayisa

  • @CabdiraxmanCise-hl3iv
    @CabdiraxmanCise-hl3iv 4 дні тому

    horta ninkaa batuun layidhaa isagu hadal hayntaa badaniba magic ugu filan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 4 дні тому

    Lacag unbalasiyey lakiin guelle dadkaa sidaaso kalee'a wuxu kanecebyahay majiro waa heryadodaa cunee sidee u aminikaraa

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 4 дні тому

    Khayinul wadaniin weeyan lakiin taariikhda aya qoraysa

  • @KhaalidsaalaxKhaalidsaalax
    @KhaalidsaalaxKhaalidsaalax 4 дні тому

    Shabakadan xogogaal waxa ay ahayd shabakad ka shaqeeysa danta qaranka somaliland balse imika waxay ka gudubteen ama ka weecanteen taasi ma idinkaa laydin soo adeegsaday oo noqday cadaw ku noqday somaliland

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 4 дні тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ceebta Somaliland iyo Somaliyaba haysataa waa dad Baadaabooro Ajaanib ah haysta oo maddaxddii Wadanka noqday….Arintaana Dawlad Caalamka saddexaad iskama Xejinkaeto….Sutaale Lebanon 🇱🇧 Iraq 🇮🇶 Libya 🇱🇾 Dadka ay ka degi ladahay waa Baadaabooro Ajaanib ah haystaa…Tusaale ahaan Lebanon 🇱🇧 marmar ayey bilaa Baarlamaan noqotaa mudo ama ilaa Xukuumad mudo Khilaafyo darteed sidda Somaliland….Haddii aanay Somaliland wax ka qaban imikaw Bari waa too late ⏰ sorry…
    Waa Khayran katiiran

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 4 дні тому

    Jabuti is our hidden enemy in that case cut of their relationship.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 дні тому

    Waa Ayaan darrada Somaliland ku dhacday in Rag Xil ka haya dalka oo Mushar ka qaata inay Dalka Cadawgisa taageeran iyago Aan qarsan Waana Arrin iyo dhacdo Aan ka dhicin Aduunyada , Waxa dawlada looga baahan yahay in Ragan KHIYANI QARAN Lagu soo oogo ..

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 4 дні тому

    Guul somaliland

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 дні тому

    Calankee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anagu waaba u shaqaynaa wayna ku mahadsan yihiin inay u shaqeeyaan

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 4 дні тому

    Cida maamulka dhaliisa si loo toosiyo hadii xukuumadu nafis siyaasadeed ka dhigato hebel iyo hebel waa cadowga gudaha dhineceen u soconaa

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 дні тому

    Way cadatay wixi aan aan arkaynay baa muqattaa wanay helo jaba qadhadh oo ay naga heli ddona bixin wa logu celin iyagan jela hurdo dheer ah ha galen

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 4 дні тому

    Djabuti waa cadow u arka inaanay jirayn jabuuti haddii somaliland la aqoonsado isagoo ka eegaya dhinaca dhaqaalaha iyo stratigiyada dhul ahaneed.
    Labadan kaba qaadna waxa waajiba in talaabo laga qaado

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 3 дні тому

    oowaye iyo iyo batuun halaga qabto wadanka batuuna waxa wax kadhigay waa dalkiisa oo aan u eegin qabilkisa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 дні тому

    Xaarka ayaa ka daadanaya kuwan. Nidaamkee adeer cidna u joojin mayso

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому +3

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 4 дні тому

    Lacagta cashuurta ee ad mushahar uqadatoan waaidinku xaran wayp waxad noqoten qaran dumis

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дні тому

    𝐖𝐚𝐱𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐱𝐢𝐢𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐧 𝐠𝐨𝐨𝐲𝐚𝐲𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐫𝐠𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 4 дні тому

    Waxba kamadhexeyaane nacaybka muuse biixi bayusamaynayan waxasodhan

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 4 дні тому

    Xdhibaanada hada jira ha la kala dareeriyo wa wada ictisaam

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 4 дні тому

    Waar Kuwan Cadowga Somaliland Weeye Oyaaye Barkhad Biyo Geliye Waa In Laga Xayuubiyo Xasanada Ay Ahayaan Wixii Ay Lacag ka qateen cashuurta danyarta laga soo ururiyey laga soo celiyo

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 4 дні тому

    😏😏😏😏😏barkhad batuun markii shacabka slland uhiiliyeen oo ay doonayeen inaanu dareemin yasid wuxuu markiiba tegey jabuuti heshiis ayaanu la soo galay geele wuxuu moodayaa inaa la ogayn

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 4 дні тому

    😂badanway dambaysa 😂eemaxaysidhiigten😂

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 4 дні тому

    Labaduba waa dan raac dantooda ka doortay tii dalka iyo Dadweynahii dantooda loo igmadey aragtiday waa uun afkaartaye.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 дні тому

    Cid argagixisada muuse rabtaa ma jirto

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 дні тому +3

    Kilaabtan waa in shaqo laga qabtaa oo meeshii lagu arkaba la garaacaa oo laamida la jiidjiidaa.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 дні тому

    Way oyiiii dona

  • @GeelJire-ue6bx
    @GeelJire-ue6bx 3 дні тому

    Brkhd batuun kawaantw wixii dalka dhibaya

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 4 дні тому

    Asc waa maxay waxaa loo qaban waayey ee xasaanada looga qadi waayey ee laga dhowranayaa haday dawladu gabtay shicibku maxay ka daawanayaan ee ay isga qaban waayeen reer hargaysa waa dad aad u jilicsan waar iska qabta tuugta caloolshooda u shaqaystayaash ah ee bilaa damiirka ah ee si xun u ceeshiinta ah

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 4 дні тому

    😂😂😂

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 дні тому +2

    Gobolka woqooyi Somalia 🇸🇴 ee hargeysa Waa lagu waashay idoor Waa wada waashay

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дні тому

    𝐤𝐮𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐤𝐡𝐚𝐫𝐚𝐧𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐤𝐮 𝐞𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐭𝐨

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 4 дні тому

    Inkasta uu durdur iyo dabaal galo Doofar abidkii madaahiro.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 4 дні тому

    Labaduba waa looma ooyaanka somaliland ku dhex beeran

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дні тому

    Mee sharcigii qaban lahaa maxaase loo eeganayaa Xashiishkan

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 4 дні тому

    Adoo gola ka maagoo siyasadaba aqoon anaa geesi kaa dhigay garata iyo tusaalaha adigoo gorfayn karin sawtaan geesi kaa dhigay go halaq miyaa tahay hadba marada iigala gododlaytu waa maxay waad iga gar darantee soomaalilaan ha jirto oo ha joogto

  • @cabdirashiidmaxamed5829
    @cabdirashiidmaxamed5829 4 дні тому +2

    Xasaanadda waa in lagaqaadaa waxaabuukuleeyay somaliawayn yaadiidikara waaqarandumis

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 4 дні тому

    Labaduba dalal kale ayay u shaqeeyaan

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 4 дні тому

    Talow may iman maalin laka diro

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 4 дні тому

    Waa xildhibaano bilaa damiira waana in ilgaara umadu ku hayso labaa maan gaab iyo khaar kaloo lmida.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 4 дні тому

    Beenaale beenaale

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому

    Batuun iyo baroor ooyaayaye waa cadawga gudaha noo jooga oo calooshooda ushaqaystayaal ah oo kunaaxay cashuurta masaakiinta laga qaado ilaahay hanaga qabto buulalada cadawgu nagu dhex samaystay nacallaa hooyadood kuyaal

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дні тому

    𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐮 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲𝐞 𝐲𝐚𝐚 𝐮𝐮𝐭𝐨𝐥𝐚 𝐨𝐨 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐥𝐚𝐬𝐡 𝐲𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐮𝐮𝐛𝐮𝐮 𝐥𝐚𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐣𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚