AKRAM SHIVA VS AYAAN WADANI | HARGEYSAAY ILDUUF MARKALE | SILSILADDA DANGUUD | 2021 (PART 14)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • WALAALKAA HADDUU DALLACO,
    HAN IYO DEREJABA KASBADO,
    HIBAA LOOGU DAAH FURAAYE,
    HADDAAN DAWLAD YEESHAY XORA,
    MA DEYRKII MAKAAN BADH GUBAY,
    SOW INNAGII SHANTA DEGEL U NIIL
    MAXAA RUNTA LOO DAFIRAY,
    =========
    SPECIAL THANKS
    ZAMZAM SHARAF
    CABDIRAXIIM CARAB
    ARAGSAN CABDINAASIR
    -------------
    HEESKI 14AAD EE SILSILADDA DANGUUD WAA LAMA HURAAN
    EREYADA ABWAAN : KHADAR MACALLIM QAASIM
    ALFANNAAN AKRAM SHIVA
    JAWAABTA AYAAN WADANI
    FILMED & DIRECTED BY CJ AMIIN
    VOCAL RECORDING CABDIRAXMIIM CARAB
    ------------------------------------------
    JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
    DJIBOUTI - GARISSA
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    XAMDI BILAN
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    NAJMA NASHAAD
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  3 роки тому +279

    Haddaan Dawlad Yeeshay Xora ah
    Ma Deyrkii Makaan Badh Gubay
    Soo Innagii Shanta Degel U Niil
    Maxaa Runta Loo Dafiray??
    ---
    Walaalkaa Hadduu Darajo Gaadho
    Laguma Daba Dhagaanaadee
    Ducaa Loogu Sii Daraa - #Hambalyo #Somaliland…

    • @shamsediinmuxumed1797
      @shamsediinmuxumed1797 3 роки тому +9

      Waan kusalamy abdi askari legend

    • @shabcanhassan7644
      @shabcanhassan7644 3 роки тому +8

      Wan ku wata maclin go forward 🥰💪🏻

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 3 роки тому +10

      Abdi askari wan ku wadana saaxiib

    • @asyia9444
      @asyia9444 3 роки тому +19

      maya ee maynan gubin dayrkii make waxa laga xun yahay guusha jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo isku tashaday markaa xasidka loo Joojin maayo guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan horaa loo soconayaa

    • @qadanmooge156
      @qadanmooge156 3 роки тому +4

      Mhdznd ABDI ASKARI TUPE💯

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 роки тому +79

    Waxaan farxa markaan arko
    Dadkaygoo comment buuxiyay
    Oo libintooda u dabaaldagaya
    Wlhi waan idin jeclahay reer Somalilandoow
    Ilaahay ha idin dhowro😥😭

  • @chefMohaOfficial
    @chefMohaOfficial 3 роки тому +282

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw ❤ Dinteena Faafi

  • @sabrinaosman7576
    @sabrinaosman7576 3 роки тому +54

    Ciise iyo isaaq iskadhalan ahy wlhi hadal aan odhanlahaba hees lagaso dhigay💚💭❤🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍

    • @mumtazmuhmed447
      @mumtazmuhmed447 3 роки тому +2

      In kastoon lasoo daahay soo dhawoow habo qali

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku Рік тому +2

      Waxaa iska kaa dhalay labadii sheekh ee walaalaha ahaa
      1. Sheekh Isaaq binu Ahmed
      2. Sheekh Ciise Binu Ahmed
      Runtii Dhalasho uuma ciil qabtide ii noolow Abti Sharafeey 💚🤍❤️

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 роки тому +307

    Duriyadii reer somaliland 💚🤍❤️ wa idin ku faana dhabtii😇 from Moqdisho 🙏

    • @gashaanpro1705
      @gashaanpro1705 3 роки тому +1

      Thanks wall qaali

    • @adnamaxamed3818
      @adnamaxamed3818 3 роки тому +1

      Thank xbbtiii 😍

    • @abdiazizmoh3166
      @abdiazizmoh3166 3 роки тому +2

      Kamaad naga mudantahay madaxad nosarantahay xifadulllah wllo

    • @hamz233
      @hamz233 3 роки тому +2

      Faanka wax ku dara inader oo naga fuqa 😂

    • @baaruudak.b.m1114
      @baaruudak.b.m1114 3 роки тому +3

      Mahadsanid wallaalo. Inta fayowbi way kufaantaa wallaaladood haday horumaraan.. Inta buktaana dawo maleh..

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +21

    Maashaa Allaahuye reer somalilandoow markaan arko sidaad qarankiinna u difaacaysaan iyo sidaad hareeraha uga joogtaan iyo sidaad cadoowgiina ugu midoowdaan wallaahi qalbigaa igu dararoo indhahaa igu doogsadee-naxariista eebiyo eheloow nabadi guudkiin insh tcaalaa, Anna ducada Aammmiiiiiiiiin, for ever Somaliland rep,,

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 роки тому +148

    Heestan wlhi way iga ilmeysiisay allow barakee somaliland💚🗯️❤️

  • @fify9995
    @fify9995 3 роки тому +73

    Inta tiktok kaso aragtey farta taga my homeland🇩🇯🇩🇯 🥰🥰jabuti jano+ my second homeland somaliland waa diiriyadhi dowlad🤩🥰🇮🇹🇮🇹

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 роки тому +29

    Thank you abwaanka iyo fanaankaba✨.
    Somalilandernimo wax dhaama lawaa💚❤️

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 роки тому +28

    Hadan dawlad yeeshay xora ah
    Ma deyrkii makaan badh gubay
    Soo innagii shanta degel u niil
    Maxaa runta loo dafiray
    Walalka haduu darajo gaadhay❤️
    Reer Djibouti 🇩🇯 many thanks walalyaaal🙏🙏💪💪💪

  • @jamaabdirisaq1494
    @jamaabdirisaq1494 3 роки тому +100

    from puntland...dariska xalasha ah guushina wan jecelnahy....Dawlad buuxda laysma xasdee mansha allh udhaha....reer Ayeeyahay

  • @ilwaadabdi898
    @ilwaadabdi898 3 роки тому +288

    Somalind idin mee 😍 hala buufiyo cayaynka

  • @hamz233
    @hamz233 3 роки тому +31

    Qadaadwaynta si walba wax loogu sheeg haday wax ku qadanayaan😂 Jamhuuriyada barakaysan is muujiya💚🤍❤️

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 3 роки тому +61

    Somaliland 💚💬❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 hoore usocdaa 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @ubahclahi831
    @ubahclahi831 3 роки тому +47

    Dalkygan Tagee Hirgalay ishi Cawridu Ka Dadan
    Habarna Ducan Kuladhay
    Wxba Lagama Qaban Karo Hoygiu Fankii 🥰❤❤👏👏🇮🇹

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 роки тому +23

    Ax waxayari fariidsanaaa 🙏ale haku sharfo quruxow 😊

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 3 роки тому +17

    Waa maxay dayma quudhiwaagu🏆😂👏💪💪💚🤍♥️. Abwaanka iyo fanaankaba Salaan sare 🟢⚪️🔴

  • @bulshawiofficials1839
    @bulshawiofficials1839 3 роки тому +13

    Haduu dad horumar helo siduu Caadadu tahay mansha Allaah lagu daraaa markaa Reer muqdisho mansha Allaah Noo Raaciya ee Aflagaadada naga daaya Bls 🙏🙏la ha idiin Sakhiree Qaraxa ha idinka Joojiyee Mansha Allaah Noo Raaciya Bls somalaliand mansha Allaah guuuuul 💚🤍❤ 💪💪💪💪

  • @ayanbadal6829
    @ayanbadal6829 3 роки тому +14

    Jabuuti 😍😍😍😍 hill walal

  • @Nimco-sg3nn
    @Nimco-sg3nn 3 роки тому +29

    Wixii somaliland necb baas ku tax 😁🤗wan idin wataa somaliland ❤️😋💕😊

  • @bulshawiofficials1839
    @bulshawiofficials1839 3 роки тому +132

    Ma soo qaadeen waan sugayaa Guuul somaliland Guuuul 💚🤍💚🤍❤💚🤍❤💪💪💪💪

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 роки тому +66

    Konfurooy somaliland tagtay walhi duco iyo habar toona idin kama bahna alle barakeeyeey 5 somali ma jiran walhi 19 jir ban ahay weligay calanka buluga oo dushayda ka ba'banaya ma arag walhi calanka saddexda midab ah ee tawxiidka leh ban ku hoos dhashay alhm alle iga dhaliyeey dad dhiig iyo magac leh isaaqnimo💚❤😍😍😍😍somaliland from burco gobolka raga

    • @abdiii114
      @abdiii114 3 роки тому +3

      19 sano aan mustaqbal heen uma xumid ku quus qaado siilaanyo 60 sano jir ayuu ahaa markoo somaliland u radinayey ictiraaf hada neh waxoo jiraa 90 sano wali neh wax ma haayo

    • @engcasiishadalsameugukleyd5592
      @engcasiishadalsameugukleyd5592 3 роки тому +1

      Qof qiimo badan ayd thy Runtii

    • @samaaraabdullahi2811
      @samaaraabdullahi2811 3 роки тому +4

      😂😂markaa wadankle tagtid buu Kan bluega ka dulbaban suaasha ugu horeysa e qof ajanabi ahna kuwaydinayo waa from Mogadishu hhhh

    • @bilana289
      @bilana289 3 роки тому +4

      @@abdiii114
      SL hadaanu helno ictiraaf alxamdulilaah hadii anan helin Rabilcaalim.
      “Runtuna aan is deyno Dhaha”

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 3 роки тому +1

      Afkaga cano malab leeh laku qabaay.....waa sidad sheegtay 💚💭❤

  • @asmaahmed9711
    @asmaahmed9711 3 роки тому +19

    Woow abwaanka iyo fanankuba wa best 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @jeexfilms1865
    @jeexfilms1865 3 роки тому +4

    Waaw abwaan khadar macalin qaasim waxa ku dhashay gobol raga🇭🇺🇭🇺🇭🇺💋💋💋💋💚☁️❤❤❤💚☁️❤💚☁️❤💚☁️❤💚☁️❤💚☁️❤💚☁️❤💚☁️❤💚❤💚❤

  • @axmetali379
    @axmetali379 3 роки тому +9

    Waa abwaan sare heestan waa ruun somaliya JABUUTI so du Somaliland 😍😍😍🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @hafsaxidiigofficiale305
    @hafsaxidiigofficiale305 3 роки тому +11

    Sooomlilnd hanoolto💚💚💚🤍🤍❤❤💖💗💗💗💗💓💓💓💓💓💓💓💓👌👌👌👌👌👌👌👌👌 jabuuri🇩🇯🇩🇯 wa dhiig naga dhaxee💗💗💗💗

  • @yousufaliyasin
    @yousufaliyasin 3 роки тому +9

    🤩😍 BURAO Gabolkii Raga Iyo Murtida 😘🥰
    Iyagaa LaGu Seexdaa Musgalena Kanaa Uga Danbeeyey 🥰👋👋👋👋

  • @ugbaadmaax2989
    @ugbaadmaax2989 3 роки тому +26

    Ma daahiro xasidkuye
    Mxd libinta uga didaan
    Viva somaliland 💚🗯❤

  • @maamoqaalimaamoqaali
    @maamoqaalimaamoqaali 3 роки тому +100

    woow Somaliland guuul inasha Allah ❤❤❤❤👍👍👍

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 3 роки тому +122

    Mnzha allh somaliland guul iyo gobonimo 💚🤍❤💉ishu iyo cawridu kadedan 👑no mashquul somaliland wey socotee

    • @WadnaQabad
      @WadnaQabad 3 роки тому

      Gobanimadu ma ina dad iyo dal isku mida kala goyso oo kala rartaa
      Waa fikir liita
      Dad somaliyed inay yihiin oo nabad kujira waa kufaraxsanahay

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 3 роки тому +3

      @@WadnaQabad waar waa bilaa somaali nIo somaliland waa gaar wana nahneY somaali

    • @shankaronbintucafi6325
      @shankaronbintucafi6325 3 роки тому +1

      💚💚🤍🤍❤❤🥰💥💥

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 3 роки тому +1

      @@shankaronbintucafi6325 💚🤍❤🖐

    • @kikokayaahee7951
      @kikokayaahee7951 3 роки тому +2

      @@WadnaQabad ma dayrkii makkaan gubay . Soynagii shanta dagal uniil . Mxa runta loo dafiri . Mana daahiro xaasidku .
      Kaxunoow/kanaxoow nafta waa 💚🤍❤️
      Jawaab intaasaa kugu filan wllo

  • @amalhope42
    @amalhope42 10 місяців тому +1

    Woow heesta ugu jacely channelkan

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 3 роки тому +43

    Anagah dheh anagah soomaliland lib guul naguma yara alx nabadah alle hanoo siyaadsho

  • @asmaahmed6082
    @asmaahmed6082 3 роки тому +50

    Somaliland ha nolato💚💚💚🤍🤍❤❤❤
    Viva jibuuti intii aanu hadal ku lahyn oo suugaana

  • @aaminahassan9647
    @aaminahassan9647 3 роки тому +33

    absolutely true song 💚💭❤👏👏

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 місяці тому +1

    Love soomaaliland 🇾🇪❤❤❤

  • @najaxahmed9680
    @najaxahmed9680 3 роки тому +52

    Somalind Ale dib umasoceliyo hore ayey usoconeysaa

  • @queenrasha1581
    @queenrasha1581 3 роки тому +44

    Laba duriyadod o isku hiliyay uma xuma💚🤍❤🇩🇯💪❤

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 роки тому +7

    Mashallah congratulation keep gowing soomaaliland lucky

  • @celinebossard4914
    @celinebossard4914 3 роки тому +2

    Masha Allah akram Mohamed Ali from Djibouti

  • @riyanomar7376
    @riyanomar7376 3 роки тому +8

    Axsan ya fanan akram mahamed Ali shiva wale hes ayad ku shifeysay ilahay cimriga iyo aqligaba haku barkeyo

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 3 роки тому +14

    Ma daahiro xaasidkuye
    maxaad Libta uga dudaan
    allaylehe balmaxaY uga dudaan
    viv SomaaLiland❤️❤️

  • @ladnahassan9126
    @ladnahassan9126 3 роки тому +6

    eeesh cala fanaaan waxasa erayo ah ama waxasa dadka lala hor imada ama niiicda naga daaya❤❤somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 3 роки тому +6

    Waaw❤❤❤❤💬💬💬💚💚💚💚
    Jamhuuriyada barakaysan maansha allah noo dhaha fanaanintayada ayaa idinka xariifsan🤣👍

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 3 роки тому +6

    Madaahiro Xaasidkuyo maxad Libta Uga Dudaaaaan Hayaaay Dadkeygi Hayaaaay💚⚪️❤️💚⚪️❤️💚⚪️❤️💚⚪️❤️💚⚪️❤️

  • @princessmacaani4145
    @princessmacaani4145 3 роки тому +12

    Anga miinada kama dudno wanku noleen hdana wnku nolaan donaah allow barkey konfurta somaliya 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bushramohd9927
    @bushramohd9927 3 роки тому +141

    Somaliland dalkayga ilahay nabada ha ini siyaadiyo isha xasidku dadan yahuu reer xamarow idinku marka hore meel isa soo sara 💪💚💬❤🥰

    • @maryaneygacal1650
      @maryaneygacal1650 3 роки тому

      Xamar adhiga sitha o qale sxpeeey😅

    • @cabdiraxmaanofficial8506
      @cabdiraxmaanofficial8506 3 роки тому

      Xaarka bas iska dhaq wllow

    • @maryaneygacal1650
      @maryaneygacal1650 3 роки тому

      official yakuwada

    • @saamiyacismaan8781
      @saamiyacismaan8781 3 роки тому +1

      Buufinay wlll viva somaliland💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️

    • @ima6291
      @ima6291 3 роки тому

      Isaaq maahee inta kale ma reerxamarbaa sory casinimadu meyhasey idinka haleeli war waa imisa qabiil soomaali hadad wax fahmeysan mase loo talin karaa intaasoo qabiil oo aan cidi xakumeyn war wuxu xasidsanaa

  • @amalcirro5189
    @amalcirro5189 3 роки тому +12

    Akram shifa alle kuma qado zedi
    Madahiro xasidkuye naga daba hadh somalia

  • @hamdakhalifa6507
    @hamdakhalifa6507 3 роки тому +28

    Jabuuti inay nogu hilinayso sadex xarafnimo ma shaki ba ka jira guul somalilandtyda

  • @sabrinaosman7576
    @sabrinaosman7576 3 роки тому +19

    Somaliland iyo 🇩🇯 iskadhalan ahy🥰🥰 viva dirnimo😊😊

  • @khadraabdi4482
    @khadraabdi4482 3 роки тому +29

    Wooow duriyadii barkaysnayd allow nimacd no siyaadi 💚🤍❤

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 роки тому +10

    Jugta culus iyo jabuuti 😎😎
    Allhamdulilah cala nicmati somalilamder

  • @suhurcarabofficial1398
    @suhurcarabofficial1398 3 роки тому +27

    Rabaw tiirka nabada🤲 noo adke viv jamuriyada barakaysan🥰

  • @sagalmohamet3707
    @sagalmohamet3707 3 роки тому +4

    Akram yare thank you 🥰

  • @AhmedMohamed-wd4jj
    @AhmedMohamed-wd4jj 3 роки тому +1

    ABWAANKA reer burC0 ma sha allh waa ka heLy midhihiisa

  • @murzal31
    @murzal31 3 роки тому +15

    SomaLiLand Hays Raacdo One Love ❤

  • @abokorsaadik6596
    @abokorsaadik6596 3 роки тому +14

    Somaliland is my heart, somalia is my blood ❤

  • @xaaskasiciid9061
    @xaaskasiciid9061 3 роки тому +8

    Mansha Allah soomalind guuul ❤️❤️❤️ ❤️

  • @degmoqalanj7358
    @degmoqalanj7358 3 роки тому +2

    Masha allah ax hees iyo jwb wacan dalkaygo guulayso markasta cadowgana jaba💚⚪❤

  • @munaozman8849
    @munaozman8849 3 роки тому +21

    ❤❤🤍🤍💚💚✋✋✋✋wooow axyaaa hees guul somalilnd iyo jabuuti dawladaha direed guuul laan dheeranimo ismuujiya

  • @hamdiomar9475
    @hamdiomar9475 3 роки тому +5

    Somaliand garbey kuhadashay
    Siyasiyintaan idin daba tagan iyo shacabkan kuhayo somali wa mid awalan konfur la mideyan nabada alle haidin siyadsho
    Anagana alle ha nasiiyo

  • @cabdinaasirkayse9562
    @cabdinaasirkayse9562 3 роки тому +102

    Dadaalka somaliland
    Dantooday dhisteen
    Deriskaa nabdoon
    Dowlad weeye Sare
    Dareenka qofkii lahow
    Runtaa lagu diirsadaa
    Doqoni waa yeelkadeed
    Dadka reer somaliland lixdankii waxay u heelanaayeen ama u halgamayeen shantii somaliyeed ee gumaystuhu Kalo qaybsaday inay dermo qudha u goglaan si ay cadawga Isago dhiciyaan lkn nasiibdaro taasi may dhicin runtii oo koonfurtii aan Ku biirnay ee xorta noqotay kama jirin dareen la mid ah Ka somaaliland markiiba wixii dhacay waan ognahay ee cadaalad darada meeshii Ka dhacday tabasho dheer Ka dib somaaliland maanta waa xor waxayna cagta saartay jidkii guusha aqoonsiga lkn somaliya xaqiiqada markaan Ka hadalno shantii somaliyeed iyadaa ugu liidata maanta midnimo iska daaye Lix qaybood bay noqotay oo midkastaa madaxweyne leeyahay iyo calamo somaliland hadii aad Ka naxaysaan ama Ku farxaysaan in ay midnimo danbe Ku soo laabto lagama yaabo weligeed, walalo isku isir ah ma noqonaa ninkastaana dowladnimadiisa iyo jiritaankiisa ha lagu xitiraamo walaalayaal

    • @abdiqadiraxmedseerka1195
      @abdiqadiraxmedseerka1195 3 роки тому +2

      Waa sidaaas pro

    • @engcasiishadalsameugukleyd5592
      @engcasiishadalsameugukleyd5592 3 роки тому +1

      Waaa sidaa zxp

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 3 роки тому +3

      Runtu was xanuun sxp Somalia imika iyada ugu ayaandaran oo dhowr gobol usii go goday iyada ugu ayaandaran shanta somali

    • @rawmo7336
      @rawmo7336 3 роки тому +1

      Allah ya cizak. Afkaa allah Kama gooyo. Marbaa wawooyi la digey se marlabaad la digi Mayo...

    • @barlinosmaan545
      @barlinosmaan545 3 роки тому

      Asxaanka ayaa idinkadarayee waxaan idiinkudheganahay mahaan waxdonqnimo ah e cadawga ayaa halmaalin idinqalnlahaa. Midakale hadaan idinfasaxno habarhabar ayaad iskudileeysan waad ogtahiihin e cagadhigta!! 🇸🇴 🇸🇴

  • @athensyros2296
    @athensyros2296 3 роки тому +1

    Good job thank you so much for your for your hard work w

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 3 роки тому +6

    Arkam seedi waabeer guul iyo gobtii jabuuti samsam queen 👑 may Allah bless you and your family thank you very much Arkam👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍🥰🥰🥰💝💝💝🌺🌺🥰🥰❤️🤍💚 guul my motherlands

  • @dheman1418
    @dheman1418 3 роки тому +28

    Waaw somaaliland alow noo xafid💚💬❤

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 3 роки тому +10

    Waaaw madaahiro xaasidkuye 💚🤍♥️💪👏Somaliland well done 🟢⚪️🔴winners, they got trophy 🏆🏆

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 3 роки тому +5

    Yaa Salaam VIVA jamahuriiyada barakaysan 💯💕💞🌏💯💝💖💯🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹💯💝💖💖💓💯💝💖💝

  • @ksomalilandlover1215
    @ksomalilandlover1215 3 роки тому +4

    Qolyahan calankii dugsada hadana an kala dab shidan u doon xaal intaad dulmiga Hargeisa ilduuf Mardale dangud ugu dhololaysan 🙏🙏🙏 wata umada xalashi mansha allah ❤

  • @xidigahadhaqankadj1667
    @xidigahadhaqankadj1667 3 роки тому +2

    Akram shiva vive mon ami🥰 Keep going

  • @hanaahmed5413
    @hanaahmed5413 3 роки тому +5

    Mazha Allah dalkeygii 💚💭❤😍😍😍😍😍😍

  • @degmadadaarasalameegobolka947
    @degmadadaarasalameegobolka947 3 роки тому +31

    Scrub isaara gobtii reer somaliland Anuu uma Baahni soomalida Kale dhamaantood love somaliland
    Nacabku darbiya ha jiidho waar meesha iicamira

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 3 роки тому +31

    Waa run shanta somali muqdisho mooye inta kale waa nabad

    • @GODOL24
      @GODOL24 3 роки тому +3

      qofwalba caqligiisuu hadlaa sxb aan kuu qeexee Somali-State gabdhahooda kufsigudhameeyey maka warhaysaa? NFD seedadka kunool wixii yar ee Kenya kadhaca korka lagasaarayo ma ma ogtahayse sababta? Caqligu hakuushaqeeyo MUDISHANA WAA NABAD WAA NA HOOYADA Somaliyeed Allah nabad hakadhigee From Somali-State.

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому

      @@GODOL24 nio somalia wan ka yaabay wlhi mugdisho ya ka dhigay xudunta dadka somaliyed ta labaad qofka an calanka buluga aminsanayn waxa tidhahdan maaha somali maxa isku xidhay dawlad iyo isir anigu Somali ayn ahay an looga sokayn somalinimada somalia wa wdn mana rabo inan la midoobo dantaydana aniga iidnka aqaana sidan yelayana anigay iga go,aysaa maahne ma aha mid laygu dirqinaayo idinki wxinu wa khasab qofki ku rabba wax lagu darsada qof aan kuba rabin inad isku so dhajiso waxan u arkaa liidnimo

    • @GODOL24
      @GODOL24 3 роки тому

      @@mo.ziyaad6216 ASC wllkay qaali horta raali noqo waxaan dhahay waan arki waayey inan dib u akhriyo baan damcay lkn hadalkaaga baan kadhexfahmay. kaama raali galinayo calanka buluuga ah ee waxan kaa raaligalini waa cadhadaada walalkaa haduu cadhoodo waa loo garaabaa. wllkay qaali calanka buluuga ah waa kii adeerradaa iyo awooyadaa Hargeysa kataageen marka adeeradeen iyo awoogeen way wada khadldanaayeen lama odhankaro. Wllo qofku ma aha inuu cadiifadoodo ee waa inuu waaqic ahaadaa rabitaanka waa danteena iyo inaga quwadeena wllo anigu waxaan aaminsanahay inan dhulka soomaliyeed oodhan dhulkayga yahay kalana tagi karin waayo waxaan nahay ehel iyo isir wllo horta wax akhri dhulkeenu goormuu 5 ahaa cadaw soo qadhaabsi tagay baa ina kala qayb qaybsaday wllo saa waa dil sistem baa ina dilay ee dadgaar ah iyo meel gaar ah toona inamadilin, Wllo hadii aan kuu sheego inta qof ee Wawieye iga dilay walahay aaminimaysid sidookale rer kheesh Isxaaq waa labada qolo ee aniga familkayga laayey wax nacayb ah oon uqabaana majirto aan ka ahayn inay soomali iswada dhishay. Takale wllo macaane ANIGU WAXAN KU DHASHAY QABRI DAHAR AMA Qorahey maxaan midnimada soomaliya udoonayaa baad umalayn? Wllo in Gaashaamo Ethiopean haysto saasna kala ahaano maxaa kuugu jira? Inay 19% Ethiopia Barbarku yeelato maxaa kugu jira? In Barabara Xabashi Oromo Dhabuub Gambeela Binshaagul iyo GUmus Canfar Tigrey Uraago etc caruurtooda lagu koriyo badnan iyo awoodna laynoogu faano maxaa kugu jira? Hadiise anoo somali ah ehel ah wll ah kurabo maxaad igu diidi maxaanse galabsaday wllokay qaali wanaagaagaan jeclahay wadeecana kulamarabo wadnaha badhtankiisaatahay!

  • @asmaibrahim3495
    @asmaibrahim3495 3 роки тому +10

    Masha allha guul soomalilan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jamilahabdirshid5222
    @jamilahabdirshid5222 3 роки тому +11

    manshllaaah dalkayga somlilaan waa dal tashaday💚💭❤💯🌹🌹💉💉💯💞

  • @daaudabdirahman8371
    @daaudabdirahman8371 3 роки тому +43

    Viva jamhuuriyada somaliland 🇹🇯 Qadaadwayney Ak 47 baa inaga dhexeya

    • @abdishakuurmuhumed7445
      @abdishakuurmuhumed7445 3 роки тому

      Wadamada dunida jira ma jiro wadan aan kudoorsanyo dalkyga somaliland😍😍😍

    • @alitahar8892
      @alitahar8892 3 роки тому

      𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐢𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐞 𝐬𝐮𝐣𝐮𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐚 𝐭𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪

    • @ahmedkanadi5779
      @ahmedkanadi5779 3 роки тому +1

      @@alitahar8892 ma noocagasa wax tooganaaye fadhi baradkaa weli raag baydaan is arag Hadii aan ku balimino goray ma laacdeen

  • @bdollr2484
    @bdollr2484 3 роки тому +13

    Mxd libta uga dudaan SOMALILAND wey tagtay so labana mayso❤❤❤

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 3 роки тому +7

    Sadexda xaraF aya La iskugu Hilinaya naga dhexeya dhiiGa 🇩🇯🇩🇯🤟

    • @naminnamr1092
      @naminnamr1092 3 роки тому

      Qabyalad iskadaa wll DIR waxbokumatareyso somalinimo nagabadan😢😰

    • @puresomalilander3248
      @puresomalilander3248 3 роки тому

      @@naminnamr1092 hYh quruxey😴😊

  • @rahiimaomar4629
    @rahiimaomar4629 3 роки тому +34

    Somlilnd guul❤️💬💚

  • @ibrahimdanishidofficail
    @ibrahimdanishidofficail 3 роки тому

    Masha allah adero khadar macalin qaasim xaqiiqda waad asiibtay adero keep going ..

  • @dugsiyeismacil1657
    @dugsiyeismacil1657 3 роки тому +5

    Somaaliland guul iyo gobnimo allow dhowr allow nabada noo siyaadi alxamdulilaah

  • @mohamedmandeela8147
    @mohamedmandeela8147 3 роки тому +2

    Waaaw abwaanku sifiican buu u buufiyay cayayaanka wlhi reer qadaad wayn

  • @naminnamr1092
    @naminnamr1092 3 роки тому +3

    Jabuuti iyo somaliland wexeyiskuweheshteyn wa Dir darteed lknse walahy dir wanjeclnhy eeh qabyalad nagadaya wllyal 😪😒😢😰😥inshallah 5somali weey midoow😢i🥰

  • @jaabirpoy2658
    @jaabirpoy2658 3 роки тому +45

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤💬💚💪

  • @hamdamohamed163
    @hamdamohamed163 3 роки тому +28

    Heesta hesta xiGt aqoonsiGa no ken wad loox gap ba tihiine❤✅🏳

  • @xayadofficial1758
    @xayadofficial1758 3 роки тому +37

    Viv somaliland guul insha Allah 💚☁️❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +13

    Abdi askari keep going legend ☝️

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому

    Hormar wcn jamhuuriyada barakeesan

  • @amalali7104
    @amalali7104 3 роки тому +9

    Dadkagaygii duriyada xalasha ah ❤️🤍💚 guul iyo gabanimo somaliland 💚🤍♥️

  • @داعيةإلىالله-ص3ع
    @داعيةإلىالله-ص3ع 3 роки тому +14

    Viva somaliland 💚💭❤

  • @warsanbeautymake-up5907
    @warsanbeautymake-up5907 3 роки тому +10

    Duma shigen waxap lagma qabankaro halkedu dhigay✅

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 роки тому +2

    Keep gowing bro foreve akram Shivana

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +7

    Somaliland & Djibouti fii quluubinaa
    🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯🇭🇺🇩🇯

  • @xayaadmahamud6397
    @xayaadmahamud6397 3 роки тому +35

    Haddaan Dowlad Yeeshay xara ah ma Deyrkii makaan Badh Gubay soo Innagii shanta Degel u niil walaalka Hadduu Darajo Gaadho laguma Dabo dhagaanaade Ducaa loogu sii Daraa Somaliland hanbalyo kunjer

  • @ubaxxuseen2919
    @ubaxxuseen2919 3 роки тому +23

    SOMALILAND 💚🤍❤ guulaysta

  • @badhbaadhdeliverysweet3891
    @badhbaadhdeliverysweet3891 3 роки тому +2

    Mash allha hore usoca edeero

  • @faanbugaaxyare9508
    @faanbugaaxyare9508 3 роки тому +45

    Duriyadi somaliland ismuujiya
    ❤💚🤍

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 3 роки тому +10

    Akram Shiva seedi qaaliya nolow

  • @najmagamuute7609
    @najmagamuute7609 3 роки тому +12

    Wlhi waa xaqiiq maxaa runta loo dafirey soomaliland ha jirto

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 роки тому +2

    Team sharma boy is muujiya 🇸🇴🇸🇴👊🏾👊🏾abdiaskari tube keep going bro 😍🇸🇴🇸🇴

  • @sihaammire5104
    @sihaammire5104 3 роки тому +10

    Abdiaskari tube silsiladn dhan hordhaca ka jeclahay 💯💪

  • @cabdifataaxsaed845
    @cabdifataaxsaed845 3 роки тому +4

    Madaahir0 Xaasidkuye maxaad libta iga didaaN 😅💯viva jamuuriyada barakysan ♥️🤍💚 💚♥️🤍💯💯

    • @mohasmartboy3053
      @mohasmartboy3053 3 роки тому

      Somaliland fii quluubinaa 💚💬❤️💉💪🦁👈👏🙏