MW Xasan Sheekh"Dadka Soomaaliyeed Cabsida ha iska daayaan yeysan maqlin kuwa iska hadlaya"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @FarahHassan-gx6jy
    @FarahHassan-gx6jy 2 місяці тому +5

    War ilaahay ka cabso oo masaajidka beenta tuuganimada xaqdarada aad samaynayso kadaa beydka ilaahay

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 2 місяці тому +5

    Allaaah caradiisu hakugu dhacdo beenaale tuuugnimo qabyaalad

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 2 місяці тому +8

    Cay baad somali ku tahay nacasyohow tuuga ahi

  • @Fartun-k4b
    @Fartun-k4b 2 місяці тому +10

    Oday masaajidka cayaarta dhaaf

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 2 місяці тому +2

      Odayga wax baa ka qaldan waxaa u umaleeyaa inuu dadka ka caqli badan yahay. Maanta oo dhan waxaa uu ka hadlayaa doorasho, muu ka hadlo dhibaatooyinka ay argaagixisada dadka Soomaaliyeed ku hayaan in sidii looga dagaalami lahaay iyo doorka ay culumada iyo dadka Soomaaliyeed ka qaadan karaan si loo baa biyo cadawga islaamka oo gaalada iyo shayaadiinta u shaqeeyo.

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 2 місяці тому +10

    If one of your kids died in Liido beach you wouldn't stay cool and about politics but We can see Hasan Sheikh doesn't look for solutions. He is keep talking about politics woth no action and solutions.

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox 2 місяці тому +3

    Xassan sheikh waa munaafaq iyo tuug dadkii gaajo ku dilay ee wadanka laga qabto ninkaan

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому +3

    Masaajid ayuu been ka dhex sheegayaa, kaa ayay soomali xal ka sugaysaa.. Yaaab

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 2 місяці тому +5

    Tuug tuug dhalay maqajan ah baad tahay

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому

    Comments kayga madaxwayne Xasan Sheekh waad guukeysatay adiga iyo dowlada aad madaxwaynaha u tahay guuleyso weligaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @thaip1221
    @thaip1221 2 місяці тому

    Somalia malinba malinta ka danbaysah horumarbay ku talabsanaysaa masha allah guul guul insha allah🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁

  • @abuukarxasansaalax804
    @abuukarxasansaalax804 2 місяці тому +2

    Fursafaas adiga mrka hore masiisay soo adigii dhihi jiray farmaajoow filada kasò bax inta kuu hartay adiga bo waad ogtahay iska dhameeso uaammada Allah dhinac haku dhaafiyo Raali ayaan ka nahay inta kuu dhiman inaad si nadiif ah ku dhamesato

  • @ka77shreef27
    @ka77shreef27 2 місяці тому

    اللهم سلط الظالمين بي ظلمهم في الصومال واخرجنا منهم سالمين يارب العالمين 🇸🇴🇸🇴

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Xasan gorgurde tuug tuug dhalay batahay oo rufyan oo qabilasde batahay kala tag umada beenta waradka was somali wey ku ogyihin inad umada hantidodi boobeyso qaburihi meydki dadki dhintay qufanaysid suqyadi kawan hilibka bakaraha xamarweyn sinay cargab ba boobeysa qabiladi isku direysid hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ba ka ganacsada xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂!!!

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 2 місяці тому +1

    Allaah hanagaakaa qabto degdeg yaa allaah aaamiin

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 2 місяці тому +1

    Beenwaas ka indho adag oo ka nacasaysan yaa array ma xoola dadra dhegaysanayaa

  • @dadirmohamed7592
    @dadirmohamed7592 2 місяці тому +1

    Fariid ma tihid hadad fariid tahay fagarayasha ka faafi fikradada baytulahi benta iyo botada kada mideda kale hamar iyo habali xadadaye xisaab tii akhiro ilowday ogow xisab in ay kus sugeyso iyo akhiro Gar guurte xalada maficno

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 місяці тому

    Maansha allah

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому

    Dadku cabsida ha iska daayaan, Xeebta Liido ha u dabaal tagaaan.

  • @alimohamud2871
    @alimohamud2871 2 місяці тому +1

    Naftad Ben ha u shegi madax weyna adi ayaa clash biyah matagkartid qof iyo cod ku soo bodeysaa

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 місяці тому

    Ficilada Xasan sameynayo waxay u adeegayan Nin aan la aqoon inuu wadanka madaxweyne ka noqdo lakin u maleeyo maayo kuwa lasoo arkay in ay wadanka xukumi doonaan asaga la.mid yihiin

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 2 місяці тому

    *Yaa doortay baarlamaanka aad leedahay codka ugu dambeeya isagaa leh? Yaan ogeyn in baarlamaanka ay ka buuxaan caada qaatayaal musuqmaasuq ku wada jooga!*

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 місяці тому

    Masajid siyaasad laga soo hadlo taas markhati kugu fiman cawaaqib xumo meshi qala Allah qala rasuul laga hadli laha

  • @maxamadxasan-n9w
    @maxamadxasan-n9w 2 місяці тому +1

    Sodonsano hadal badan iyo qarax badan 😂😂😂😂

  • @yusufsalansaney2764
    @yusufsalansaney2764 2 місяці тому

    Allah kudilo Hasan deqo

  • @GoldiMum-mw4jx
    @GoldiMum-mw4jx 2 місяці тому +1

    Madaxweyne ciidamada sanduuq haloosameeyo aanlacag ugu aruurino shicibkeena adiga uqeybi wixii aan uguridno

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 2 місяці тому

    😂Dalka Soomaaliyeed doorasho qof iyo cod ah ayuu galayaa ka noqosho malahan😂 dib uga dhicid iyo ka tanaasulid malahan, ilaa laga gaaro xilliga doorashada mawaadinow xasuuso erayadaas. Waxaan isku dayayaa inaan mar walba idin xasiusiyo

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 місяці тому

    ABII SALDHIG IYO DEKEDII MAW OGOLAATAY DHALINYARADA SOMALIYEED BEEY UTAAL

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 2 місяці тому

    MADAXWEEYNOW. WAA KU JECELNHAY. FADLN. MASJIDKA. KA DAAA. MAKRFOONKA. AAD LA TAAGNTAHY. ADUUN KA LAMA HAAYO. DAL MADXWEYN. MASJIDKA. SIDAAN UGU RSFNAAAYO.

  • @maslax1119
    @maslax1119 2 місяці тому

    Waxaad soo wadeed waweega yaa ween somali inaad gadaal u ceeleso masuurta galeeso waxad baleeqesatay ku ekaaw

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому

    Kan soomaaliya waa ku qasaartey wax matare

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 місяці тому

    Qabyo socota dheef malid xasan dhiiqow kkkkkkkk

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 2 місяці тому

    Dadra ka xishood indaba adaa ahe

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 місяці тому

    Indhaa iyo wejiga mxaa kga dhcy horta

  • @Mohamed-yi5up
    @Mohamed-yi5up 2 місяці тому

    hadalkisa qora wlhy Kani waji maleh wa munafaq Bari sid kadawan bu uhadla ninka dhalinyarada somaliyeed all ku tilmamay wa alshabab inu Ben shegayo waxa Dalil u ah ninka dhahay shaqo la.aan majirto

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 2 місяці тому

    Ciidankii farmaajo soo dhisay away adigaa laayey. Qof iyo cod waa qayaano uu wato somaliya nabad ma aha 15 sano ayey qaadanaysaa inuu sii joogo ayuu rabaa. You need to leave. Farmajo ama Khayre ayaa ku dhaama.

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Insh allaaha horey u socda walaalaha reer somaaliya

  • @amounajibril5606
    @amounajibril5606 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂kkkkkkkkkk xasan dhiiqow tuug tuug

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому

    Xasan beenloow

  • @ka77shreef27
    @ka77shreef27 2 місяці тому

    اللهم سلط الظالمين بي ظلمهم في الصومال واخرجنا منهم سالمين يارب العالمين 🇸🇴🇸🇴

  • @maxamadxasan-n9w
    @maxamadxasan-n9w 2 місяці тому +2

    Sodonsano hadal badan iyo qarax badan 😂😂😂😂