RUWAAYAD) Ajakis Jeeri Nimca haybe Fuaad Xasuustii Alfaghi Dawasho wacan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 186

  • @omaroscar8490
    @omaroscar8490 4 роки тому +39

    UA-cam keena lawaaad ee saxda ah waakan heesaha hindida oo afsomali ah iyo barnaamij kaloo bdn ayad kala soconeesiin hala booqdo

    • @nimcahaybeofficial1583
      @nimcahaybeofficial1583  4 роки тому +5

      Waa keena lawaad ee saxda ah

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 4 роки тому +1

      Ok pro

    • @mrmaow95
      @mrmaow95 4 роки тому +2

      @@nimcahaybeofficial1583 wllshiis mararka qaar filimtii hore noo soo gali waa codsi
      ❤❤✅✅❤❤

    • @musealtamora1619
      @musealtamora1619 4 роки тому +1

      @@nimcahaybeofficial1583 nimca kibirkada kistanmiya kasugena

    • @alecethan223
      @alecethan223 3 роки тому

      You all probably dont give a shit but does someone know of a tool to log back into an Instagram account..?
      I somehow lost the account password. I would love any help you can offer me!

  • @abiikarjeylaani2273
    @abiikarjeylaani2273 3 роки тому +1

    Allow unaxriiso baaba ajakis 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲waanku xasuusandoonaa kuma ilaawidoona baaba ajakis

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +1

    Walahi xasuu hor waye baba ajakis Allah haku naxristo naxris jano Allah haku siiyo alllhuma Aamiin Allhuma 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiwali970
    @abdiwali970 4 роки тому +7

    Nimca Heybe ♥️ Alla maxn codkaaga jeclahay aad bn ku taageeraa noolow wlshy intey nolol jirto

  • @khaalidsandheere3188
    @khaalidsandheere3188 2 роки тому

    Nimco waanu idin jecelnahay from hargaysa riwaaydii axdi iyo amar waalid the best xiliga aabahay ayaa yaraa lkiin wlhi waxad modaa inan wakhtigaa anigu idin la joogo xamar

  • @libanjlofficial5452
    @libanjlofficial5452 4 роки тому +2

    Nimco haybe habo Barigaaz wx yar baad ahayd mnch allah ALLE cimrigaH ha kuu dheereyo tageerenaH wan kuu ahay CodkaagaH markaan maqlo markiBaH wxaN xasuustaH #KAJOL FROM SOMALILAND😍😘

  • @mustafabdirahman9452
    @mustafabdirahman9452 4 роки тому +4

    Wow! MASHALLAH keep going sister mar walba. Waxaad i xasuusisay waayo waayo ruwaayad ah iyo goobtii waxbarashada aan ku soo bartay ee tuulada SOS.

  • @Macmacanka
    @Macmacanka Місяць тому

    Nimco Kajal ruwayada axmdi Amar walid intee kahelaa

  • @fartunali965
    @fartunali965 3 роки тому +1

    Baba ajakis Allow Ku naxariiso Aamiin Ya Rabbi

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 роки тому +5

    masha Allah tawarakaAllah xasuus fiican waaye ❤❤

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 Рік тому

    Meshaan Legend Baan Ku Arkaa Waayo Waayo

  • @hargeisamediagroup706
    @hargeisamediagroup706 4 роки тому +2

    ♥️Nimco haybe tagerahaga 1 ayan ahay lakiin hablihii kale maye naciimo 🥰RIWAYADII HINASAHA NOO SOO GALI NIMCO IYO AJAKIS THANKS FOR VIDEOS

  • @isseabdirahman1690
    @isseabdirahman1690 4 роки тому +3

    Lafihii Hore team alfaghi turmumaad ka fican ima so marin wlhi

  • @mohamedm.n5683
    @mohamedm.n5683 4 роки тому +10

    Nimco heybe ruwayadan xasuus wayo waxaan ku firsady
    Shaleemo khadijo duqey 😁😆😁
    Canjalkana waxey ila eheed #ajakis in oo wardiyo ka ahaa 😆😁😁😄

  • @xamdihassan1486
    @xamdihassan1486 4 роки тому +2

    Waaaw legend Nimco Haybe Nosoo badi ruwayadihii qadiimaga habar yar nimco keep goin thnk You 💋❤💋❤💋❤💋🌷🌻🌷⚘⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘🌷👍👍👍

  • @hassanamerica6904
    @hassanamerica6904 4 роки тому

    Masha allh nimco inoo soo badi wlshy ruwaayadii NASIB double nimco so gali

  • @xilkaxaji6298
    @xilkaxaji6298 4 роки тому +5

    Qosol wakii hore like this

  • @moustaphaartawi6729
    @moustaphaartawi6729 4 роки тому +3

    Mashallah nimco haybe horay u soco from beljiga 🤗🤗🤗

  • @mustafsharif5867
    @mustafsharif5867 4 роки тому +1

    Ruwaayadaha uu jeeri kujiro noo soo badi 👍

    • @Starr_a24
      @Starr_a24 6 місяців тому

      Jeeri legend waye bro iyo ajaakis illhay hunaxristo 🙏🏽

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 3 роки тому

    Alla ajakis mawa duqobo masha allah xiligaan iyo hada isku fac waye wlh

  • @mohamedcirro1126
    @mohamedcirro1126 4 роки тому +6

    Old is Gold 🥰

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +5

    Nimco haybe iyo Jeeri Xasuus idin xiisay❤❤

  • @AhmadMohamed-vd9yz
    @AhmadMohamed-vd9yz 4 роки тому +8

    Nimco markaa maslax wareesi la yeela neese oo uu ku dhahaye nimco ayadoo 15 iyo taban sano gaarin ayee alfaghi kusoo birtay runtii waan qirooday🙄🤗 sababto ah talent ayuu ilaheey ku siiyay m.a😎 one day waan kula kulmaa i.a

  • @abdisalamibrahim6460
    @abdisalamibrahim6460 3 роки тому

    Filimkan sanadkee ayuu ahaa isheeg eedo nimco haybe😥🙏🙏

  • @yasinsalad8916
    @yasinsalad8916 4 роки тому +3

    Nimco the one and only aaaaaaaaaaad baan kuu taageeraa waxana igu kaa dambeeyse aragtidaada 2001 via rome lkn riwaayada fuaad iigama muuqdo

  • @ismailabdi2451
    @ismailabdi2451 4 роки тому +3

    Inoo soo badi riwayadaha horana usoco Insha allah 100 subscribed wad gareysa mama nimco

  • @Abdwazac71
    @Abdwazac71 4 роки тому +5

    Old is gold for ever

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 4 роки тому +1

    Nimco Love baan kugu ahay

  • @alishariff9927
    @alishariff9927 4 роки тому +1

    Wow m.a codka fuad iyo nimco haybe ❤❤❤

  • @ismailmohamed2284
    @ismailmohamed2284 4 роки тому +6

    Nimco wllo ruesyadan oo dhaneystiran mad noso gelisid

  • @mahadcabdi7283
    @mahadcabdi7283 3 роки тому

    Waa mahad &raskanboni Waa salmatuhiin

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 4 роки тому +2

    Ruwayado dhamaystiran inoo soo gali Mahadsanid Nimco Heybe ❤️

    • @umuhamdi9782
      @umuhamdi9782 3 роки тому

      Filmka ugu jeclahay waaye aydoo dhamestiran please noosoo gili

  • @updykhadirali4498
    @updykhadirali4498 4 роки тому +3

    Legend wye Nimco haybe asxabey subscribe iyo share halagu walo waayo waa atirisho somaliyed runtii wax badan bay niga qoslisay kuna riyaqden filimadedii hanigu faraxdo iyadana markedii 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @crizaaqthiag0489
    @crizaaqthiag0489 4 роки тому

    Mzha allH wllhi wa dadkan dartooda aan filmadii hore aan u dawado Alle ha idin amaanzado dhamman reer Alfaghi

  • @abdirizakhassanmataan2264
    @abdirizakhassanmataan2264 4 роки тому +1

    Xasus hore wllhi so nice

  • @ameeyare641
    @ameeyare641 4 роки тому +4

    best xaaus qaaaali

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 4 роки тому +1

    Masha allaah wlshy hore usoco keep going

  • @aslicabdi3818
    @aslicabdi3818 3 роки тому

    Ajakis Baaba Allah Ya raxma

  • @ayaanumunaafac9742
    @ayaanumunaafac9742 3 роки тому

    Taariiq ayaan xasuusatay nimco janada alaha kugaliyo

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому

    Haanya haanya hirig kulahaa ar
    c/qaadir jeeriyaaa

  • @cinemashaaticariiri6574
    @cinemashaaticariiri6574 4 роки тому +3

    Walee markaan caataa aheyd i am from thailand

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 роки тому

    Wlh Dad waisugu yimid Heykal alyrxma

  • @zakariyahassan1928
    @zakariyahassan1928 4 роки тому

    Taariiq hore waaye hunti

  • @basheofficial7495
    @basheofficial7495 3 роки тому

    Hindiga codkiina dartii ayaan u daawan jiray

  • @ilyasosman4293
    @ilyasosman4293 3 роки тому

    Allha unaxristo ajekis

  • @aragsaninacabdiqaadir5167
    @aragsaninacabdiqaadir5167 4 роки тому +2

    Xususta qaar waa dhaxal gal wlhi legend nimco ❤

  • @haashimbile9309
    @haashimbile9309 3 роки тому

    Xasus waaye waaye Nimco oo yar

  • @abdulahihassanbocor2003
    @abdulahihassanbocor2003 3 роки тому

    Best xasuus

  • @abdikafi3715
    @abdikafi3715 3 роки тому

    Nimco heybe wllshey wxn kcodsanaa inad nokento omar osman Maya runtii adban utageraa inta kle wad nowada kenteen asaga io mohamed jubba ayaa iidhiman apyo

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 4 роки тому

    Beelo Somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋🙋🙋🙋

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 3 роки тому

    Jeeri

  • @rahmaomar2719
    @rahmaomar2719 3 роки тому

    Yaa ii shegi karo sanadke eheed😪😭 ii sheega gorte eheyd

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому

    Ar Qaasin Kariinama ahaa waayo waayo

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 роки тому

    Ajakis Allah yaa raxma😔

  • @idriisabdikarimmaxamed6421
    @idriisabdikarimmaxamed6421 3 роки тому

    Jeeri meeyay

  • @arafatmohammed7034
    @arafatmohammed7034 4 роки тому

    Ruwayadan sanadkee eheed wlh wadankeena markas qurux oo ahaay

  • @abdikhadar7534
    @abdikhadar7534 Рік тому

    Nimco walasheyda ninka aa Ii la dhahaayo oo xaflada lagu casuumaayo oo ajakis u tagaayo magaciisa sadaxan Ii sheeg wan ogahay wa dhintay allaahu yarxam bal magaciisa Ii sheeg adiga oo mahadsan.

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 роки тому +2

    Legends😞❤♥️♥️

  • @zakariawelisalat0298
    @zakariawelisalat0298 4 роки тому

    Nimco ajakis iyo yackoo nookeen plz cadsigan ii xuus plz

  • @fatuuxasheekh2118
    @fatuuxasheekh2118 4 роки тому

    Abaayo naciima plz filimkan oo dhameystiran Ayan rabaa hees ku jirty oo laxankii heesta filimka gupt( mushkil PDA yep Yara he) ku jirty ayaan rabaa oo hooriskeedu aheyd
    #hab lee isii hoygaa igee abaayo igu caawi plz plz plz plz

  • @khalidkm7163
    @khalidkm7163 3 роки тому

    Niimco heybe tagerahaga qaska ayan ahay waxan ka codsanaya in heesaha hindiga ismadhanto kuso dar iyo kuwa kale hindiga afsomaliga ah

  • @abdurrashid2672
    @abdurrashid2672 4 роки тому

    Ruwayadihii hore nosoo badi abayo nimco

  • @cabdirashiidahmed735
    @cabdirashiidahmed735 4 роки тому

    Xasuusta ma.dhamaato legend horay usocda

  • @mahiribrahim8740
    @mahiribrahim8740 4 роки тому

    Dad waa dadkii hoore 😀✅💯

  • @caliabdulahi1731
    @caliabdulahi1731 4 роки тому +1

    Je
    Eri😋

  • @nuurhaaruunmaxamedaaden2547
    @nuurhaaruunmaxamedaaden2547 4 роки тому

    Ruwayadaha hore no so geli oo kumbad ah

  • @raagexasan6631
    @raagexasan6631 4 роки тому +2

    Riyaayad inbadan kaga shaqeeyay waye waana xasuus lama ilaawan ah
    Lkn Nimco markii aad yared waad shidneed

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +1

    Cajalada tracking aa hoos kasoo galooyo ee halaga bixiyo ar waqti ayay ahayd

  • @abdifatahahmed5084
    @abdifatahahmed5084 4 роки тому

    Xusuus hore wlhi

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 роки тому +2

    LEGENDS

  • @Maaher07
    @Maaher07 4 роки тому +1

    (Nimco heybe) #sanadkee waaye riwayadaan

  • @hudeifaabdikadir8034
    @hudeifaabdikadir8034 4 роки тому

    Jeeri best majaajilste ever

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 4 роки тому +5

    Aflaanti hore waa gold MAASHALLAH lkn waxaan is weydiidyay Ajakis tintiisa weyba adkayde intuu ka keenay tintaan falaqfalqsan?

  • @hassanamerica6904
    @hassanamerica6904 4 роки тому +1

    Nimco barigaaaan 17 old 😘

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 роки тому

    Ruwaayadahan dib inad uso celisaan fiicnan lahed 😍 flim hindi waa ka nasan lahen fiirsigiisa😎🤣🤣

  • @bashkaofficial3516
    @bashkaofficial3516 4 роки тому

    Dad waa dadkii hore aaway jeeri xaguu kabaxay

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 4 роки тому

    Xasuus wlh nimca heybe horey usoco

    • @abdikey8298
      @abdikey8298 3 роки тому

      Halkana Majogtaa Abayo Mnsha Allah Waxan kugusoo Arkey Channel ka #Abdi_Huno_official Waliba Comments badan Daawada Fcn Ayaa tahay Runti💯😍😍🙏✔️

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +2

    Team Alfaghi❤❤❤❤❤

  • @dhawiicade4660
    @dhawiicade4660 4 роки тому

    Xamr waaygi hore sidn me u fcnend ❤👈

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 4 роки тому +1

      Waa gaan qarax lama aqoon

  • @mohamedkorane5671
    @mohamedkorane5671 3 роки тому

    Nimco haybe aad ayaan ujeclahay runtii

  • @ibardini373
    @ibardini373 4 роки тому

    Wlhi xasuus igelisey waagi aan fiirsan jirey filimanti hindiga ee fasirijiren ALFAGHI ilaah amarkiis codkada nimco marku so galaa ugu jeclaan jirey nasiib xumo inta xamar joogey nasiib wa u yeelan wayey inaa ku arko nimco hada imado xamar inte kalaso xariiri kara abayo Facebook keyga waa yoonis ibar pls ila so xariir si aan u helo meela kala so xariiro thanks

  • @mohandahir5
    @mohandahir5 4 роки тому +3

    Xasuus wx kle wye

  • @fartuonalieddie6411
    @fartuonalieddie6411 4 роки тому

    Ala dadkaan jeceliyaa💕💕💕💕💕💕🙈🙈🙈

  • @muhuboabdi1746
    @muhuboabdi1746 3 роки тому

    Gabadh jirtaa tahay wlee codkaaga iyo muqadaba makala dhacaan cadi ma tihid qofyaheey

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 4 роки тому

    Wiilka dheer ee timaha badan magacii

  • @Studioasaddheere
    @Studioasaddheere 4 роки тому

    Ishagarayaa

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 роки тому

    Hore usoco nimco

  • @nasteexoabdi1607
    @nasteexoabdi1607 3 роки тому

    Xassus inkasto jilitanka uusan wax fican ahayn hadana markan codkina maqlo maqiyasi karo san idin jeclahay siqasa nimco heybe iyo Ajka

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 роки тому

    Nimco qli

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 4 роки тому

    Music kada filimkii Baazi amir khan xasuus walahi

  • @abdalaabdi8830
    @abdalaabdi8830 4 роки тому

    Mashaa alaah

  • @ifraaxcabdullahi8517
    @ifraaxcabdullahi8517 4 роки тому

    waaaw qurux bdnaa🥰😘

  • @Studioasaddheere
    @Studioasaddheere 4 роки тому

    Mashalaa

  • @ahmedawil2875
    @ahmedawil2875 4 роки тому

    Jeeri Nosoo Fariisi

    • @Tesoanime
      @Tesoanime 3 роки тому

      🤣🤣🤣 shiikha ka xishooo

  • @abdikadirmohamed5145
    @abdikadirmohamed5145 4 роки тому

    Qasin kariina noo keen

  • @abshirhassan5795
    @abshirhassan5795 4 роки тому +1

    Nimco Haybe adoo mahadsan maso siden karta riwayada Adiga, Qordhere, Mohamed Jubba ,Ajakis, Jerry iyo Salaax dheere laadir kayahay Riwayada Uurka 🤣

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 Рік тому

    Riwaayadan waxaa la dhahaa ( Nasiib ) waa laba gabdho oo isku eg. Aniga waxa aan raadinayo waxa weeye. Riwaayada waxaa jilaayo,,, ajakis, fu'aad, iyo ninka la dhahayo aakirish magaciia saxda walaaley igu caawi ma noolyahay mise waa dhintay magaciisa oo sadexan ii soo qor walaaley mahadsanid. Waxaa ninkaas u raadinaayaa wuxuu qaaday heestii sunny doel oo la afsoomaaliyeeyay marka heestaas waa la,ahay walaaleey ma aqaano meel aan ka raadiyo ee igu caawi walaasheyda nimco haybe mahadsankd. Bal ii soo jawaab.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 місяці тому

    Jeere caadi maaha kulahaa mar dhaw oo rabaa inoo germany macaawino u geeyo. 😂😂🤣

  • @wardasuldan4123
    @wardasuldan4123 3 роки тому

    Hindi miyaa mise W ATARISHO NIMCO HAYBE

  • @hassanahmed5431
    @hassanahmed5431 4 роки тому

    😥😥😥😥😥😥xasus waaye wlh