WARAYSI KAXAKUUD XAASHI KULMIYIHI EE AAN AASAASNAY KUWA IGA SAARAYAY INTAAN USO MARAY UKAYSO MARIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 чер 2024
  • WARAYSI KAXAKUUD XAASHI KULMIYIHI EE AAN AASAASNAY KUWA IGA SAARAYAY INTAAN USO MARAY UKAYSO MARIN

КОМЕНТАРІ • 33

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 23 дні тому +2

    Gaadhigii iyo qorigii aad kala soo goosatay halgankii ka sheekee.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 днів тому

    Absolutely 💯

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 3 дні тому

    Maxamuud Xaashi markii Kulmiye lagu wareejin waayey baa Isaaqu jabeen!

  • @iftin2024
    @iftin2024 23 дні тому +1

    Maxamuud runta hadii la doonayo waa ninka keliya ee somaliland hanankara waana very intelligent dawlada hada jirtaana si aanay xisbiyada mucaaradka iyo ururada kale uga baqayn bay mahamuud uga baqayaan, cay iyo cawri midna wax kaga qaadi maysaan cadayn uu wax ku xadayna waalagu waayey, waa nin sharaf leh allah ha ku sharfo. Dalkan wuu kuu baahanyahay.

  • @mouktarosman8533
    @mouktarosman8533 23 дні тому +1

    ASC yaa lacagtii aan xaday way Iga dhamaatay fadlan ii codee kishka dib aan uu buuxiyee

    • @saynabfarah1278
      @saynabfarah1278 23 дні тому +2

      Waa geesi geesi dhalay tuugna maaha ee hacaayina wadaadka ilaahna ka baqa barhadaanu adiga waxkaa xadin waxaadku cadayinay saana jirin alaa halaga boqo butaqbalka madax weynaa faysal dabadii

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 23 дні тому

    Kulmiye waxaad cuneysey kudidey eexolaha umaadaa tarikhdada waa layakhanaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 23 дні тому

    Wixii AAD SOO QABATAY WAXA KACHAKA KAA GUBAY MARKII WASIIRKA LAGAA DHIGAY HANTIDII AAD BOOBAY AFIGA XIRSI IYO INTIINA WADANI AH EE MAANTA ODAYGA NEEFKA HOR BOODAYA EE LA SHIR YIMID EE LA SHIR YIMID HARGAYSAAN KU DHASHAY WAA MANTAK CIRRO.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 23 дні тому

    Mahamuudow dareenka dadweynaha ayay ka dhalatay ee ha odhan cadhooday ayay ka dhalatay?

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 22 дні тому

    Kuwa siyaasada ku jira haddana aan waxba ka garanayn siyaasad ee iska Ana waykanta ..... kkkkkkkkk

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 23 дні тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 23 дні тому

    Maxamuudow lacagtii xunbo weyne iyo lacagtii hawada nooga hadal.

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 23 дні тому

    Iska daa kulmiye soomaaliland oo dhan baad khiyaantay walina hortaagan thy.

  • @iftin2024
    @iftin2024 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉halyey codkar ah❤

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 23 дні тому

    Tuug afmiishar ah waa lagu bartay 😂

    • @luulsalaad605
      @luulsalaad605 22 дні тому

      Ego ka warn aderka muuse halkuu la maray dalkii 😂😂😂😊

  • @mouktarosman8533
    @mouktarosman8533 23 дні тому

    ASC TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG

    • @saynabfarah1278
      @saynabfarah1278 23 дні тому

      Sifiican ugarogo dabega ilaahna kaama cafiyo debigaa aad kagelayiso shiikhaa aan waxaba idinka cunin

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 23 дні тому

      Kkkkk shiikhaa aan waxba idinka cunin alla kareem​@@saynabfarah1278

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 23 дні тому

    Waar hantidii aad dhacday ama umada usoocelay ama Isaamaxa dheh.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 23 дні тому

    Mahamud yaa kuu doortay Maayirka Burco?

    • @iftin2024
      @iftin2024 23 дні тому

      Markuu maayarka ahaa miyigaad joogtay

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 23 дні тому

    mamud xaashi waa Afmishar Afmiisharkuna nolooshisa waxaa kabuxa been iyo xaraaan kamafoogado

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 23 дні тому

    Maxsmuud xaashi maxamuud Laxda was tuugii xolahii warsnka cinay ayaa is dhigaya wadaad, xataa was nonka hogaaminaaya cadowga Somaliland, ninkaa ha la a xidho dhiigya cab ku a ah, was ninkii ka qayb galay buurys gacan Libaax, kani was xaraan

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 23 дні тому

    Wax danbe kuma hayno sorry inaadeer Raali naga ahaw waa ku baranay adiga Xirsi 🚫🫣🤨🤨

    • @iftin2024
      @iftin2024 23 дні тому

      Ka waram kuwa ciidanka jebiyey ee weli hortaagan indha adaygooda

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 23 дні тому

    Maxamuudow dadkan dambe maaha dad aad harowsato

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 23 дні тому

    Waar. Hawaadii. Ka. Waaran. Ee. Aada Sisay. Caadawaaga. Gaamuuray. Ee. Anu.

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 23 дні тому

    Waar xaqanaaskii iska soo bixi kii wax kaaba dhigay afgambi kula dhaqaaday iska aamus.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 23 дні тому

    Cadho, caaddifad iyo laab la kac dowlad laguma dhiso. S.N.M waxay ahayd jabhad hubaysan oo reer leeyahay. Woqooyina beelo kale ayay wada degaan reerkaas S.N.M, u nasab sheegta, fakarkii S.N.M loo asaasay oo nool siday u suurageli kartaa inay wax wada yeeshaan?
    Siyaasad ama qaab bulsho loo maamulaa kama imaan karto jabhadayn iyo damac reeraysan.

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 23 дні тому

    Xaaraan quute beenaale ah.Waar Inxaashow xoolihii aad xaday soo celi. Salaadaada,soomkaaga iyo Xaramka aad tagtid ma lagaa aqbalayaa ?.Waar xishood oo beenta iska daa beenta iska daa.

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 23 дні тому

    Ma cid baa kaa saartay mise sidii aad dooneysay ayaad ka weyday

  • @mouktarosman8533
    @mouktarosman8533 23 дні тому

    Beenaale