Allow caadilsanidaa oo adumadada qaarkood dulmi badana adigoo ka awood badan dulmiga aad ka xarimtey naftada ayey ayaga awood shegten si ay wax udulmiyan 🥺 ilhyow sabar badnidaa adoo waxaso dhan arkaya hadana awoodid ina ciqaabto aya waqti sisy ilhyow kuwa wax dulmiya ha iga dhigin wanku jeclhy rabigeygiyoow🫀♥️ adoo raali iga eh ina hortada imaado rajeyna insha Allah 🤲
Alla maxaa wax bdn la qariyaa bal mee iska shegto hoyadas ninkeda la dilay hadana ninkina qarineso waa la yaab alle ha u naxaristo ayeyadas iyo wilkeda🙏like sara👍asxabey
Shekoyinkan saan camL markaa dhageysanayo yaab io fajac mela la faristaa subxanAllah allow imaanka na gali umada badan xaq waa laga galay walee aqiro warbaa yaalo
Waa mooryaanti shabeelaha hoose intay kudeleen 1991 dageen dadkii masakinta beerohoodii ka dhacay oo laayey maantana dawladu hdday damacdo dadki dhulka laha uceliya sabrlogoyin lasobaxaya iyo waliba ciidan
NABAAD WAXAA LOO LAYAHEEY WAA WAAXAAN
Shabeelada hoose intee ladahaa😢
WAALEE INADAAN BEEN KU SHEEGIIN MAAQRATII BAA LOGA YAHEEY
@@sweetamla2058 KONFURTA SOMAALIA AYEEY KU TAALAA
😢ha wllhi meeqa family oo masakin ah ayaa sas loga dhacay somali ween dhan marqati ka eh lkn awood iyo qabiil ayaa loga qatay
Subxanallah😢😢💔💔😭😭
Allow caadilsanidaa oo adumadada qaarkood dulmi badana adigoo ka awood badan dulmiga aad ka xarimtey naftada ayey ayaga awood shegten si ay wax udulmiyan 🥺 ilhyow sabar badnidaa adoo waxaso dhan arkaya hadana awoodid ina ciqaabto aya waqti sisy ilhyow kuwa wax dulmiya ha iga dhigin wanku jeclhy rabigeygiyoow🫀♥️ adoo raali iga eh ina hortada imaado rajeyna insha Allah 🤲
Ameen🤲🏻😥 allow hano Caroonin 😢Ha wlhi Wxuu Waqti yar ku Dhameyn karo ayu hdana Usugaya Wanagasane wa ilaheey
Aamiin yaarabi😢
Amin amin amin dhamanteen dulmiga aad ayu u u xun yahay
Allahu Akbar ana ka xoog weyn waye walahi illhayow adiga weyn Subahan’Allah that’s why Somalia u dagi la’adahay 😢maskinta ya rabbi, dil, dhac, kufisi, boob, xoolo agoon, xoolo islameed 😢 waa xanuun waye illhay ayey ilaabeen nabsi dulmi iyo qof muslin ah in la dhaco Subahan’Allah illhayow amuuraha sahal 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Ilaahay aduunka iyo aakhiraba idin ku cadaab xataa haday dhinteen kuwaas waan habaarin inuu ilaahay cadaabta ku fogeeyo wuxu dulisanaa duli ilaahay idin badan oo aduunka la idinku cariiri walalahay aad baan uuga naxay acuudu bilaahi alla maxaa dulmi ka dhacay somaliya
Ala ilaahayow somali maxey is laaysay isna dulmisay 😢
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo jag
Alla somali iyo dulmi
Masha Allah ❤ sister
Subxan somaliya waxay nadad saxa uheliladahay dulmibadan aya kajira
Farxiyooy shekada wanagu Kala jartay inee kujirto cml aa qaybta kale raadinaaye😂😂😂 lasoo dhaqso farxiyooy abayo❤❤
Alla maxaa wax bdn la qariyaa bal mee iska shegto hoyadas ninkeda la dilay hadana ninkina qarineso waa la yaab alle ha u naxaristo ayeyadas iyo wilkeda🙏like sara👍asxabey
Meel la gu yiri wa ku dilaa se wax u shege adba mashegtene
Waqti ayaa leyahay runtana alle jcl ama ha idilo ama ha idhafa wuxu alle iqoray waa ma raa wan shega magala kalana wan ugura@@Nintendo_mushroom
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo shukrn
Waatanaa qisadii xanuun ka badnayd, diyaar baa u ahay naxdinta qisadan kasoo socota maantana hhhhhhhh waaku salaamay abaayo farxiyo
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🥰🗣👂❤️🌹👑🎁
Somaliyey cadhabta Raabi idhin cuntay malinta yomal qiyamo dulal uma idhin laqi tona inti cadhab lakarin subxan Allah
Abayo somali adiga iyo Aniga ku jirino dulmina majeclin
Bisinka xagaad noogu dartay habaarka ..kuwa dulmoga kalay ilaahow ku goob
Amiin ilahay uma naxriisto ilahay haa ciiqabo dadkii siida waxa yeelay kuwii xolo bila adan cunay ilahay hday nool yihiin adunka haku cadabo haday dhinteen jahanamo iyga iyo waxay dhalenba 😢
Abyo 3 sodaay
Alla dulmi badanaa dadka qaar
Moryaan inkaar allh hakurido 😢😢😢
Shekoyinkan saan camL markaa dhageysanayo yaab io fajac mela la faristaa subxanAllah allow imaanka na gali umada badan xaq waa laga galay walee aqiro warbaa yaalo
😭😭😭😭😭😭Subhanallah 😭😭😭😭
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Xanun baanaa allah ka qabto dadka dadka ku tunto ya rabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanalah 😭😭😭😭😭
Ma filin hindi ayaa la jiloyaa soomalina dad SAS u dhaqma ma ku noolayen subxanallah waligey ma maqlin qisadan cm😢
Wayjiraan wll
Anaa uhoreeyo habo ❤
Wcs
Subxaanallaah
Wcs ww abyo farhiyo❤❤
Wcs ❤❤❤
Wcs wrx wbr ❤ mahadsanid habo ❤😊
Wcs farxiyo cadey
Subxanalah waxan is waydiiya dadkii dadka siida uu xoogii jiray ama dadka baytariga ku guuri jiiray muslinomona sheeganayay iygu haday dhiintaan ilahay umaba naxriiste waxay dhaleen tolow waa dad nooceya ilhayw adiga no maqan xolo dad laga dhaca ilamo lagu kotinayay 😢
Wcs❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤😊❤
Wsc
Allh xanuun badNa 🥺💔
Ana mnta kow ah ❤
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
Inkaar allh hakurido moryaan inkaar
😢😢😢😢😢😢😢
Wcs abaayo 😢😢😢😢
Moryan
Faido
Male
Balayoqabah
Flim.miyaa shaw somaalia flimada si saxba byba uga dhacaan dulmi badna dadka qayb yaab
Ana uu horeya 😂😂
Anaa kaa horeyay
@@FartuunAli-g3e maya ma dhici karto.
Asc team gaarinimo laguma gaaro❤
Wcs marwo❤️❤️
quruxey❤❤❤❤
wcs wr wb
Wlh anigoo dhinta iga Rooney int kujiri lahaaa kumeysi bini aadam
Anaa ugu horeey😂😅
💔💔💔💔😭😭😭😭
Dulmi badanaa dhulka hoosta kamara kabamarte ee😂😂😂😂😂😂😂
ilaa hada xitaa dhibkas moryanta waa kira dad ayaa hantidodii wali lahaystaa
Aniga uhoreeya
Sxb sheekadan waankucaajisay
Asc mnta minyro ma salmyi minweyn si do kle
Mnta gabdhha ayaa slmyaa gabdho setihiin❤😅
Mnta kdib afrha minyro io minweyn kuma jiri😂
Farax wuu tshte ana aan tshno gbdho 😮❤qpfn ma qasbyo😊
Waaw waaku wataa xbbti insha allllah anaga aan is garabsano❤❤❤❤
@@raxmiishchenalhye nolosheyda❤
😅😅 naa malagu furey waa ogaa taas😂
@@msswiilo 😂😂balayo xasid hortaa ma jirin ninkyga furiin iskdyeey il xun xitaa ima quro wxy furiinka😂my yacni wxaa ncy nh dagalka aan isku dagalneyno farx asow na ogeyn🥵😂😂
@@SuhuurCabdinuur😅😅😅😅 waa yaabe horta adi ma tii leyla qabey baa 😅😅😅😅
🥺🥺🥺🥺
Subxnlaha 😢😢
Bisinkow cuqibadani waaxay
O cadaa 😂
Buun maxa weyeee horta wax yabo badan ma fahmo
Gedka guson madow saliida badan lugu gariyo carfaya lacune buuun la dhah
Qaxwe miyad u taqaan
@@sumayadarwiish haaa my qashiri ayn u Aqan wlhi midhka ma kafhmo kolkasan yaaba maxa laga wada ayun baan dhaha mahdsanid wllo
@@MaryamHassan-i2hbun muna kafe ahayan qashiirka xaga woqoyiiga rabadanta xoog uu cabana 😂
Coffee ☕️ beans 🫘
😢😢😢😢😢😢😢😢